DHACDO GILGISHEY DALKA JAPAN NAAGTI CABSIDA GELISEY JAPAN SABABTUNA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • #HODANONLINE#HODANONLINE#ADNACHANNEL#HODANONLINE#ADNACHANNEL#HODANONLINE#FADUMOBURAANBUR#HODANONLINE#ADNACHANNEL#HODANONLINE#FADUMOBURANBUR#

Комментарии • 535

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 3 года назад +35

    Ayyyy first view nice nice my sis keep going like fara bdn hala gushubo 🤣❤💯 part two in laga so sameyo inta igu racsan like isar ❤👍

  • @halimaosman622
    @halimaosman622 3 года назад +3

    asc xbbti runtii aad ayaan kuu tageera illhay haku xafido adiga iyo awladadaba amiiin abyo dalka 🇺🇬🇺🇬🇺🇬uganda hadii aad qisoyin nooga so diyarin kadho wan ka cod thnks

  • @sulemanabdirahman2418
    @sulemanabdirahman2418 3 года назад +30

    Waan ku shubey hodaneey like ta

  • @arafathyahmed2114
    @arafathyahmed2114 3 года назад +38

    Japan 🇯🇵 4 sano kahor dagnayn hada Malaysia 🇲🇾
    Keep going 💪 hodan online 🥰

  • @abdirahmancheikalimodric1011
    @abdirahmancheikalimodric1011 3 года назад +2

    Horta magacayga wa Abdirahman ee waxan ku leyahay Hooray uu quruxey

  • @ayaanluky5399
    @ayaanluky5399 3 года назад +3

    Hodan abaayo waan ku jeclahay wlhi waana ku taageyraa Kal iyo laab hore u soco❤️♥️💕💖🌹

  • @suweysupdyrisak3730
    @suweysupdyrisak3730 3 года назад +22

    Walley waan kujeclahay hodaney illahey dartii

  • @nimcoibrahim7914
    @nimcoibrahim7914 3 года назад +5

    Mnshlaaah qisooyin cajiiba keep going sister Hodan❤🌹

  • @abdusamed3288
    @abdusamed3288 3 года назад +17

    Dhagdheer dhimatoo dhulkii nabad

  • @shabeelceejiye7977
    @shabeelceejiye7977 3 года назад +18

    Boombalo ayaa afsomali lagu dhaha kolay aniga sasan u aqaan hodon mahadsanid

  • @rayaanmohamed6243
    @rayaanmohamed6243 3 года назад +1

    Hodan guul wcn

  • @mahamedumal7819
    @mahamedumal7819 3 года назад +15

    Like ta ladhaca Hodan qaliii intaad dawato haiska jiifsan
    Please MARK hore like ta ku qabta Share micnaha Sii fogeyaa

  • @hafzaeproze6235
    @hafzaeproze6235 3 года назад +9

    Hodan keep going qli💕💞
    إني فخورة فيك حبيبتي
    ربي يسعدك حبيبتي ويطول عمرك يا ألبي💖أحبك في الله 💕💞💖🌼

  • @queenmaha4513
    @queenmaha4513 3 года назад +17

    M.a aniga ahan aad ayu icajabiyey abaayo we need part 2😊

  • @najibmohammed3420
    @najibmohammed3420 3 года назад +2

    MashaAllah Allha ku xifdiyo,qof wax akhris badan oo manfaco badan ayadthy.jaZakAllah

  • @wllmullamohammed328
    @wllmullamohammed328 3 года назад +1

    M.a walashey waan ku tageraa allaha ku wanajiyo

  • @fathiyamohammad6234
    @fathiyamohammad6234 3 года назад +25

    First person 💃💃💃💃😁keep going hawaryar

    • @zuu9985
      @zuu9985 3 года назад +1

      Ha Abayo wan rabnaa qebta 2

    • @hawoabshir7283
      @hawoabshir7283 3 года назад

      @@zuu9985no

    • @fatxixuseen469
      @fatxixuseen469 3 года назад

      Wnkhly

    • @aminaosman1943
      @aminaosman1943 3 года назад

      🧟‍♀️🧟‍♀️🧟‍♀️🧟‍♀️🧟‍♀️🧟‍♀️🧛‍♀️🧛‍♀️🧛🏿‍♀️🧛🏿‍♀️🧛🏿‍♀️🧛🏿‍♀️🧛🏿‍♀️🧛🏿‍♀️🧛🏿‍♀️🧛🏿‍♀️

  • @amiiraamiiramaxamed4409
    @amiiraamiiramaxamed4409 3 года назад +6

    Subxanallah horta abyo qisoyinka waxyaabo badan ayaa kafa iday runtii horo usoco abyo

