Xogaha Shirarka Xasaasiga Ah ee Deni Ka Wado Nairobi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • #SubcribeHashi

Комментарии • 99

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 22 дня назад +6

    Guul iyo gobonimo puntland harti daarood barakalah fiikum.

  • @_wll____
    @_wll____ 22 дня назад +3

    Guul viva puntland ✊

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 22 дня назад +5

    34 sano ayaa Xamar dowlad laga sugayaa xumaan, qabyaalad, musuq maasuq, iyo karti xumo waxna kama naasa cadda.
    Puntland kuwa baarlamaan kusheegga ku jirana waa in laga soosaaraa Xamar.
    Xasan iyo waxma tarayaasha kale iyagay utaallaa cidday madax u noqonayaan

  • @ahmeddahir-tm7dv
    @ahmeddahir-tm7dv 22 дня назад +7

    Xamar iyo siyaasiga jooga, markuu soo celiyo hantidii uu ummada ka dhacay 1991 baa lagu aaminayaa in wax lala yeelan karo lkn imika wali isbaaradii buu wadaa oo qorigii baa qalin ugu darsamay!

    • @user-xc5vn1do9z
      @user-xc5vn1do9z 22 дня назад

      Dowlada Puntland Waxaa Lagarabaa iney (1) ushaqeyso umadii ay’kitaabka (Allaah CWJ) Gacanta usaareen. (2) iney Kafogaadaan Musuq iyo eex Sababtoo -ah waxaa kadhalanaya Caro (Allaah CWJ) wax Caro (Allaah CWJ) Keenana Marna Guul Lagu-gaarimaayo.
      U-istaaga Gude iyo Dibadba in Puntland Noqoto Wadan umadiisu kuseexa Sharci ay’kukalsoon yihiin 100% umadaha Kale ee aduunkuna Kalsooni Kuhelaan oo maalgashadaan.
      Shacabka Puntland illaa 1978 waxaa Saaaran Cunaqabateyn wax Lagusheegayo Dowlad Somaaliyeed.
      illaa 4 Generation baa Mustaqballa - aan udhamaadey. Maah maah layiraahdo waxaa yiri odey Amerikaana baa waxay leedahay
      ( all you have to fear is fear it self). Waxa kaliya oo aad kabaqdaa baqdin oo kaliya.
      10 Wadan kabadan baa Puntland kayar Dal iyo dadba qaarbaa kayar Puntland nuskeed Hadana Dal Qaniya-ah oo Madax banaan.
      Maleh Cadow aan Qof Somaaliya-ahayn Qofka somaaliga-ahu Markastana waxaa laguusheegayaa waa wallaalkaa Qof Cawaan oo Raba inuu Kugowraco.
      Waa Caqliga Busho Caqli Kaxorowdey.
      Bisiq Sarmaan

    • @husseincaatoofficial4321
      @husseincaatoofficial4321 22 дня назад

      Xoolo garoowe miyaa ma shaaiq joogtaa marka
      War xamar afka kala wax
      Wiligiin ayaad ka xumaan jirteyn nolosha dalka iyo dad iyo diinta
      Wili ma dhacday intii dowlad nasoo martay hal dowlad eey la shaqeeyen xayawanland marka laga reebo dowladii xasuuqa shacabka ee cabdulahi yuusuf AUN?

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 22 дня назад

      ​@@husseincaatoofficial4321 garoowe dad xoolohood ma dhicin mana dilin xaraan yh

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 22 дня назад

      ​@@husseincaatoofficial4321xamar guryaha kuyalay, yaahesta? Somajiraan qolo xaaraan lagu koriyey, hadana dhalinyera ah ama ilaa 40 jir ah kuwaso dhaxal ahaan uqaaty hantidii maguurtada ahed oo laga qaxay dagaaladii sokeeye.
      Runtii waxaan ogahy wiil dhalinyera ah oo gurigii abihisa raadinayey baa loodiidy, kadib maxkamadaha gobolka banadir buu gal dacwaded kafurty si u uhelo gurigiisa. Marka kiiska sodhawady wiilkii waladily. Yaab iyo amakaag bay noqoty.
      Waxan Kalo aqanaa. Nin 2 boos kuhabsady 1991kii. Qofkii lahaa baa u yimid 2014kii ninkii wuu diiday inu wareejiyo guryaha.
      Waxu shardi kuxiry boos hala iigado ama guryaha mid kamid ah hala isiiyo. Ninki nus boos loogaday, oo loodhisy.
      Hada odeygaas wuu Nolaa markaan ogaa isago xanusan hadalka kudhagy. Hada ma aqan melu kudambeeyo.
      Somalida dhan dulmiga iskama qabtaan kuwa Xamar joga wayba kadaranyihin 99%.
      Alla hanaga qabto inta dulmiga wado iyo inta kuqanacsan dulmiga & xoolaha dadka kle.

