DEGDEG: Liyuu Boolis oo fashiliyay Qorshaha Militeriga Itoobiya & MW Cagjar oo ku dhawaaqay go’aan..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 ноя 2024

Комментарии • 145

  • @HalimoMuuse-c6n
    @HalimoMuuse-c6n Месяц назад +8

    Oromo haloo midoobo soomaali hal ayey u tahay in shaa allah waa ka guuleysanaynaa

    • @Bashi-h8w
      @Bashi-h8w Месяц назад

      Somali diidka Oromo ha karbaashto

  • @SaynabsheikhSaynab
    @SaynabsheikhSaynab Месяц назад +6

    Ilaahayoow iirumee riyadaan yaarabi insha alaah wariye maigahubtaa warkaan
    Waaan kuladhimaan haynaa madax wayne eee riyadan kadhabee insha alaah

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Месяц назад +13

    Guul guul Goog guuul.

  • @saynab7503
    @saynab7503 Месяц назад +8

    ilaahow ku ilaali oo ku liibaan❤❤❤❤❤ halyay haku dayato somali wayn

  • @RahmaDDoni-uh9bl
    @RahmaDDoni-uh9bl Месяц назад +10

    Daaroodow hala garab is taago ina cajar. Soomaaliya
    Hagab istaago mutafe cagjar ❤❤❤❤❤

    • @alahayowarligeygukiiisraac4225
      @alahayowarligeygukiiisraac4225 Месяц назад

      Maxaa loo😂garab istaagayaa soomali ba maahee

    • @kamaalamarre5519
      @kamaalamarre5519 Месяц назад

      No maya daarood ma aha somali hadalka quruxi jaajuusbatahayban umalayne

    • @shaakirmuse
      @shaakirmuse Месяц назад +1

      Daarood
      Dir
      Hawiye
      Raxan weyn
      Waxaas mashaqaynayaa meesha Dagaal qowmiyadeed ayaa kasoo socda soomaaliduna waa hal Qowmiyad,
      Midnimo ayaa lagu wajihi karaa arrintaan.
      Oo looga gudbi karaa.

    • @dhamays1845
      @dhamays1845 Месяц назад

      @@alahayowarligeygukiiisraac4225
      Marka ma adaa Somali ah🤣😳 miskiin🤣😳Tariikhda Somalia waxa iskale Somali Galbeed

  • @AxmedCabdi-b1k
    @AxmedCabdi-b1k Месяц назад +1

    Guuul❤❤❤❤❤❤

  • @abdullabdul8785
    @abdullabdul8785 Месяц назад +11

    Dds hada ayaay jaanis haaystaaan inaay ethopia kamadax banan yihiin haku dhawaaqaan

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 Месяц назад

      Marka Iska dhigayso wax madax banan EE aad ledahay chance ayey aheestan waxalagu murmayo so Somalia ma aha Ethiopia waxay Ciidan iyo hub Ku daabulayso so somalia ma aha adiga xornima sheeganayay hubna kugu Dareen bal Ethiopia xabad Ku rid
      Wata Somalia dhax yaacayse

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 Месяц назад

      Adiga Iska dhihaya nin madax banan ka xorow Ethiopia AF Ku xaare

    • @macrobianson2g
      @macrobianson2g Месяц назад

      @@rock_diamond9475Ethiopia Somalia xoog kuma soo galin ee sharci africanka ka dhaxeeya ayeey kuso galeen sanadkan dhamaadkiisa weey baxayan

  • @Ramadan-ng4lb
    @Ramadan-ng4lb Месяц назад +1

    Somalie cusub guul Awodal satat of fédéra cusub jigiga of guul cusub Allah Akbar Allah Akbar scwscwscwscw insha Allah

  • @rahmoismail8144
    @rahmoismail8144 Месяц назад +2

    Allaheyow Naga Qabo oo ha isku Jabe Amxaaro iyo Oromo Tigrey Jaba jaba

  • @MoMo-r1o
    @MoMo-r1o Месяц назад +1

    sa rby saxib

  • @CaliCismaan-n9w
    @CaliCismaan-n9w Месяц назад

    Homodin sidoodid mdxdii hore dadaxerijirty hada madaxweyne cagjara xere abii axadow❤❤❤❤❤❤ guuul iyo gobonimo❤❤❤❤❤

