Yaab! Jawaasiista Xamas lagu darsaday ayu ka mid ahaa| Israil Ma Sixratay Mareykan ila Arag Trump wa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/
    Yaab! Jawaasiista Xamas lagu darsaday ayu ka mid ahaa| Israil Ma Sixratay Mareykan ila Arag Trump waxa ku dhaca| Ruushka Waa la Qaniinay
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
    wise.com/invit...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Комментарии • 104

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  2 месяца назад +30

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/

  • @zaahirpaulo4146
    @zaahirpaulo4146 2 месяца назад +2

    Ilaahay dawlad awood leh oo dalkeeda iyo dadkeeda jecel ilaahay hanasiiyo oo na midaysa🥺🇸🇴🤲

  • @Mohamud.Ahmed0
    @Mohamud.Ahmed0 2 месяца назад +4

    اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في غزه 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 2 месяца назад +2

    Adigana howl adag baad noo haysaa, Allaha ku barakeeyo.❤❤❤❤❤❤

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 2 месяца назад +2

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @FatimaAbdullahRahman
    @FatimaAbdullahRahman 2 месяца назад +3

    حسبنا الله ونعم الوكيل فيهم

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 2 месяца назад +1

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 2 месяца назад +6

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw sheikh wcs Hamas gull gobonimo inchallah xiisbulah yamane iran

  • @maxamedbulxammaxamedbulxam8674
    @maxamedbulxammaxamedbulxam8674 2 месяца назад

    Masha Allah ❤

  • @haybecismaan6239
    @haybecismaan6239 2 месяца назад +4

    Basaasiinta Israel adeegsato waa dad dhaqaalo badan la siiyo imaana aan lahayn

  • @Duqabto
    @Duqabto 2 месяца назад +1

    Mashaa allah somali shaqo abuur baa kadhacaday hawda ama media mashaa allah somali waadad maskaxbadan ilahay xaqa ha fahansiyo

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 2 месяца назад

    Machaallah

  • @CabdiYuusuf-tq8fs
    @CabdiYuusuf-tq8fs 2 месяца назад

    Insha alaah

  • @oreymediaoreymedia7410
    @oreymediaoreymedia7410 2 месяца назад

    Insha alaah ilahaay kuuma hagaajyo baqti yahoo ciil qabaha ah mar walbo

  • @kalatuuraaye.7106
    @kalatuuraaye.7106 2 месяца назад +1

    Passport-ka Israil yaa rabo oo qaadanayo soomaaliyeey 😊

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 2 месяца назад +1

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

  • @AbdeksIbreks
    @AbdeksIbreks 2 месяца назад +2

    Shekow 😢Xaqa cadii lahaayd halasiiyo iraan dowladeedu waa qaabkaas

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 2 месяца назад +1

    Ogow sheekh, Somalia sidaas ba logu so xuula madaxda .duco badan baan u bahanahay.

  • @bastinojeylani711
    @bastinojeylani711 2 месяца назад

    Guuleeso walal dulmidiid❤❤❤

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 месяца назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا محمد وعلي اله وصحبه وسلم

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 2 месяца назад

    Wcs wll mashaallah

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 2 месяца назад

    Mash Allah babro brother

  • @AbdiazizHassan-d8n
    @AbdiazizHassan-d8n 2 месяца назад

    ❤love from ijara

  • @abdimusig
    @abdimusig 2 месяца назад +1

    Lacagtii rushka laga dhacay”

  • @DaauudBoore
    @DaauudBoore 2 месяца назад +1

    Sh. Max,ed codka soo daa

  • @MaxamedYusuf-p8r
    @MaxamedYusuf-p8r 2 месяца назад

    Insha allaahu watacaalaa

  • @khadiijoibraahim3392
    @khadiijoibraahim3392 2 месяца назад

    Wcs

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 2 месяца назад +1

    WAA HAJEBAAD IYO BAQDIN GELIN
    BASAASIINTAYDII BAA IDINLA JOOGA E INTAA QABATAAN LAAYA
    SUURO GAL MAAHA)
    TA KALE XUUTIYIINTA WARKOODU WAA CADAAN ( BADAYDA HA SOO MARINA HADII KALE BUDH BAAN IDIINLA TAAGANAHAY E OGAADA)