  • @SShire-x3i
    @SShire-x3i 22 дня назад +3

    Thanks to 🇺🇸

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 22 дня назад +6

    😂❤❤❤❤❤vivo Puntlandi❤

  • @SShire-x3i
    @SShire-x3i 22 дня назад +1

    Thanks to 🇪🇺

  • @SShire-x3i
    @SShire-x3i 22 дня назад +1

    Thanks to 🇬🇧

  • @snw9257
    @snw9257 22 дня назад

    Wax tarkodad wax yeladooda aya ka badan . Horjogayasha Somaliya aya nogadaran cadawga xalane iyo Nairobi joogaa

  • @SShire-x3i
    @SShire-x3i 22 дня назад +1

    Thanks to 🇸🇪

  • @user-rm9qp4fs3t
    @user-rm9qp4fs3t 22 дня назад +4

    Republic of puntland

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse 22 дня назад +1

      😂mamul gobaled ka puntland af kaga ma kari waaye😂

  • @user-ez5rz6fk5z
    @user-ez5rz6fk5z 21 день назад +1

    Neefka dhulnbte cuqdad ayaa ka buuxda adeer dani waa ninki hooyada oo dhagax tuuraysa xoreyay neefow somalia wax la dhaho ma jiro

  • @SShire-x3i
    @SShire-x3i 22 дня назад +1

    Thanks to 🇰🇪

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 22 дня назад +2

    Labadii.xaqdaro.kuheshiiyey.xaqa.ayey.kukala.tagaan.dani.&xasan..markii.horoba.kuheshiiyey.xaqdaro

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 22 дня назад

      Marexan tuugo iska ooy afwayne wacaladisii

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 22 дня назад +2

    Guul iyo gobanimo dowlada Puntiand puntiand waa dowlad ka facweyn mida muqdisho mana ahaa mamulada yar yar ee cashuurta muqdisho afka logu guroo damal jidid bood ama ha boodin waxba kama duwana Bisad yar oo meelahas ka yoowle 😂

  • @omohaji
    @omohaji 22 дня назад

    adeer dani waxaan ku taageer sanahay puntland first

  • @FutoXar
    @FutoXar 22 дня назад

    God bless AMERICA 🇺🇸

  • @SShire-x3i
    @SShire-x3i 22 дня назад +1

    Thanks to 🇺🇳

  • @mahamedwarsame1214
    @mahamedwarsame1214 13 дней назад

    Waa jaajuus in la soo xiro

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 22 дня назад

    Xaashi !! Ma ilawday markii Dani -
    Doorashadiisii labaad Xasan intuu
    Gogol mana deed Dhigay Xasan !
    Diiday marar badana Dani yiri -
    Dawlada waan la hadlaynaa !!

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 22 дня назад +1

    bismillah asc reer galbeed iyo kuwa kale intaba dal iidhisi maayaane illamaa lahelo hogamiye muwaadin ah oo illahey noosoo bikaaciyo xasan waa abris waana cadawga dalka iyo dadka somaliyed sidokale waxa lamida m biixi qiyamki somaliyed baal madow ayey taariikhda manta jirta kadhigeen labadaan oo dalka iyo dadka laga qaban wax hagaagaa maleh

    • @husseincaatoofficial4321
      @husseincaatoofficial4321 22 дня назад

      Qabyaalad unbaad u hadashay ee maskiin yahey iska dubo canjeeradada 😂😂😂😂

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 22 дня назад

    Caqligii iyo qabyaaladdii Xasan dhiiqo midhaheedii

  • @madoobecumar1601
    @madoobecumar1601 22 дня назад +1

    wan ogeen iney imaaneyso saan markii la tuuteyey doladii hore kuwan dabadhilifkaa iyo kuwan wato

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 22 дня назад +2

    Puntland haysku tashato iskeda sida somaliland

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 22 дня назад

    Dani iyo rerkisu wajecelyiin galada

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 22 дня назад

    Khasaarihii ugu weyneyd ayey ku dambeyn doontaa.