  • @IbraamSadiiq
    @IbraamSadiiq Месяц назад

    guuuuuuuuuuuuuul liyuuboolis ilaahay baagarabkiinah marwalbo guuleysta

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff Месяц назад

    Guul somali galbeed itoobiyan ma nihin de somali ban nahay 👍

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Месяц назад

    WAA BAHDALAAD WAANA INAAN LA QAADAN OROMO WAA OROMO SOOMAALINA WAA SOOMAALI MAAMULKAA QOLO WALIBA WEY U MADAXBANNAAN TAHAY♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️😂😂😂💪💪

  • @carabowgeeseey4876
    @carabowgeeseey4876 Месяц назад

    Soomaaliya guul allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar asc

  • @AbdirahmanOmarmasaari
    @AbdirahmanOmarmasaari Месяц назад

    Maasha alaah mustafe cagjar

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim Месяц назад

    Guuuuuuul madaxweyne Mustaphe haka yelin

  • @simeh4522
    @simeh4522 Месяц назад +3

    Cagjar Indhoole, marku dhagaxu ku dhaco gabada.
    ORomo , ONLF waa nooshahay.,

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 Месяц назад

    Masha Allah. War ugu farxadda badna ee aan maqlo 2024. Waa in gumeysiga Itoobiya la iska xoreeyo. Ilaahayow Ciidamada geesiyada ah ee Somali Galbeed taageer oo garab gal. Waa inaan la ogolaan in Mustafe siidi Cabdi Iley Xabsiga la dhigo. Somali Galbeed bey Bahdil ku tahey in MW heena Oromo iyo Amxaaro maalin kasta Jigjia laga ka xaysto.

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 Месяц назад

    Madaxweyne Mustafa waa geesi. Madaxweyne muse cadawgiisa ma garanaayo. Abiy ayaa xeebihiisii qaadanayaa.

  • @KadarYare-gv3uy
    @KadarYare-gv3uy Месяц назад

    Guul.dadkayga.soomaliyeed.from.jijiga

  • @AbdirahmanOmarmasaari
    @AbdirahmanOmarmasaari Месяц назад

    Mustafa cagjar malatariga xirooyin la galiyo

  • @CadaniBare
    @CadaniBare Месяц назад +1

    Taas ma dhici donto insha allaah 😂cidamada Etiopiea ee jig jiga jooga hubka ha laga dhigo si deg dega hadi kel waa leydin qabsan 🇸🇴🇪🇷🇵🇸🇸🇴🇪🇷🇵🇸

  • @yusufmohamoud1056
    @yusufmohamoud1056 Месяц назад

    Oromada way ku fashilmen melwalbo s galbed iska celiya Oromo injerey guul iyo gubanimo s galbed

  • @ifraaxmaxamed980
    @ifraaxmaxamed980 Месяц назад

    Mansha alla guul Somali galbed Alle ha dhawro amiin yarabi amiin

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u Месяц назад

    GUUUUUL guuuuuul GUUUUUL GEESIYAAAL CIIDANKA NAGUUBOOLI GUUUUUL CADOWGEEENAAAA WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA ITOOOBIYA HADHACDO

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 Месяц назад +2

    Bismilahay rabiyawo sikhir

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Месяц назад

    guuul gobanimo geesiyada liyuu libaxyo🦁🦁🦁💪💪🔥🔥🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁💪💪🔥🔥🔥👍🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁💪💪🔥🔥👍👍🇬🇲🇬🇲🙏

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u Месяц назад

    HA KA XOROOBAAAN GUMAYSTA HA ITOOOBIYA HA KA XOROOBAAAN GUMAYSTA ITOOBIYA SOMALI GALBEED HA HA HA KA XOROOBAAAN GUMAYSTA

  • @cabdilaahibari1254
    @cabdilaahibari1254 Месяц назад

    dhaman umada somaliyed uku baqaya maha malinti ismamul lada sika dhiki lahan waxn ino jabiyay cadawda wa qabyalad manta somali wa miid kaliya guul iyo gobanimo

  • @MuxyadinShadka-k6n
    @MuxyadinShadka-k6n Месяц назад

    Abii hadaan layska celin Soomaalaay inuu kilinka 5aad oromo u loogo ayuu doonayaa iyo wixii kale ee uu helo balse waa inaynu iska dhicinno inshaa ALLAAH inshaa ALLAAH inshaa ALLAAH.

