CAQABAD WEYN OO SOO KORORTAY | Qaadashada leysinka Canada 🇨🇦

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Caqabad horleh oo soo foodsartay dadka doonaya leysinka Canada

Комментарии • 19

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 Год назад +2

    Wa qfkii koobad an arko meel an u qalmin jooga Soomaaliyey wiilka sidu inoku hagar baxo subscribe ugu hagar baxa 100k aan gaarsiino ugu yaraan

    • @MaaliTV
      @MaaliTV  Год назад +1

      Thank you so much dear sister. Dhiiri galin ayay ii tahay hadalkagu. Mahadsanid abyo

  • @zuhayb9
    @zuhayb9 Год назад +3

    Keep going Zhp vlogs iyo mawduuca aad iskudhwxwado aad Buu Usoo jiidasho badanyahy keep going soo badi

  • @atax7
    @atax7 Год назад +1

    thank you bro 😊

  • @abdalla8869
    @abdalla8869 Год назад +3

    sxb license Uganda oo original hadu yahay oo 6months wato Class5 road test mala ii ogaalanaya?
    Misa GDL baa la i siinaya imisaana GDL-ka qofka wadanaya?

  • @caashocuud6476
    @caashocuud6476 Год назад +1

    Fadlan isoo jawaab wll

  • @engabdirahamanomar6565
    @engabdirahamanomar6565 Год назад

    Waa war wangsan waayo qofka qaata license qaldn hdd wadato dadka iyo dalka waku halis.

  • @dalmarmustafa441
    @dalmarmustafa441 Год назад +1

    Mid Kenya ayan keenay sanad kahor Hadana leesan canada wataa Saamayn maygu yeelanayaa

    • @MaaliTV
      @MaaliTV  Год назад +1

      Maya sxb wad ka gudub tay adigu

  • @naimoabdullahitarabi5385
    @naimoabdullahitarabi5385 Год назад +2

    Wll waxaan jooga Uganda waxaan haystaa cards qoxootiga wax aan ehel nahay canada ma joogaan wll waxaanan danaynayaa dalkaas canada si aan uga apply gareeyo online canada waxaan kaa rabay macluumaad fadlan email kaaga ee soo dir oo ila wadaag wll fadlan
    Mahadsanid

    • @MaaliTV
      @MaaliTV  Год назад

      Walal email ka wuxu ku qoran yahy mesha hose ee description ka video yada inta badan

  • @yaxaycalimaxamed7678
    @yaxaycalimaxamed7678 Год назад +1

    Wll wan ku salaamay
    Waxan haystaa basboor iyo eydhikaar waxan u baahanahay in an u soo safro canada siden u helaa visaha plz iiga soo jawab waa codsi🥺🥺

  • @caashocuud6476
    @caashocuud6476 Год назад +2

    Mid original Ethiopia ah aan kasooqatay Malayga aqbalayaa

    • @MaaliTV
      @MaaliTV  Год назад +1

      Ok waye insha alh

    • @caashocuud6476
      @caashocuud6476 Год назад +1

      Abowe shahaado original ah oo degree cafimaad Ethiopian ah iyada malayga aqbalayaa wll fadlan taasna iga jaahil bixi

    • @kamal-hassan
      @kamal-hassan Год назад +2

      @@caashocuud6476 haa wll qaali Caasho

  • @haki617
    @haki617 Год назад +2

    dhibatada waxa weya uganda lysine lacag 150$ aya bixin ado guriga jooga aya lagu keena mid fake lagu kena

    • @haki617
      @haki617 Год назад

      @@adnanali-rn4jv qofkay ku xirantahy hada sida sharciga uma marto mid saxan hele exam ka gudbto hada lalush bixzo mid fake systemka dowlada ku jirana lagu sina lkn uganda ku dhex wadan karta dolwada ma kugu qabsanayso