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 22 дня назад +1

    Umada somaliyeed meel xun ayey ku socotaa xaalkeda waayo waxaa talada u haya kuwo jaajusin ah iyo kuwo un kafakaraya dhaqaalo iyo kwo aaminsan in xkukun qabiil yahay waxa ugu sareya marka Somalia waxay rabtaa dadka wadina ah mesha ayey kusocota kabad baadsha dhanaka kale marar horana waan shegay putland qabadkutahay jiritan ka Somalia

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 22 дня назад

    Koley waxweynbaa socda
    Cadowga soomaaliya
    Dangaara meesha kasocota
    Walee waa yaab

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 22 дня назад

    Waa cadowga saa inoogeley
    Xasan shiikh umada soomaaliyaed isgaa god kuridey cadowgana wuu dnyssn

  • @GGM-GUlED
    @GGM-GUlED 22 дня назад

    Somalia 🇸🇴 ❤

  • @burjilibax
    @burjilibax 22 дня назад

    Waliwaalate xeradada jugjug meshada jog faqash foqal faqash

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 22 дня назад

    Soomaaliya inlakala Iiibsado😢

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 22 дня назад

    Puntland first no more daroodsm iyo koonfur

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 22 дня назад

    xashi ilahey bana leh xasan haykalki dowlanimo wa uu kalexdey o tasturki lagu doortey hadu turey xukunkina isaga kabilowdo kuna dhamado maleh xumad lodhan yahey maleh barlaman maxa lagula shaqeyn kara

  • @whatsnew3267
    @whatsnew3267 22 дня назад

    Dani ma nairobi buu jooga

  • @user-rm9qp4fs3t
    @user-rm9qp4fs3t 22 дня назад +3

    Guul puntland

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 22 дня назад

    Doqomo.kaxun.laba.dumar.ah.oo.laisala.qabo.waa.kadaran.yihiin.xasan.&dani

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 22 дня назад

    Dal ba oow ya kuleh soomaaliya god ku dhacday

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 22 дня назад

    Dee xukuumda muqdisho fadhidad siyaasad xun oo fashilantay bey WADAA marka layaab maleh wuxuu dane walaaqayo😅

  • @farahsaid6913
    @farahsaid6913 22 дня назад +1

    Soomaalidu iyadaa israbin oo cadaw isku ah

    • @ahmedabdi684
      @ahmedabdi684 22 дня назад +1

      Hassan dalxaraaashe baaa halkaaaa dhigay Somalia

  • @youngboy5293
    @youngboy5293 22 дня назад

    Xasan Dhiiqo ha ka saarto

  • @daherosoble9975
    @daherosoble9975 22 дня назад +1

    Somaali waa u dhamaatay gaalo ayaa gacanta kudhigtay waa wixii ey raadineyday gaalo

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 18 дней назад

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @CabdiqaniSheeqroone
    @CabdiqaniSheeqroone 22 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 22 дня назад

    Waxaan aaminsanahay in Deni aheyn Nin Qurux Badan.
    Laakiin Arrimaha taagan intooda Badan waxaa Ka masuul ah Xasan Sheikh waayo Xasan Sheikh Feker ahaan Iyo Ficil ahaan wuxuu si cad u sheegtay inuu yahay Hoggaamiye kooxeed qabiili ah,taas cidna ma inkiri Karto waana loo jeedaa habdhaqanka Xasan Sheikh ma ahan mid la Oran Karo waa Madaxweyne Soomaaliyeed.

  • @mohamedogle2040
    @mohamedogle2040 22 дня назад

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @CumarXasan-p3l
    @CumarXasan-p3l 22 дня назад +1

    Faanoole fara kama qodna yaa isgaaray welli,dawaqyo badan oo xaaraan lagu dhisay waa in dhulka lala simaa,4.5 laga gudbaa oo dadku sinaadaa.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 22 дня назад

      Goofkaaga leee ku ekaaneysaa not puntland

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 22 дня назад

    Dani io madoobe
    Ayagaa Keeney xasan dhiiqo Mw Farmajo Afgobiyay Kalama roono Roole io ayeeyadii

  • @hibaq123
    @hibaq123 22 дня назад

    Waxkale noosheeg

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 22 дня назад

    Soomaali ayagaa burburiyey dawladoodii adkeyd, tii danbane ayagaa burburiyey oo u dhiibey Hassan

    • @axmedsixteen8509
      @axmedsixteen8509 13 дней назад

      Tii dambe inuu xasan uga horeeyey maad sheegtid aabahaagi quulaha ku cuni jiray xagar dheer ba wase

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 22 дня назад

    Qofkaaan dhulbahante o ooyaya fadlan gurigaaga ka talih deni hku dabo waalane

  • @faaraxcismaan6339
    @faaraxcismaan6339 22 дня назад

    Geeraar wan iska daayay lixdanki dabadeed . Arartan tirinaayay dadku aad u jeclla.niyadoo dabacday hamadoo durki wayday waxyaabay isku darmayo Barigaan wax dareemay daaha loo rogay sheegay . soo maliyaa la daboolayo. dudub weeyi madaw oo waanadu aan ka dagayne horasiyo dambase intaan daamanka waaxay. Dulka aad uduqeeyayoo la dardaarmay nin wayn.