  • @Nasra-u5u
    @Nasra-u5u Месяц назад +1

    guul. ban kurajeena. Somali galbeed

  • @MudalibMaxamed-y2g
    @MudalibMaxamed-y2g Месяц назад

    Guuuuuul somaliya

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u Месяц назад

    NAGUUBOOLI GUUUUUL GEESIYAAAL CIIDANKA NAGUUBOOLI GUUUUUL 💪💪💪💪🪖🪖🪖💪❌️🇪🇹🇪🇹❌️🇪🇹❌️❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹

  • @HalimaIbrahim-p6n
    @HalimaIbrahim-p6n Месяц назад

    Aqligas waxa ka dambeyso somalida kale ee nacebka qabilka kabuxo ee halaga hortago

  • @Dhagaxbuur-k4q
    @Dhagaxbuur-k4q Месяц назад

    Insha Allaah guuuuuuuuuuul iyo gobanimo madaxweyne mustafe muhumed omar

  • @AxmedxasanMuuse
    @AxmedxasanMuuse Месяц назад

    Guulayso guulayso mustafe guulayso

  • @Sarta100
    @Sarta100 Месяц назад +2

    Diida gumaysifa diida gumimada orromada hub u doonta somaliya erstareya iyo masar abiye waa gaal. Edeb daran xabad ayaa idiinka celisa weji maleh.

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Месяц назад +1

    Reer ba oow yaa ku leh gumaysi toos ah😂😂😂

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc Месяц назад

    Oromo waxay Rabtaa inay si prank ah ku Qaadato dhulkeena😂😂
    Illahyow Dadkeena qaflada ka kici oo noosoo saar RAG dhiig io diin io cilmi leh yaa Rabi🤲🤲

  • @MohamedAbdimohamed-d1v
    @MohamedAbdimohamed-d1v Месяц назад

    Oromo is the real somalis oroma mostly 95% somalis but somalia 60% are somalis their haplogroup are EV32

  • @farhanhade6561
    @farhanhade6561 Месяц назад

    Dagaal udiyaar garooba

  • @ShugriIbraahin
    @ShugriIbraahin Месяц назад

    Guuul soomaaali❤❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪

  • @sharifhassan4756
    @sharifhassan4756 Месяц назад

    Guulaysta daganka somalida guul guul wa war farxad ah haday nuuntahay

  • @ahmedaydiddiriye2089
    @ahmedaydiddiriye2089 Месяц назад

    Walahay war waynbaad sheegtay

  • @HaredDuale
    @HaredDuale Месяц назад

    WAA ISTAAHILAAN IN OGAADEENIYA LA QABSADO
    SABABTOO AH CID KA AMARQAADATA ITOOBIYA OO SULDAAMADOODII IYO GARAADADOODII LEEYIHIIN WAXAAN NAHAY ITOOBIYAAN IYAGAA JIRAHE
    LAX WALBA SHILALKEY ISDHIGTO AYAA LAGU QALAA

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u Месяц назад

    YEEELIMAYNOOOO OROMA OROMA IYO AXMAARO QUSHAASH WAA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ETHIOPIA QUSHAAASH 🇪🇹 QUSHAAASH QUSHAAASH 🇪🇹

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u Месяц назад

    CADOWGA CADOWGA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ETHIOPIA 1960 1977 2O24 CADOWGEEENAAAA WAA ETHIOPIA 🇪🇹 QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH

