Tuneeladi Qasa Qeylaa kasoo yeertay & Xabsiyada Ingriiska O isbuuc ku Buuxsami Doona| Facebook O uga

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 июл 2024
  • Tuneeladi Qasa Qeylaa kasoo yeertay & Xabsiyada Ingriiska O isbuuc ku Buuxsami Doona| Facebook O ugaarsigi Xoojisay
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212.com/invite/12i...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 103

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  17 дней назад +43

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

    • @hassanhassanismael8470
      @hassanhassanismael8470 17 дней назад +3

      ❤❤❤❤❤❤❤❤allah akbar allah akbar allah akbar allah akbar falastiin

    • @adanibrahin452
      @adanibrahin452 17 дней назад +1

      Koorsadii faanoole farakama qodna

    • @deqtoon
      @deqtoon 17 дней назад

      @@adanibrahin452 marka aan dhaheynay odaygan waa benaale waa sidan oo kale aaway koraskii uu laha qamista waa heleysin xitaa wuxuu tir tira dadka kahadla korsada hadaad nasiib uyelato inaad aragto qoralkeyga fadlan kafal celi asagan ugu nastexeey inuu ilaah kabaqo oo muqlkisa usan been kashegin inaad tirahdo diintan aqana aad umada wax uga sheekto micnaha dinta adigana adan kudhaqmeynin micnaha adigaba waad ogtahay waxay diinta kadhahday

    • @Aaminashariif7
      @Aaminashariif7 14 дней назад

      السلام عليكم ورحمة الله وبركاته sheekh vedio yadaada masii qadani kara fecbook iyo tik tok sidee dat badan noogu soo biiraan shekh adigoo rali ah

    • @IidMaxamed-ir8fx
      @IidMaxamed-ir8fx 3 дня назад

      ​@@adanibrahin452 asc

  • @najibyare6841
    @najibyare6841 17 дней назад +6

    Yuhuudu waa koox argagaxiiso ah oo aduunka nabad galyo daro kawada allah ha naga qabto sharkooda ❤

  • @foosiyaabdirahman6606
    @foosiyaabdirahman6606 17 дней назад +6

    اللهم انصرهم اخواننا في فلسطين

  • @ZAADAM-no2di
    @ZAADAM-no2di 17 дней назад +7

    الهم أنصر اخواننا في فلسطين ❤😢

  • @alcadaalachannel4035
    @alcadaalachannel4035 17 дней назад +4

    Asc Sheikh Tuneel Kaliya Lama Dhihi Karo Waa Magaalada Berlin oo Kale Magaaalo Ka Hooseyso Ayaa Jirta Llaba Agaalo oo Isdul Saaran Waaye Qasana Waa Sidaas Qeyr Alaha Ugu Bishaareyo Reer Falastiin Insha Alaah

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 17 дней назад +2

    masiibo iyo burbur allah kurido yahuud mareykan aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti aamiin

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 17 дней назад +5

    allow u hili reer falastiin iyo muslimka

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 17 дней назад +1

    Subxaanallah allow yuhuu cadhadada usoo daji 🤲

  • @SameWade-d3h
    @SameWade-d3h 17 дней назад +1

    Sheekh dulmi diid Caawa waa Khamiis Course kii aaway sheekh Adigoo Mahadsan iiga Soo Jawaab Su,aashaa ❤❤

  • @user-fb1lo1yu3p
    @user-fb1lo1yu3p 17 дней назад +2

    Amiin illaahay ciyaalka somaliyeed hasoo hanuuniyo xabsiyadane Alle haka soo saaro

  • @FatimaAbdullahRahman
    @FatimaAbdullahRahman 17 дней назад

    اللهم انصر اخواننا في غزة وفي كل فلسطين 😢

  • @WadaniYare-p3m
    @WadaniYare-p3m 16 дней назад

    Alaahuma mansur iqwananamuslimiina fii falaasdhin amiin wlllyaal marwalba ducada yalaga ilaawin aan uduceyno marwalbo ilaahey hadji up nabad iyo cafimaad aad kuwabarisatey aad dhahdit alhandulilaah ducadana kudar ee wlllahena falastiin amiin amiin amiin amiii

  • @AhmedAhbro-mb2nb
    @AhmedAhbro-mb2nb 17 дней назад +1

    اللهم أتصر اخواننا في فلسطين

  • @user-of5ku3fp5o
    @user-of5ku3fp5o 17 дней назад +1

    اللهم انصرهم يارب

  • @BashirSubxanyo
    @BashirSubxanyo 17 дней назад

    اللهم انصر اخواننافي فلسطين

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 17 дней назад +1

    ألهم انصر اخواننا

  • @SagalXarago
    @SagalXarago 17 дней назад

    Illahayow rer falastin gule

  • @hassanabbey6362
    @hassanabbey6362 17 дней назад +1

    اللهم انصبر اخواننا

  • @user-np4uo1dn9q
    @user-np4uo1dn9q 17 дней назад +1

    لاإله إلا الله محمد رسول الله( ص )

