DEG DEG:DAAWO XILDHIBANADA SOMALIA OO PUNTLAND LASAFTAY|URDUGAN OO HADA BADII WAREJIYAY ITOOBIYA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 сен 2024

Комментарии • 39

  • @bby6
    @bby6 Месяц назад

    War Mr qabuure faagte wa dayus an xabad caqli ah lahayn brother

  • @ahmedabdi8094
    @ahmedabdi8094 Месяц назад +2

    Itoobiya ma bad ay toos uqaadato ayaa lasiinayaa mise waa Laga kireynayaa ?

  • @Mohamedsheikhsufi
    @Mohamedsheikhsufi Месяц назад

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aderjalil1785
    @aderjalil1785 Месяц назад

    Asc❤bar❤

  • @lulm6983
    @lulm6983 Месяц назад +3

    Waa guul daro in uu Xasan bad Somaali oo dhan leedahay uu bixiyo. Laga yeeli maayo. Viva Somaalia.❤❤❤

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Месяц назад

    War kuwaasi xoldhibaano maaha warkooda iska daa wax ay yihiin ma jiraan

  • @SaleebaanCabdi-z7o
    @SaleebaanCabdi-z7o Месяц назад +1

    Ma sidayinu jecelshsyi bayinu ksdhiganaa sxb abii waxkasta diidye anaa adiis joogee

    • @AhmedAlijana
      @AhmedAlijana Месяц назад

      Adigu maxaad tahay

    • @SaleebaanCabdi-z7o
      @SaleebaanCabdi-z7o Месяц назад +1

      @@AhmedAlijana waxan ahayi Nin daarooda

    • @AhmedAlijana
      @AhmedAlijana Месяц назад

      @@SaleebaanCabdi-z7o inder abii waa orom xun aniguba waxaan ahay dhulbahante abii,muuse xasan, ismaaciil anigaa kaga cabadiyey

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg Месяц назад

    Ninkaani ma yaqaanno waxa uu yahay. Nacam waa xildhibaan laakiin ma yaqaanno waxa uu yahay.

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Месяц назад

    Xasan bakhti kenyati gaaleed u sujuude bada soomaaliyeed Soomaali ayey ka dhexeysaa lagama yeelaayo inshaAlaah SHACABKOOW itoobiya waa kuwa ku hanjabaya bada xoog ayaan ku qaadaneynaa xaq uma laha bada soomaaliyeed in xitaa laga kireeyo waan diidnay itoobiya bada soomaaliyeed dagaal ayaa no dhexeeya itoobiya hadeey dhulkii soomaali galbeed laga furfuri la yahay kawaran bada Soomaaliya itoobiya hadii xitaa laga kireeyo waa sideey bada u soo galaan hadii uu xasan u saxiixo waa in la dilaa xasan dhiiqo ama hada la tuuraa inshaAlaah itoobiya waa kuwa ciidankooda falastiin la dagaalameyso bada soomaaliyeed waa ka xaaraan Itoobiya inshaAlaah lagama yeelaayo xasan dameer isku kaadshe masaajid ku xaare najaaso

  • @AaminaUpthi
    @AaminaUpthi Месяц назад

    Gabal baas kuu dhac

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg Месяц назад

    Somalia, kama suuroobeyso waxaa uu rabo abiy ahmed. Haddii kale Xasan ayaa la soo xirayaa.

  • @abdullahinuur5961
    @abdullahinuur5961 Месяц назад +1

    Asc darkish

  • @bby6
    @bby6 Месяц назад

    Wax ukaqaadi karo majirto puntland iyo walalahood khaatumo state wayna isku filan yihin wax u furfuri karo majirto brother

  • @AA_yusuf
    @AA_yusuf Месяц назад

    Waxba magaarin markoodii horeba waxay ahayd boor isku qaris iyo dambiyadii ay galaan uga galgashaan dambi iyo dil ayuu kagalay dadka iyodalkaba

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 Месяц назад +1

    War ma guulbaa in Bada la siinaya Itobiyo War maxay ku kala duwantahay haddii uu Muuse gato iyo haddi Xasan gato War Turki haduu sidaa ku difaacayo Somaliya waxba na ma difaacin ee waxay noqdeen Dulaal Sorry

  • @caliyare7013
    @caliyare7013 Месяц назад

    Xasantuug.doonimaynoisaga.ayaa.alshabaabah

  • @abobasement346
    @abobasement346 Месяц назад

    Museh oromoh waxaa kah daran xasan moryan somaliyah waxaa helay mafiyoh iyo moryan

  • @malakaaay
    @malakaaay Месяц назад

    oo waa isla halkiiye maxaa soo kordhey??? koley hadey itoobiya bad aysan lahayn helayso???🤔🤔🤔

  • @AA_yusuf
    @AA_yusuf Месяц назад +1

    Dil boorame lascaanood burco iyo cadow shisheeye oo dalka u saxiixay iyo isaaqii oo uu yiri waxaa tihiin naftanagaa

  • @mahmoudislaam4312
    @mahmoudislaam4312 Месяц назад +1

    Guul ma ahee waa Guuldaro Ethiopia bad la siiyo

  • @suweysgas
    @suweysgas Месяц назад

    hadal badan looms baahna gurguurte wadanka halaga qabto waa khaainu wadan waa munaafaq waa abdullahi ibnu saloolki umana caaisha binti abuubakar radiyallaahu canhaa ka been sheegay waciyaadu billaah

  • @mabdllh1094
    @mabdllh1094 Месяц назад

    Hub inay Ethiopea dejisato xeebeheena miyaa wax shuruud ah laga dhiganayaa mise waa oggol?

