DEG DEG Maxkamada sare ee dalka oo diiday Rafcaanka ay soo qaateen Qareenadda eedeysane Sayid Cali.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Комментарии • 577

  • @abwaanfaaraxgaraad2772
    @abwaanfaaraxgaraad2772 День назад +155

    Maasha Allah Cadaaladu hasareeso Ninkaas Tiirka Si dhaqsi leh Haloo geeyo Welibo Asigoo Wejigiisa Loo jeedo Hala Toogto Guul Guul Guul Cadalaada Ha Sareeso 🙏👏

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs День назад

      @@abwaanfaaraxgaraad2772 qabyaalada haku kala tegin cadaalad maahe waxas

    • @CaashodaahirAbsuge
      @CaashodaahirAbsuge День назад +7

      yes guul

    • @Karlos261
      @Karlos261 23 часа назад

      Ciilan 😂

    • @DekaAli-dv9ld
      @DekaAli-dv9ld 23 часа назад +1

      Cafiska wu ficanyahy ajar farabadan aya laga hela

    • @Mjfarah114
      @Mjfarah114 23 часа назад

      Meeshan ha ka ooyin ee guriga hoosta ka xiro ​@@Karlos261

  • @cabdulaahicabdiraxmaan3686
    @cabdulaahicabdiraxmaan3686 День назад +11

    Caddaaladu Allah nawaafajiyo marwaliba.

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 День назад +26

    Ilaahay Waa xaq Ma mooge

  • @abdimalik-mo6ni
    @abdimalik-mo6ni День назад +60

    Man SHA Allah
    Somali oo dhan ayaa gulaysatahay hadii hoganka iyo cadalada sarayso guul garsorayasha waad mahad santihiin ❤

  • @riiseboy
    @riiseboy День назад +43

    Xaqu uu soo baxay ilaahay ha u naxariisto isaga iyo xaaskiisa iyo dhamaan ummadda muslimiinta inta dhimatay iyo nool ba
    آمين

  • @caashaahmed9922
    @caashaahmed9922 День назад +40

    Allahu Akbar mahad oo dhan Alle swt ayey u sugnatay ❤❤❤

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 День назад +42

    اللهم أكبر أكبر

  • @abdihakimbashirustadh6139
    @abdihakimbashirustadh6139 День назад +5

    Mashaa Allah! Cadalada Asareyso marwaliba. Sida ugu daqsaha badan Alofuliya dilka qaatil Arhanlawe .

  • @maslah345
    @maslah345 День назад +30

    Cadaalad ayaa nawada deeqdo cadaalada in la sugaa waa muhiim

  • @shukrilibax
    @shukrilibax День назад +18

    Masha allaha ilaah baa ku mahadsan

  • @ubahbashir
    @ubahbashir День назад +12

    Yaa rabi ilaahahaywo unaxariiso waan ooyey

  • @ibacade204
    @ibacade204 День назад +66

    Waa laguu dadaalay balse madhicin inaa kabadbaado xukunka sharciga ah cadaalada ha sareyso

    • @Mom-tg8yb
      @Mom-tg8yb День назад

      Sidii dhiladiii udhuuus marka abaha kuwas

    • @MaryanCali-b8z
      @MaryanCali-b8z День назад +3

      Maasha alaah waa maalin kale oo murug ummada haysay lagu badalay farxad 😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

    • @shindonunowhussein9312
      @shindonunowhussein9312 День назад +5

      @@MaryanCali-b8zwaxlagu farxa mahan waa imtaxan qofkasta ku imankara

    • @YussufUlaa
      @YussufUlaa День назад

      afkaada wasaqda ah maalin baa la qabani asakana​@@Mom-tg8yb

    • @liibaansoomaali6284
      @liibaansoomaali6284 День назад

      Aamus wacalyahow ​@@Mom-tg8yb

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 День назад +79

    Sxb ilahay haku naxaristo adiga xaaskaga kas u dilay waxa kaliya ku cafin karo adeyga gabadha dhalay

