NINKII HABEENKA E SHEYDANKA AHA E MAREYKANKA CABSI GELIYEY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • #HODANONLINE#HODANONLINE#FADUMOBURAANBUR#HODANONLINE#HODANONLINE#ADNACHANNEL#HODANONLINE#FADUMOBURAANBUR#HODANONLINE#ADNACHANNEL#HODANONLINE#FADUMOBURAANBUR#HODANONLINE#

Комментарии • 333

  • @sobfilms3372
    @sobfilms3372 3 года назад +28

    Hodaney wxaaH aaN jeclay Qisooyinka mraykanka kuwaas wlhi igu baxda intaH jeceL qizoyinka Like si aay hodon inoguso badisa 💓💓💓

  • @hargaysawardahaji1574
    @hargaysawardahaji1574 3 года назад +11

    Yep sas igu dadal qisoyinka ana wxn ku dadala sherka io like taba hay xbbti👌😘

  • @sagalmohamedabdi2022
    @sagalmohamedabdi2022 3 года назад +1

    Hodan quruxeye qisooyinka dilka naga yare waa baqadin wale xabiibti qisooyinkaga waan ka hela mashallaaaha tabaraka ilaahaay aku xafido ee dilka badan inaga yareye waa cabsi qaali thx hore u soco mabruuka xabiibti

  • @nuurahmed8592
    @nuurahmed8592 3 года назад +13

    Team Hodan Family farta taaga

  • @nuradiinmahad5661
    @nuradiinmahad5661 3 года назад +15

    Mama mcn si aan caadilehen kuu taageeraa walahi qisooyinkaagana waan kuheysanaa ♥️mama keep going

    • @tahraanabdiqeystahraan5334
      @tahraanabdiqeystahraan5334 3 года назад +2

      Hhhhhh mama kulaha wr hoyada a mamo ah gabadhan wa gabr yar e mesha ka carar

    • @nimcocumar1619
      @nimcocumar1619 Год назад

      @@tahraanabdiqeystahraan5334 gabadh kastaa waa maamo maxad wiilka ula yaabty

  • @faadumodheman7020
    @faadumodheman7020 3 года назад +7

    Wn ku salamay hodan iaantaan hadalkeeda runtii iska jeclhay rutii ganadh karti badan ayaa tahay horey usoc qli

  • @munocabdi7736
    @munocabdi7736 3 года назад +3

    subaxanllah maxu shedan cabuda asagaba sheydan ah Alx allahii islam naga nigay ayan u mahada celineynan

  • @ulfatdeen6130
    @ulfatdeen6130 3 года назад +1

    Xasbiya allah wanicimal wakiil. Rabana laa tusalat caleynaa min laayafuk walaa yarxamanaa🤲

  • @raxiimaali9741
    @raxiimaali9741 3 года назад +7

    Mansha Allah hodan qaali aad ban u xiiseeya qisooyinkaga hore u soco wllo

    • @mohamedQayaad
      @mohamedQayaad 3 года назад +1

      Please subscribe my RUclips

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 3 года назад

      Plz wllo hady somalinmo jirto igu cawaiya inaan gadho 10k wax yar ba Iga hadhy plz

  • @saamclaahi8054
    @saamclaahi8054 3 года назад +13

    Waan ku jeclahay 🥰🥰🥰💯✌🤠

    • @kamdenstanley1449
      @kamdenstanley1449 3 года назад +1

      You probably dont care but does anyone know of a method to log back into an Instagram account?
      I somehow lost my password. I would love any help you can offer me.

