DHACDO GILGISHEY JAPAN NAAGTI SHACABKII KAPAN DHAMEYSEY IYO WIXI U DANBEYSEY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • ##ADNACHANNEL##HODANONLINE##ASADHAGIO##ARIMAHEENA##HODANONLINE#ADNACHNNEL##DADWEYNAHA’##HODANONLINE##ARIMAHEENA##HODANONLINE##ADANCHANNEL##ASADHAGIO##HODANONLINE##ADNACHANNEL##

Комментарии • 601

  • @abdullahi1402
    @abdullahi1402 3 года назад +61

    Qisooyin kaga aad ban u jecladay 2 malin kahor ayan ku bartay ku dhawad 30 vedio ayan ka dawaday qisoyinka carabta soo badi

    • @daganxaaji7815
      @daganxaaji7815 3 года назад +3

      Anigaba wlhi 5maalin cml aqaan wax aanan iyada aheyn madawado markaa RUclips saas uso galaba iyada daawadaa hhhh mida kle baranbarada ifka ugu necebahay wlhi☹🐜yahuuuuu

    • @sulekhamohomed3621
      @sulekhamohomed3621 3 года назад

      Haa abaayo hodan carabta noosoo badi insha allah

  • @ASMA437
    @ASMA437 3 года назад +17

    Cilankada wan ka helay qaali
    Mash Allah 👌
    Il xasad kuma aragto💝

  • @Jinoleyy
    @Jinoleyy 3 года назад +40

    Before intan dhamesan shekada i liked your hinna 💕💕

    • @dawladmusic
      @dawladmusic 3 года назад +3

      Wiriirigu waa dhuxunku Reebka hodaneey

  • @qadraabdikadir2132
    @qadraabdikadir2132 3 года назад +3

    ولا تمشي في الأرض مرحا انك لن تخرق الأرض ولن تبلغ الجبال طولا ❤️

  • @sucadaabdilahi9704
    @sucadaabdilahi9704 3 года назад +1

    M a wllshey hodan allh ku xifdiyey aad ban ku jclhy xabiibti

  • @sahraismail228
    @sahraismail228 3 года назад +1

    Momo nolo intay noolol jiirto ku noolo cibdo suuban iyo cafimad momo ILove you momo😘❤❤❤

  • @hoodoabdullah5165
    @hoodoabdullah5165 3 года назад +1

    Hodan cadey aadban kuu jeclahy hal week madhama intaan kugu xidhnahay hada sheekooyinkaaga waan dhamaysan raba iinsha allah qisooyinkaliya kaama faaiidin laakiin hadalada wanaagsan eed isticmaasho baan kaa qabsaday ilaa shalay waxaan leeyahay alxamdulillah cala nicmatil islaam 🥰🥰🙏🏾

  • @rahmamohamed7287
    @rahmamohamed7287 3 года назад +1

    Masha Allah abyo cilaan qurux badan ayaa kuu saran

  • @mamamame2419
    @mamamame2419 3 года назад +1

    Maasha ALaah walaal Alaha ku xifdiyo CAdowgana ALaha kaa qabto Ilxun kuma aragto

    • @maxamedyuusufcali5230
      @maxamedyuusufcali5230 3 года назад

      Barkanki qosol badan👈 ka daawo halkan 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇ruclips.net/video/a4S4d9ok_Jk/видео.html 😪😪😪

  • @ceynimohamed469
    @ceynimohamed469 3 года назад +5

    4:15 abyo wa sax jinaca Kan madow sida ku sheegtay lkn wariiri wa midkle xanuun badan 😆 2malin xataa wa ku damqanee salama quruxey mashallaah ka ilobay allaha ku xafido 🙏

  • @dajiyadeeka8523
    @dajiyadeeka8523 3 года назад +1

    Masha Allah tabarakalah illahow ku xafid wllo qisoyin cajib aduunka ayey nala socodsisa hodan jazakalah qaliyey

    • @maxamedyuusufcali5230
      @maxamedyuusufcali5230 3 года назад

      Barkanki qosol badan👈 ka daawo halkan 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇ruclips.net/video/a4S4d9ok_Jk/видео.html 😪😪😪