    • @ayaancadey1660
      @ayaancadey1660 День назад +3

      Haa walhi intii ey maxkamadaha kuwareeganaayeen maxaey odaga ubari waayen

    • @NasroMaxamed46-cm5dp
      @NasroMaxamed46-cm5dp День назад

      Cafis majiro dhib koo geystay ilaahey kuguma imtixano asigane alaah haunaxaristo alaahu akbar​@@ayaancadey1660

    • @shukrishacni7796
      @shukrishacni7796 День назад

      ​@@ayaancadey1660farax xaliima loma dili kare amin san yihin nimankan se no yasayan le

    • @NajahYusuf-t2d
      @NajahYusuf-t2d День назад

      @@ayaancadey1660oo aabe ayaa yeelaya gabadhiisa oo saas loo gubay asago la dilo ayaa u fiican dhagarta ka hadhaysa

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 День назад +2

      Iyo ilmihii uurka ku jireyna wuu diley sow ma aha😢2 qof buu diley sax aabaha baa cafin kara oo xaqa leh

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 День назад +12

    No more maxkamad qooto qooto 🙏🏻🌺❤️

  • @JoojintaXadka
    @JoojintaXadka День назад +15

    Waa taa farqiga udhaxeeya kitaabka allah iyo dastuurka

    • @naimomohameddahir6650
      @naimomohameddahir6650 День назад +7

      Kitabka ilahay hadi lagu dhaqmayo cidba isma jiid jedeyn e mar hore aya ninkan ladilolaha

    • @siradm
      @siradm День назад +1

      Dastuur waa sharci umadu ku heshiisaye maaha wax kale. Xukunkan hadda waxaa laga keenay diinta islamka, soo baar bal dastuur khalad ha ka fahmine

    • @abdifatahomarhussein95
      @abdifatahomarhussein95 День назад

      Allahu Akbar

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 День назад +2

      Haddii shariico lagu qaadi lahaa maanta bariis iyo hilib jeelka kuma dhex cuneen ee aakhiro ayaa beri hore loo diri lahaa

    • @JoojintaXadka
      @JoojintaXadka День назад +2

      @@siradm nimaan alhrin Uma xumid lkn suaashaan jawaab muu heysaa أليس الله باحكم الحاكمين waa hadalka Rabi hadaa jawaabta Maya dhahdo ogow markaa dhahdid inaa gaalthy ee quraafaadka culumaausuu wadaan haku kadsoomin

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 День назад +21

    Maansha allah somaliya waxay umuuqata in maxkamaduhu shaqaynayaan oo caadalada losoo laabanayo❤ waan hanbalyaynaya garyaaqnada maxmadaha dib unooleyay 😢

  • @nimcoabdi2781
    @nimcoabdi2781 День назад +55

    Ninkan hadaan la dilin walee dowlad nimo majirto hala toogto waliba wajigiisoo furan hala toogto qaatilka

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c День назад +3

      waala dilaa taas baryo ma aha naf uu gooye

    • @MohammetUpdyrahman
      @MohammetUpdyrahman День назад

      inte ka arakte dowlad somali

    • @الحمدان-ذ2ي
      @الحمدان-ذ2ي День назад +2

      Dawlada maxa ka galay dhigisa ninka gabadha dhalay ba weli damigi ah isaga sidayn kara dilina kara

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned День назад +1

      Kkkkkkk dowlad ma heysate gabadha ninbaa dhalay ohaysta aabe Ccaziis​@@MohammetUpdyrahman

    • @Limitless_enjoyablegames
      @Limitless_enjoyablegames День назад +1

      @@الحمدان-ذ2ي waryaa ma waxaa dhifaaceysa nin qaatil ah?

