Sababta Aan U imid London.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024
  • More info Payment dhadopay.com/
    📝 Waitlist wa.link/t7ji7y
    Halkan Iska Diiwaan Gali facacusub.com/
    🤙 WhatsApp wa.link/t7ji7y
    🍿 WATCH NEXT:
    7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
    Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
    Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
    Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
    ⚙️ All LINKS:
    🎵
    ✍️

    📚
    👨‍💻
    MY COURSES:
    👨🏽‍💻 Courses -facacusub.com/
    MY OTHER SOCIALS:
    📱 TikTok - / warsame_bade
    📸 Instagram - / warsamebade
    🎥 Facebook - / warsamebade101
    GET FREE MONTHS:
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io...
    Canva 1-month FREE Link: partner.canva....

Комментарии • 156

  • @bahjabilan7327
    @bahjabilan7327 5 месяцев назад +47

    waxan ay inan jamacad dhammaysay fadliga bisha Ramadan igu duceeya inan shaqo helo ama support illahayba rasaaq oo adoomadiisanahay

    • @queenliza596
      @queenliza596 5 месяцев назад

      Amin

    • @queenliza596
      @queenliza596 5 месяцев назад

      Faculty baratay

    • @abdimahamed8782
      @abdimahamed8782 5 месяцев назад +1

      Wllshay ilahay muraadkaaga oon macsilahayn midigta haka siiyo insha Allah waad heli waxad jecshaay hno adna dadaal ❤❤

    • @user-tq4bk2it9y
      @user-tq4bk2it9y 5 месяцев назад

      Xirfadlee baro waa shaqanysankartaa abaayo

    • @Nimoosali
      @Nimoosali 5 месяцев назад

      Amen

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 5 месяцев назад +11

    Annagu waxaanu ku noolnahay xabaal, fursadana waa lagu kala hodan noqday, qofka muslimka ahna waxa weeye inuu ganacsigiisa xalaal sees uga dhigo

  • @sucaadogabow9615
    @sucaadogabow9615 5 месяцев назад +7

    شكرا يا اخي ❤Walalkay warsame mahaysto lacag kubixiyo koorsada laakiinn waxan raba inaanbarto❤

    • @IsraSiciid-ku7qg
      @IsraSiciid-ku7qg 5 месяцев назад +2

      Walal dhiblaha lacag la antu youtube bad ka baran karta xirfad kasta hadi aad english garanaysid hadi amad garanayna ka bilaw inad englishka baratid

  • @Englishteacheronline.
    @Englishteacheronline. 5 месяцев назад +3

    Ustaad warsme ramadan kareem ugu horray, ustaad warbixin dheeri ah kasoo bixi #dhadopay adoo raaliya

  • @yussufmohamed8822
    @yussufmohamed8822 5 месяцев назад +1

    Warsame bade thanks for support to the youth you made me own a shop

  • @ONLINE-5
    @ONLINE-5 5 месяцев назад +6

    Thanks ustaad ❤❤

  • @ahmedsade9314
    @ahmedsade9314 5 месяцев назад +3

    THANKS USTAD WARSAME

  • @LovelyBird-zm4zq
    @LovelyBird-zm4zq 5 месяцев назад +3

    Ustad warsame guulayso zxp

  • @Michealfot
    @Michealfot 5 месяцев назад +3

    Somalida Qabiil ayey busy ku yihiin 😊

  • @AffectionateBreakfast-hu4vd
    @AffectionateBreakfast-hu4vd 5 месяцев назад +1

    Wllky thanks

  • @abaas453
    @abaas453 5 месяцев назад +1

    Ustad 3 maalin waa naga qaleese tly noo soo dadaji muqaaaladii aan kugu baranay🎉🎉

  • @zhaampoy__1541
    @zhaampoy__1541 5 месяцев назад +1

    Thenkz Teacher 🙏🙏

  • @Cfataxyare6
    @Cfataxyare6 5 месяцев назад

    Zhp ilaahy haku xafido sida mar walba aad dhalin yarada ugarab taagaN thy🎉🎉🎉

  • @user-kt2bx8li8h
    @user-kt2bx8li8h 5 месяцев назад +1

    Thanks

  • @AbdisalamAxmedWeli44
    @AbdisalamAxmedWeli44 5 месяцев назад

    mahadsanid Wll Warsame , sxp waxaan rabaa inaa kuu sheego qofka jooga somalia ee raba in uu lacag ka sameeyo qaybaha kala duwan social media in ay heysato one big problem, taaso ah qeybta payementiga , so waxaan rabaa in kuu sheeo in aad adiga ka xalin karto maadaama aad adi wadamad isku gudubtid , oo aad sameeyso 1 application kaaso si fudud lacag loogala bixi karo adoo juuga somalia..

