Maali Media
Maali Media
  • Видео 107
  • Просмотров 450 299
DABEECADO CAJIIB AH OO AD KU ARKI DOONTO WADANKAN CANADA
Welcome to Maali Abdalla
Contact us on:
info@maalimedia.com or visit our website :
www.maalimedia.com
maaliabdalla2000@gmail.com
Просмотров: 179

Видео

5 ARIMOOD OO GUUL KUU HORSEEDI KARA NOLOSHADA CANADA
Просмотров 5622 часа назад
5 TALO OO GUUL KUU HORSEEDI KARA NOLOSHADA CANADA Welcome to Maali Abdalla Contact us on: info@maalimedia.com or visit our website : www.maalimedia.com maaliabdalla2000@gmail.com
Vlog Caata ah | magalada calgary #somalidacanada🇨🇦 #noloshacanada
Просмотров 2024 часа назад
Welcome to Maali Abdalla Contact us on: info@maalimedia.com or visit our website : www.maalimedia.com maaliabdalla2000@gmail.com
MUUQAAL CUSUB | DOWNTOWN KA CALGARY iyo SOMALI BBQ LUNCH
Просмотров 1 тыс.9 часов назад
Welcome to Maali Abdalla Contact us on: info@maalimedia.com or visit our website : www.maalimedia.com maaliabdalla2000@gmail.com
Xaalada Magaalada Calgary-P1
Просмотров 1149 часов назад
Welcome to Maali Abdalla Contact us on: info@maalimedia.com or visit our website : www.maalimedia.com maaliabdalla2000@gmail.com
WAREYSI | shaqada iyo nolosha soomaalida Calgary, Canada
Просмотров 87812 часов назад
Welcome to Maali Abdalla Contact us on: info@maalimedia.com or visit our website : www.maalimedia.com maaliabdalla2000@gmail.com
XIRFADO DHAQAALE FIICAN LAGA SAMEEYO DALKAN CANADA - part 1
Просмотров 1,8 тыс.3 месяца назад
XIRFADO DHAQAALE FIICAN LAGA SAMEEYO DALKAN CANADA - Part 1 OF 5 Welcome to Maali TV Contact us on: info@maalimedia.com or visit our website : www.maalimedia.com
WARBIXIN | NOLOSHA & SHAQOOYINKA CANADA 2024
Просмотров 5 тыс.3 месяца назад
WARBIXIN | NOLOSHA & SHAQOOYINKA CANADA 2024 Salah oo ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada edmonton kana shaqeysta ayaa inooga warami doona guud ahaan nolosha canada iyo shaqooyinka dalka. Cinwanka Salah ee TikTok halkan ka booqo: www.tiktok.com/@hunter_os Welcome to Maali TV Contact us on: info@maalimedia.com or visit our website : www.maalimedia.com
5 Xeeladood oo kaa caawin kara in ad dhaqso hesho shaqo dalka Canada
Просмотров 9784 месяца назад
Welcome to Maali TV Contact us on: info@maalimedia.com or visit our website : www.maalimedia.com
Safar gaaban oo an ku tagey Vancouver BC
Просмотров 6407 месяцев назад
Welcome to Maali Media Inc., your go-to destination on RUclips for cutting-edge marketing insights, dynamic advertising strategies, sleek web design tips, and business development know-how. Based in Calgary, Canada, we're not just a channel; we're a dynamic force dedicated to helping you navigate the digital landscape with creativity and innovation. Discover in-depth content that explores the i...
QAABABKAN LACAG KU SAMEE MAREYKANKA ADIGO KUCUSUB
Просмотров 1,7 тыс.Год назад
👉 Adeeg yada web design ka, xayeysinta google iyo facebook halkan nagalaso xiriir Email us: maaliabdalla2000@gmail.com Linkyada muhiim ka ah: TikTok Account halkan kagasoo biir: www.tiktok.com/@realmaali Telegram Page ka Halkan kagasoo biir: t.me/ 6g0wBJwTp5IwMjcx Daawada Timaha Bixisa: amzn.to/3ZGnXQ2 Instacart ka kasheqeyso hadi ad Canada jogto: bit.ly/3Y14iIQ Ka shaqeyso Fiverr ka halkaan ka...