  • @hiboahmed7866
    @hiboahmed7866 3 года назад +1

    Abayo ha dhihi ilhay e waxa dufsaday sheydan dheh ilahay wa Raxmanka wana rabul calamin

  • @Hudafowz
    @Hudafowz 3 года назад +8

    Hodaney dar illah ayaan ku jeclahay love you dear

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 3 года назад +1

    Hodan asc maasha allaah illaahay haku xifdiyo sidii aad muxaadiro akhriyey sid ayaan afkaaga uun eegaa kolay anigu waxyaalaha kale ee aan ku jeclahay afkeena hooyo sida aad u ilaalinaysid xijaab iyo insaaniyada wanaagsan maashaa allaah baarakallaah

  • @aishaigge6459
    @aishaigge6459 3 года назад +2

    Hodon habi wllo wan jelahy shekoyinka runti kama xisodhoco mnsh allah soobadi anigu dhowan bankugu sobiray ♥️♥️♥️

  • @shukrihasan5765
    @shukrihasan5765 3 года назад

    Abaayo Hodaneey inad qof wanagasan yahay waa kamuqta Ilaahey haku barakeeyo walasheen Faadumo baranbur Ilaahey SWT farxad aan karaagin hasiiyo Aamiin Yaa Allaah

  • @ihsanali6648
    @ihsanali6648 3 года назад +1

    Mansha allah qof alle caqli iyo cilmi iyo misaan rabi isugu daray rabi haku xifdiyo abayo mansha allah

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 года назад

    Mareykanka waxaa kadhaca qisooyinka ibni aadamka kafajaciyo eebow nagu nabad yeel aamiin aamiin aamiin yaarabi subxaanallaah

  • @umuyasinahmed3516
    @umuyasinahmed3516 3 года назад

    Hodan walashey waa mahadsantahay marka kowad sida waqtigaga nogu hurdo marka kale waxa kuweydiyay qisoyinka marekanka iyo masar iyo jarmal lee manogu e keysay wadamada kale nogu sodar codsi waye xuman ha ii fahmin💞💞

  • @daganhaaji9442
    @daganhaaji9442 3 года назад +8

    quruxey kujecliyaa curuur teyda waxey kugu barteen like free mohoo saar masha allh qali horay usoco

  • @fadxamaxamed1974
    @fadxamaxamed1974 3 года назад +6

    walasha iguqali aha walahi wankujecelahy aleh hakuxifdiyo ❤❤❤❤❤❤

    • @salmanmum3915
      @salmanmum3915 3 года назад +1

      Masha allha xafudu allha byo ❤️❤️

    • @mohamedQayaad
      @mohamedQayaad 3 года назад +1

      Please subscribe my RUclips

  • @qalbikaabaofficial4375
    @qalbikaabaofficial4375 3 года назад +3

    Wxn ku faraxsanhy Inaan noqdy qofka ugu horeeya

  • @sumayafoodcade7033
    @sumayafoodcade7033 3 года назад +2

    #hodanonline allah ka ajarsiyo wale aqontada kuma qasaarin

  • @farhiyaahmed5110
    @farhiyaahmed5110 3 года назад +1

    Mahadsanid sidaa noogu dadaaleysid ukhtii

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 3 года назад

    Waan jeclahay qisoyinkaga sida wanagsanod noguso qudbesid MashaAllah illahey haku xafido

  • @nasriinakadiye9033
    @nasriinakadiye9033 3 года назад

    Hodan qaali ilaahey wuxuu ku siiyay faseexad aad dadka wax ugu soo gudbiso mansha allah qisooyinkaga iyo qaabka aad usoo bandhigto aad ayaan uga helaa keep going cadey

  • @mimimaax5410
    @mimimaax5410 3 года назад +3

    Wanan kahelay qisadan باراك الله فيك

  • @faraxcabdirahman3966
    @faraxcabdirahman3966 3 года назад +3

    Anigu waxan aad u jecelahay Qisooyinka Qaahira ☝

  • @carafohabib8471
    @carafohabib8471 3 года назад +2

    Masha allah tabarakaallah my lovely hodan keep going

    • @mohamedQayaad
      @mohamedQayaad 3 года назад +1

      Please subscribe my RUclips

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 3 года назад

      Plz wllo hady somalinmo jirto igu cawaiya inaan gadho 10k wax yar ba Iga hadhy plz

