Waraabe lateg lateg bartay ka dhig ma aqbali karo, taas ayaa keentay in Yusuf dhagaha ka fureysto waxaas oo ahalkiisa iyo degaankii uu ka yimid kasoo hadlaaya. Waxaa la yihi malaay afkiisa waxaa maqaalin u geeyay hunguri weyni. Mar dhow haddii aad maqashid Yusuf xanuun ayaa kusoo booday oo wuu geeriyooday wiilkeeniina waan aasanay, hala yaabin ileyn hunguri xumidiisa ayaa ka dhigtay spare parts.
Alah gabadhu markii hore si quman bay u hadlaysay.lkn markii danbe way caytanday. Iyadoo leh nag hawiye ah ban ahay. Marna ogadeen. Ninka yusuf ah muxu dad walay. Fadumo malaha way dhoofsanaysay yaaab😂😂😂😮😮😮😮
HOOYOOYINKA CIYAALKA KA DHUMAY IN LA DHACO LABADA SHILIN LAGA FURTO DHIBTA LOOGA FAAIIDEESTO MA WAX FIICANBAA ADER TUUGA UMADA WAALAGA QABAN SI MAAMOOYINKA CARUURTOODA U RAADSADAAN
Waxaan kaa codsanayaa weriyaha idaacada aan aad waydiiso qoyska hada gacanta ku haya reer aaba Yoonis in ay Yuusuf ka soo hadal siyaan si u isu difaaco hadii ay dadkiisii yuusuf rumaysan waayeen oo hawada hadlaan si live ah isaga beshaasi uu ka dhashay Hana weydiiyaan Yuusuf cidii korisay deganayd waladayo si ay u Kala saaraan dadkan isagu waa in uu rerkaasi so bandhigaa Ama adigu weriye rer waladayo xidhiidh la samee odayaasha ugu macquulsan beladkaa si ay u cadeeyaan in uu ku koray halkaa iyo in kale
Hooyadaan wiilkeedu kucaasiyay Yuusuf qalin shubato sifiican baay u sooqarxisay waayna Mahadsantahay xogta intaas la eg dadka lawadaagtay.
MAMADAN wiilkeeda isku magaalo ban joogna wxba kuma sii tiigalayo lkn arintaas wx baan ka ogay siday ugu soo halgantayna ooy uso dhaafisay saxarah wn ogay
Subxaanallah maama u ducee wiilkaaga qalbigiisa Allaha kuu soo jeediyo illaaheey idamkii
Hooyadaa wiilkeeda ku caasiyey allaah haw soo jeediyo xaq waalidnimo allaah ha garad siiyo wiilkaa
WAXASI WAA WAXA UU WIILKAGU KAAGA CARRYE
Mamadan aad ayeey u wanaagsantahy ilaahay qalbiga ha u dajiyo😢
Ninkaan tuuga ah maxakamad halatiigsado masaakiinta uudhacay xoolohoodiina haloogaqaado xabsina halugutuuro
maamada waxaa fiicnayd iney cod ka duubto yuusuf inuu xoolo doon yahay qof walba waa ogyahay illaaheey umada haka qabto😢
Islasntu caadi maaha run Bay sheegtay
Lahjadiisu qaa Raxanweyn, ciddii Bay & Bakool ku dhaqantqy baa garan karta.
Ninkaan soomaaliba uma eka si fiican hadii loo ego alle ayaa xaqiiqda og subhanallah
dadku kaqarabanayay badkamidtahaye sababtu kugu sirwaramayo maxaytahay waliba sirtu kusoshaqotagay sifudud kugushegay adiga yabney Lakin waxasocadeyn ah hadilagabahayo warkisa habaladhigo waaba lojeda waba bentiyo qofa subxanalah
Qoftaan aad iyo aad beey uqaldantahay maxaa ka galay subxaanallaah
NINKAAN WAA OROMO, UMADA SOMALIYEED LAGU SOO DHEXDAAYAY. HALAGA QABTO.
Maanadan wareysiyo badan nooga qaad, waa dhaqan yaqaan, inkastoo ay marmar caydu ka tan badanayaan.
Ilaahayow wiilkeeda u soo celi, ya Rabbi 🤲🏽
Bal ka warama hadii uu midka uu raacaya asna uurabo in uu kalyaha kala baxo kkkkkkkkk
Subxanallah ilaahow yufus umada ka qabo
25 bn nahay hal diyaarad baa na qaadi kkkkk xariif
እናትየው ተናደደች።
Adiga maxaa kaagalay haduu sheegtay gari kombe. Midakale yantaarta waa gari
waa tuug qaain ah oo walidka dhiban sii dhameystiraya waa cadow walaadiinta dhawac ah dhameystiraya miyaad ku raasan tahay arinkaas waxaa tahay caasi waalid ma naxe ah adiga oo kale ama saaxiibkiis la shaqeysta ayaad tahay
Sheekada yuusuf musalsal aan caadi aheyn buu noqdey😂cajaaib
Asc
Waraabe lateg lateg bartay ka dhig ma aqbali karo, taas ayaa keentay in Yusuf dhagaha ka fureysto waxaas oo ahalkiisa iyo degaankii uu ka yimid kasoo hadlaaya.
Waxaa la yihi malaay afkiisa waxaa maqaalin u geeyay hunguri weyni.
Mar dhow haddii aad maqashid Yusuf xanuun ayaa kusoo booday oo wuu geeriyooday wiilkeeniina waan aasanay, hala yaabin ileyn hunguri xumidiisa ayaa ka dhigtay spare parts.