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 2 месяца назад +3

    Dadka waa lagu ciyaaraa mareykanka dorasho kama dhacdo 6nin oo yuhuudi ah ayaa meel u fadhida oo doorta cida ay rabaan in uu madaxweyne noqdaan shacbiga aqligoodaa lagu ciyaaraa la lugooyaa arintaas waxay ku cadaatay Helerii klinton sidiilagu sameeyay markey u tartameysay waxay heshay codadkii ugu badnaa xaga dadka kadib maxaa dhacay qashinkaa leysaga shubay codadkii 6nin ee yuhuuda ahaa ayaa howshii kala tuuray hadaa wasalaam dadkey ku ciyaaraan yuhuuda

  • @FahimaKadar
    @FahimaKadar 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤

  • @ShabeelowxasanCqaadir
    @ShabeelowxasanCqaadir 2 месяца назад

    Hadalkaaga waa xaqiiq shkh

  • @SayidAli-uv1tj
    @SayidAli-uv1tj 2 месяца назад

    Maxa samesey wu ishaqen la yhy pls maxa qaldan qab an ugalo la ahy

  • @khadiijoibraahim3392
    @khadiijoibraahim3392 2 месяца назад

    🎉

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 2 месяца назад

    Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 2 месяца назад

    Saw ❤

  • @MustafeJamac-cw9fj
    @MustafeJamac-cw9fj 2 месяца назад

    Allaahuakbarallaahuakbarallahayowguuleefasaltiinguulguulbaanurajaynayaainshaallah

  • @KHALIILCBDIRASIID-m8w
    @KHALIILCBDIRASIID-m8w 2 месяца назад

    Hambalyo 375

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 месяца назад +1

    Cadowga ilaahay waa Milatu Waaxid, iyo Lafo abeeso, hooska xariiro🤔 Shartooda shaleedood insha'Allaah

  • @YaxyeYaxaas
    @YaxyeYaxaas 2 месяца назад

    Guul Guul xamaas❤❤

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi 2 месяца назад

    Waa waxaay u qoren

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 месяца назад

    Rushka waxba kama duwana Somalia wa bakhti bilaa siyaasid ah

  • @craxmaangaboose8980
    @craxmaangaboose8980 2 месяца назад

    Waqti masheegtid taariikh malaha wrkaagu

  • @haniibrahim3298
    @haniibrahim3298 2 месяца назад

    Asc wr wb

  • @nuradinaahmed5292
    @nuradinaahmed5292 2 месяца назад

    Lacagta ruushku yurub ka qaaday waa lacagtii dulsaarka ahayd ee lagu shaqayeyey si fiican u baadh

  • @deekahussein9252
    @deekahussein9252 2 месяца назад +1

    Cod majira sheekh

  • @FaaraxXoolow
    @FaaraxXoolow 2 месяца назад

    Dulmidiidow waxaanahay aabesaxibulciyaalah waxaleygaxirtaygaxirtay
    Tubadiibiyahawaxaleyguleyahaykontondolarallahakubarakeyeeicaawi

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 2 месяца назад

    My smart froend who is making money of us.

  • @anwarcabdi6415
    @anwarcabdi6415 2 месяца назад

    sheekh basha sas ma ahe iska soo sax

  • @AbismanNoor
    @AbismanNoor 2 месяца назад

    Asc dulmi diidow aniga waxaan jooga USA America waxaa kataliya israil congress ka oodhan waa israil

  • @abdulahisalad1353
    @abdulahisalad1353 2 месяца назад +1

    Illaahow adaa tolo ku filan sheekh Ilaah kama quusanayno lkn Somali hadaan nahay ilaahow towbada aysan naga xirmin. Sheekh weli waa isku jowr falalnaa ducadeena siday noqonaysaa

