Ceerigabo shaly by ahyd hadii warsangali fogaa maxaa kaga badiyey dhulbahnte warsangali baana u badan dhinaca buurta iyo dhinaca dhulkana iyagaa ugu dhow jiidali iyo shidan ama laasa surad bay u joogeen cerigaabo aan jirin
Waar meesha hartigu 4 xabo ayey ka yihiin Magaaladu waa magaalo reer sheekh isaaq gar ahaan duuda habar yoonis anigu reer hargeisa ayaan ahy la soco magaalada waxaan ku nolaa 3 sano
Reer cawlka tookisa dibu dajinta u sameynayey wa saldanada warsangali wu u quuri la yahay ila meyd iyo xiis ila gar adag iyo berbera iney Mar mamuli jireen .... bugaagtii ayka qoreen tariikhyanadii socota ahaa beyku Tala. Tariikhda ingriiska ka qoray ku tala. Wxu qarinaya odaygu ingriiska kahor saldanada warsangali in ayka saartay ceerigabo .... kana qaxeen wax buuraha gala iyo ka fog. Dib ayeey u dajiyeen magalada ceerigabo.
Tariikh beenta ah baa lagu baray Inad wax ka ogatid dad badan waraysta Ali aamus waqti Dow ayuu ahaa Mahamuud Ali shire ayaa u ogolaaday inay soo degaan muuse ismaciil Waqtigas abaar ayaa ka jirtay buurta siday kuso degeen ceerigaabo magaladan ali amuus waa waqtigii iyagu yimadeen😂ee way ka wayn tahay Waa magaalo warsangeli Ali aamus waa abtigay😂😂😂
Chief caaqil jaamac maxed cigaal sheeg ninkii wakiil ka ingiriis ahaa ee reer iidle u ahaa chief caaqilka oo mee ninkii indha, aare umadaa xukumi jirey sheeko muuse ismaaciil buu la yimi.. jibraahiil, muxuned, magaadle, itoobiya intaasba sh isxaaq waa ka soo horeeyeen mid kale hjeclo warayso
Caaqil maxamuud dirir Habar Yoonis Bari Muuse Ismaaciil haddegee hada waa la wada yaallaa magaalada Warkaasu wuu dhamaaday hhh inkastoo qolodda habar jeclo aan la Tusin hh wax kaga kacaan afar beelood bay maray hada Ceerigaabo hhhhh
Maansha Allah aad baanu idiinku faraxsanahay qolyahayga galbeed/hawdka sare joogaa sidaa taariikhdiina u ilaashateen noolaada intay nololi jirto ❤️
Masha allaah isu yimaada oo taariilhda qofba intuu ka hayo HALAGA QORO TASAXANNA HALA HAYO
Ninba Tariikh buu hayaa aynu isku soo ururino - Muse abokor na tariikh kalu hayaa ee gobolka ah
Noo sheeg taariikhduu Muuse Abokor hayyo inadeer waaloo baahan yahayee
Sheeko murqaan.
Ceerigaabo waxay ahayd xaruntii ciidanka gaadh haye ee suldaan Maxamuud cali shire, 1913-kii dagaalkii suldaan Maxamuud cali shire & daraawiish dhex maray wuxu ka dhacay ceerigaabo.
Dagaalkii weynaa oo la odhan jiray didin yaxye afka qalaad waxa la dhahaa the battle of gar adag wuxu dhacay 1490-kii wuxu dhex maray warsangeli & dhulbahante, wuxuna ka dhacay gar adag, dagaalkaa waxa lagu jebiyey dhulbahante, ciidanka suldanada warsangeli waxa hoggaaminayey Garaad Cali Dable.
Xilligaa xaggee joogay isaaq, waakan beenta sheegayee.
Ceerigaabo waxa la degay 1926-kii, waa markii daraawiish jabtay, suldaan Maxamuud Cali shirena la xidhay, xilligaasaa ingriiis chance u helay inuu soo galo isagoo wada iiddoor oo magan u ahaa, maayirkii u horreeyey waxa ka noqday nin warsangeli ah.
Kaso gudub taariikhdii danbe oo somalia dawladda heshay waxa ceerigaabo gacanta ku hayey warsangeli.
Dagaalkii sukeeye markuu dhacay 1989-kii ceerigaabo iiddoor waaka qaxeen oo xabad baa lagaga saaray oo ilaa ceel afweyn looga daba tegay.