  • @umuyacquubasia7945
    @umuyacquubasia7945 5 месяцев назад

    Mahadsanid ustaad allaha ku sharfo jasakal khayr

  • @Abdishop1
    @Abdishop1 5 месяцев назад +2

    Masha allah sxb

  • @MohametAbdirashiid-yy4rm
    @MohametAbdirashiid-yy4rm 5 месяцев назад +2

    Wallahi muuqaalkas wa daawaday wllhi

  • @hodaahmed4676
    @hodaahmed4676 5 месяцев назад +1

    Go forward teacher

  • @Tirmaaye7
    @Tirmaaye7 5 месяцев назад

    Thanks ustaad❤

  • @MR.X1Y3
    @MR.X1Y3 5 месяцев назад +5

    Ya rab waan soomanahay ii sahal qof ii fura acount youtube ama facebook walahi meel baan iska soo saarì laha haba qaafatao sanado

    • @danraacmedia7123
      @danraacmedia7123 5 месяцев назад +1

      War zxb youtube fudeed waaye

    • @MR.X1Y3
      @MR.X1Y3 5 месяцев назад

      @@danraacmedia7123 sxp waan ogahay lkn muhiimada muuqaal loo sameeyo waa lacag somalia na lgama ogalo ee adu ma i caawin karta

    • @MR.X1Y3
      @MR.X1Y3 5 месяцев назад

      ​@@danraacmedia7123 haa waan ogahay lkn somali lagm ogala zxp qaybta lacgta

    • @queenliza596
      @queenliza596 5 месяцев назад +1

      RUclips waa easy si loofuro

    • @MR.X1Y3
      @MR.X1Y3 5 месяцев назад

      @@queenliza596 furasho maah ee waa monitized qof wadnkalae ama dibadaha jooga ayaad ubaahanatahay waayo lacagta somalia lagaka ogala

  • @user-cn4il9qi2l
    @user-cn4il9qi2l 5 месяцев назад

    Masha allah walaal warsame waxaad tahy qof wax tar leh ayaa tahy alle hakuxafido

  • @mohamediisa
    @mohamediisa 5 месяцев назад

    wallaal warsame masha allah yoray u soco

  • @sancho_8
    @sancho_8 5 месяцев назад +3

    Say m.a thanks ustaad❤❤❤❤

  • @AhmedBaari-st7qe
    @AhmedBaari-st7qe 5 месяцев назад

    Muqaal kale noga so samey barnamijkan ustad❤❤
    Waa mid xalinaya dhibato jirta

  • @cabdiqaadirxasan154
    @cabdiqaadirxasan154 5 месяцев назад

    Masha Allah

  • @zakiabdirahman3667
    @zakiabdirahman3667 5 месяцев назад

    Mahadsanid ❤

  • @foziajano
    @foziajano 5 месяцев назад

    Ustaad Mahadsanid Muuqalada Nooso Badi Waanoo Energy pls

  • @CadowSaid-jb1eg
    @CadowSaid-jb1eg 5 месяцев назад

    Masha allah ❤❤❤❤

  • @NIDIN285
    @NIDIN285 5 месяцев назад +1

    Very nice 👍👍👍

  • @MohametAbdirashiid-yy4rm
    @MohametAbdirashiid-yy4rm 5 месяцев назад +4

    Dunidan waxaa jira in ka badan 24 milyan oo macalin
    Lkn 7dan macalin hadaa kixiran tid Millionaire noqoneysa
    1. @warsama bade
    2. @iman ghadzi
    3. @jordan welch
    4. @Amann
    5. @cameron howard
    6. @Luke belmar
    7. @jordon bown