  • @AbdirachidOmarigeuh
    @AbdirachidOmarigeuh 2 месяца назад

    Lagumaaa marlayoo

  • @cabdiraxmaancabdule6300
    @cabdiraxmaancabdule6300 2 месяца назад

    Warkacalamka

  • @abdulahisalad1353
    @abdulahisalad1353 2 месяца назад

    Sheekh doorasho Maraykanka waa ka dhacdaa lkn waxa wax doorta Yahuuda dadka kale ee Yahuuda kasoo hara codkooda waa shimbiriyahow heesa

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi 2 месяца назад

    Dhulka Palestine raba

  • @obsacmajid6537
    @obsacmajid6537 2 месяца назад +1

    Hadii Uu kudha jira jaajuusku ciidamada huutiyin amma hamas sido kale hisbullah dhahdoda
    Haduu amma Israel maa sheegtay ee aammusnaan be kudhamen laheyd
    Amniga ahaan fikirkaaga saas weye

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 2 месяца назад

    Qofkii aan taageerin yuhuida ma soo baxo

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi 2 месяца назад

    Waa runtis aad ayuu ugu Rona

  • @maryamaonline6869
    @maryamaonline6869 2 месяца назад +1

    cod majiro sh

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 2 месяца назад

    Kamalla Haris ayaa soo baxaysa haddii uu Trump yuhuudda taageero 😂

  • @khadiawes845
    @khadiawes845 2 месяца назад

    linki soodhik

  • @TalemawshanbelTalemaw-ku8oc
    @TalemawshanbelTalemaw-ku8oc 2 месяца назад

    ani gaal maahi yaah ogaada

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x 2 месяца назад

    كيف الأموال الخليج؟؟؟😂😂😂😅

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 2 месяца назад

    Yuhuuddu waa shayaadiin caadi ah hadda ka hor baan dhegaystay muuqaal ku saabsanaa wiil falastiini ah oo saxaafadda bartay shaqo suxufinimo ahna raadinayey ayaa Mossad dabinkooda ku dhacay oo intay weriyeyaal iskaga dhigeen ku yidhi Talaabiib ayay xarrunta television kayagu ku taallaa ayuu isna u raacay kedibna intay guri geeyeen ayay ku yidhaahdeen makhsinkan nagusii yara sug ayuu isna kusii sugaayey makhsinkan uu ku jirona daah ayaa ku xidhnaa daahaas gadaashiisana gabadh aan si fiican u asturnayn ayaa ku daba dhuumanaysay gabadhii inta ay daahii kasoo daba baxday ayay dhankii wiilkii falastiiniga ahaa kusoo dhaqaaqday isna markuu arkay gabadh aan si fiican u asturnayna dareen baa galay oo falal anshax xumo ah ayuu wiilkii la sameeyay gabadhii. Intaa uu gabadha falalka anshax xumada ah la samaynayayna kaamarad qarsoodi ah oo ay sirdoonka yuhuuddu meesha ku xidheen ayaa duubaysay. Markii danbe ayay nimankii Mossadka ahaa ee weriyeyaasha iska dhigay wiilkii Falastiiniga ahaa uyimaadeen oo ku yidhaahdeen kooxaha falastiiniyiinta noo soo basaas markaas ayuu ka diiday inuu soo basaaso markaas ayay iyaguna tuseen muuqaaladii anshax xumada ahaa ee ay ka duubeen aakhirkii wuu ka aqbalay dalabaadkoodi. Kooxihii falastiiniyiinta ahaa ayuu xogo badan ka keenay xogo uu ka keenay Xamaas ayaa sababay in la dilo xubno xamaas ka tirsan. Ugu danbayntii Xamaas ayaa gacanta ku dhigay oo dilay falastiinigii basaaska ahaa.

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x 2 месяца назад

    الشيطان نزل والشيطان طلع؟؟؟😂

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 месяца назад

    Ohada baydhan ma Elidkas bukamidyahay waisaga kamala haris iclamiyaye?