  • @aminajama2989
    @aminajama2989 3 года назад +14

    Like farabadaan iska saara freee mahinoo 🥰 hodaney malinta intan aadan dhihin wax baa iga maqan wan jeclahay markad dhahdo🥰😁 saaray mcnto❤️

  • @alinuur2986
    @alinuur2986 3 года назад +2

    Maasha Alaah horumar baan kuu rajeynayaa

  • @faatimaabubakar9007
    @faatimaabubakar9007 3 года назад +8

    Hodan like ku shupa marka dhahyso io marka dholo cdysneso ku jclhy 😘❤love you wllhi hori usoco qisooynka noo soo badi✨🖤

  • @nasteexocabdulemahamed9091
    @nasteexocabdulemahamed9091 3 года назад +1

    Maasha allaah allaah haku xafido walaashayda qaaliga ah aad ayaa ugu mahadsantahay qaabka qurux badan aad inova soo gudbiso qisaska cachaca caalamka waan ku jeclahay hodanay xbbti

  • @ashosamatar7526
    @ashosamatar7526 3 года назад +5

    Keep going hodan quruxey 👏👏👏♥️♥️♥️

  • @issetakar846
    @issetakar846 3 года назад +6

    maasha Allah Horay u soco ✈️✈️✈️✈️

  • @mumtazsaadiq5888
    @mumtazsaadiq5888 3 года назад +3

    Asc hidon wlshey qli alle ha kubarakeeyo qisooyinkaga wn ka heley iyo qaab u so jeedintaada gclo alle ha ku barakeeyo mgceyga wa mumtz saadiq

  • @burhanabdulahi303
    @burhanabdulahi303 3 года назад +2

    HejHodan!
    Asc waa kugu cusubahey waan ku taageeraa abaayo waxa aan ku leeyahey hore u soco guul iyo gobanimo.

  • @maxamedmuriidi8597
    @maxamedmuriidi8597 7 месяцев назад

    Thanks for your interesting programs

  • @shadiyaabdirashid2350
    @shadiyaabdirashid2350 3 года назад +1

    Mansha allah manta ma jaban baan nowada beri hindia abaye india qisosin badan ayey ledahey india nowad beri insha allah

  • @hodanabdi2821
    @hodanabdi2821 3 года назад +2

    Walaal qisooyinkaga jeclahay maskaxda
    Ilaah ha kuu siyaadiyo lile garabadan
    Saara 👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤

  • @hargeisacadey803
    @hargeisacadey803 3 года назад +9

    🛩 maanta iyo Japan hodaneey qali qaybta labaadna inoo soo samee 🤗

  • @amaaniabdirahman1587
    @amaaniabdirahman1587 3 года назад +1

    Maasha allah abaayo ilaahey haku xafido waa kuheestaa qisooyibkaga qof la fahmaayo ayaana tahay qaabka ee qisooyinka usoo jeediso ❤❤

  • @ayaansahalyuusuf9482
    @ayaansahalyuusuf9482 3 года назад +11

    Mnsha alh ❤️ Hppiti codkaga sida qofka ❤️ safada so barateye cml mnsha alh ayaad u hadashaana❤️💯

    • @ugpaadaragsan8494
      @ugpaadaragsan8494 2 года назад

      Wn ku dawada wn ka hela hodon😀😀😀😀😀❤❤❤❤

  • @hanadamericaamerica3980
    @hanadamericaamerica3980 3 года назад +1

    Quruxay runtii waxaan ahay wiil dhalin yaro ah jooga germany waan kaa helay runtii si dhab ah baan kuu jeclaaday hadii lagu qabo waa Masha Allah hadii aan lagu qabin fadlan isoo dir fariinta adoo xaqiiqada ii sheegaya wll qali mahadsanid waad u qalantaa qof Ka jeclaado runtii mahadsanid wll qali

  • @abdirahmanomar9923
    @abdirahmanomar9923 3 года назад +4

    MAASHA ALAAH WALAAL AAD BAAN OOLA SOCDAA MAALIN WALIBA BARNAAMIJYADAADA MARARKA QAAR WAAN KU SOO CESHCESHTAA KHEYR ALAHA KU SIIYO WAAD NA MAAWEELISAA REERKEYGA OO DHAN