  • @MaxamoudMaxamed
    @MaxamoudMaxamed День назад +9

    Somalia
    🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼😢😢😢

  • @CibaadoMedia114
    @CibaadoMedia114 23 часа назад +6

    قوله تعالى {وَلَكُمْ فِي الْقِصَاصِ حَيَاةٌ يَا أُولِي الْأَلْبَابِ لَعَلَّكُمْ تَتَّقُونَ} الآية:179

    • @Umatulmuhamad
      @Umatulmuhamad 13 часов назад

      Sadaqaul cathim, ayadan waa in laraco

  • @AnfacIdriis
    @AnfacIdriis День назад +78

    Hadaàa dumar nahay cadaalad ayaaaa rabnaaa nafeena yaaan ladhaliilsan😢

    • @shukrishacni7796
      @shukrishacni7796 День назад +3

      Aad iyo aad hadi kale mid kale ba imanaya xaliima ya kudilaya bu is dhihi

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 День назад +5

      Ilahay aduunkaan sida cadalada la iskugu xukumo wuu noo soo dajiyey lakin cidii ku dhaqmi lahayd ayaa la rabaa miyaad arag aayada quranka ee ilahay qisaasta uga hadlayo xita qof hadii uu sanka ku gooyo waa in sanka la gooyaa yacni qof walba wixii uu geystey baa laga jari👍

    • @craxmankoronto3892
      @craxmankoronto3892 День назад +3

      Cadaalada alle ayaa hya
      Alle ha ina Fahansiiyo

    • @siradm
      @siradm День назад +4

      Dumar iyo rag maaha meeshu, col lama ihin ragga. Aabbeheen iyo walaalkeen, abti iyo adeerkeen baa ku jira laakiin waa daalim iyo madluum

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 День назад +3

      Rag iyo dumarba waa inay cadaalad helaan cid kasta oo la dulmiyoba

  • @AxmedMaxamedCali-q9q
    @AxmedMaxamedCali-q9q День назад +4

    Guul Guul maxkamadaha allh hadaayo

  • @nimcoabdi2781
    @nimcoabdi2781 День назад +16

    Alxamdu liaah aloow itus isgoo latooganayo ima kala xigaan marxuumada iyo isaga laakiin cadaaladaa ixigta anoo ah ogaadeen ayaan usugayaa toogashadiisa sidaan ahay hooyadeed

    • @SheikhMohamed.
      @SheikhMohamed. День назад

      Shiikhaasha waa ogaadeen jimca dhashay ayakaa ku xiga

    • @Zakariahoussem
      @Zakariahoussem День назад +1

      ​@@SheikhMohamed.Qayaliga mesha kala tag jahil ba tehee

    • @SheikhMohamed.
      @SheikhMohamed. День назад +2

      @@Zakariahoussem kuwa sheekhaasha sheegta miyaa tahay, Wax maka garaneysid WA ku jeedaaa.
      Sheekhaal hawiye ma aha.

    • @Yaatii14.8.16
      @Yaatii14.8.16 23 часа назад

      Marka hadey hawiye ehen nh @@SheikhMohamed.

  • @SaadOmar-k9p
    @SaadOmar-k9p День назад +32

    Alx cadaladaa haa sarayso marwalba .

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 День назад +64

    Ninkan halanaga bobsiyo kan wax kadaran aya imanayan hadi labobsiwaayo sabto mid kasta aya iskudayayo sida ow rabo in ow yelo ani lama cidna mahi lakin cadalada hasareayso

    • @Faraxsane-143
      @Faraxsane-143 День назад +3

      Sxb ado mahadsan ma ogtahay habenkii ninkan gabadha gubay isla habenki sacado kadib uu ninkale gabar uu qabay gowracay meelkastana midi ka galiyay
      Kan hala boobsiyo ayad dhahde bal kaas ma aragtay mase maqashay 😂😂

    • @LightningFx-fv8ji
      @LightningFx-fv8ji День назад +2

      @@Faraxsane-143 Inadeer kaga ama ina abtigaa waa dilaa naxariis lawe waye qof xaas kiisa oo uur uleh iska dhibatesan ayuu dab qabsiyey wuxuu lamid yahy umada oodhan asagoo layey

