Somalida Minnesota Guryahii Lakeville Dacwo Lagu Furay.

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 11

  • @Hooyo259
    @Hooyo259 5 дней назад

    Tuugnimo somali

  • @user-pd7so8ry9f
    @user-pd7so8ry9f 5 дней назад

    M.a🎉❤

  • @ilhanibraahim1
    @ilhanibraahim1 5 дней назад

    Man fahmi🤔

  • @Fadumobilan790
    @Fadumobilan790 5 дней назад +1

    Walhy faatushay aniga san u jeclhy guri ina qaato ribadaas iga celisa wlley mustaqbl leyhy ilmo hysta mnta hadaan heli laha guri ilahow mu malyan ahaado 0 interesting ah wn qaadan lha lkn illhy la dagaalan o ribo qaado wlley ma awoodo wllhy subhnllh illhy aad uga baqa guryahaas dad bdn o galay aqaan wllhy wxn rajyn in lcgtooda uso noqoto maskiinta

    • @Degmodeqa
      @Degmodeqa 5 дней назад

      Hadaad 0 interest rabto samayso saving account lacag aruurso than cash kugado, wahadiikale interest mooyee dariiqkale oo USA guri loogugato majiraan umalayn.

    • @miskiin236
      @miskiin236 4 дня назад

      @@Degmodeqa
      Wey jiraan.
      Shirkado badan oo Muslima leeyihiin ayaa jira ,faa’iido ayay ku saaranayaan

    • @Degmodeqa
      @Degmodeqa 4 дня назад

      @@miskiin236 Soo islahalkii uun maaha madayba faa’iido kusaaranayaan gacalo? Bank guna faa’iido uunbuu kusaaranayaa soomaaha?

    • @Fadumobilan790
      @Fadumobilan790 4 дня назад +1

      @@Degmodeqa inshllh niyada qani ka ahy oneday way imaan in guryha 0 intrest lagu helo sida gawaarudaba loogu helo lkn wxa meesha taala ah anigu ano og dhibka iga imaan ribada wxn ka xiga inan kiro kujiro ynn dolarba save greyn ilen anigu mrkan ribo qaato wxn dgaal kula jira illhy i uumay aduun ciqaab aakhiro cadaab mxn faa.idey illhy ka hoos gly ribo hooyoyinka meeshan kujirna plz nftiina uga bqa ribo waano wllnimo 🫶

    • @Fadumobilan790
      @Fadumobilan790 4 дня назад +1

      @@Degmodeqa kuwas xita wxooda saafi mhn an mqlay illhy uun wa qafuuru raxiime ha ino yasir walidiinta Muslimska

  • @SSS78781
    @SSS78781 4 дня назад

    NAA BEENTA NAGA DAA ...SOMALI GURYAHA LOO DHISAYO KALIGOOD WA MAXEY? BEEN KU XOOG BADANAA NAAGTA

    • @Degmodeqa
      @Degmodeqa 4 дня назад

      @@SSS78781 Waarunteed only somaali families uunbaa loodhisayaa ayayyidhaaheen.