  • @marianhussein1545
    @marianhussein1545 2 месяца назад

    Lacagta ay siiso AIPAC ee mahan diin

  • @AhmedHassan-f9w2b
    @AhmedHassan-f9w2b 2 месяца назад

    Warkii
    Uu gudbiyey aawey

  • @ahmedhussein4724
    @ahmedhussein4724 2 месяца назад

    Codka lama maqlo shk

  • @Abdifatah5792
    @Abdifatah5792 2 месяца назад

    SHEEKH WHATSAPPKII MAKA GUURTEEN MISE DADKA AYAA AAD U BADAN 5CISHO KA HOR AYAAN FARIIN SOO DIRAY MID LABAADNA MASOO RAACININ LAKIIN ILAA HADDA WAX JAWAAB AH MAHAYO

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 2 месяца назад

    Wadankasta qeyb damiir lawayal caloshod ushaqeysta ayee leyihiin

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 2 месяца назад +1

    Sheekhoow soomaalidu muwaadiniin waligood ma noqon kara! Isku duubniduna iscabudhin iyo diktaytarnimo uun bay ka dhaxlaan! Dalkana safar bay ku yihiin.

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x 2 месяца назад

    😂

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 2 месяца назад

    Naclathulaahi dheh kufaarka daba dhilifka u ah kufaaarta kale,

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 месяца назад

    Ruushku awalba Ukraine hadaynabad qadato isagadhisilaha wajibna kuahayd lakin hadslka reryurub wacaksiga inaykaxanajiyan rushka qodqodan xaqiiqdi awodumalaha ayrushka hantidisa kutakrifalan mahan rushku liibiya iyo ciraq iyo suriya okale kagadarane tan dalbayba yirahden wakudhisaynaye hantidi dalalka carabta libiya hawgubadnate waxayuqaten qarashki kagabaxay hub iyo lojistigba burburinti ayburburiyen libiya iyoxita

  • @farisfaris7500
    @farisfaris7500 2 месяца назад

    Kuwa trump dooorey iga ayaa ka waalan somaliyana qofkasta wuxuu rabaa inuu madaxweyne noqodo

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x 2 месяца назад

    كلهم الشياطين. ؟؟

  • @Nahnah-un2cb
    @Nahnah-un2cb 2 месяца назад

    Codka wuu ka go,an yahay

  • @mataan10hasan77
    @mataan10hasan77 2 месяца назад

    Wcs❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw

  • @mohamedhoror936
    @mohamedhoror936 2 месяца назад

    Somali waa lagu daalay waxaan maqli jiray dhagax taabasho iyo tuujis waa isku mid marka somali shacabkeedi ayaaba noqday dad biyo qaboob lagu shubay

  • @TalemawshanbelTalemaw-ku8oc
    @TalemawshanbelTalemaw-ku8oc 2 месяца назад

    taleefoon gaal aa kuu saaray ee boow

  • @hasanmuse4007
    @hasanmuse4007 2 месяца назад

    Website kan wad nagu wateriest sheeekh.
    Markasta aad soo gasho afka umbad ku haysa wan dhibsane
    Adiga ku gaar yahsy

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x 2 месяца назад

    Itopia مبين ayaa utaallo.???

  • @IsmahanOmar-t9b
    @IsmahanOmar-t9b 2 месяца назад

    Sixiroow lagaa qayli😂!. Ceeb hadi dadka laga hayo sixirna kadaran. Blackmail sixir aan Quran lehen waye.

  • @AhmedHassan-f9w2b
    @AhmedHassan-f9w2b 2 месяца назад

    Waxaas
    Been waaye

  • @warfafarah6491
    @warfafarah6491 2 месяца назад

    US america election ,waxa ka horeya in aad baratid ayaa somaliya 😂??? Somalidu ma somalia federal un bay dagaan ,that isn’t sence .hadaad baratay Sidney oo dhacdo dorashada america, caqligaaga furfur ,somalidu waa ayo ,halkay dagan si mid ay oo noqdaan!

  • @SamatarhassanBouh
    @SamatarhassanBouh 2 месяца назад

    Haaday Israël siirdon ledhahay
    duufa anti alaksa kumadhacden
    Waxba à no amani yuuhuda
    Cheiko

    • @mrsomali7
      @mrsomali7 2 месяца назад

      SI AY XASUUQA UBANAYSTAAN BAY KAWADEEN QAARBAALEH

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 2 месяца назад

    Wcs