    • @AaminoAbdirahman-ly9no
      @AaminoAbdirahman-ly9no День назад

      ​@@Faraxsane-143maxkamd dad qaas ah xukunto waye.wll cadalada ma talo.meshan

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 День назад

      @@Faraxsane-143kaana ha la soo qabto kana ha la dedejiyo

    • @jalaamgeedi9830
      @jalaamgeedi9830 22 часа назад

      ​@Faraxsane-143 Waa ay jirtaa midaas balse farqiga ayaa ah gabadhaas reerkeeda ayaa xoogaa qaatayn oo qiimo uma lahayn gabadhooda balse Qoyska Luul, gabadhooda qiimo ayay u lahayd oo kuma aysan beddelin xoogaa lacag ah.
      Kala duwanaashaha waa fahamtay filaa

  • @Ahmedyussuffarah
    @Ahmedyussuffarah День назад +7

    Well done

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 День назад +8

    Warbal waxaas oo dhan haddii la iska dhaafee aayadaha iyo axaadiithta aan ku kaaftoono maxay dhibeysaa

    • @cumartaliye987
      @cumartaliye987 День назад

      Haa wlhi wakuuguraacsanahay taas waa midakaliya oo hadii lagudhaqmo lagubadbaadayo

  • @BahiaALI-qg2fu
    @BahiaALI-qg2fu День назад +6

    اللهم لك الشكر ولك العفو

  • @Amal-x5v9u
    @Amal-x5v9u День назад +6

    Mansha allah guul❤😂😂😂😂😂

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 День назад +10

    Masha allah guul

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 День назад +2

    Oh yes, yes, yes, yes, yes, yes, yes, thank you very much.Thank you very much.I really really love you now.I love you.Thank you so much.Thank you so much so much❤❤❤❤❤❤

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hi День назад +10

    Haladilo ninkan cadalada halamariyo

  • @xiilbagaab5128
    @xiilbagaab5128 День назад +5

    masha alaah

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 23 часа назад +1

    Masha Allah Guul Dowlada dhexe e Somaliyed❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @GeediFarayare-tm4fx
    @GeediFarayare-tm4fx 21 час назад +1

    Asc guul goanka maxkammada sare togashada sayid cali.

  • @HIROOSH1
    @HIROOSH1 День назад +6

    DILKII UU U GAYSTAY OORIDIISA WAA KU CADYAHY EE QISAASTII HALAGA MARO.

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c День назад

      maxkamada sare waxee ku raacday maxkamadii racfaanka macnaha waa dil

  • @hilwaladen4151
    @hilwaladen4151 День назад +8

    Allahu akbar

  • @macalinaadan-m9l
    @macalinaadan-m9l День назад +5

    Guul wllhi waan farxay dila dumarkena qofka uxad gudba😊😊

  • @MuhiyadinHassan-ov3rs
    @MuhiyadinHassan-ov3rs 14 часов назад +1

    Well done this shows there will be justice in Somali government

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 11 часов назад +1

    Masha allah cadaladu ha shaqayso gudoomiye baashe maxamed farax ❤

  • @Alzacim
    @Alzacim День назад +2

    Masha alh cadlada waa muhiim wlahi wana ilhow la rali gareeyo

  • @user-wg5nf7pl9k
    @user-wg5nf7pl9k День назад +2

    alxamdulilaah rabil caalamiin allhu agbar allhu agbar allhu agbar cadaalada hashaqeyso m.a

  • @halimamahamud7431
    @halimamahamud7431 День назад +2

    Alxamdulilaahi marhadii cadaaladii ay maanta timid alaa mahadleh mar hadii Aabe cabdicasiis uu gabadhiisa uu cadaalad u heley dadaalkaaga waa Mira dhaley soomaali oo dhan baa kugarab taagan guuleystay❤