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Месяц назад

    Xasan munafaq in uu been kasoo sheego masaajidadi allaha oo u hanjabayo dhalinyaradi uu qaraxa iyo gaajada eey ku roden .?
    Waayan in uu dhaliyaradi u xirxiro oo uu xata oo u tacsiyen ?
    Xasan waa ninka xasuuqay ciidamadena geesiyada afrika?
    Ilaah dhamaantot janada hageeyo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲😢💔😭🇸🇴

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Месяц назад

    Ethiopa marnba aqoon sanmayso Ciise Keyd Dibjir beentiisa dhamtey biixi dictatorship waxa uu rabaa inuu xilka ka qaadayo

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 Месяц назад

    Gabal good madumine waabaa ubaryay allaa baldii gees kamarshay xasanbaase sooxanbaartay bal xageebuu gayn meedayse soomaali galbeed mahasoo hadal qaadinbaa yaan umaqan haddana làxorayn Karin maxaa loo xaajo qalloocshay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Месяц назад

    Ciise Keyd Dibjir xilka ayuu ka qaadaya biixi dictatorship waayo been ayuu u sheegey baddii waa ka baxdey Ethiopa

  • @a.j2428
    @a.j2428 Месяц назад

    Adiga weriye waxba mafahmaysid, hadii bad lasiinayo itoobiya maxaa guula?
    Anagu ma ma muse iyo xasan kii bixiyaan kala jecelnahay? Bad in labixiyaanba kasoo horjeednaaye.
    Bad baa lasiieyey mise dekad ay wax kala soo degaan oo cashuur labaxaan ayaa loo ogolaaday?
    Warkaaga cadee

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 Месяц назад

    Ethiopia Ma Ku Kala Jecla Ama Xasan Dhiiqo Ahow Ama Muse Judaan Ahow?? Somali Ayeey Idin Arkaa Aan Aqli Wax Maskax Lahayn?? Ethiopia Waxeey Leeyahay Who Cares Bad Ayaan Helay Waana Badii Soomaliyeed War Dhalinyarooy Yaa La Idin Kala Qaybin Ama Hargeysa Joog Ama am Xamar Joog Badaan Soomaliyeed Dhalinyarada Yaryar Ee Shabaabka Soo Koraayo Ah & Waxa Aad Dhashaan Ayaa Leh Xasan Dhiiqo & Muse Juudaan Labadoodaba 70 Jir and Above Oo 80 Sano Wax Yar Ayaa Uga Dhiman?? Cimri Uma Harine Yeeysan Idin Kala Qaybin Bada Somalia 🇸🇴 Idin ka Ayaa Leh Difaacda?? Oo Cadowga Soo Jireenka Ah Ee Somalia 🇸🇴 Leedahay Waa Ethiopia Badiina & Dhukkiina ba Ka Ilaashada???

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 Месяц назад

    Waa musiibo kale isma dhaanto in muuse juudaan siiyo bada iyo inuu xasan shiiq weliba xasan tiisu aii halis badan tahay hadaba dadka soomaaliyeed maraali bay kayihiin maa laga koco fadhiga

  • @bileali5368
    @bileali5368 Месяц назад

    Waxaad ku faraxday in baddeena la siiyo Etiopia? Nasiibdarro weyn waaye.

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 Месяц назад

    Hhhhhhhhh
    Somalya iyo ithopa malaa laba gobol oo kamida turkiga

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 Месяц назад

    Sheeko qabiilaysan ayaa la soo fadhiisataa waa lagaa war hayaa doqonimadaada waxba qaadi maysid adiga kuwa kula mida

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 Месяц назад

    Somaliya bad iyo dhul waa xaraash cadeyn itobiya bada laga la hadlayo maxay tahay itobiya bad maba laha ma waxaa lagu gorgortamayaa bada somaliya waa yaab somaliya waa u dhamaatay puntland Somaliland iyo meel kasta oo somaliya ah waxaa qabsaday oromada somaliya ku soo qulquleysa waxaa loogu talo galay in somaliya lagu beero waxaa laga leeyahay qorshe dheer oromada marka ay ku dhaldhaso somaliya oo ay ku badato dalka ayay kugu qabsanayaan waa xaqiiq hadii aan hada la iska qaban oo aan dalka laga saarin dalka qatar weyn ayuu ku jiraa somalina waa iska hurdaan waliba oromada somaliya ku soo qulquleysa waa wada ciidan iyo sirdoon somaliyey hurdada ka kaca somaliya waa dal dayacan oo cid walba ay soo haweysaneyso madax iyo dowlad difaacda malaha

  • @abduulabdirizak895
    @abduulabdirizak895 Месяц назад

    Beenaale beenaale itoobiya meeshay doonto ayaa lasiinayaa badda meeshay doonto ayaa lasiin doonaa taas waa been????????
    Waxaa laga kirayn doonaa barbara wixii midig ka xiga lagama kirayn karo wixii barbara bidix ka xiga no zaylac no kug haya no buulla xaar ?????,,

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Месяц назад

    Biixi Dictatorship waqtigiisa dhamaa somaliland waa burburtey beentii dhamaatey 32sano wataa la soo afjarey