  • @abdikadiromar7004
    @abdikadiromar7004 5 месяцев назад

    Thanks bro

  • @mohamedmuhiyadin9653
    @mohamedmuhiyadin9653 5 месяцев назад

    Mahadsanid Ustaad 🙏🙏🙏💯💯❤❤

  • @user-nv8fe6kf9y
    @user-nv8fe6kf9y 5 месяцев назад

    Masha allh ustaad

  • @Nimoosali
    @Nimoosali 5 месяцев назад

    Insh allah wallah waa gulesan eyna

  • @sucadbileahmed8004
    @sucadbileahmed8004 5 месяцев назад

    Mnsha allah hore usoco

  • @wllbatarofficiall2545
    @wllbatarofficiall2545 5 месяцев назад

    Mahadzanid ustad Kenya qofkii joga wuu helaa mahoo ustad

  • @Degan12g
    @Degan12g 5 месяцев назад

    Masha allah 🎉

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 5 месяцев назад

    Drop shipping course wan rabay hage kala so xiriira qurbaha wanjoga

  • @SaladinQasin
    @SaladinQasin 5 месяцев назад

    Thank lbh anoo iska wareegayo ayaan wax kaa faidey🎉

  • @yasiin-guray
    @yasiin-guray 5 месяцев назад

    Mahadsanid walal warsame lakiin link xage laga so raacaya

  • @beautifulchenille8004
    @beautifulchenille8004 5 месяцев назад

    Asc walal WhatsApp groep ka ayan rabay inan ku soo biiro mana arko siden uheleya

  • @ismalureibraahim197
    @ismalureibraahim197 5 месяцев назад

    Badanaa majirto fursad dhanka intarnedka labosabbod darteedba mahadsanid

  • @maalinjf4572
    @maalinjf4572 5 месяцев назад

    where is the discretion you talking about?

  • @Englishmadefunn
    @Englishmadefunn 5 месяцев назад

    Wlhi waxa igu jira fikrado badan oo youtube lacag looga samayn karo Alx
    Wanan ku talo inan 1m aan ka sameyo youtube

    • @Ogaaladuunyo
      @Ogaaladuunyo 5 месяцев назад

      keep going bro" 🎉❤

  • @user-ln4yn9cr6z
    @user-ln4yn9cr6z Месяц назад

    Walal linkiga uu idaya lanbar nosheg😢

  • @user-pe7bg2kq4b
    @user-pe7bg2kq4b 5 месяцев назад

    Asc wll warsame

  • @NabadaChannel.
    @NabadaChannel. 5 месяцев назад +2

    Warsame Bade@

  • @BIIJEEYJEEY
    @BIIJEEYJEEY 5 месяцев назад

    Asc wll, hadda waxba malihi balse waxaan rabaa inan hadda billaabo, shan billood kadibna address iyo account ayaan kaa qaadan doonaa inshaa allaah.

  • @muduboxer
    @muduboxer 5 месяцев назад

    Jordan Welch legend wye ninkan my mentor

  • @kadiridriss8396
    @kadiridriss8396 5 месяцев назад

    Asc

  • @LIFELESSONS909
    @LIFELESSONS909 5 месяцев назад

    Asc wll waa mhdsnthy aad iyo aad waxa rabaa qab somalia uga hire gelin karo inaa onlineka ka shaqysto

  • @kadiridriss8396
    @kadiridriss8396 5 месяцев назад

    Bonjour

  • @mahamedibrahimosman10
    @mahamedibrahimosman10 5 месяцев назад

    Ustaad dhibka aan qabo wxaa waye linkaga aad sheegeysid malin walbo waan radiyaaa mana arki

  • @user-io9nc4jv2i
    @user-io9nc4jv2i 4 месяца назад

    Saaxiib erayada soomali kadhig

  • @yaacquubmowliid
    @yaacquubmowliid 5 месяцев назад

    Ustaad waa wax aan ubaahanay address inan helono iyo waliba nembaradii aan ku xidhan lahay waayo content creatorka wadanka jooga hadaan nahay hadii aan chanel furayno dhib ayay nagu tahay waan rajaynaynay qof naga caawiya howshaad hayso maaha howl yar guulayso

  • @yusufomar8245
    @yusufomar8245 5 месяцев назад

    Ustadh warsame we still not getting the courses which we paid .are your so called team and you aware of each other

  • @MuhyoTinishow
    @MuhyoTinishow 5 месяцев назад

    Muuqalkan waan daawaday

  • @IsraSiciid-ku7qg
    @IsraSiciid-ku7qg 5 месяцев назад

    Niyow macliminkina waa kane ino sameya group aynu isku dhiiri galino sidaynu u baran lahayn dropshiping ama aynu u noqon lahayn content create

  • @user-no1uj2fn9t
    @user-no1uj2fn9t 5 месяцев назад

    Thanks brother uk baan joogaa sidee contact kaga ku heli karaa .