PASSPORT-KA CANADA | MAXA LAGAGA BAHANYAHAY SI AD U QADATO?
Просмотров 5 тыс.Год назад
👉 Adeeg yada web design ka, xayeysinta google iyo facebook halkan nagalaso xiriir Email us: maaliabdalla2000@gmail.com Linkyada muhiim ka ah: TikTok Account halkan kagasoo biir: www.tiktok.com/@realmaali Telegram Page ka Halkan kagasoo biir: t.me/ 6g0wBJwTp5IwMjcx Daawada Timaha Bixisa: amzn.to/3ZGnXQ2 Instacart ka kasheqeyso hadi ad Canada jogto: bit.ly/3Y14iIQ Ka shaqeyso Fiverr ka halkaan ka...
Si fudud ku ogow waqtiga ay qaadaneyso dacwadada iyo halka ay mareyso?
Просмотров 4,4 тыс.Год назад
Si fudud ku ogow waqtiga ay qaadaneyso dacwadada iyo halka ay mareyso?
DAAWO SAFARKI DHULKA CALGARY ILAA VANCOUVER
Просмотров 2,4 тыс.Год назад
DAAWO SAFARKI DHULKA CALGARY ILAA VANCOUVER
QURBAHA: DIYAAR GAROW-GAN SAMEE SI AD U GUULEYSATO
Просмотров 3,7 тыс.Год назад
QURBAHA: DIYAAR GAROW-GAN SAMEE SI AD U GUULEYSATO
MA OGTAHAY IN MAREYKANKU BILAABEY GROUP 5? KA FAÍDEYSO HADA
Просмотров 1,1 тыс.Год назад
MA OGTAHAY IN MAREYKANKU BILAABEY GROUP 5? KA FAÍDEYSO HADA
OGEYSIS: DAWLADA GOBOLKA ALBERTA BIXINEYSA LACAGO FREE AH
Просмотров 1,3 тыс.Год назад
OGEYSIS: DAWLADA GOBOLKA ALBERTA BIXINEYSA LACAGO FREE AH
INTA AADAN GAARI KA IIBSAN QURBAHA DAAWO VIDEO-GAN
Просмотров 2,7 тыс.Год назад
INTA AADAN GAARI KA IIBSAN QURBAHA DAAWO VIDEO-GAN
MAXAA KASOO KORDHAY ARIMAHA TRUCK WADIDA CANADA
Просмотров 1,1 тыс.Год назад
MAXAA KASOO KORDHAY ARIMAHA TRUCK WADIDA CANADA
TAHRIIBKA MAREYKANKA-XOG & TALOOYIN MUHIIM AH
Просмотров 43 тыс.Год назад
TAHRIIBKA MAREYKANKA-XOG & TALOOYIN MUHIIM AH
WAREYSI : TRUCK-LE SOMALIYED OO KA WARAMAY WADIDA GAADIIDKA WAWEYN.
Просмотров 13 тыс.Год назад
WAREYSI : TRUCK-LE SOMALIYED OO KA WARAMAY WADIDA GAADIIDKA WAWEYN.
SIDAN KU HEL GURI AAD KIREYSATO ADIGOON WELI SOO GAARIN DALKA!
Просмотров 1,9 тыс.Год назад
SIDAN KU HEL GURI AAD KIREYSATO ADIGOON WELI SOO GAARIN DALKA!
DHANKEE KA HELI KARAA GURYO RAQIIS AH OO AN KIREYSTO?
Просмотров 3,1 тыс.Год назад
DHANKEE KA HELI KARAA GURYO RAQIIS AH OO AN KIREYSTO?
WARARKA CAAWA & ARIMAHA CANADA
Просмотров 2,5 тыс.Год назад
WARARKA CAAWA & ARIMAHA CANADA
Q&A : ARIMAHA SHARCIYADA CANADA
Просмотров 2,2 тыс.Год назад
Q&A : ARIMAHA SHARCIYADA CANADA
WARARKII UGU DAMBEEYAY ARIMAHA SOCDAALKA CANADA
Просмотров 2,1 тыс.Год назад
WARARKII UGU DAMBEEYAY ARIMAHA SOCDAALKA CANADA
DALAL YURUB AH OO OGOLAADEY IN LOGU SAFRO PASSPORTKA SOOMAALIGA
Просмотров 986Год назад
DALAL YURUB AH OO OGOLAADEY IN LOGU SAFRO PASSPORTKA SOOMAALIGA
CAQABAD WEYN OO SOO KORORTAY | Qaadashada leysinka Canada 🇨🇦
Просмотров 2,5 тыс.Год назад
CAQABAD WEYN OO SOO KORORTAY | Qaadashada leysinka Canada 🇨🇦
SI DEG DEG AH U SAMEE 8-DAAN ARIMOOD MARKAD CANADA TIMAADO🇨🇦
Просмотров 13 тыс.Год назад
SI DEG DEG AH U SAMEE 8-DAAN ARIMOOD MARKAD CANADA TIMAADO🇨🇦
SHAQOYINKA DUMARKU KA SHAQEYAN CANADA & LACAGTA LAGA SAMEEYO
Просмотров 4,6 тыс.2 года назад
SHAQOYINKA DUMARKU KA SHAQEYAN CANADA & LACAGTA LAGA SAMEEYO

