2 $ Hotel 🏨 Waxan Seexday Hotelka Ugu Raqiisan jigjiga
HTML-код
- Опубликовано: 8 янв 2024
- Waxaan Seexday Hotelka Ugu Raquisan Jigjiga 🇪🇹
.
Follow my journey
.
Instagram: pCk8DtTCoM...
.
Facebook: Adeego24?mib...
.
Snapchat: www.snapchat.com/add/sirdeqsi... Развлечения
Muqalka xiga waxan ka dhigi doona hotelka ugu Qaalisan insha Allah
Of course waxad haysaa shaqo wacan my pro deeqsi 🎉 keep going
Zxp jig jiga wala I celiyy iyadan usocday maxaa xala😢😢😢
Insha Allah waaanu kaasugayna
Nice Video Bro Insha Allah Next Video We Are Waiting Louts Hotel Or Jijiga International Hotel Since When I Arrived Jijiga I Will Bokin Both Of livelihoods of current and future generations ❤
Riyadaada allaha kuu Rumeeyo Walaal
Keep Going
Deeqai man legend m.a sxp qali jig jiga waadna jeclaysiisay waan soo socda sxp qali afater ramadan soo dhaweyn wacan ina adeer❤🙏
keep going zxp deeqsi man🙏💯
Keep going My big. Brother. Deeqzi. Man
Raga kisa adag. 🙏
Hormar wacan sxp waxa raga kisa birta ah👍💪🏻🦁
Inader kay Allah ku barakeyo ❤
Ku soco zhp mar uun gadhii 100k
Wllky guulayso sxp ishaAllah ❤😊
My brother deeqsi man
Masha Allah, nolosha dhabta Ah baad natustay
Mnsha allah keep going
Guuleyzo wllkeygoow❤❤
Keep going pro ✌️
Best RUclipsr
hotelkaasi waaba meel qurux badan oo nadiifa ee aan ka war hayno.
Ad Iyo Ad vidoe Ad uqurxon keep going pro❤❤❤❤
Asc sxb bal hotelda dire dawa ka Soo samee barnaamijkan. O kale siba ashawa. Gereny hotel alaybaday
Yo qodobihiiba ila niyale hohel
Jigjiga qurux from burco
Gulayso zxp
Woow waan sugayna muqalka xiga
Nice clip thanks
Magaca Hotelka nala wadaag sxb sare.
Next Bro Lotus Stanbul jig jiga royal we are waiting U
Saxb calankaan meesha kadaji ee kan Dawlad deegaan kubadal
Deeqsi sxb please hotel lada dire dawa noo soo duub qiimohooga iyo meelaha ay ku kala yaalaan qurbo joogtu waxay aad u xiiseeyaan cost of living ka magaalooyinka xaga hotel lada iyo makhaayadaha
Kkk Dire dawa waa cidlo somalida waa lagu qasha. Oromo uqdadaysan baa joogta.Stay away if you're somali.
shaqo wacan
Jigjigan u so socda wlcm majirto
Xgu kuyaalo noosheg wll
Muqaalka xiga Wanka sugeyna hotel ka ugu qalisan jigjiga ( Luxury hotels and Villa views)
BEST VIDIO
Best video
Sxb xamar ayan kaso socdaa hoteeelada nocaan oo kale ah soo badi teeda kle jigjiga xaguu kaga yaalaaa mise telkaan Caan miyaaa
Deji Calanka Ethiopianka Ah Jig jiga Waa Dhul Soomaaliyeede
War heeshe ninkan azago Somali ah clankii Ethiopia 🇪🇹ayan ka Kari LA ahay ina ader deeganka calnakiisa so qaado insha allah
Xafadu ku yaala wlloy
My hotel bulsho❤gurigaan kusoo koray😢m.a
Hotelka ugu qaalisan Markaad gaadho Laba Qol noo sii Booking garee 😊
🎉
Qays qayzerka deegank 🫶🤍
Sxb Hotel casriga ah ee magalada dhaxdeeda kuyaala bishii imisa kugu baxaysa hadaad dag isdhahdo bil dhalin yarada aanan jeclayn inay ladagaan xafadaha
❤️❤️❤️❤️
YOU TOUPER JIG JIGA UGU CAAN SAN
bro tittle kana $2 aya ku qoran, halka videoga gudihiisu yahay single ka $4.6,bal marka xaga noo yara naax naaxi??????????????????????????
waryaaaaa deeeqsi sheeekha ciyaaarta kadaaaa Wuuba ku jira camerada kulaha raali ahow kuma jirtide😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
WiFi ma leyahay😂😂
Muqal qurx padn
🇸🇴 🎉🎉❤
Jigjiga ma ethopia baa inagaa saa iskudhignay🤭🤭🤭🤭
10 munites ayad hapen iyo malin qaadeney xaga 1 munites hapen noo aheyd😅
Jigjig 🇸🇴 🇸🇴 pro who 🇪🇹 😡😡
Awoowgay baa mar degaa qolkaas 😂
Mashan mugdiga maxawaa Hotela kulahaa gurigan kashidanba😂
wiilka ayaad mooraalka udhisaysaaye meesho waa bahalo galeen
Rer badiye ayaa tahay jaahil ah Jigjiga Soo calan mahala keeda maad isticmaashid
Maxaa tahay Ethiopia waa imisa qoomoyid calakaga isticmaal f**CK dabo dhilif
Bulsho hotel
waryaaaaa deeeqsi sheeekha ciyaaarta kadaaaa Wuuba ku jira camerada kulaha raali ahow kuma jirtide😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Rer badiye ayaa tahay jaahil ah Jigjiga Soo calan mahala keeda maad isticmaashid
Maxaa tahay Ethiopia waa imisa qoomoyid calakaga isticmaal f**CK dabo dhilif
waryaaaaa deeeqsi sheeekha ciyaaarta kadaaaa Wuuba ku jira camerada kulaha raali ahow kuma jirtide😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