  • @hodanabdi2821
    @hodanabdi2821 3 года назад +5

    Asc Hodan
    Waalaal waan jeclahay qisooyinkaaga maskaxda ilaah ha kuu daayo👍👍👍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🕥🕥🕥🕥

  • @shukrimohamud9069
    @shukrimohamud9069 3 года назад

    Hodan ilaahay haku xafido qisooyinkaaga kama daalo daawashadooda masar iyo maraykanba wanku haystaa

  • @muniishaalih1868
    @muniishaalih1868 3 года назад +1

    Masha allah hodon
    Layga iyo comonku
    Waba shaqadayda

  • @sacdiyesiman790
    @sacdiyesiman790 3 года назад +1

    Waaba sugaa qisoyinkaaga ilahy haku xafido abayo mcn nooso badi

  • @lifeofbahja
    @lifeofbahja 3 года назад +7

    Ma sha allah qali sharaf ❤️🥀

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 3 года назад

      Plz wllo hady somalinmo jirto igu cawaiya inaan gadho 10k wax yar ba Iga hadhy plz

  • @hodanherer3681
    @hodanherer3681 3 года назад +24

    Yeeey first comments keep going qalidydii ♥️😘

    • @jamohammed0cshcohtded.moha604
      @jamohammed0cshcohtded.moha604 3 года назад +2

      Mashallllaah says he

    • @muniramuuz3529
      @muniramuuz3529 3 года назад

      Naya dhiloy ana kaga horeeyay cammentga beenta iska da🖕🖕

    • @hodanherer3681
      @hodanherer3681 3 года назад

      @@muniramuuz3529 hadad iga horyzy wll khyr qabtooy mxd igu cayay zaa kliya mad i dhahdid ani aya ka so horeyay zubxana Allah wxy caydu🤔

    • @muniramuuz3529
      @muniramuuz3529 3 года назад

      Sorry wll qali

    • @hodanherer3681
      @hodanherer3681 3 года назад

      @@muniramuuz3529 dhib Male wll

  • @fadumohassan3121
    @fadumohassan3121 3 года назад +8

    😢😡😭qisooyinka somalida inoo keen plz hawo 😭😭

  • @issetakar846
    @issetakar846 3 года назад +7

    horey usoco horey usoco ✈️✈️✈️✌️

  • @Calagdoonliveduube
    @Calagdoonliveduube 3 года назад +1

    Wcs Wr Wbr Dilaaye weyn waaye sheydaankaas keep going walaashey

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 3 года назад +5

    First one comment first view my sis keep going nolsha kuma xumeyso 🥰🙈❤

    • @fawziyaahmed717
      @fawziyaahmed717 3 года назад +2

      Asc habo qali mcn

    • @fowsiyomaxamed188
      @fowsiyomaxamed188 3 года назад +1

      Asc kalmada aa kugu sii jeclaaday laak farabadan saar farii maahoo saas aa kugu saaraa

  • @mimimaax5410
    @mimimaax5410 3 года назад +1

    Hodaney wlhi waa wax xun inad disho qof an waxba kugysan aad ayan igu xumaday

  • @playinggames8932
    @playinggames8932 3 года назад +2

    Mashallah ilaahay haku xiiftiiyo wllo

    • @mohamedQayaad
      @mohamedQayaad 3 года назад +1

      Please subscribe my RUclips

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 3 года назад

      Plz wllo hady somalinmo jirto igu cawaiya inaan gadho 10k wax yar ba Iga hadhy plz

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 3 года назад

    Masha allaha keep going walashey allaha ku xafdiyo

  • @towfiiqabdullahi9472
    @towfiiqabdullahi9472 3 года назад +6

    Keep going marwo hodan💟♥️💙❤💕💚

  • @anitaabdi4260
    @anitaabdi4260 3 года назад +4

    Inaan dhameysan wayo ayaan ka baqaa talfonka iga dami rawo

  • @hargeisacadey803
    @hargeisacadey803 3 года назад

    Diin la,aantu xumaa ALXMDULILAH CALAA NICMATI ISLAAM ❣❣❣❣

  • @nuuraismail7110
    @nuuraismail7110 3 года назад

    Manshal Allah hore I soco walshy qliya hodan Online

  • @alleesaqiir1353
    @alleesaqiir1353 3 года назад +3

    Aad aya kugu farxaa marka ku arko waayo wxa tahy dadki RUclips loogu talo galay ukhtii😘😘😘👸👏