  • @MudalibMaxamed-y2g
    @MudalibMaxamed-y2g Месяц назад

    Guuuuuul Guuuuuul Guuuuuul nayubolis

  • @Zaidulkhair2023
    @Zaidulkhair2023 Месяц назад

    Guuuuul guuul guuul liyuboliis guuuuul

  • @HasenAbdi-d7i
    @HasenAbdi-d7i Месяц назад

    Guuuul.somali.galbed

  • @CabdulahiMahmedahmedn
    @CabdulahiMahmedahmedn Месяц назад

    Guusha soomaali baaleh ilaahaw kornagayeel

  • @Sarta100
    @Sarta100 Месяц назад +2

    Waa laba jeer gunimo waxaa wajib ah inaad hub iyo ciidan diyaarsatasn sbiye waxa uu rabas inuu qabsado dhul soomaaliyeed min adis ilaa zeylac ama waqoyiga somalya iyo koonfur waa inaad is hubaysaan Soomaali galbeed diidaan Gumsysiga oromada oo ay dhiig u hurtaan dalkiina ,gobonimo diideen gumaysiga orromada dhalinyarada Soomaali galbeed ha aadeen xerooyinka kala gedisan ee tababarka xamar ama jabuuti ana kismasyo ama Eratareeya diida heryada gumaysi noqda gob u dhinta dhulkiina hooyo marka lasoo jebiyo abiye idinkana kasaara S galbeed ciidankaas yey idiin bililiqaysan kuwa soo jabaya ee gaslada iska celiya orromada difaaca dalkiina u dhinta islaam baa tihiine jihaada dhulkiina lagu soo gardsrooda ee larabo in la qabsado.Gaalada jebiya inshaa allaah wey jabayaan waxaa waa jib inaku ah in soomaaliya dhan meel kastoo joogto diyaar garoobasn waxa uu abii rabas inuu tirtiro jiritaanka dhulka doomaaliyeed bad iyo beri waa in ka burburiyaa kibirka abiye iyo kuwa kabaqaadka u ah ee maamulada sida lafrafareen zmuuse iyo Deni iyo kuwa hiis kala shaqeeya gumaysigs oo damiir laawayaslja ah.

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Месяц назад

    Mal hubaa warkaan ??.allow somaliweyn midee caqligooda iyo cududooda yaa rabi

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 Месяц назад

    Viva Ethiopia 🇪🇹

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w Месяц назад

    Agah Abiy waa diiday in aad itoobiyaan tihiin waa idinku sugay Oromo ayaa la idin hoosgeeynayaa magaca iyo calanka waa la bedelayaa.
    Waa idinku sugay Somali diidow .

  • @nafisaali8689
    @nafisaali8689 Месяц назад

    Daarood HUBKA laga ururinayaa MEELKASTA aay JOOGAAN, puntland HUBKA laga ururinayaa ogaadeeniyana HUBKA laga ururinayaa. Jubaland hub lama SIInaayo o aay ALSHABAAB ISKAGA KICIYAN. Xasan SHeekh, MUUSE biix, Iyo MADAXWAYNE aha jabuuti oromadii irirsamaale la YIDHI waanu wada DHALATAY MAANTA JIGJIGA baa loo SAXEEXAY, Dani NA gaalkacyo buu TAGAY oo HUBKA ka ururinayaa. DAAROOD DOQON baa ku SOO batay oo HOGAAMINAYA MUDO 40 SANO laga JOOGO.DAAROOD DOQON baay hogaanka u dhiibtaan.

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h Месяц назад

    Cagjar ma aha nin xor ah waa nin la gumeysta oo waa maamule gobal ka tirsan itoobiya.
    Madaxda amarka uu ka qaataa waa cida itoobiya heysata

  • @SaylacDuurow-xw9ud
    @SaylacDuurow-xw9ud Месяц назад

    ABIYOW WECEL GARAC AYAATAHAY FILIMKAADA WUU DHAMAADAY

  • @FardawsoAxmed-ip3zu
    @FardawsoAxmed-ip3zu Месяц назад

    Ciidankeenan liyoobooliska guuiyo gobanimo ciidankanagan guuuul marwalba

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr Месяц назад

    Baga sow duulaan kumuu soo qaadin Somaliland oo kuma shirin Jigjiga Kastuumo State of Fahiima Quuje😂😂😂😂😂