Комментарии

  • @AhmedAli-fw7yl
    @AhmedAli-fw7yl 4 часа назад

    Masha Allah Shukran in badan mas uul sare

  • @abdullahiomar7952
    @abdullahiomar7952 5 часов назад

    @maali Sxb waxan ku nolahay grande prairie AB hawl yar bn donayey inad iga jahil sarto so melan Kala so xiro ilaso wadag Insha Allah Shukran

    • @MaaliTV
      @MaaliTV 5 часов назад

      Sxb email ka hoos ku qoran mesha description ka igaso qabo ama facebook ga ama tiktok ga kulli meesha ayay ku qoran yihiin . Markas ayan kuso dhigi karaa number kayga halkan wa public maso dhigi karo sxb. Mahadsanid

  • @hassanfalastiini820
    @hassanfalastiini820 12 часов назад

    Zxb visihii casuumaada maa la joojiyey mise Waa lagu iman karaa

  • @user-tu3fq8nv9d
    @user-tu3fq8nv9d 14 часов назад

    Edmonton alberta tak oo kasoo waran xalkeeeda ok pro

    • @MaaliTV
      @MaaliTV 14 часов назад

      Hye sxb insha Allah. Mahadsanid sxb

  • @user-tu3fq8nv9d
    @user-tu3fq8nv9d 14 часов назад

    Siyabaha lagu yimaado kasoo hadal zxp ❤❤

  • @MaxamedaliHaybe
    @MaxamedaliHaybe 16 часов назад

    Wll burco somaliland ban kala socda zxp dawashadad ayan ku dalxisaye noso badi wll

    • @MaaliTV
      @MaaliTV 16 часов назад

      Woow masha allh waa burco wa magalo an jeclahy in an tago insha alh

  • @ahmedabdi0
    @ahmedabdi0 17 часов назад

    Wll bulshada wax badan aya ufa ideenaysa Mahadsanid wll

  • @AbdullahiAbdisamad-vs4nl
    @AbdullahiAbdisamad-vs4nl 18 часов назад

    Maali sxb mhdsanid wax badan bn ka faaiday waxan ka mid ahy dadka kugu xiran waqti dheer oo dalki sonalia jooga

    • @MaaliTV
      @MaaliTV 17 часов назад

      Mahadsanid taliye

  • @user-tu3fq8nv9d
    @user-tu3fq8nv9d День назад

    Zpx vidiyowyada sooo badi

  • @AbdkarimWarsame
    @AbdkarimWarsame День назад

    Thanks pro

  • @indhadeeraleey5029
    @indhadeeraleey5029 День назад

    Alloow warku war ma yahay, part two insha Allah usamee khaladaadka la iska ilaalin ma yara Fiicnaan laheydaa inaan heli laheyn wax nooga diga markaan cusbeyn

    • @MaaliTV
      @MaaliTV День назад

      Mahadsanid walalo hye insha alh

  • @FarahGaab-uv9gs
    @FarahGaab-uv9gs День назад

    Waxa Badan Ka Faadiya M. A

  • @artistegraphics9818
    @artistegraphics9818 День назад

    Sxb wanku wataa

  • @Catttttyyy
    @Catttttyyy День назад

    Zxp ka soo hadal sida loogu tago xirfadaha mechanical aircraft engineer zxp in badan kuuusoo qoreee😢😢

  • @AbdiwaliAbdullahi-gf3hx
    @AbdiwaliAbdullahi-gf3hx День назад

    Sxb mali aad baa umahadsantahay waxa kale ino so tabisa sida ay dadka ugu suuurta gasho salaada iyo shaaqada iyo sida masaajidada uhelan dalaad jamaaco ah