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa 3 года назад +9

    Masha allh
    Hore usoco apyo
    Allh haku zhrfo 💖

    • @mohamedQayaad
      @mohamedQayaad 3 года назад +1

      Please subscribe my RUclips

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 3 года назад

      Plz wllo hady somalinmo jirto igu cawaiya inaan gadho 10k wax yar ba Iga hadhy plz

  • @Nasradahirali
    @Nasradahirali 3 года назад

    Walaashey waligey ano like dhihin ma dhafin waanan kugu xiranahay maalin hore hadal baan kuso qoray ah xuman ma aheyn laakin hadii aad waxyar xumatay raali ahoow thanks
    Chanel kale baad isku xiso tihin baan ku iri aan ku xasuusiyee

  • @hamdiabdi3315
    @hamdiabdi3315 3 года назад +1

    M.a caqli badhaney horeyusoco

  • @mahamedumal7819
    @mahamedumal7819 3 года назад +2

    Live kagii xalay wuu I dhafay lkn Hodan keep going sister

  • @dalmarshow2678
    @dalmarshow2678 3 года назад +1

    Wlh channels bdn oo an wx faido lahayn so gudbiya baad 1000jeer ka fcnthy qisoyinka wax cadiya maha wa cibri qadasho qibrad io waya aragnimo wn ku frxsnhy chennalkga inu subscr ii yahay keep going dear sister🙏 walashen hodan qiso cusub markey so galiso inta earphone ka so qadato meel dagan oo buuq la an la taga jawi dagana ku dhagesta like saara😂😂

  • @Babe-b4s
    @Babe-b4s 2 года назад +1

    like fara bdn iska sara free mhnoo ku shuba liketa😭😂👍

  • @laaqiyaruun9786
    @laaqiyaruun9786 3 года назад

    Nooso badi qisoyinka hodan Dagan🥰😘👸👏👏

  • @fardowsoali5267
    @fardowsoali5267 3 года назад +3

    Xanun waaye wallhi bisinkee dad wax kasameynin see udiee subxnallh 🤔🤔🤔😭😭

  • @markacadeey7377
    @markacadeey7377 3 года назад +3

    Maanta waso daahey 128 coment aya igaso hor marey masha allah ilahy haku xafido

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 3 года назад

      Plz wllo hady somalinmo jirto igu cawaiya inaan gadho 10k wax yar ba Iga hadhy plz ,,,,

    • @markacadeey7377
      @markacadeey7377 3 года назад

      @@amiinofficial4364 susbcribe tu free mahine walo shaqeeysta o dadka wala kasbada maha wax free lagu helo waqtigad tuugsi ku bixineysid wax so saar ku bixi

  • @kamalcali247
    @kamalcali247 3 года назад

    Masar ha u noqon xbbti caalamkoo dhan nasoo marsii

  • @farxiyasahra3851
    @farxiyasahra3851 3 года назад +1

    Horay u soco abaayo m.a

  • @waankuudaawanooyaa7621
    @waankuudaawanooyaa7621 3 года назад +1

    Horumar baan kuu rajeynayaa walaal

  • @daganhaaji9442
    @daganhaaji9442 3 года назад

    xabiibti wankuu xiisnee ku away waxan rajeeynaa inaa caafimad qabto insha allh ilahy haku xafido ilahy dartii anku jeclahy