Adeer taariikhda yaan been laga sheegin, Ceerigaabo wax af lagu sheegto waa ka taariikh weyn tahay, waxba oday gabooboy oo aan wax qorin waxna akhrin hakuso hoos dhuumanine taariikh qoran oo laga sheekayn karo laso shir yimaada iiddoorow .
Awoowayaashey taariikhdu waa ka khaldantay, Jibraahiil waa jifo Ogaadeen ah, Ogaadeen waa qabiil Daarood ah.
Ceerigaabo aasaaskeedu wuxuu ahaa 1921 dhammaadkiisii. Odayaashu waxay ka warameen taariikhda Muuse Ismaaciil, Taariikhdii Daaroodka iyo Tii Habarjecladda mida kama waramin.
Soogelisee kasaar jiidalay masoo dhaafi jirin 🤣🤣🤣🤣❌❎📢📢📢
Ceerigabo shaly by ahyd hadii warsangali fogaa maxaa kaga badiyey dhulbahnte warsangali baana u badan dhinaca buurta iyo dhinaca dhulkana iyagaa ugu dhow jiidali iyo shidan ama laasa surad bay u joogeen cerigaabo aan jirin
Waar meesha hartigu 4 xabo ayey ka yihiin
Magaaladu waa magaalo reer sheekh isaaq gar ahaan duuda habar yoonis anigu reer hargeisa ayaan ahy la soco magaalada waxaan ku nolaa 3 sano
Reer cawlka tookisa dibu dajinta u sameynayey wa saldanada warsangali wu u quuri la yahay ila meyd iyo xiis ila gar adag iyo berbera iney Mar mamuli jireen .... bugaagtii ayka qoreen tariikhyanadii socota ahaa beyku Tala. Tariikhda ingriiska ka qoray ku tala. Wxu qarinaya odaygu ingriiska kahor saldanada warsangali in ayka saartay ceerigabo .... kana qaxeen wax buuraha gala iyo ka fog. Dib ayeey u dajiyeen magalada ceerigabo.
😂😂habaryonis maha ee waa muuse bari oo shalay buuraha ka soo degay abtigay Ali xafiis baa magaalda ugu soo horeyey reerka abtigayna anaguu noogu yimi oo warsangeli ah xaafada dayacan iyo xafad somal oo waqtigaa masakintu degi jirtay ayey degeen 3 xaafadood oo kulmiye daalo iyo oktobar warsangeli ayaa degenaa ilaa hadda degan dhulbahantena wuu la degaa
Odayga isaga isgashify ceerigaabo waa magaalo qadiima 600 sano way ka wayn tahay
Odayga waxuu ka hadlin waqti dhow😂😂
Dhulbahante waa bahriighaye degaanka jiidali warsangeli ayaa dhalay waqtigaa riighaye ayaa cerigabo caaqil ka ahaa oo warsangeli ah taarikhda beenta ka daaya odaygu xiligii buuraha ka soo degeen muuse ismaciil ayuu ka waramin 60 -70 sano
Ceerigaabo waxa la asaasay 1910 magaalo ahaan hoyaday baa ku dhalaty oo 90 jira aabehedna ku dhashay😂
Sanaag somalilnd❤
Abahay noolow nabad iyo naxariis ha siiyo
Waa sheeko caruureed.