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 23 часа назад

    Masha Allah guul Dowlada dhexe e Somaliyed insha Allah

  • @luuluemaxamed6326
    @luuluemaxamed6326 День назад +2

    Masha Allah Guuuul cadalad

  • @khadarhaji256
    @khadarhaji256 День назад +1

    Go,aanka iyo hadalka adag ee maxkamada kasoo baxay waxay cadaynaysaa inaan cadaalad LAGA leexan ka Rin cadaladu ha sarayso💪💪💪💪💪

  • @Farxiyo-c2n
    @Farxiyo-c2n День назад +4

    allaahu akbar

  • @user-co6wu4nv9p
    @user-co6wu4nv9p День назад +2

    Cadaaladu hasarayso alxamdu lillaah masha Allah

    • @CADNANCabdi-v9h
      @CADNANCabdi-v9h День назад

      Alx hala dilo waanu ku faraxnay ilahayba hadaliye cadaladu hashaqayso🤲🤲🤲👍

  • @mowlidabdi8847
    @mowlidabdi8847 19 часов назад +1

    Guul sharciga ha guulaysto

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa День назад +2

    Cid kastoo walaal soomaaliyeed oo muslim ah xaqdaro ku dushaa Sharciga islaamka hala waafajiyo.

  • @AyanleAbdulqadir
    @AyanleAbdulqadir День назад +2

    Wllhi maxkamada sare igu soo orod ma ahan ,waa maxkamad aqoon mid diini ah iyo maadi ku dhisan kana go,an in diinta islaamka wax walbo asal uyihiin aan aragnaa allha nii xafido

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 23 часа назад

    Haddaan cadaalad sidaan iyo si ka sii fiican u helno, waan wada guulaysanaynaa adduunka iyo AAKHIRABA. Masha Allah.🤲🏼👍🏽🤲🏼🇸🇴🤲🏼👍🏽

  • @D4LM4R
    @D4LM4R День назад

    Allah Akbar. Waa guul uso hooyatay Dumarka Somaliyed.

  • @salmasalmaaliomar996
    @salmasalmaaliomar996 23 часа назад

    Masha allah cadaalada hashaqeso abid ale haunaxarosto hooyo luul 😢😢😢😢😢 thanks maxkamada sare ❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedAmiinAli134
    @MohamedAmiinAli134 День назад +1

    Xaqa Allah ha uhiiliyo

  • @user-th5qq3gv6h
    @user-th5qq3gv6h 20 часов назад

    Mnsh allaah alle ayaa mahad iska leh maskiintaa xaqeedii siiyay

  • @adanhusseinabdi3366
    @adanhusseinabdi3366 День назад

    Maashaa Allaah. Caddaaladda waa aasaaska nolosha.

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c День назад +7

    Nin Kaan In La Dilo Asagee Dan U Tahay Runtii Diin Teena Aa Noo Sheegtay Hala Fududeeyo Tiirka Hala Geeyo

  • @siradahmedguled490
    @siradahmedguled490 День назад +4

    اللها لكبر الله كبرت

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 18 часов назад

    Mansha allah "" xaqa Allaha soo saaro~ ALLAAHU AKBAR

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 19 часов назад +2

    Sida uu ugubay hooyada soomaaliyeed ee aan wax dambi ah galin waa in loo gubaa sidii uu ugubay al yadu bil yad xukunka maxkamadu waasax balse dambiilaha mala dili doonaa taas ayaan shaki ka qabaa.