  • @shaaciraxmed9967
    @shaaciraxmed9967 День назад

    Sxb hore usoco

  • @MaxamedaliHaybe
    @MaxamedaliHaybe День назад

    Mashallah zxp sida wax nugu soo gudbi

  • @abdikafibosska645
    @abdikafibosska645 День назад

    I have been watching your videos over 3 yrs Wad kumahadsantahay sida xogta rasmiga ah Mar walba noola wadaageyso🙏

  • @AbdkarimWarsame
    @AbdkarimWarsame День назад

    Waad iisheegtaa disability benefits ka waa imisa ana lacagta naafada

  • @ALeo756
    @ALeo756 День назад

    Marlborough mall waa wada immigrants ganacsiyada u badan 3 months ago ayaa iigu dambeysay

  • @alhudaquraancenter1635
    @alhudaquraancenter1635 2 дня назад

    Asc maal media .... Wll waxaan rabay inaan kula wadaago arin muhiima may dhaafi kartaa meel aan kala soo xidhiidho....mahadsanid

  • @user-cl5kk7it3g
    @user-cl5kk7it3g 2 дня назад

    Gorop 5 ka soo hadal bor

  • @user-tu3fq8nv9d
    @user-tu3fq8nv9d 2 дня назад

    Zxp mali ado magalada tareen uracaya soo dub

    • @MaaliTV
      @MaaliTV 2 дня назад

      Wa video yada ugu horeeya ee dabka saran taliye . Sida loo isticmaalo gaadiidka dadweynaya sida train ka iyo baska.insha alh

    • @Abdirisakabdirisak-g4z
      @Abdirisakabdirisak-g4z 2 дня назад

      @@MaaliTV masha allah

  • @Abdirisakabdirisak-g4z
    @Abdirisakabdirisak-g4z 2 дня назад

    masha allah

  • @Abdirisakabdirisak-g4z
    @Abdirisakabdirisak-g4z 2 дня назад

    sxp mhdsanid niyow mahamedow sxp hadii ad si update ah ujoogi lahayd hada 100k maynan ka yaraneen fadlan boodhka iska jaf lipaax

    • @MaaliTV
      @MaaliTV 2 дня назад

      Waa runta walahi .dhiirigalintiinu waa hubka kaliya ee an ku hawl galo. Mahadsanidin saxiibayaal

    • @Abdirisakabdirisak-g4z
      @Abdirisakabdirisak-g4z 2 дня назад

      @@MaaliTV sxp intaas iyo kabadanba wan ku rajaynaya ilaa 1m--10m insha allah

  • @rashiid187
    @rashiid187 2 дня назад

    Wadankii canada hindi ayaa ku xaartay

  • @MohamedOmarHassen
    @MohamedOmarHassen 2 дня назад

    ❤❤❤❤😂❤❤😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @KhadarIsmaaciil-vz4ye
    @KhadarIsmaaciil-vz4ye 3 дня назад

    Kan jaahilnimo iyo imaan la.aan ban iskugu biirty ilaaa TikTok waa sidaas uun waa wada negative

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M 3 дня назад

    11:13 halkaas meel qatar ah ayaad wadada ka jartay.

    • @MaaliTV
      @MaaliTV 3 дня назад

      Haa walhi wa left turn KhatAr ah line ki ayan dhafay anigoo sii bixi raba oo buundada kle usi socda ayan is arkay markas ayan deg deg uga haray line kaas . Very bad waaye walahi

  • @Catttttyyy
    @Catttttyyy 3 дня назад

    Zhp wxd ka soo hadashaa sida lagu tagi karo canada anoo ka soo baranaya xirfada mechanical aircraft iyo qaabka ugu fudud lacagta kugu ilaa inta aad ka tagayso sidaad u apply garaynyso iyo shuruudaha oo zxp Itoobiya ayaan joogaa oo shahaado dugsi sare ma hysto zxp waa nalagu adkeeyaa oo qasab ayaa nalagu sidee kasoo hadal zxp ilaahay baan kugu dhaariyeee ama luuqa iiga soo sheeg😢😢😢