  • @umuhamzaamahmed8214
    @umuhamzaamahmed8214 3 года назад +10

    Isoo ducy ilmaheyga aya iga hanunsan 👏time' hodan

  • @azzueidan5461
    @azzueidan5461 3 года назад +2

    ragga carmal way noqdan lkn carmal lama dhaho kalinle ayaa la dhaha

  • @Umucaisha935
    @Umucaisha935 3 года назад +14

    Quruxdeydiyey hodan allaha kusharfo xabibti 😍🥰🥰🥰 from turkey ana uhoreya manta

  • @Mafiamonn181
    @Mafiamonn181 3 года назад +4

    hodanay ku jeclhy quruxey m.a♥️🙏

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 3 года назад +3

    Masha Allah hodan aad ayan uga helay qisoyinkaga 💟💟💟💟💖💖💖💖💝💝💝❤❤❤

  • @maryamaabdiazizahmed8291
    @maryamaabdiazizahmed8291 3 года назад +1

    Hodan cilaanka / xinaha woo kusoo saaraa markasta marso

  • @aliosmanosmanali3133
    @aliosmanosmanali3133 3 года назад +49

    Like Farabadan saar free mahano ha wan sarni 😁😁😁👌👌👍👍

    • @muuseharuuncismael1778
      @muuseharuuncismael1778 3 года назад +2

      Fadlan waan Ku salaamay waanku Soodhaweyneynaa ee ka daa AFka hooyo dacasga aad LA dhaceyso fadlan waad reer i masha fiicantahey reerkaaga Ale hakuu barkeeyo hoodo A, s ,c
      😴

    • @deeqamohamuudcabdullahi664
      @deeqamohamuudcabdullahi664 3 года назад

      Like farabadan iska saar

  • @salathaabdi2067
    @salathaabdi2067 3 года назад

    Qiso naxdinleh waye.
    Ma sha Allah! Codkaga cajib waye wanakahelay.

  • @hoodocali9073
    @hoodocali9073 3 года назад

    Abaayo hodan online wku jclhy coz mrka jikada hol ka haayo wku dhgysta mrka buuqsanhy waqti kaste wxa ku mhdsanthy wakhtigaga dahbka aaa noo quurtay Allah hku xifdo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mabsudupdy403
    @mabsudupdy403 3 года назад +21

    3minut iyo waxano dad ah m.a hodaney dad ku jecel weye allah haku daaye💋💯

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  3 года назад +7

      Jazaakalaah walaashey

    • @sahracaydiid4644
      @sahracaydiid4644 3 года назад +2

      @@Hodanonline shan Asxptayada aha ayan sabsgarada usaraya si ada u gadhi 100k insha alha hodn

  • @najmaabdifarah8975
    @najmaabdifarah8975 3 года назад +5

    Jilaca wuu ka wenyahy waririka from bartamaha somaliya

  • @haniboqorto9410
    @haniboqorto9410 3 года назад +12

    2k igarisa somaliyey waa sanad cusubeh 🔐🇸🇴

  • @naandoinasuldaan7462
    @naandoinasuldaan7462 3 года назад +1

    Mashallah hodaneey xina qurux bdn ayaad marsanthy

  • @asmamahamed7150
    @asmamahamed7150 3 года назад +4

    hodaney huno dadax colorka madawga qurux ku tahay mashallah 💋💋💋cilanka kalay ila arag mashallah Allaw ku xafid adi iyo sawjakaba👸

  • @nasrayussuf17
    @nasrayussuf17 2 года назад

    Diil ayey mudantaxey sidaa an aminsanaxey hodan wan kusalamey love uu queen 💯💘🥰

  • @macowchannel8842
    @macowchannel8842 3 года назад +4

    Maasha Alaah Alaha ku xifdiyo !

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 3 года назад +2

    masha allah #Hodaney😍 cilaan qurux badan shacni gacanti saartay alle ha barakeyo wanka helay qurux ha iska dajin waad ku soo baxday m.a

  • @cudoonali865
    @cudoonali865 3 года назад +1

    Salaan dabadeed , Hodan farahaaga qurux iyo adigoo dhan Maasha Allh

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 3 года назад +2

    Waa firii sharci ayaa ka yaal lekta mabadna in uu sii socdo waan iska rabaa qisooyinka allaha idin xifdiyo familkaada allahuma aamiin aamiin

  • @suhurahilmih8790
    @suhurahilmih8790 3 года назад

    Mcha allaah Alle caqliga iyo cilmigaba ha kuu barakeeyoh hodaneey

  • @deeqoosmaanabuukar5825
    @deeqoosmaanabuukar5825 3 года назад +4

    Waasax gabadha reerkeeda kuma jiro kaftanka halaga xishoodo dumashi raali noqo abyo hodan wanku xiranahay janalkaga horey usoco abayo 🥰