  • @salalahsalalah8379
    @salalahsalalah8379 3 года назад +1

    Walashay waad mahadsantahay aad baan ujeclay shekoyinkaga

  • @cumaryare9722
    @cumaryare9722 3 года назад

    Walaal mcn qisooyika aad soo saarto aad ayaan u jeclahay horay u soco

  • @abdisalanali6357
    @abdisalanali6357 3 года назад

    Maasha allah Aad baan idiin salaamayaa Adiga iyo reerkaada allahana idin xafido

  • @Naano970
    @Naano970 3 года назад

    Masha allh gabadha kaliya ee youtuber ada ah een tageero Wllshy جزاك الله خيرا في الدنيا والآخرة اولن wlley qisoyinka nabiyada na kuso dar

  • @bilanbilantiniinti7282
    @bilanbilantiniinti7282 3 года назад +3

    ،،,hodan walaa waan kusalaamay boonbolo ayaa layiraahdaa subxaanalaah aniga waan kacabsadaa hadakahor ayaan filin kafiirsaday oo layirrhdo top mufis

  • @mumtaazyuusuf9163
    @mumtaazyuusuf9163 3 года назад +1

    Wllshay hodan qaali waan ku daadiyay like tiina

  • @hamdimohamuud9720
    @hamdimohamuud9720 3 года назад +1

    Waa markii ugu HoraysaY oo aan comment ka bixiyo channalkan isla hada ayaan ku soo biiray aad iyo baan ugu helay qisooyinka ku jira channalkan masha allah AbaYo HoraY usoco ♡♡♡♡♡♡♡

  • @raqiyabintusange98
    @raqiyabintusange98 3 года назад +6

    Qofkii kowaad aan ahay am so happy

  • @waankuudaawanooyaa7621
    @waankuudaawanooyaa7621 3 года назад +1

    Maasha Alaah walaashey guul baan kuu rajeynayaa

  • @abdiqadirali71
    @abdiqadirali71 3 года назад +1

    Maasha alla ilaahay cilmiga ha kuu barakeeyo

    • @abdiqadirali71
      @abdiqadirali71 3 года назад +1

      Baayo gabadh asduran ayad tahay hablaheenana ha kugu daydaan ee sidaa uwad

  • @bahjofaarah54
    @bahjofaarah54 3 года назад

    mansh llh xpptie qisooyinkaan walalkayga ayaa ila dawada wuuna ku jeclhy keep going xpptie♥♥

  • @farhiyaabdikerofarhiyaabdi6581
    @farhiyaabdikerofarhiyaabdi6581 3 года назад +1

    Mashaa Allah may bles you and your family Allahuma amiin

  • @Thevillain2
    @Thevillain2 3 года назад +3

    Subxanalah cabsi iga dheh wllshy hodan keep going

  • @maimunahmed6198
    @maimunahmed6198 3 года назад +3

    Mashaalah my sister few days an video yadada dawanayaa runtii wan kahelay shekoyin cajiib ah aa kashekesaa lkn abayo macanto qisoyinka musliminta nooso badi sida saxabadii iyo tabicintii walaga helayaa qisoyin cajib ah oo cibraqadasho mudan qofki kudhaqmana ajar kahelesa shukran macanto

  • @Fatia
    @Fatia 3 года назад +7

    Mashallh hodan nice story👏👏

  • @aminadjibouti8081
    @aminadjibouti8081 3 года назад +5

    احب قصصك ي هودان ♥️🌹💋

  • @khadanyusuf6791
    @khadanyusuf6791 3 года назад +3

    Masha Allah hodan Online

  • @Calagdoonliveduube
    @Calagdoonliveduube 3 года назад +3

    Wcs Wr Wbr maanta sheekooyin cabsi cabsi ay ka shidan tahay dheh hormar wacan walaashey