    • @warsamebade
      @warsamebade  5 месяцев назад

      Whatappka nagala so xariir wll

    • @user-fr8mm5se9d
      @user-fr8mm5se9d 5 месяцев назад

      ​@@warsamebadeustaas aawey linkigiih waan u baahanee😢😢

    • @user-fr8mm5se9d
      @user-fr8mm5se9d 5 месяцев назад

      ​@@warsamebade plz plz waku bar yaa ii soo jawaaab😢😢

  • @aaminaibraahim3564
    @aaminaibraahim3564 5 месяцев назад

    Anigu carabahaan joogaa. Dhowaanbaan Ka imi dalkii meel aan wax kabilaabona ma aaqaano

  • @JackCadnaan23
    @JackCadnaan23 5 месяцев назад

    Waan kusugaayaa ustaad reer Somalia?

  • @Askarrermi-wg9eb
    @Askarrermi-wg9eb 5 месяцев назад

    Ustaad wlhy wan nxy imika anigu chanel dropshiping ah wansamaysankara wana batay lkn waxatiri walaga xidhay somalia

  • @user-fr8mm5se9d
    @user-fr8mm5se9d 5 месяцев назад

    Aawey linkigiii ustaad😢

  • @ZackyJamel
    @ZackyJamel 5 месяцев назад

    Zxp warsame, dadka ethiopia jooga hada youtube monetizationka ma u fudeydineysaan. Thank U

  • @mohaalisaid310
    @mohaalisaid310 5 месяцев назад

    Meeqaa kagabaxday lacag inaa Kenya to London please

  • @niimonature2217
    @niimonature2217 5 месяцев назад +1

    Where is link ustaas

  • @user-yn4us4mt8k
    @user-yn4us4mt8k 5 месяцев назад

    walaahay waxaan u farxay si aan caadi ahyn waayo adress ban lasanaa warsame bade abaalkaga ma gudi karo

  • @Kanadiidofficial
    @Kanadiidofficial 5 месяцев назад

    Lambarkii mee ustaad

  • @hazaamhakim3053
    @hazaamhakim3053 5 месяцев назад +1

    Asc bro,I'm watching you from kenya,lamu I always prefer watching your content daily.i want to have a comp soon and join ur sessions.
    Thanks for ur time

  • @MohaydinMose
    @MohaydinMose 5 месяцев назад

  • @Joogtayn
    @Joogtayn 5 месяцев назад +1

    Wow wow wow I got your money really🎉

  • @gashaan6966
    @gashaan6966 5 месяцев назад

    Linkiga aawey

  • @Bashiir12398
    @Bashiir12398 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @MohamedAbdullahi-ke6un
    @MohamedAbdullahi-ke6un 5 месяцев назад

    Bro dropshipping ka xal noogu raadi wadankii baan joognaa

    • @abdirizak1960
      @abdirizak1960 Месяц назад

      Xal ma heshay wall droppshiping payment gateway ma heshay ???

  • @Ackan-ly5fw
    @Ackan-ly5fw 5 месяцев назад

    Mee link

  • @jamaalmaxamed7771
    @jamaalmaxamed7771 5 месяцев назад

    ustaad maha dadka odhan udhaqaaqan social media ka shaqaystan

  • @Cfataxyare6
    @Cfataxyare6 5 месяцев назад

    Qof ethiopia jooga youtube adderss maloo hela yaaa🎉🎉

  • @amizhaali9553
    @amizhaali9553 5 месяцев назад

    Asc ustaad warsame badde
    Thnaks wall xal noo raadi 6bilood wadnay dropshipping intaasoo store baa nala ka xidhay! Madulqaadan karo wixii intan ka badan ee noo dhakhso

    • @BINSOMAL
      @BINSOMAL 5 месяцев назад

      Sababtu wa mxay

  • @umaimaumaimaa5224
    @umaimaumaimaa5224 5 месяцев назад

    Asc ustaad waxan rabay dropshipping iyo palatfomyada kala duwan marka waxan joga Dubia lkn waxan rabay inaan kusamaysto master card ethiopian ah maa noqonaya please answer to me