  • @hamdanazer724
    @hamdanazer724 3 года назад +1

    Ayyy hodaneey xalay anoo ku fiirsanayo ayan waxa niyadayda kuso dhacday gacmahada inay ku qurx badnyihin cilaanka masha allah hadane cawaba wan kugu arkay marki ugu horesay ❤️❤️❤️❤️❤️ Alle haku sharfo hayatim 😍

  • @esmajidible94
    @esmajidible94 3 года назад +8

    100k wx yar ba ma dhimn msha allah

  • @ashkalkhalifa7470
    @ashkalkhalifa7470 3 года назад +1

    Hodan abaayo cilankaga qurux weye m.a 😍😍😍

  • @ashaalli7600
    @ashaalli7600 3 года назад +2

    Boqolkii kuun waxyar kadiman wasugi lahay❤️

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  3 года назад +1

      Inshaa Alaah idinka ayaa gaarsiinaaya

    • @ashaalli7600
      @ashaalli7600 3 года назад

      Haaa abayo inshlh wadadalena farxadada waa teena

  • @abdirahmanomar9923
    @abdirahmanomar9923 3 года назад

    Walaashey ALaha ku xifdiyo baan ku leeyahay

  • @saabiriinabshir8201
    @saabiriinabshir8201 3 года назад +7

    Balwadaydu waa adi habo lov you🖤🥺🧕

  • @mahamedomar7315
    @mahamedomar7315 3 года назад +1

    Hodaneey

  • @umalkhayr7414
    @umalkhayr7414 3 года назад +2

    Manshaallaha mnshaallaha mnshaallaha wllshy hodan oon dar alle u jecelahy alle sawjkaaga iyo caruurtaadba alle hakuu xiftiyo caqligaaga wangzn alle hakuu barkeeyo wlhi qof aaan aaad iyo aaad utagero,jecelhy tahy ❤🙏

  • @hudaadam6544
    @hudaadam6544 3 года назад

    Huno waan ku salamayi hodan dharka madawu waad ku qurux badan😙😙mashallah

  • @iqrawarsame930
    @iqrawarsame930 3 года назад

    Masha alaah ilahay haku xafido aad baad uku qurux badan tahay xinaha huno qali

  • @moskanomar2153
    @moskanomar2153 3 года назад +8

    Masajidka ciyarta Haloga daayo gabdha hoy wa xaas ♥️💯 Xppti inzhaaa Allah waxa yar lee ino dhiman waynu gaadheyna 💯🙏🏻😍

    • @maxamedyuusufcali5230
      @maxamedyuusufcali5230 3 года назад

      Barkanki qosol badan👈 ka daawo halkan 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇ruclips.net/video/a4S4d9ok_Jk/видео.html 😪😪😪

  • @sahrahaji5749
    @sahrahaji5749 3 года назад

    Haa hodan ayada ayaa dadka dhan sumeysay waana inwaajibkeeda laga waraabshaa

  • @quengalmudug1203
    @quengalmudug1203 3 года назад

    Maasha allh cilaankaa kuqurxantahay quruxeey soomarso

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 3 года назад +12

    Masha Allah my sis keep going

  • @msstaliso
    @msstaliso 3 года назад +1

    Haa waa isku mid jirac iyo wariiri

  • @safacadey6082
    @safacadey6082 3 года назад +3

    Masha allah xbbti hore o soco ❤🥰🥰🥰❤❤

  • @farduusadani9331
    @farduusadani9331 3 года назад +1

    Keep going xbbti

  • @salehjama1269
    @salehjama1269 3 года назад +1

    Hodaney naagtaas waa danbile keep going

  • @wll_zack9104
    @wll_zack9104 3 года назад

    AlleH Ha kU XafidO wlshy Keep Going

  • @Caydarusjama4964
    @Caydarusjama4964 3 года назад +1

    Hodaney hindiye wll MCN nageeeh

  • @afardhaanofficial3754
    @afardhaanofficial3754 3 года назад +2

    Xppptih hodaneeey masar ayaa qisoooyin wanaagzan xagaaa aya ku hayzanaa💪💪🥰🥰🥰💋🥰💋🥰💋🥰💋🥰💋