  • @user-ol6yx4py4z
    @user-ol6yx4py4z 17 дней назад +2

    Sheihk koorsadii aaway

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q 17 дней назад

    Maxaabiista Reer falastiin ilaahow ugargaar ❤❤❤❤

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 17 дней назад +1

    Allah caawi reer falastiin 😢😢😢😢

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 17 дней назад +2

    1945 wixii ka horeeyey ma jirin dal la yidhaahdo Israel
    Weligoodna carabta ayay iska dhex jireen oo la noolaayeen

  • @axmedfaarax766
    @axmedfaarax766 17 дней назад +1

    4:37 Haa waa gaantaal aan qarxin oo ay dib u habeen ku sameeyeen

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 17 дней назад

    Allow Ugar gaar Reer Falastiin Yaa Rabi Oo Cadowgooda Jabi Yaa Rabi

  • @XawoAdan-bp6ji
    @XawoAdan-bp6ji 17 дней назад

    ilahaw caawi walaalaha reer falastiin

  • @Abdisamad24
    @Abdisamad24 17 дней назад

    Ilaahay baa la jira illeen waa rag jihaadayee annagana waan kaseexannay jihaadkii

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 17 дней назад

    Allah haugargaro walalehen

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 17 дней назад

    اللهم انصراخواننا في فلسطین یارب

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 17 дней назад +1

    لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 17 дней назад

    الله اكبر ولله الحمد 💪

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 17 дней назад

    Alxamduliaah

  • @M_Amiin571
    @M_Amiin571 17 дней назад +1

    🎉happy birthday caawa waa dhalashadayda waan 20 jirsaday sadexda habeynimo ee caawa riyadaan dhalashadayda kudhiganayaa 20 kaa sano 12sano oo kamida waxaan kuqaatay barashada diintayda 8sanana maadi oo aan goordhaw dhameyn rabo waxaan jeclaystay inaan farxadayda idinla wadaago ❤❤🇸🇴

    • @Nimco.qaali143
      @Nimco.qaali143 17 дней назад +2

      Dhalasho in lasamaysto diinta maxay ka qabtaa?

    • @M_Amiin571
      @M_Amiin571 17 дней назад

      @@Nimco.qaali143 haa wll mabanaana dhaqan muslina maaha lkn waa qofkii dhiganaya xaflad aniga taydu waa xasuus

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 17 дней назад

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 17 дней назад

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 17 дней назад

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 17 дней назад +1

    Masiiibo. idinku. Soo baxaday

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 17 дней назад

    Ilaahay ha ugargaaro dhibkana haka saaro reer qaza awood aan duco ahayn uma awoodi karno ee ilaahy guusha ha siiyo
    Yahuuddana allah ha burburiyo masiibo tiisa ugu xuna hku rido aaamin ya yarabi

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 17 дней назад

    Wax.fiican noosodey.wax.walaalaha.ladhibaayo
    Hasoden

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 17 дней назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @SmilingAquariumFish-zf2vv
    @SmilingAquariumFish-zf2vv 17 дней назад

    Wcs. صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤😊😊😊❤❤❤

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 17 дней назад

    illaahay haawgargaaro reer falastiin yaarabi

  • @maanka4722
    @maanka4722 17 дней назад

    Yaa allah ilaahoow ugargaar 😢

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 17 дней назад

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.

  • @xubicali7055
    @xubicali7055 17 дней назад

    لاحول ولاقوة إلا بااللله

  • @ashawooo
    @ashawooo 17 дней назад +1

    illahaya sida uu baha dishena Shacabka reer falsatina rabi idan kena cudar ana la garani Yuhud nacalada ha ku dhacada masibo mida ugu xuna rabi idan kena inshallaha gusha waa walaalah reer hamasa

  • @FaadumoDaahir-wt5op
    @FaadumoDaahir-wt5op 17 дней назад

    Ilahay maalin uunbuu ka Saari dhibka abaalkoodana Marin

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 17 дней назад

    Laaxwla walaa quwata ilaabalah Laaxwla

  • @shukriwarsame9192
    @shukriwarsame9192 17 дней назад

    Aaway sh online shaqadii ahayd aad tiri last Friday waan Soo galin

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy 17 дней назад +3

    Muxamed ibraahiim-dulmi diidna- cinwaankaagu yahay. jihaadka isu diyaari, maxaa faaiido ah in naloo soogudbiyo warar naxdin leh o isdaba joog ah, gala jihaadka, gala

    • @user-pj2ht1sf8t
      @user-pj2ht1sf8t 17 дней назад +2

      Waa runtaa xp sheegsheeg mxuu taraaa masaakinta wllhyga dhbka lagu hayaa inan kufiirisano lanoga shekeeyo

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 17 дней назад

    Ummad ka dhaqan iyo akhlaaq liitada yuhuuda oo ka cadawsan maan arkin wajiyadoodu manuuraane.