Ninks tuug farsamesan
RUNTA IYO BEENTU ISUMA EGA
DNA CANDHUUFTA FARUURYAHA sare hoostoodaa laga qaadaa carabka lagama qaado
Kkkkkkkkkkk waa maleenayay
Maalintaan arkay baan luqadiisa baan ka shakiyey
Adeero shaqo kale ma haysid miyaa, waa la ogaaday Inuu qaldan yahay maxaad kaga raacsan.
Waxaa la yiri maxaan cunaa ayaa meel martay waxaa ka hortimid aan ku cuno weyna cuntay yuusuf waxaan ka baqayaa in isperpartis laga dhigta
Aduunkan hadaba wax kaayaabiya baad arkaaysaa ama maqlaaysaa caasi waalid-diinka baa ba kasiidaran,Yuusuf qalin shubato.
ninkan inu benala yahay wey iska cadahaay lkn mamadan maxad kafahan ten ninka wan isku kala dadi yey lex mahey karabtay talow
Subxanallaah
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk caadi maaha dariiid fariidi dhashay dheh
Waa sixiroole waa kuwii yaxaaska ku shaqaysanjiray reerahan waa dad uu qataartaye .iyaga halaga daweeyo sixirka
Maxaa loo waayay dadkii aaday adis ababa
qofkan dadqalka. ah ee. gaboobey. ilaa wiil yarmaahee. sheeko Kala jirta meeshan.
Cawaandi wixii Facebook ay Ka arkaan waa iska rumeysanayaan, war dadkan in la dhaco waxaa Ku haboon yahiin.
Maxa qaldan war marrexaanoow haddi yuusuf idin Diiday maxaad uga been sheegaysaan iLaahay kacabsada marrexaanoow
Dadkii kaxaystay yusuf mawaxay noqdeen tuugo tuug kaxaystay
Alah gabadhu markii hore si quman bay u hadlaysay.lkn markii danbe way caytanday. Iyadoo leh nag hawiye ah ban ahay. Marna ogadeen. Ninka yusuf ah muxu dad walay. Fadumo malaha way dhoofsanaysay yaaab😂😂😂😮😮😮😮
Kkkkkk waxaa laga yaabaa iney labada dhinac reer abti iyo reer aabo u yihiin
Islaanta yusuf. Shukaansi. Ayaa ka dhaxeeyay . Fahan
Swtv samali wadani adigu ma xumaanta bini'aadam ayaad dabahashaa ilaahay ka cabso ilaahay wuxuu yiri inta aad dadka ceebtiisa Ku maqantahay ana taada ayaan ku maqanahay
HOOYOOYINKA CIYAALKA KA DHUMAY IN LA DHACO LABADA SHILIN LAGA FURTO DHIBTA LOOGA FAAIIDEESTO MA WAX FIICANBAA ADER TUUGA UMADA WAALAGA QABAN SI MAAMOOYINKA CARUURTOODA U RAADSADAAN
Anigu mar horaan qoyaasey inu tuug yahay yuusuf
Adinka ninkaan maahee camal kale malehidiin miyaa
Soomali waa warjeceeshahay maxaloohaysta markastaloohaysata
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waali mareykan la dhaho buu qabaa waa ninkii yiri isagoo wax baafin layn maraynkan ah baa iska warejiyey oo gabar siiyey
Ninkaan waad ogaantontan kilyaha ayaalaga baxsandoona.
Nin curyaan ah buu hayn awal dareenay in ninkas dan ay u kaxaysteen garikoombe isna wuu ku danaysan
Haduu dilana nin baa yiri afgooyaan wada joogi jirnay dad hadana wuu Soo laayay dadka qofka saas u dhacaayo see u aaminee curyaana caawin ma maayo
Omaxay kufalayan isagiimabarabe
Waxaan kaa codsanayaa weriyaha idaacada aan aad waydiiso qoyska hada gacanta ku haya reer aaba Yoonis in ay Yuusuf ka soo hadal siyaan si u isu difaaco hadii ay dadkiisii yuusuf rumaysan waayeen oo hawada hadlaan si live ah isaga beshaasi uu ka dhashay
Hana weydiiyaan Yuusuf cidii korisay deganayd waladayo si ay u Kala saaraan dadkan isagu waa in uu rerkaasi so bandhigaa
Ama adigu weriye rer waladayo xidhiidh la samee odayaasha ugu macquulsan beladkaa si ay u cadeeyaan in uu ku koray halkaa iyo in kale
Adiga maxaa ku daba dhigay ninkan waa yabe
Waa runteed walahi waa Naag nool noolow weligaa hg Saleebaan labada Unug waa inay Cadaado heestaan oo Tuugaan Ilmo Lagu aamiin gabadha kale ee laba wiil U haystaan ha haysto degaankeeda ninkaan Tuuga ah ilmahaas halaga ilaaliyo Kkkkkkkkkkkk
Ninkan reerka qaatay maxay ku falayaan waar ya ilahay yaqaan
Waala xiray
Wixii horaba caaway ugu darantaha
Hb
Somali Wadani Tv iyo falanqeeya Axmed waa cabsi cabsi. Qof uu tooshka kushido oo aan cabaadin lama arag kkkkkkkkkkkkkkk
Waa barasho yuusuf baaris dhab yaa lagu hayaa ogow 3 cesho ama 2 casho war aad la yaabtaad maqli anaa yaaban
Kkkkkkkkkkk
ADIGA YUSUF MAAHEE HAWL KALE MA LIHID MIYAA?SUBXAANALLAAH
TUUGADA IN LA QABTO MAXAA KU DIIDEE