  • @fadumohusein7480
    @fadumohusein7480 3 года назад +1

    Asc caawa shekada waxaa kashiidaan ciilaanka mashalah

  • @zamdaahmed7364
    @zamdaahmed7364 3 года назад

    Mnsha allah hodan alle ha ku barakeeyo caqliya waxba danbaa no faideysee

  • @libinabdi4280
    @libinabdi4280 3 года назад

    Hodan xpptii si daacadaan kuu jaceylahy❤👌👍❤

  • @xamdimuuse3000
    @xamdimuuse3000 3 года назад

    Haaa wariirine waa la dhaHa
    Jinacne waa la dhaha aad ayan ugu faraxsanhy in aan lahjada waqooyi barty

  • @abdikanimotaale5591
    @abdikanimotaale5591 3 года назад +13

    Hodaneey walahi saan malin walaba udawanaayi vidiogaada waxabadan ayaan kabaratay Lakin vidiogaan lik saar farimahino😂😂☝️

  • @fadumaahmed3552
    @fadumaahmed3552 3 года назад

    Masha allaah walaashey allaah ku xifdiyo

  • @iqramohamed884
    @iqramohamed884 3 года назад

    Wariiri iyo jinac waa isku mid somaliga tiro badan masha allah

  • @عبدالمجيد-و6ص
    @عبدالمجيد-و6ص 3 года назад +3

    Shere baan manta idhi qarabada iyo asxabtaba insha allh mardhaw wan gaadhayna 100k باذن الله الكريم

  • @mushttaqmaxamed8627
    @mushttaqmaxamed8627 3 года назад

    Haa ca
    Simada waa saxday hodan dagan dun xariira🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @aminoabdidahir6151
    @aminoabdidahir6151 3 года назад

    Hodaney walhi sidan ku dawado waxkasta waidhafen Xbbti

  • @saaraibrahim8371
    @saaraibrahim8371 3 года назад

    masha Allah Hodon quruxsan guulayso

  • @maryanmuxidiin2808
    @maryanmuxidiin2808 3 года назад +1

    Masha allaah hodon cadey hormar wacan ayaan ku rajenaya walashey

  • @caaliyaali7057
    @caaliyaali7057 3 года назад

    maansha allah alle ha ku xafido hodan waan kugu xidhanay markasta

  • @adnahassan3877
    @adnahassan3877 3 года назад +1

    Maya wallhi baran barada mida biibto ayaan necbahay maahane kama cabsasdo ani ahaan

  • @sagalfaarax9312
    @sagalfaarax9312 3 года назад +2

    Abayo adan ku tagera xita fmliga Aniga hoyo abayo abowe ader xita azxpteyda in itaqano oo dhan wan ku baray gull wacan 🙏🙏

  • @safianooradam1721
    @safianooradam1721 3 года назад +4

    Am the 6th omg my habo hodanteyda cashaqa allah noka dayo

  • @nadayusuf545
    @nadayusuf545 3 года назад

    Abayyo macan somaliland na geee please🥰🥰🥰🥰🥰🥰😘😘

  • @city_officail4488
    @city_officail4488 3 года назад

    Channel hodan malahee inagaalehe cayaarta ayn ka daysano
    Dee seedigeena aynu ka xishoone dad waa wayn baynu nahee bilaahi calayk
    Big Respect my beautiful sister Hodan💥♥️♥️
    From buuhoodle ♥️

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 3 года назад

    Masha Allah Xabibtii cilanka Qurux ilxun Kuma aragto ❤️♥️♥️🥰🥰❣️

  • @daimondomar703
    @daimondomar703 3 года назад +1

    Hodaney hppti ragu marky gabadh furanwaxa la idhaahda sidu mcalinkygu igu shegy goobaare

  • @deeqahersi7216
    @deeqahersi7216 3 года назад +1

    Labo midba wey noqonkartaa in la rabay in dadkaan la ceebaysto iyo inay iyagaba ku dereen

  • @laylaqaalibulbul7752
    @laylaqaalibulbul7752 3 года назад

    Thanks shaqada dhan video yadada dhan aaan ku dhageystaaa 3 weeks aan ku dhamestey 😍🥰

  • @intisaarfaarax7422
    @intisaarfaarax7422 3 года назад

    Mnsha allh hodaney aada ayaan kuu tageera noo soo badi videoyada from burco

  • @nuurocismaan3518
    @nuurocismaan3518 3 года назад

    Ar somali.dhabadan zadiigin la xishooda familka ha ku mashquliina hore u soco wllshay 💌💋