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 17 дней назад

    Sheikh koorsadii managu booday waa u sugaayey aa daalaye

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 17 дней назад

    Scw scw scw scw scw sheikh wcs Hamas victoire ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 17 дней назад

    Ilaahow nacaawi

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 17 дней назад

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @user-np4uo1dn9q
    @user-np4uo1dn9q 17 дней назад +1

    آآآمين

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 17 дней назад

    Sheekhoow diyaaradaha waxeey kuqabtaan ooy ku burburiyaan meey sameeystaan qaraxan baaba nadishaye duqeeyti eeyku wadeen dhulka eey yahuuda heeysato meexeey ooga daayeen meey kuwadaan ineey garaacaan iyagana ha seexan waayaane

  • @sadiyoigal7534
    @sadiyoigal7534 17 дней назад

    Ilahow unaxariiso reer Falastiin hiilo aan adiga aheen ma heesto

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 16 дней назад

    Innaalilaahi wainaa illaahay

  • @calijey8932
    @calijey8932 17 дней назад

    M.a

  • @bashiirmohamed7448
    @bashiirmohamed7448 17 дней назад +1

    Ilaahey cido wato miyaa laga ad kan kara hee waa maya

  • @user-sr5cs8im7k
    @user-sr5cs8im7k 17 дней назад

    Sheikh aawi korsadi qamisti noshegti waa lagari..waan kusugeyni kabaha ayan gishanahay shaqa ayan diyar unahay

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 17 дней назад

    Allahu akbar.

  • @Thenergy11
    @Thenergy11 17 дней назад

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 17 дней назад

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤

  • @Islam-q4c
    @Islam-q4c 17 дней назад

    Allahu akbar

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 17 дней назад

    Holand ayey xabsiyada ka kireystaan ingiriska

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 17 дней назад

    Sheekh.waxaan ookale lamasodeeyo.waxan.kaqabakarno.majirto
    Ee
    Dhiiga.ayaa.nagu.kara

  • @CabdiWali-be6tg
    @CabdiWali-be6tg 17 дней назад

    Waakusalaamay

  • @Suheylacrafts
    @Suheylacrafts 17 дней назад

    Asc
    Have you conducted the online business training course please let me know where to find?. I am one of your supporter ❤

  • @AbshirMaxamad-d2w
    @AbshirMaxamad-d2w 17 дней назад

    Wcs

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 16 дней назад

    😭😭😭

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 17 дней назад

    WCS Wrx Wbr Sheikhanaa

  • @Munomaxamud005
    @Munomaxamud005 17 дней назад

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @XabiibiCali-vy7xy
    @XabiibiCali-vy7xy 17 дней назад

    Waxaas oo dhan waxaa iiga daran maxaabiista iyo ciyaalka bey kofsadaan baa ladhahay

  • @sirajiali1013
    @sirajiali1013 17 дней назад +1

    Wax lanaxa maxaad utabisaa

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 17 дней назад

    Indha adakaa yuhuudo nimankan say dagaal ugu jireen bay faran far noqdeen

  • @mahmedbarkele1273
    @mahmedbarkele1273 17 дней назад

    SCW SCW SCW

  • @user-ol4pc4cm5b
    @user-ol4pc4cm5b 17 дней назад

    Wixii Faytnaam maraykanka kaqobsaday waxbo kama ay baran miyaa? xay u egyihiin kuwo waayo dhow Sariirohooda hoostooda looga soobixi doono!

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 17 дней назад

    Gym weyn ayay geyen

  • @sanbaloolshehussein9256
    @sanbaloolshehussein9256 17 дней назад

    WWW❤❤❤

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 17 дней назад

    Naagaha qurbaha guurkooda yaan lagu kadsoomin muu yiraahdo hadduu dulmi diid yahay waayo naago maahee waa shirqool. Nacallaa shaydaan kuyaal.

  • @MaxamuudQoorgaab-uo4hz
    @MaxamuudQoorgaab-uo4hz 17 дней назад

    Dalkaasna wuxuunbaa loola jeedaa in islaamka dhagaha loogu rido

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m 17 дней назад

    😅😅😅😅😅

  • @safiyamohamad3230
    @safiyamohamad3230 17 дней назад

    Yaarabi ilahow jabi gumaystaha

  • @mohamedcigaal4179
    @mohamedcigaal4179 17 дней назад

    Sxb afsomali maxa Ku diiday tonel iyo erayada afkaaga hooyo Ku waran OO godad DHEH sala calee

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 17 дней назад

    Israel waxy shegeyso ma ahan run been moye runta ma yaqnan

  • @halanenuur128
    @halanenuur128 17 дней назад +11

    اللهم انصر إخواننا المسلمين في فلسطين.❤