Erayada ma lahan Xasan Elmi waxaa lahaa nin Abwaan ah oo Soomaaliya u dhashay lana oran jirey AADAN CABDI DAAHIR ,ninkaasoo riwaayaddaas u dhiibay HOOBALADA . Weliba waxaan u maleynayaa inuu Somaliland ka soo jeeday markad fiirisid GUBAN; HAWD iyo erayada ku jira. Fannaan Abdulkadir oo ka hadlaya cidda iska leh RUclipskui ku jiraa sxbayaal.
Maha walal tan waxa la yidha: xabiba Abdillahi waberi oo lo garan ogyahay Xabiba balbalaf. Heeso Badan oo ka baxa idaacada jibuti (RTD) bay leedahay. Allaha u naxaristo
Waa xabiiba balbalaaf fanaanad reer jabuutiya
Xoorki laga dhamay xagagi iyo xasuus ba geela lagu xer-geeya.
Codka: Abdoulkader baroud et Habiba
Hessta: jacayl kaygan gaagaxay
Ereyada: Abwan Hassan Elmi
Riwaayad: Daacad iyo Nasiib
ku noqo halka sultan ereyada cida leh
@@ismailwadour9510 ku noqod male zxb. Yad u malaynaya adu inu leyahay ?
@@sultanhufane1051 sheekuu ku haya wiilku jawaab maleh hadalkiisu waa abwaan xasan elmi waad saxsanthy xb
Suldaan goormay riwaayaddaasi ahayd ?
Mahadsanid.
Erayada ma lahan Xasan Elmi waxaa lahaa nin Abwaan ah oo Soomaaliya u dhashay lana oran jirey AADAN CABDI DAAHIR ,ninkaasoo riwaayaddaas u dhiibay HOOBALADA .
Weliba waxaan u maleynayaa inuu Somaliland ka soo jeeday markad fiirisid GUBAN; HAWD iyo erayada ku jira.
Fannaan Abdulkadir oo ka hadlaya cidda iska leh RUclipskui ku jiraa sxbayaal.
Allah ha u naxaristo labada baa
Bon souvenir
axasan murtii alle hawanariisto laba fanana raguwaa ragii hore hadala intu yidhii
Waa labadani ma xabiiba tooxowbaa taloow iisheega hadaad igu dhaantaan
Hana Mahamed ma aha xabiiba tooxoow waa fanaanad reer jabuuti ah waxaa la dhahaa xabiiba balbalaaf
Maha walal tan waxa la yidha: xabiba Abdillahi waberi oo lo garan ogyahay Xabiba balbalaf.
Heeso Badan oo ka baxa idaacada jibuti (RTD) bay leedahay. Allaha u naxaristo
Maaha xabibo tooxow waynooshahay gabadhan water jabuuti
Wayo wayo
Mashaalah
Fabursh
Sharukhan