  • @shariifmuqe5059
    @shariifmuqe5059 3 года назад

    Hodan wllo ilaahay ha ku xidiyo sababtoo ah diinta ayad ku dhaqme

  • @mamasudais1403
    @mamasudais1403 3 года назад

    Hodan quruxey wan iskakaajeclahay dar Allah

  • @NASIYAHOUSSEIN9997
    @NASIYAHOUSSEIN9997 3 года назад +6

    Xppti hodan keep going qli

  • @indhokafiya4567
    @indhokafiya4567 3 года назад

    Hodaney inabti mahadsanid aad ayaan kuugu farxaa markaan ku arko

  • @suhaybalex
    @suhaybalex 3 года назад

    Hodaney abaayo wanku taageeraa alle haku dhowro adiga iyo qoyskaaga

  • @maxamedbeeso2562
    @maxamedbeeso2562 3 года назад

    Masha Allah waxaad tahay qof degan waxaan ka helaaa sheekoyin kaga

  • @faadumoriyaad3279
    @faadumoriyaad3279 3 года назад +1

    Hodan wan Ku jecelay wlloh mar walpa Ku dawada xata family

  • @faradosoabdiadam9887
    @faradosoabdiadam9887 3 года назад +2

    Mansha Allah Hodan qurux alle Haku xifdiyo

  • @samoaxmed2217
    @samoaxmed2217 3 года назад +4

    Alla hodaney allaha ku daaye wxan wxyr kahor fiirsanaayey qisadii fanaanadii kahestay xafladda jinka wlh cabsi ayanba dareemay😁😁 lkn any way waanka helay, allaha ku sharfo abyo qisa walba wx un ba laga faaidaa

  • @yussufabdi7517
    @yussufabdi7517 3 года назад +1

    I LOVE YOU WITH YOUR PROGMME YOU ARE MY LITTLE SISTER. I HOPPE YOU WILL CONTINUE GOOD WORK ,HELP YOUR CITIZENS AND YOUR COMMUNITY THANKS FROM ME AND ALL CITIZÉNS,

  • @nimosabuni2441
    @nimosabuni2441 3 года назад

    Hodan Quruxey Jecliyaa Sheekooyinkaga 💜💖💝❤💗💞💕

  • @kingzayidyamani7180
    @kingzayidyamani7180 3 года назад

    Qisooyinka cabsida waan ka helaa soo badi hooyo

  • @queenazma4628
    @queenazma4628 3 года назад +3

    Keep goig Alpih

  • @axlamsweaty8898
    @axlamsweaty8898 3 года назад +4

    Hodaney wku jclhy wlh 💫🦋♥️♥️

  • @itz.Amanda100
    @itz.Amanda100 3 года назад +1

    Oooh mashaa Allah ku jecliyaa hodaneey illahay ha iikaa xifdiyo qaali quruxeey 🥰🥰🥰😘😘😇😆😁💕💞❣💯💯👏👏👸

  • @ladanabdi5678
    @ladanabdi5678 3 года назад +5

    Part 2 inoo soo samey abaayo sharaf🙏🙏

  • @raaqiayaasiin8799
    @raaqiayaasiin8799 3 года назад +3

    Wllzhey hodan qurux ku jeclahy😘

  • @yasminmohmed5327
    @yasminmohmed5327 3 года назад

    Mnsha allaah waxad tahy gabar qaali ah oo asturan mansha Allah ilaahay haku xafido aamin🤲

  • @ummuabdullahims802
    @ummuabdullahims802 3 года назад +4

    Masha Allah abayo wan ku tageeraa.Allah ha ku xifdhiyo waa saaray leeg freee maa hinoo kkkk

  • @rayaanosman1273
    @rayaanosman1273 3 года назад

    Masha allh hodan xbbti wan kujeclhy abayo allh nokaxafido adiga iyo dhaman familk kaba marwalba wanla socdaa qisojinkada wandawadaa runtii hore usoco mcnto ilxun allh kahaayo xbbti

  • @mariyainaahmed2172
    @mariyainaahmed2172 3 года назад +3

    Keep going qali

  • @ramiizahmed1001
    @ramiizahmed1001 3 года назад +1

    maasha allah abyo allah kuxifdiyo inshaa allah

  • @ahmedzaki2723
    @ahmedzaki2723 Год назад

    M.a hodan online congratulation is your time ppe😊

  • @sacdiyadegan9943
    @sacdiyadegan9943 3 года назад +2

    masha allah allaah hakuxafiido

  • @naemaahmed1009
    @naemaahmed1009 3 года назад

    wlhi kudawadaa kujeclahay oo qof Qalbi wanaqsan oo hadal macan tahay iinoolaw😘😘😘🤩😍😍😍