Waa sheeko khayaali ah degaanka ceerigaabo dadkani waa deganaayeen ingiriiska ka hor umada soomaaliyeed oo ehel iyo degaanka wada degan bay ahaayeen magaalo majirini dadku waxay xoolo dhaqato ceelasha ka caba
Ingiriiska wuxuu aasaasay magaalooyin badan 1921kii markii daraawiish jabtay
Ceerigaabo waxaa lajeexay 1922gii waxaana loo jeexay odayaashii degaanka deganaa oo dhan ama dhulbahante ha noqdo ama muuse ismail ha noqdo ama habarjeclo ha noqdo ama warsangeli oo gobolka sanaag ugu degaan balaadhan ha noqdeen marka siloo eego magaalada ceerigaabo degaanka ugu dhaw ee kuxeeran waxaa ugu dhaw muuse ismail iyo naaleeye axmed
Taariikh da uuaheegayo wuxuu isku xidhayaa bilowgii dadkan beenta loogu sheekeeyey ee laba sheekh iyo xiligii ingiriiska iyo daraawiista meeyey wakhtigii udhexeeyey ee umada soomaaliyeed ee dir iyo daaroodba leh ay kunoolayd khayaaliga iska daaya umad soomaaliyeed oo wada dhashay baad tihiine dhulkuna waa idinka weyn yahay oo idinku filan
Tariikh beenta ah baa lagu baray
Inad wax ka ogatid dad badan waraysta
Ali aamus waqti Dow ayuu ahaa Mahamuud Ali shire ayaa u ogolaaday inay soo degaan muuse ismaciil
Waqtigas abaar ayaa ka jirtay buurta siday kuso degeen ceerigaabo magaladan ali amuus waa waqtigii iyagu yimadeen😂ee way ka wayn tahay
Waa magaalo warsangeli
Ali aamus waa abtigay😂😂😂
Chief caaqil jaamac maxed cigaal sheeg ninkii wakiil ka ingiriis ahaa ee reer iidle u ahaa chief caaqilka oo mee ninkii indha, aare umadaa xukumi jirey sheeko muuse ismaaciil buu la yimi.. jibraahiil, muxuned, magaadle, itoobiya intaasba sh isxaaq waa ka soo horeeyeen mid kale hjeclo warayso
herer isaaq waa run in uu kayimid maxaa loogu diidayaa in uu Dir yahay?
Sheeko carured dulki warsangali maa isaaq yeshay
hhhh
hadda warsengeli 18 qof ayey meesha ka yihiin
Jibraahiil waa Ogaaden.
Ha aniga joga ❤
Qolo waliba Taariikh ay lee dhaayba ayuunbay sheegtaa
meesha qoladda Muuse care ayaa talin jirtaye musse ismaaaciil badawo bay ahayeenba
Magaalada wada daganaada oo kuwalaalooba. Hadii kale qolo kasta tariikh been ah halatimaado.
😂
Fake history with fake narration.........Iidoorku been badnaa
NIMANKAN KALE DEEGAANKA WAA KU DHINTEEN! MEEL AY KA YIMAADEENSE GARANMAAYO,
Caaqil maxamuud dirir Habar Yoonis Bari Muuse Ismaaciil haddegee hada waa la wada yaallaa magaalada Warkaasu wuu dhamaaday hhh inkastoo qolodda habar jeclo aan la Tusin hh wax kaga kacaan afar beelood bay maray hada Ceerigaabo hhhhh
Dadkani waxey ubaahanyihiin DNA test qabiil raad raac Maleh waa dad been kunool
Yoonis Guleed
DNA anagaa iska qaadanay ee maxaad ka wadaa DNA qabiil ma sheego ee in somali tahay iyo inaadan ahayn oo qudha ayuu sheegaa
dadka carab iyo somalia laga keenay waa dad hy ah oo qaxay oo lasoo celiyay dad baa moodaya dad xaqanaas oo lasoo ururiyay
000000
jibriil hiil yuu galaa? sheekhu Dir buu ahaa Nin Dir ah buu gabadh ka soo doonay oo u geed fadhiistay sarartan iyo sheekadani waa musasal somali samaysay
ayayday Jeclo Xabuur Axmaaro noqon weyday oo carab bay noqotay markaan DNA maray oo Boorana Oromo noqon weyday markaanu wiil magaadle ah DNA ka qaadnay somaali wexeedu waa ikhyaali HY iyo daarood baa ugu ikhyaali badan!!!!!
Waar odaygu faan weyna wadana goo baa reer cawl ka talinayay kulaha ninba suu rabo how dhigto
Wadaamagoo, Beer ilaa Burco waxa is hayay udubka Muuse Ismaaciil waana shalay oo halkii uu Sayid Maxamed Cabdille Xassan kula shiray reer Cawl waxay ahayd Beer, intaanu u guurin xagga Buuhoodle ee kaga codsaday inay ku soo biiraan daraawiish. Dabadeedna markii uu ninkii caaqilka u ahaa reerkaa oo la odhan jiray Fidhin Qodax ganafka ku dhuftay damacaa uu la yimi Ina Cabdille Xassan ayuu yidhi wuu xujoobay ee hala dilo, halkaana uu Fidhin ku noqday oo taariikhda ku galay inuu noqdo ninkii ugu horeeyay ee Soomaali ah ee ay dilaan daraawiish iyo Ina Cabdille Xassan, isla markaana u bilaabmay dagaal iyo colaad dheeraatay oo dhexmartay daraawiish iyo HY.
ader tariikhda iska sax
Ina dirir been iyo huuhaa buu ka sheekaynayaa.