  • @0markassim21
    @0markassim21 Месяц назад +1

    Somalia ayaa idin garab taagagan iska celiya oromada iimaanka la a ma Xmaarad ka xuntihiin

  • @MukhtaarDalab-j2c
    @MukhtaarDalab-j2c Месяц назад

    Waxan kunoolahay.jigjiga kunadhashay.jigjigawaxan.ahay.soomaali. soomaaliyana. waa wlladay waxaana nagadhexeeya dhiig iyo dhalasho

  • @AxmedxasanCabdule-ml3wn
    @AxmedxasanCabdule-ml3wn Месяц назад

    Masar hawacdaan iyo erateya

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u Месяц назад

    GUUUUUL GUUUUUL SOOMALI GALBEED GUUUUUL CADOWGEEENAAAA WAA ITOOBIYA QUSHAAASH OROMA OROMA FAQASH FAQASH

  • @عبدالفتاحمحمد-ش4ق
    @عبدالفتاحمحمد-ش4ق Месяц назад

    Waa wanag soo ifbaxay hala laayo itobiyaanka injireeyda

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
    @abdiwahabadanabdiwahababdi1487 Месяц назад

    Walii hadii somalida rer dds hada eye saan indaha fureen oroma qabsan dontaa cagjarow kakacaa fadigaa

  • @NastehoBadri
    @NastehoBadri Месяц назад

    Gulaysa hubka qata shacabkaw gul iyo gobanimo

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Месяц назад

    Soomaliyey amaanka na siiya somali ma nihin waxan nahy ogdenya ama somalida galbed.somalimanihin ilahy nagama dhigin mana rabno somalidan is cuneyso.

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c Месяц назад

    Arinkaan haduu jiro waa kii doowlad deegaanka ku qasbi lahaa ineey hubkooda qaataan maadaama eeysan jirin nabad eey ilaashadaan iyo deegaan eey ilaashadaan kolka fursadii ugu danbeeysay weeye sababtoo ah haduu abiy ku guuleeysto barnaamijkaan waa in dadka soomaaliyeed la'yiraahdo dhulka isaga guura dhul itoobiyaan weeyee

  • @Bishaarodagan
    @Bishaarodagan Месяц назад

    Illahow naga xoore gumeysigaa

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim Месяц назад

    Wa qorshe cad oo laa donayo dhulka somalida oromada ku dagto tasi na dhici meyso

  • @soraya.a7956
    @soraya.a7956 Месяц назад

    War qorshaha oromada saas ma'ahan Abiy Dan kamaleh Ethiopia waana qorshe xataa muuse biixi wax ka og yahay waa xaqiiqo waxaa larabaa Oromo meeshii ay ka gaari lahayd Isaaq, haduu Ethiopia difacaayo shalay ayaa ugu dan beysay markii Eritrea ay qabsatay 7 gobol lkn qorshahiisa waa in uu dhulka Somalida lawareegaan oromoda xataa saldhig yada uu soo raray wuxuu ku qabsanayaa deegaanka waa been markuu leeyahay Somalia ayaa kadifacayaa bal Somalia miyaa duulaan ku ah war fadhiga halaga kaco oo strategy military games lafahmaa

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 Месяц назад

    Waa cajiib in dawlad deegaanka somalida DDS loobixiyo bariga Ethiopia lana hoos geeyo Oromia. Quudhsi iyo gemeysi ay qoomiyadaha kale ee Ethiopia iska diideen ha yeelina somaliyeey😂

  • @haweeyohirsi2798
    @haweeyohirsi2798 Месяц назад

    Guuu❤❤❤❤❤❤❤ guuul guuul somali oo dhan

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg Месяц назад

    War ma xabaddii ayaa la bilaabay

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u Месяц назад

    abiye ❌️ abiye ❌️ abiye ❌️ abiye ❌️ abiye ❌️ abiye ❌️ abiye ❌️ abiye ❌️ abiye ❌️ abiye ❌️ abiye ❌️ abiye ❌️ abiye ❌️ abiye ❌️ abiye 🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️C🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹🇪🇹CADOWGEEENAAAA SOOMALIYEED X