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 День назад

    Xaqa mar weliba ha sareeyo 🙏🙏wlsheena luul allaha u naxariisto

  • @MuktarAhmed-lg8mn
    @MuktarAhmed-lg8mn 12 часов назад +1

    Masha Allahl

  • @AscadCali-x8i
    @AscadCali-x8i 20 часов назад

    الله اكبر كبيرا والحمد لله كثيرا وسبحان الله بكرة واصيلا

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 День назад

    Oh yes, yes, yes, yes, yes, yes, yes, thank you very much.Thank you very much.I really really love you now.I love you.Thank you so much.Thank you so much so much

  • @hassanyare8241
    @hassanyare8241 20 часов назад

    Masha'allah ha la toogto 🙏

  • @NadiiraAhmed-g9x
    @NadiiraAhmed-g9x День назад

    Guul guul guul

  • @siradm
    @siradm День назад

    Allahu akbar. Waa mahadsan tihiin mar hadaad xaqa garab istaagteen. Ilaahay swt ha u naxariisto hooyadaas awlaadana ha dhawro

  • @SuldanmahamedMahdi-e5h
    @SuldanmahamedMahdi-e5h День назад +1

    Aad Ayaan aniga ahaan oogu qancay hadalaka maxkamadan. Haduusan dabigaas gelin illaahay faraj kale ha u fur. Haduu galayna hadee cidna makala dhaxgelayso asaga iyo allihii naftaas uu delay abuurtay.

  • @KhaliifNuur-r4l
    @KhaliifNuur-r4l День назад

    Ahaahu akbar ilaahay baa xaqiimuujiyay

  • @mariachannel1976
    @mariachannel1976 День назад

    Allahu akbar xaqa luul cabdi casiis oo hirgalay Ilahey haa unaxariisto maskiinta raga qaar waxey utahay cibro qaadasho ❤

  • @MunoWarsame
    @MunoWarsame 16 часов назад +2

    Alow xaqa adaaa og ee uhiili

  • @Adoon-Alle490
    @Adoon-Alle490 День назад +6

    Wiilkan waa miskiin ee yaan la dilin please, hala gubo intuu ka dhimanaayo bes 😪 Alla dadkan naxriis daranaa

    • @khadrasuldaan6042
      @khadrasuldaan6042 День назад +1

      Wll qof qof dilay ale ayaa dhahay hala dilo qofkii qof islama kas udila marka wjbkisaaa la marinyaaa

  • @kawsarmuxumed7814
    @kawsarmuxumed7814 День назад

    Mash Allah geesi masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉masha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉geesi geesi geesi

  • @hanaddada74
    @hanaddada74 День назад +2

    Hada dilmalagu xukumay mise malagu xukumin weli ma fahmin wixii maxkamada kasobaxay waa Film 📽️🎥 120 aad ee maxkamad ku sheega

    • @fansoormusichd9462
      @fansoormusichd9462 День назад

      Sxb sharciga wixii aadan fahmin dadka warso.....
      Ninkan dil ayaa lagu xukumay, saddexdii maxkamadood ee kala sarreeyeyna way isku raaceen.
      Maxkamadan oo ah tii dalka ugu saraysay ayaana ugu dambeysay 33 la soco.

    • @IqramahamuttHashi
      @IqramahamuttHashi День назад

      Xaraf xaraf iyo faqrada saas intaa wadaan wallee ineysan cadaalad jirin ee maxaa idin diiday kutubka illaaheey inaa ku dhaqantaan oo xeerarkaan aad dagsateen aad iska tuurtaan markaasuu dalka iyo dadkaba hagaagi lahaaay

  • @roodaismail8019
    @roodaismail8019 23 часа назад

    Mansha allh waa guul

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 День назад +1

    Waxay diiday cabashadii waxayna ayiday ogalaatay ku raacday xukunkii hore ee maxlamadda racfaanka ee ku xukuntay qisaas waa halkii u dambeesay waxa uu sugaaba waa tiirka hadaanu cafin ninkii dhiiggga lahaaa

  • @user-gl9ob2fc8n
    @user-gl9ob2fc8n День назад +2

    Aloow. Abe cadcasis qalbigiisa. Ugali naxariis. Oo aan ladylike haduun ukasin😢😢😢

  • @cabdirisaaqmaxamed5138
    @cabdirisaaqmaxamed5138 21 час назад

    Waxaa haladilo waa dabalile weeye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kiikiimani
    @kiikiimani День назад +2