  • @FutoXar
    @FutoXar 22 дня назад

    Boorsooyin lacagay nasoo siinayaan westernka war soomali manihin aamu talyaani baa wax noo galasn iyo ingiriis maryoolayey idinka iyo qoraxdaasaa namadoobaysaye😂war daniyow usheeg westernka qaarbaa majeerteen ahe lacagta inoo soo xaabi,kuwaa abgaal iyo mareexan iyo waa tansanian aynu soo dhoofsanay usheeg si ay beeraha inoogu qodaan, kursigiina waa kucin waynay fadhi xunta

  • @ahmedabdisalad7056
    @ahmedabdisalad7056 21 день назад

    Run maaha miyaa xaashiyow ? Eedda cidda leh saar malac malacdana jooji haddii kale xajiin hakugu kacdo markaad puntland maqasho

  • @drmohaahmedmoha5336
    @drmohaahmedmoha5336 22 дня назад

    Sodhawow

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 22 дня назад +3

    MA Dani ayaa xasan dhaamo mooryan ayaa Madax noo ah rag dhintay dalk hör boodayo subxanaallah

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 22 дня назад +1

      Deni afkaaga ka saar dameeryhy

    • @_wll____
      @_wll____ 22 дня назад

      Shuubayahy aamus

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 22 дня назад

    Comments kayga waxa Itoobiye u soo hawaysatay waxaa nagu jiro nin aad u aqli yar sida Saciid Dani oo madaxwayne goboleedyada dalka Soomaaliyeed uu kamid yahay. Waxa dalkeena bur burinaayo waa madaxwayne goboleedyada dalka Soomaaliyeed qaar kamid ah oo xadowfa Itoobiye la shaqaynasyo oo kursiga ku ilaalibaayo ciisanada Itoobiye.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 22 дня назад

      Goofkaaaga ka talih deni gurigiisu u tashtaye

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 22 дня назад

    xasan sheekh aya kaa danbeysa wayo isaga dalka daglku haya halaga qabto

  • @Mohamedibraahim144
    @Mohamedibraahim144 22 дня назад

    Dani farmaajo markuu joogay way isma ay raacsaneen lkn dani sidaan uma dhaqmi jirin

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 22 дня назад

    Qeebi oo xukun
    Somaliya waa ku deesay dowlad punt Land Edeer qabiil qaran MA noqdo

  • @user-rm9qp4fs3t
    @user-rm9qp4fs3t 22 дня назад +1

    Hargesaba waxay ku aragtey xamar baan anaguba ku aragney
    Kii madaxwyne noqdaa xukunka kaligii isasiiya mashaeenaso iyo baarlamaa laaluush kushaqeeya❤

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 22 дня назад

    Comments kayga Saciid Dani Maka tanaasulay xilkii Raysalwasaaraha dalka Soomaaliya uu ku gaystay madaxwayne Xasan Sheekh uuba naceyb u qaaday sidee nin Ogaadeen ah ugu dhiibtay oo aad ugu dhiibi waysayMajeerteen ayafa ayaa ah laandheer all Darood waa fik rada ka dhaadhacsan beelway ta Daarood In ay wax kasto ku ma telaan wax kasto oo loogu soo dava fadhiisto cid ka daba hadli Kato aanan jirin. Marka Saciid Dani waa nin u daneynasyo Emaaradka iyo Itoobiye cadayn teedana waxaa cadeeyey Saciid Dani hadalkiisii ugu dambeysay uuna ku cadeeyey in uu walaal la yahay Itoobiyan oromo uuna ar kaynin cadownimo wax ay naga qaateen aan jirin . Saciid Dani wuxuu meesga ka saaray in ay Itoobiye ay nagu haysato bada iyo dhulka Soomaaliyeed. Marka waa cadaynta in uu cadowga Soomaaliya uu hoos noogu dabaybaayo uuna la satay xadowga Soomaaliyeed.