  • @maymuunali1053
    @maymuunali1053 3 года назад

    Ilahy haku xafido abayo nooso badii qisoyinka jazakllah khyr

  • @mimimaax5410
    @mimimaax5410 3 года назад +4

    ماشاء الله عليك و يحفظك الله عليك وعلى your family ان شاء الله

  • @jimi13xuska57
    @jimi13xuska57 3 года назад

    Maasha Alaah walaal waxaad tahay gabar dadaaleysa ee horey u soco

  • @somalibusiness1143
    @somalibusiness1143 3 года назад

    Ilahy haku sharfo dadkaaso kale sheeydanka ku shaqeeysta ilahy ha naga bed baadiyo

  • @nastexoabdirizak6518
    @nastexoabdirizak6518 3 года назад +1

    Thanks hodan

  • @NiamasOrganicBeauty
    @NiamasOrganicBeauty 3 года назад +1

    Manshallha Honda qurux thanks for sharing huuno hore u soco qaali ❤️❤️❤️🙏🙏🙏

  • @cayuunmostapha5565
    @cayuunmostapha5565 3 года назад

    Hodon abayo wa iska ka jeclhy wlhi masha allah siiba waxa ka jeclahay marka ledahay like faraa badaan iska saar free ma ahanoo💋😂😂😂😂love u sister

  • @zacadupdy8760
    @zacadupdy8760 3 года назад

    Walashey hodan 1M kuurajenaya wlhi i.a

  • @najuuali2136
    @najuuali2136 3 года назад +7

    Aniga uhoreyo hormar wacan abaayo

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 3 года назад

      Plz wllo hady somalinmo jirto igu cawaiya inaan gadho 10k wax yar ba Iga hadhy plz

  • @RUUHI_SAKIINA
    @RUUHI_SAKIINA 3 года назад +1

    Mashallah jizakallahu kheira ukhti

    • @mohamedQayaad
      @mohamedQayaad 3 года назад +1

      Please subscribe my RUclips

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 3 года назад

      Plz wllo hady somalinmo jirto igu cawaiya inaan gadho 10k wax yar ba Iga hadhy plz

  • @zamirazamaaraa266
    @zamirazamaaraa266 3 года назад +1

    Masha Allah hawo wan ilhey haku xafido 💕❤

  • @armygirl3697
    @armygirl3697 2 года назад +1

    Misha allah

  • @mahamedcali739
    @mahamedcali739 3 года назад +1

    Ilaahy haku xafido ukhtii

  • @subanmuse1851
    @subanmuse1851 3 года назад +1

    Maanta dhana Ku sugaayey qaliyeey nooso badii qisoyinka please

  • @ilhaniman7303
    @ilhaniman7303 3 года назад

    Masha Allah abyo ilahey haku barakeyo waa qiso yaab leh alx ilahey oo muslin naga dhigay lkn waxadka fahmesa carurta qeylada inesan ufiicnen wilkan qisada bilaw geda sidaka daremeno waa qeylada waxu ku halabay

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 3 года назад

    Yaaa. HODAN. Safar. Aan. Ahaa. 💚

  • @mimimaax5410
    @mimimaax5410 3 года назад +20

    Hodaney xalay wife gii aya nadafiray sorry wlhi wn jeclaa inan live kaga xalay dwado

    • @mohamedQayaad
      @mohamedQayaad 3 года назад +1

      Please subscribe my RUclips

    • @mohamedQayaad
      @mohamedQayaad 3 года назад +1

      Please subscribe my RUclips

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 3 года назад

      Plz wllo hady somalinmo jirto igu cawaiya inaan gadho 10k wax yar ba Iga hadhy plz

  • @cabdifutaxcawil8750
    @cabdifutaxcawil8750 3 года назад

    Wllashay hodan at ayan uga hela sheko inkaga qiima badan

  • @AyanAli-jw1zx
    @AyanAli-jw1zx 3 года назад

    الحمد الله على نعمة الإسلام ilhay khatimada khayr haynogu khatimo

  • @munirakhalil5240
    @munirakhalil5240 3 года назад +1

    Aniga qisoyinka masar aa jeclhy wlhi ❤

  • @maymuunfaysal1471
    @maymuunfaysal1471 3 года назад

    Mahadsanid abaayo qaali quruxay ❤❤

  • @bisharomahdi3159
    @bisharomahdi3159 3 года назад

    Leeg farabadan sika sar firi mahino Aniga wan sare idinka sara asaxabey usara walashy qliy hodan tayda 💋🥰❤