    Alx koly waqti wa u dheereysan lkn wa lama huran inu tiirka tago i.a

  • @jelleibrahim2996
    @jelleibrahim2996 День назад +1

    Baziin in loogu qabeeyo dab hala qabadsiiyo waana sida saxda ah ee qisaasta

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 23 часа назад

    Allaa mahadle Arintaan Allaa wata iyo reerka gabadha oo dad Ahlu diin ah Alley Talasaarteen (Faman yatawakal calaa llaahi fahuwa xasbuh)

  • @safiyoyomukhtarofficial7625
    @safiyoyomukhtarofficial7625 День назад

    Tiirka geeyyaa garcaaa ✊

  • @hamsemuhuyedinsamater1123
    @hamsemuhuyedinsamater1123 20 часов назад

    Guuul cadaaalada soomaliyeed ✊

  • @looxmooyo9253
    @looxmooyo9253 День назад

    Maasha allaaah waa sidaa cadaalada Allah daayo maxkamada hoose iyo maxkamada sare ee isku raacay ((( DIL TOOGASHO AH )))

  • @FeysalNice
    @FeysalNice 21 час назад +2

    🎉🎉🎉🎉😂😂hg meedkiina jiida sxb

  • @MohamedMohamed-km4ww
    @MohamedMohamed-km4ww 23 часа назад

    Masha allah
    Masha allah
    Maasha allag
    Allahu akbar
    Allahu akbar
    Allahu akbar
    Allow cadaladan darted nagu cafiyo nabad waarto nagu sii,

  • @abdullahikhoofiyoow3309
    @abdullahikhoofiyoow3309 День назад

    M.a mashaAllh mashaAllh cadaaladu wey shaqeysay ❤❤❤❤ Alxm Alxm luul c.casiis cadaalad bey heshay

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q День назад +1

    ولكم في الفصاص حيوة
    Qisaasta waxa noogu jira nolol alle ayaa noo sheegay

  • @maahirmanka5515
    @maahirmanka5515 День назад

    Masha Allah Cadaaladu Ha sareyso

  • @maida1223
    @maida1223 День назад

    Alhamdullilah ilahey mahad leh❤

  • @FowziyaAhmed-zt7zx
    @FowziyaAhmed-zt7zx День назад +1

    Yaxyal cadl amarka waa amar allah iyo waqtiga uu allah ugu tala galey cadaalad ayaa na deeqdo hadaan dumarka somaliyeed nahay

  • @IdirisAadan-e9k
    @IdirisAadan-e9k 22 часа назад

    Mash allah cadaalad hasareeyaso❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yusuf-xn7qb
    @yusuf-xn7qb День назад +20

    Tiirka geeya

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q День назад +2

    War daalinkan gabadha xaaskisa gubey indho guneedka Hala dilo Nacalad dhalaygan Hala dilo

    • @Faraxsane-143
      @Faraxsane-143 День назад +1

      Aragtidada ka hadal lkn ma cay kartid qof asigaba tiisu heysato doqonyohow

  • @sadam1318
    @sadam1318 День назад +1

    ninka wajigiisa naga qariya oo toogta khaatilka ah

  • @faysalharun3839
    @faysalharun3839 23 часа назад

    Masha allah cadada ha sareeyso😊😊😊

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 23 часа назад

    Insha. Allah. Kariim. Waa. In. Xukunka. Fulintiisa. Waa. In. Uu. So. Degdegaa. Shaydankan. Iyo. Kuwa. Kale. Dhamaantood. Goordhow. Goordhow. Goordhow

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 День назад +1

    Somalia mr Trump shegay 😂emikaa kani maxkamada wuxuu ku hadlayo egaya subxanallah zeid cali wan ku wataa zxb

  • @LaylaHussein-i1t
    @LaylaHussein-i1t 21 час назад

    Yaa alaah xaqa nawafaji ❤❤

  • @Mom-tg8yb
    @Mom-tg8yb День назад

    👍🏻 alaahu akber wa dil toogasho