  • @SiciidoMahamedAli
    @SiciidoMahamedAli Месяц назад

    Guul

  • @CabdikhadarMahamet-r2j
    @CabdikhadarMahamet-r2j 2 дня назад

    Effectivement

  • @AboubakerSydney
    @AboubakerSydney Месяц назад

    Cagjarii wa laxiridonaa

  • @RobleFarxa
    @RobleFarxa Месяц назад

    Ujedad resawsar abiy ujeddad yelmayno damac foshaxun ee aanaku somalibananhayi

  • @IbraamSadiiq
    @IbraamSadiiq Месяц назад

    Waligiin hayeelina gumeysi

  • @SafiyaIsmaacilduaale
    @SafiyaIsmaacilduaale Месяц назад

    Guul soomali galbed wlhi diyar baan idin nahay hadan nahay shacabka sonaliyeed gar.ahan reèr awdal inan idinla dhimano haday ethopia ina sòo fara galiso

  • @FadxaMaxamuud-rc9qm
    @FadxaMaxamuud-rc9qm Месяц назад

    war ha nagu dhihin somalida itoobiya manihin e

  • @NajiibAlfa-fp4om
    @NajiibAlfa-fp4om Месяц назад

    War iska xoreeya qolfoofkan madow ee idin gumaysanaya 70ka sanadood iska saara oo xoog isticmaala garoonkana kasaara we arenot oromia ethiopia bu we are somali nationalities of horn of africa

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Месяц назад

    Good News

  • @SaadAwaleh-x7g
    @SaadAwaleh-x7g Месяц назад +1

    Mustafe maalintaad dhalatay maantaad dhaanta halkaa kaga hay

  • @MouminIsman
    @MouminIsman Месяц назад

    Iska celiya Oromada gadhmuun wayn le.Wuxu raba Abye inu qabsado Jighiga dagaal ka u saadaalinaya horteed.

  • @AxmedxasanCabdule-ml3wn
    @AxmedxasanCabdule-ml3wn Месяц назад

    Taasi suurta gal maaha waa gumeysi cusb oo losoo kordhiyey

  • @FardawsoAxmed-ip3zu
    @FardawsoAxmed-ip3zu Месяц назад

    Arinka fooshaxun ee abii axmedka waaan hakayeelina Waa in shihiiid yaamislimiin lagu qaadaa itoobiyaanka qudhunka ah ragiyo dumar waainladagaalamaa nacaladai kudhacdayda all axmed alakusooqabay

  • @saaqsakaaro3982
    @saaqsakaaro3982 Месяц назад

    Anagana kuwa baydhabo joga baa ku quracaneynaa

  • @FaroleFarole-ch2vk
    @FaroleFarole-ch2vk Месяц назад

    Isaqna gorma lagu daraaa itobiya

  • @Khadar-r9n
    @Khadar-r9n Месяц назад

    War been ah weeye 100%

  • @IdowYare
    @IdowYare Месяц назад

    War,
    san

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 Месяц назад

    ALLAAHU AKBAR WANICMAL WAKIIL

  • @YaasinMaxamud
    @YaasinMaxamud Месяц назад

    Sheekhow faan weynaa war yaa huba warkaa war bal inaga hubiya

  • @NajiibAlfa-fp4om
    @NajiibAlfa-fp4om Месяц назад

    War ma falastiin iyo xamaas baad kaliidataan maad xorowdaan ood qayrkiin raacdaan iyo mujtamacyada xorta ah ee dunida

  • @carabowgeeseey4876
    @carabowgeeseey4876 Месяц назад

    Soomaali meel kasta ay joogto haleysku gurmado Soomaali waa 1 far allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar guul soomaaliya

  • @AbdinasirYusufcise
    @AbdinasirYusufcise Месяц назад

    Orama oo ah adoomadii amxaarka ha damacda dadkaaga iyo dalkaaga iska dhinta. Idinkoo nool isduuga

  • @ChiefAbdullahiMohamedChief
    @ChiefAbdullahiMohamedChief Месяц назад

    Dawlada somali galbeeled ha gulaysato