  • @NimaAhmed-wz1hm
    @NimaAhmed-wz1hm 3 года назад

    Hodaneeey Ethiopia 🇪🇹 nage plz 🙏

  • @farxiyamohamed7312
    @farxiyamohamed7312 3 года назад +1

    jinaca dhuxun ku reeb u naqaanaa hppt
    janac mid waaweyn la dhahaa

  • @hananmahad5589
    @hananmahad5589 3 года назад

    Asc abaayo wallaahi habeenkii anoon kufiirsan maseexdo xitaa dumashigaa wuu igu qoslaa like farabadaan iskasaar free mahinoo

  • @drmohamedgaash9339
    @drmohamedgaash9339 3 года назад +12

    Sis keep going like fara badaaaan iska saara firii maahanoo hhhhh

  • @farxiyacabdile4801
    @farxiyacabdile4801 3 года назад +1

    Masha wll wan kula socda horay usoco

  • @tiktok-ko9ow
    @tiktok-ko9ow 3 года назад

    Cilanka 100% 💯 waye qurux masha allh 😍

  • @rabiiconuur8549
    @rabiiconuur8549 3 года назад +4

    Am da 2 one

  • @ikraanyuusf244
    @ikraanyuusf244 3 года назад +1

    HodaneeeeeY wan ku Jecelhy mcnto Alle Ha nooo kaaa DhaaaFo

  • @dhacdooyinkaaduunka6987
    @dhacdooyinkaaduunka6987 3 года назад +1

    MashaAllaah sis boqol kun kabadan ayad istahisha runtii aad ban oga hela sidad uso gudbiso qisoyinka thnx

  • @rahmaabdalla9140
    @rahmaabdalla9140 3 года назад

    Cilnka iyo faraha zida logazhekeynyo igagadn hodoneey 🤩😊👑💖

  • @nimoqawdhanmagan5545
    @nimoqawdhanmagan5545 3 года назад +6

    قال تعالى(وله الكبرياء في السموات والأرض وهو العزيز الحكيم)

  • @ruyahappy6207
    @ruyahappy6207 3 года назад

    Hodan abyo iso dhawey qisoyinkaga wan dawada walashey mcn dar ale ayn ku jeclahay ❤hormar wacan

  • @crisaaqaxmed3317
    @crisaaqaxmed3317 3 года назад +1

    waa layaab hodan horay usoco

  • @raaqiyajanno861
    @raaqiyajanno861 3 года назад +3

    4:30 jinac weeye hodaneey 😂waad saxanthy from Somaliland 💚💭♥️

  • @ismaciilcabduqadir108
    @ismaciilcabduqadir108 3 года назад

    Hodaney 🇵🇹🇵🇹🇵🇹🇵🇹🇵🇹🇵🇹 qiso nagasoraadi dalkan abyo pls

  • @maryuumchannelofficial5441
    @maryuumchannelofficial5441 3 года назад +1

    Masha allh abyo qli hore u soco allh ku xifdiyo 🤲🏻

  • @farhiyaosman1138
    @farhiyaosman1138 3 года назад

    Masha Allah May Allah bless you

  • @najmaabdifarah8975
    @najmaabdifarah8975 3 года назад +4

    Fuduulaa iheyso i liked you henna Masha allah beautiful henna ❤❤❤

  • @samirasahal8010
    @samirasahal8010 3 года назад

    Msha.allh hppti mhdsnid

  • @nimcocadceednajax7877
    @nimcocadceednajax7877 3 года назад +1

    Masha Allah hodan wllsheda aad ugu mahadsanthy maxa yeelay waxa sodaysaa qisoyinka wan jeclhy mantana aad u qurux badanthy masha Allah 😍🥰🥰❤🌹

  • @abdirahmanabdirisak9651
    @abdirahmanabdirisak9651 3 года назад

    baran barada ka ma cabsado laakiin waa necbahay meeshaan ku arko waan ku dilaa eyda

  • @arwahdiamond7702
    @arwahdiamond7702 3 года назад +2

    Hodan wan Ku jclhy hayaati alpi 😘💋💋🌹👸

  • @manaalmuse3247
    @manaalmuse3247 3 года назад

    Hodaney jirac iyo wariiri waa isku mid