Whizbi qabilkisa ma yaqaano soo yaab ma ahan Daahir Alasow ayaa soo qarxiyey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • #subscribe #like #share
    Kusoo dhowaada Nabaad Official.
    Nagu soo biir adigoo rukumanaayo ama subscribe saaraayo kanaalkaan.
    Walaal fadlan muuqaalkan like saare, share-tana inoo taabo
    Waxaad naga heleysaa muuqaalo tayo leh oo kolba aan kusoo qaadan doono mowduucyada xiisaha leh ee ay bulshada soomaaliyeed xiiseeneyso, ayadoo la tifaftiraayo lana ilaalinaayo xuquuq kasto oo quseeya muuqaalada.
    Waxaan nagala soo xiriiri kartaa
    Email: nabaadofficial@gmail.com
    Facebook:
    Instagram:
    Tiktok: tiktok.com/@nabaadofficial

Комментарии • 8

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 4 месяца назад +6

    Waa wiil nasiib badan haduusan cudurka na dishay ee qabiil uusan qabin. Soomaalideena inta kalana Ilaahay ha ka daaweeyo awalbuusan qabiil jano ku galayn

  • @boqordagedo1655
    @boqordagedo1655 4 месяца назад +5

    iney kuf satey rabta canuga wey Jaceshahy nagta wilka😂

  • @Caliya7
    @Caliya7 4 месяца назад +3

    Anigaba aabe siyaad kadib ayaan bartay ilmaheygana hada ma barin mana baridoono.

  • @nastedave9842
    @nastedave9842 4 месяца назад +4

    Sujuuga mostly waa iska sidaa. Qabiil iska daaye abtirkeena seddex oday hadaan gaarsiina waa dadaalnay. Qoraalka afka somaliga xita dad yaraa aqaan. Ha Nala yaabina qaraaboy 😅

  • @hassahilowle-nh7nj3ru5s
    @hassahilowle-nh7nj3ru5s 4 месяца назад +1

    Waa Yaab iyo Wax lala Yaabo Ruux an Aqoon Qabyeel iyo Qabyaalad.

  • @MohaaMohaa-zr9ss
    @MohaaMohaa-zr9ss 4 месяца назад +1

    Whiz bi waa dagoodia

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 4 месяца назад +6

    Wa Runtiis wa Suju Dagoodiye ah maxa Hawiye baray Saransoor kayba hada barteen dadkaas kkkk