Q&A : ARIMAHA SHARCIYADA CANADA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Video gan Waxan ku eegi doona suaalaha ad comments ka iguso qortaan oo ad doonayo in an wax ka iraahdo wixi an fahmi karo .

Комментарии • 28

  • @abdihamidabdullahi7855
    @abdihamidabdullahi7855 Год назад

    Mahadsind zxb mrka hore zxb waxad kaso hadsha group 5 io dadki xareystay sanadki 2020 ila. 2021 janiskoda bixtanka aqbaar naga keen thank you

  • @sahrayuusufsheikh5339
    @sahrayuusufsheikh5339 Год назад +1

    Wll waa jeclahy inaa Canada 🇨🇦 sidee ku imaan karaaa?

  • @mohussein2241
    @mohussein2241 Год назад

    Maali zxb aad bn ku salamaya zxb wxn ku weydiyy Canada ayaan raba ardeynimo Inn ku imaado marka kaarka dagananshaha ma helaya iyo Inn wadanka si sharci ah uga shaqeyo xiita hdn waxbarashda dhameeyo

  • @surad685
    @surad685 Год назад

    Sxb waan ogahay inay latalinta dadku ay yara culays tahay lkn qadartu wameesheeda.
    waxan jooga Kampala waxana raba inaaan soo aado Canada marka waxan haystaa jaanis layiri kaladooro barashada labadan xirfadood 1-Mobile repairing 2-automotive repairing
    kee ina adeer isdhihikartaa jeebka wuu ufiicanyahay? Thank you walakay

  • @khaalidaxmed1315
    @khaalidaxmed1315 Год назад

    Mahadsanid wll

  • @aayah5210
    @aayah5210 Год назад +1

    🙋

  • @abdifatahabdilahi8462
    @abdifatahabdilahi8462 Год назад +1

    Zhp waan kaaga mahad celinayaa sida wanaagsan eed noogu soo waranto anigu waxaan ku waydiiinayaa adiga oo mahadsan construction helper ma ku iman karaa wllo

    • @MaaliTV
      @MaaliTV  Год назад

      Wan eegaya sxb insha alh

  • @fuadamiir6785
    @fuadamiir6785 Год назад

    Sxp barnamijka canada ey bilawday ee pathway kaso hdl

  • @mankeyinamohamedsalah5988
    @mankeyinamohamedsalah5988 Год назад

    Zxp dadka isla socdo hadii ay kala dameyan maqa Bil ay kala damanayan??

  • @atax7
    @atax7 Год назад

    sxb five group uganda kasohadal tnx

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 Год назад

    Mnsha allh abowe

  • @ahmedcadani9582
    @ahmedcadani9582 Год назад

    Wlashey bixi rabta malmahn mrka awod ma u ledahy in ay iso dacwoto muddo koban wll mali?

  • @kaahmedia8041
    @kaahmedia8041 Год назад

    Halka ka wad sxb qli arimaha

  • @amurahalowsahalamurahalows4982

    MAALI TV wll ano ceerta qadanaya waxna barnaya shaqa yar dhor sacdo ah makushaqeysn karaa

    • @MaaliTV
      @MaaliTV  Год назад

      Haa walalo wa lagu ogol yahy hadi ay waqti koban tahay lkn lacag badan oo ku dhow tii lagu siin jiray in ad sameyso lama ogola

    • @amurahalowsahalamurahalows4982
      @amurahalowsahalamurahalows4982 Год назад

      @@MaaliTV wll intee kala soxariraa ado maxadsn piz

    • @amurahalowsahalamurahalows4982
      @amurahalowsahalamurahalows4982 Год назад

      @@MaaliTV haa ok marka waxaa ceerta qadnayo nolsheyda iyo tii rerka somalia kufilan mala isinaa marka 1000 maqadnaa

  • @nouraabdifatah7421
    @nouraabdifatah7421 Год назад

    Walaal adeerky ayaa canada bilaha dhaw tegayee aniga canada ma iikeenikaraa

  • @dahabizizy
    @dahabizizy Год назад +2

    Sxb alberta miyad jogta

  • @Aragsan1
    @Aragsan1 Год назад +1

    Wll group fiveka Kenya kaso hadal hadda la’iibilaabay

    • @MaaliTV
      @MaaliTV  Год назад +1

      Ok walale insha alh

    • @abdullahiabdimohamed868
      @abdullahiabdimohamed868 Год назад

      Qaxooti ahaan miyaa ?

    • @Aragsan1
      @Aragsan1 Год назад +1

      @@abdullahiabdimohamed868 Haa group 5 waxaa qasaba inaa UN ka iska diiwangalisid

  • @mankeyinamohamedsalah5988
    @mankeyinamohamedsalah5988 Год назад

    Lawada Qof oo isla Socdo hadii ay kala Hor baxan maqa kala damayan?? Jawb

    • @MaaliTV
      @MaaliTV  Год назад

      Walahi ma xaqijin karo sxb dawlada ayay ku xirantahy waqtiga ay qofka kle qaadayso