  • @muzakazim1845
    @muzakazim1845 3 года назад

    Hodaney anigaba kaligey ayaa ley leeyahay hdana bulshaawi ahay alxmdwaa siduu alle kadhigo qofka

  • @iqramohamud6479
    @iqramohamud6479 3 года назад

    Subxanalaah wlhi waa cabsade waa shaydaan kani bila adam maaaha

  • @sihaamali108
    @sihaamali108 3 года назад +2

    Hodan apayo wan kugu cusbahay manta kaliya 4 vedio adi ledahy firsaday wan ku wata horay usoco pyo qali😘

  • @jawaahirhussain2890
    @jawaahirhussain2890 3 года назад

    Kelinimada caruurta uma wanagsano

  • @phaeza6159
    @phaeza6159 3 года назад +1

    m.a waa qiso fiican

  • @zamiabeautyandcooking6632
    @zamiabeautyandcooking6632 3 года назад

    Masha Allh qisoyinkaga kama daalo inaan dawado keeb going sister

  • @ashahussein6439
    @ashahussein6439 3 года назад +2

    Abaayo telefoonkaaga ii soo qor please

  • @anitaabdi4260
    @anitaabdi4260 3 года назад +1

    Xabbti aniga manta ugu horey kuli ba waan sugaye in badn inaan ugu hormaro

  • @alhamdulillah12097
    @alhamdulillah12097 3 года назад +1

    Anaa ugu horeeya qli

  • @hodanomar5381
    @hodanomar5381 3 года назад +1

    Hodan hore u soco wll

  • @rodajama3703
    @rodajama3703 3 года назад +4

    Asc hodan qali Keep going wallashay ❤❤💝💋

    • @mohamedQayaad
      @mohamedQayaad 3 года назад +1

      Please subscribe my RUclips

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 3 года назад

      Plz wllo hady somalinmo jirto igu cawaiya inaan gadho 10k wax yar ba Iga hadhy plz

  • @farhiyaabdullahi1964
    @farhiyaabdullahi1964 3 года назад

    Asc wall qali wanku dageraaa ilahay haku xifdiyo qali

  • @almaxasan8almaxasan849
    @almaxasan8almaxasan849 3 года назад +1

    MASAR badanka qisooyinkeedu waxay u badan yihiin caruur waalid koogu dilayo ma Aqaan sababta Anigu waan ka naxaa markaan Arko baby yar o la dhibayo dadkaas naxariis malaha hodan huno kuwaas hanoso gudbin waayo hooyo baan Ahay waan werweraa markaan daawado naxdin baan ka qaada

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  3 года назад +1

      Haye mcnto ❤️👸🏻🖖

    • @munaahmed5761
      @munaahmed5761 3 года назад +1

      Haa wlhi anaa kula qabo waan kuxaniunsadaa hada hodan bishii horay ayaan kusoo biiray kulina waansoo wada fiirsad ay illaa kuwa Caruurta ladhibaateenaayo mahee hodaneey qeer allaah haku siiyo kuwaas naga daay duco qabto

  • @ifraaxxalsanguutaalei2585
    @ifraaxxalsanguutaalei2585 3 года назад

    waa nin shaydaan eh ilaahey aa kamagan galnay kuwas o kale

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 года назад

    Eebow nabad nasii yaarabi

  • @abdrskjustjust9456
    @abdrskjustjust9456 3 года назад

    Hodan hore u soco

  • @quruxdumar3042
    @quruxdumar3042 3 года назад +1

    100k inshaa allaha ka hor bisha 3ad wa gareeyna

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 Год назад

    I like the way you present it

  • @xayathassan9000
    @xayathassan9000 3 года назад +1

    Masar bn jeclhy yaa igu raacsan