  • @MaxamedaliHaybe
    @MaxamedaliHaybe 3 дня назад

    Welcome maali malin kasta wax noso gali zxp

  • @user-tu3fq8nv9d
    @user-tu3fq8nv9d 3 дня назад

    Horta train ma leh miyaa Canada zxp soo dub adoo racaya

    • @aminaahmed429
      @aminaahmed429 3 дня назад

      Qof ka haduu gaari haysto tareen kumasoodhacayo inuu raaco

  • @user-tu3fq8nv9d
    @user-tu3fq8nv9d 3 дня назад

    Mali vidiyada so badi teeda qababkiii ka sooo hadal zxp

  • @AbdiwaliAbdullahi-gf3hx
    @AbdiwaliAbdullahi-gf3hx 3 дня назад

    Sxb rajo waxa wada qabna in waqtiyada dhow imaano oo process baa ino socda marka sxb xalada saxda iyo skills-ka la nookaga bahanyahay ino so badi

  • @ALeo756
    @ALeo756 4 дня назад

    I miss Calgary i left 3months ago it's beautiful city really oh you're coming brigeland social insurance keyga ayan ka sameysty halka 7months ago

  • @user-tu3fq8nv9d
    @user-tu3fq8nv9d 5 дней назад

    Sooo badi zxp

  • @cabdijapaarmuztave7597
    @cabdijapaarmuztave7597 5 дней назад

    Jaahil weeyi kan wareysanayso sabobtoo hadii dhinaca ALLAH lo xagee loo aradayo ma baniadam takle wuxu leyhy meshu ugah ee la adayo masjid ALLAH ULABO OO DANBI DHAF WEYDISO brother 😢😢

  • @MaxamedaliHaybe
    @MaxamedaliHaybe 5 дней назад

    Maali noso badi inader

    • @MaaliTV
      @MaaliTV 5 дней назад

      Mahadsanid taliye. Hye sxb insha Allah

  • @Malyunahmed-zr9si
    @Malyunahmed-zr9si 9 дней назад

    Wllo canada 🇨🇦 markan maqlo wadnaha I xanuuna 😢sida aan ka aaminsana io sida aay tahay😢1 year ayaan jooga Toronto maalin ma shaqeyn ilaa hada shaqo raadis io agency istaag baa kabaha iiga dhamaaday ilaaheeey noolashan bila dhadhanka ah hanaga saaro,dhalinyarada canada wax kale aaminsan wadankiina alle ha idiin tusa nimcada taalo❤marka aan africa joogay noolasha aan ku noola io lacag aan shaqeyn baan cuni jiray raaxo lkn maxa ka danbeeyay anigoo inan yar ah io strees😢

    • @MaaliTV
      @MaaliTV 8 дней назад

      Wanka xumahay arrinkas walalo, ilahay haku fududeeyo, runti Wadankan ma ahan mid sahlan gobolkastana cabashadu wey ka imanaysa balse xagas iyo Ontario ad ayay u daran tahay malaha gobolada kale aya juu roonan lahaa bal xogo ka raadi magaaloyinka kale insha alh

    • @Malyunahmed-zr9si
      @Malyunahmed-zr9si 8 дней назад

      @@MaaliTV aad io aad thanks wllo

  • @updynajiib6732
    @updynajiib6732 12 дней назад

    MAALI ZHP WAXAAD KASOO HADASHAA SHAQOOYINKA MAGAALADA WINDSOR

  • @Mudugawi
    @Mudugawi 12 дней назад

    Sxp qof yurup jogo qabke ayu oga bixi kara asagon sharci hysanin

    • @MaaliTV
      @MaaliTV 12 дней назад

      Waa suaal wanagsan sxb wan soo baareyna insha alh

  • @user-lx2os5pu1j
    @user-lx2os5pu1j 14 дней назад

    ❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @AbdkarimWarsame
    @AbdkarimWarsame 28 дней назад

    War sifiican u hadal maxaad isla caruurayn doqon miyaad tahay

  • @HOGAAN3
    @HOGAAN3 Месяц назад

    Masha allah good information 🎉

  • @RaxMo-mk9eh
    @RaxMo-mk9eh Месяц назад

    Eritrea ayaan rawaa

  • @user-tr2dj5qs1w
    @user-tr2dj5qs1w Месяц назад

    Good

  • @Maxamed-mp8hj
    @Maxamed-mp8hj Месяц назад

    Qalpi. Majira Qaab looxateeto lootari

  • @MatiinBoy
    @MatiinBoy Месяц назад

    Yaa kuuxisey pro. Who are you

  • @AhmadMohamad-d2u
    @AhmadMohamad-d2u Месяц назад

    Kkkk waa beesaani waa reer nugaaleed ama reer mudug ninkaasi.