Ina canaba waa benale hoyada usheege
It is all nonsense. The history is completely different. 1922 that us not ture
Taariikhna waad Ka sheekaynaysaa af ingiriisna waad Ku hadli
Waar kharidada iyo tariikhda waxba kama taqaanid ee dadka ha jahawareeri.
Beenaale
taariikhda beenta ah ayaa la yaabay?????????
War mesha darawishta dhulabahnte iyo habr yonis degi jorey iskumar dagay
Jıbraahıl yaa waaye
Waa ogaadeen!
adeero daarood geed ma fuulin e taariikh khaldan ayaa lagaaga sheekeeyay taariikhda somali gabi ma taqaan wax bay iska urursadeen
War odaygani waa sheeko barley.ceerigaaboo ba boqol Sano jirta.nonsene
Odayga waxbaa ka khaldan maalin dhaweyd nin odayga oo muse ismail waxuu nagu yidhi ceergabo waxaa helay nin Adurxmiina oo layiraahdo Jamac Guray magaalada ninkaas ayaa helay oo makhayada kagurtay ceelka Afweyne ee magaalada u dhaw Odaygan Taariikh mahayo
Aduruxmiin xiis bay iska leeyihiin shaqa kuma laha ceergaabo 🤣🤣🤣🤣📢📢📢📢
Wakhtigaa lasheegayo Tuurwaagu xoolo dhaqstay ahaayeen magaalo may Aqoon Udurxmiin iyo Warsangeli iyo musse carre ayaa Reermagaal ahaa Disaygii ugu mudada dheeraa Hantoni maryam iyo maikal mariano ayay shaa yeeh waana 2 ninoo wlaala ah oo udurxmiina waana nimankaas Biyahaya iyo Dhisay magaalada Xiis wayka Taariikh horaysay ceergabo
beentii dhaqashta
odaygA taariikhA mahayo waxbaa ka qaldan waxna uu dhuryo
Wax ba khaldan,
Kan lama waraysto waa been miidhan
Adaa. Beennaala. Ah
Jibraahil, waa bahgeri Ogaden , sidee sheikh isaaq u kulmeen.
waaleed mohamed jibraahiil daarood ma ah ee waa dad kale
Waa reer yeygey ana reer dayaxa baan ahay. Sifiican ban u aqaan.
Sh isxaaq, iyo sh darood waa wax lasameyey, dadku waa aji samaale,
XAAJI WAAD FAANTAY LAKIN WAA MAAALO HABAR JECLO GAAR AHAAN UDURUXMIIN.
Ceelka afweyne agtiisa waxaa ku aasan muuse Ismaaciil 😁😁😁😁 habar 🖤 degmo biyo cas iyo xiis bay leedahay cidina idinkuma heysato kkkkkk🤣🤣🤣🤣❌❎📢📢📢
@@Ali-xw9il Abaar AYAA keentay KA dibna WUU ku DHINTAY EE muu ahayn deegaan.
TAKALE ceerigaabo WAA magaalo haberjeclo.
@@saleebanali2905 habar jeclo shaqa kumay lahayn deegaanadaas aduruxmiin xiis muu soodhaafi jirin bahsanbuurna godmo biyo cas kamaysoo talaabi jirin kkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣❌❎📢📢📢
@@saleebanali2905
waar miyaad waalaty habar yoonis magaalada waxay katahay qiyaastii 57% ,,,
Walaal ma fiicna inaad indha adayg ku noolaato
Dadkii. Caadifadbaa. Waashay. Ceerigaabo. Waa. Magaallo. Gadhweyn
beeeeenbadanaa waa reermiyi shalay yimi ceerigaaaaaaabo
Waar waa been 100 Sano.waar kuwan waa iska Flanagan.taarikh wax kama oga.
Beena laws
Aaranjaan deegaanadaada bisimilla dheh 🤣🤣🤣🤣❌❎📢📢📢 soogelisee kasaar waa marti edebdaran 🤣🤣🤣🤣❌❎📢📢
@@Ali-xw9il
😂😂😂😂😂😂 ma nooli
@@hayadadam3312 noolow muwaadinad ✅💯👍