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 22 дня назад

    Waar nio anigu waxaan ahay reer woqooyi ku dhashay magaalada burco ee caasimada 4aad e somaliyeed waxaan rabaa inan idinla wadaago arin muhiima,,,nio maadaama aynu ka somali ahaan heshiinweynay madxxii maamulada iyi DFS ay kala socdaan fikirkeeniina kaliya uu noqday qabiil qabiil iyo calamo qabiileed reer walba samaystay maro ugaara oo astaan u ah lagana tagay midnimada iyo wada jirka umada somaliyeed bal kawaram hadii aynu samYsano 3 dowladood o wllo ah jaar ah somalia somaliland iyo punthland

  • @user-it1pe9ew3l
    @user-it1pe9ew3l 22 дня назад

    Xaashi? Anoo Qabiil Matalaya Hadaan Mara Yar Ee Haraga Dameer Farawga U Eg Geel Geelu Ka Cabo Ka Lulo Ee Madaxwayne Sheegto Miyaan Beesha Lugooyo Taagero Rasaas U Badan Isiinayn

  • @_22260
    @_22260 22 дня назад

    Somaali namada aad dhulbahatoow aad raadineeysaan oo xamar taalah maxaad kuhesheen somalalind weey goosatey badiina weey iibisey hadana bishii lasoodhaafey 100m baa loofasaxay puntland waalacuna qabateeyey ssc oo xasan shiikh tageersan maxaad kahesheen xamar war dadka kafariista

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 22 дня назад

      Yaaa cuno qabateeyey puntland

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 22 дня назад

    Dani beesha caalamka wuxuu ku lee yahay puntland waxeeda ha soo marsiinina muqdisho sida aan maqlay guul ayuu ka gaarey

  • @omarmohamed7062
    @omarmohamed7062 22 дня назад +1

    Dhibatada dhan waa shacabka oo qabyalad duleeysay wali shacabka ma bislaan

  • @Cabdiraxman..Mudug.
    @Cabdiraxman..Mudug. 22 дня назад +1

    Cadowgaaga oo fursad kugu helay ma malab buu kuu shubayaa, GALAADAAS WAA CADOW FURSAD KU HELAY MUSLIMIINTA U JABTAY gaar ahaan soomalida, cida kuwaas naxariis ka sugaysa istaaga ayay ku riyoonaysaa 😂😂😂

    • @user-xc5vn1do9z
      @user-xc5vn1do9z 22 дня назад

      Gaala waxaa Kaxun kan Muslimka Sheeganaya Wax uu badbaadinayaana aaney jirin.
      Dalkii waxaa kuhabsadey Madax 100% Gaal Kaxun oo Hunguri Camal iyo Diin uyahay.
      Bisiq Sarmaan

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. 22 дня назад

      @@user-xc5vn1do9z Waa aafo lakiin kan muslimka sheeganaya waxa ka sii xaasidsan gaalka, waayo gaalku waaba kan soo tarbiyeeyay madaxda xun

  • @SShire-x3i
    @SShire-x3i 22 дня назад +1

    Thanks to 🇩🇪

  • @user-ez5rz6fk5z
    @user-ez5rz6fk5z 21 день назад

    Neefka dhulnbte cuqdad ayaa ka buuxda adeer dani waa ninki hooyada oo dhagax tuuraysa xoreyay neefow somalia wax la dhaho ma jiro

  • @user-ez5rz6fk5z
    @user-ez5rz6fk5z 21 день назад

    Neefka dhulnbte cuqdad ayaa ka buuxda adeer dani waa ninki hooyada oo dhagax tuuraysa xoreyay neefow somalia wax la dhaho ma jiro

  • @user-ez5rz6fk5z
    @user-ez5rz6fk5z 21 день назад

    Neefka dhulnbte cuqdad ayaa ka buuxda adeer dani waa ninki hooyada oo dhagax tuuraysa xoreyay neefow somalia wax la dhaho ma jiro

  • @user-ez5rz6fk5z
    @user-ez5rz6fk5z 21 день назад

    Neefka dhulnbte cuqdad ayaa ka buuxda adeer dani waa ninki hooyada oo dhagax tuuraysa xoreyay neefow somalia wax la dhaho ma jiro

  • @user-ez5rz6fk5z
    @user-ez5rz6fk5z 21 день назад

    Neefka dhulnbte cuqdad ayaa ka buuxda adeer dani waa ninki hooyada oo dhagax tuuraysa xoreyay neefow somalia wax la dhaho ma jiro

  • @user-ez5rz6fk5z
    @user-ez5rz6fk5z 21 день назад

    Neefka dhulnbte cuqdad ayaa ka buuxda adeer dani waa ninki hooyada oo dhagax tuuraysa xoreyay neefow somalia wax la dhaho ma jiro

  • @user-ez5rz6fk5z
    @user-ez5rz6fk5z 21 день назад

    Neefka dhulnbte cuqdad ayaa ka buuxda adeer dani waa ninki hooyada oo dhagax tuuraysa xoreyay neefow somalia wax la dhaho ma jiro