  • @zawjatuadnan3142
    @zawjatuadnan3142 3 года назад

    Mashaalah xabibti nolow runti dar ilahay aya ku jecelahay qosolkaga ii cajbiyey kkkk♥️💓♥️

  • @thefunfamily720
    @thefunfamily720 3 года назад +5

    Shalay magaladeyda Minnesota ayad igu imatay anigana manta japan ayn kuraca heeee illahay kasokow adiga aya naleh mesha aad rabtit nowado wan kuracena let’s go dear 💯😘

  • @esmaabdullai222
    @esmaabdullai222 3 года назад +2

    Kkkk masha Allah Anigana maanta ku shubey like badaaaan,,

  • @madiinocaday8900
    @madiinocaday8900 3 года назад +9

    I like you sister keep going mcn 🥰🥰🥰💋🌹♥️

  • @geelegadiidguuleed9731
    @geelegadiidguuleed9731 3 года назад +3

    Keep you goin wllshy

  • @xurmoqowdhan7126
    @xurmoqowdhan7126 3 года назад +19

    One love abayo♥️Keep going hpptih♥️🙏

  • @queenamriish7001
    @queenamriish7001 2 года назад

    Hodaney wllhi waan cabsaday 😳subxanallah

  • @wardamohamuud4373
    @wardamohamuud4373 3 года назад +12

    Like iska sara free mahano hhhhh love you xppty

    • @Axmadxadan
      @Axmadxadan 3 года назад +1

      Iisaar waan kuusaaree

  • @bushraabdiwaxid167
    @bushraabdiwaxid167 3 года назад

    Hodanay abaayo qisoo yinka jinka noo soo badi waan jeclahay

  • @shaymabintismahan7168
    @shaymabintismahan7168 3 года назад

    Subxanllah wlhy wa qiso yiin layap leeh
    Hodon wll illhy ha ku bara keyo

  • @siraadbuh5344
    @siraadbuh5344 3 года назад +3

    Maasha Alaah walaal

  • @hodanabdi2821
    @hodanabdi2821 3 года назад

    Asc Hodan Walaal ubadkaaga iyo xaajiga alaah ha idin xafido👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @amaalabdi6041
    @amaalabdi6041 3 года назад +4

    Abayo horay usoco m.a 🥰🥰🥰🥰🥰💘💘❤❤❤💯💯

  • @naimayusuf9320
    @naimayusuf9320 3 года назад

    Mashallah abyo horeyo u soc aniga wan ku hysataa shekeinyka

  • @sumayam.saciid5277
    @sumayam.saciid5277 3 года назад +1

    Hodan macaanto waa kujeclahay habeenkii madhaqaysto qisooyinkaaga hada kahor waa seexan wayay baqdin marka kuwa normalka ayaa dhagaystaa haneenkii wadno fugfug igu riday any way mcnto waan kujeclnahay marwalba riyooyinka naga soo hurguf

  • @hibaaqmohamed2943
    @hibaaqmohamed2943 3 года назад +1

    100k waxyar ayaa inoga dhimn family hodan online 💪🥰

  • @saciidcllaahi7336
    @saciidcllaahi7336 3 года назад +2

    subscription saara

  • @shujaactashma6577
    @shujaactashma6577 3 года назад +1

    Hodan xppty waan jeclahay sheekooyinkaaga laakiin waa wada cabsi wllhi habeenki ma daawado subaxdi markaan soo toosso ayaan daawadaa cabsi dartees hhhhhh nagasoo qafiifi qisooyinka cabsida ah xppty wan ku taageera macaanto

  • @karimadnaan6753
    @karimadnaan6753 3 года назад +1

    Masha Allah wlshy Alle haku cafidoh😍🤩😘🥰

  • @nimcomaxamed5075
    @nimcomaxamed5075 3 года назад

    Hodoney waan ku Shubay liketii😘

  • @umulkheyrmisan6373
    @umulkheyrmisan6373 3 года назад

    Asc wll hodan aniga waan kugu cusbahay marwalbana waan daawadaa qisooyinkaaya horey usocaan kuleeyhy wll aad baana kuu taaageeeraa

  • @abdulahisharmake1669
    @abdulahisharmake1669 3 года назад +2

    La

  • @bileabdi9274
    @bileabdi9274 3 года назад

    waaw waan kuwataa sharafeey horu u kac dib ha eegin