    • @queenliza596
      @queenliza596 5 месяцев назад

      Gabar maatahay mise wiil
      Aan isla bilawno dropshipping

    • @AbAkArC
      @AbAkArC 5 месяцев назад

      Ethiopia master card male zxb

    • @umaimaumaimaa5224
      @umaimaumaimaa5224 5 месяцев назад

      @@queenliza596 gabadh wllo

    • @umaimaumaimaa5224
      @umaimaumaimaa5224 5 месяцев назад

      @@AbAkArC maa fahmin wll

  • @user-fw1hi3qm4u
    @user-fw1hi3qm4u 5 месяцев назад

    1 year ago I watched this

  • @Hagar_tire
    @Hagar_tire 5 месяцев назад

    Asc bro xagee kaa soo qabtaa

  • @NabadaChannel.
    @NabadaChannel. 5 месяцев назад +2

    Waxad dhahday warsamow inaad social media soo gasho adiga ayay kugu xidhan tahay anigu wan rabaa inaan soo galo lkin caqabadaha i haysta ayaa waxwalba iga hortaagan waxa ka mid ah mobile la'aan midka aan hada kala soo hadlaya waa A10s culyskiisa aad dareemi karto video kuma duubi karo wax kuma edit greyn karo sido kale waxan ahay 20jir dhigta jamacad sanadkii 2aad ku jira ma awoodo inaan mobile midkan ka fiican iibsado waana sababta iga dhigtay inaan qarkey oo wax qabsanaya aan daawde ka ahaado😢plz hadii lay caawin karo cidii taloyin hysa haila soo wadaaagtO.

    • @MR.X1Y3
      @MR.X1Y3 5 месяцев назад

      Lph waligaa lama raadiyo balance muuqaal.la.duubo kaliya.maahe faceless ba furo

    • @AbdinajiibMohamed-vb1rw
      @AbdinajiibMohamed-vb1rw 5 месяцев назад +2

      sxb taladan ku siinlahaa waa marka hore niyada khayr usheeg arintan waalulagula qabaa laakiin fursaduhu way inoosoo badanayan
      Midakale mobile kaa ad hayaataa wuu kugu filanyahay inaad aqoonku korodhsato ee siikordhiso aqoontaada wax akhriska badi dhanka luuqadaha iska dhis intaa kadib fusadu way iskaga iman insha allah

    • @NabadaChannel.
      @NabadaChannel. 5 месяцев назад +1

      @@AbdinajiibMohamed-vb1rw
      Thanks prother hada mobileka waxan u sitaa inaan wax ka barto uun graphic design ayan ka bartaa hada AlxmdlilAh.

    • @NabadaChannel.
      @NabadaChannel. 5 месяцев назад

      @@MR.X1Y3
      Thanks 😊 pr0ther lkin bal i yar fahansii faceless waxad ka wado iyo sida uu u shaqeeeYo✅

    • @queenliza596
      @queenliza596 5 месяцев назад

      Muqal ma han sida loo Dubay ee waa video editing baro

  • @umaimaumaimaa5224
    @umaimaumaimaa5224 5 месяцев назад +2

    Ustaad nolomaso jawabayo wamaxay intu naga hor buxsamin duwan galintu

    • @warsamebade
      @warsamebade  5 месяцев назад

      Linkga what's app ka raac wl

    • @umaimaumaimaa5224
      @umaimaumaimaa5224 5 месяцев назад

      @@warsamebadewalayso jawabay shukran ustad

    • @muuminibrahim
      @muuminibrahim 5 месяцев назад

      ​@@warsamebadewll somali joogna wankasugena peyment noolosodhaqso xalka allah kubarkeye

    • @user-fr8mm5se9d
      @user-fr8mm5se9d 5 месяцев назад

      ​@@warsamebade aawey linkigii plz plz waku bar yaa iiso sheeg likiga😢😢😭

  • @MohamedAli-xh8vt
    @MohamedAli-xh8vt 5 месяцев назад +1

    Africa waa ciil 😂

    • @salmomohamed7919
      @salmomohamed7919 5 месяцев назад

      africa oo dhan ma'aha ee waa somaliya😢😢

  • @Zaahilmoh
    @Zaahilmoh 5 месяцев назад

    Afur wngzn reer galbeedow😂

  • @maxamedSaYithYusuf
    @maxamedSaYithYusuf 5 месяцев назад

    Anigoo Aaminsan inaan Fikrad Tallent Wax Walpo LeH Hadana RUclips Wax Fursad Aan Ku Furto LaaHaYy Yaa AllaH

    • @danraacmedia7123
      @danraacmedia7123 5 месяцев назад

      Bro youtube waaba leedahy soo kan maahaa

    • @maxamedSaYithYusuf
      @maxamedSaYithYusuf 5 месяцев назад

      @@danraacmedia7123 Zxp RUclips Aan Sharciyaysnayn Muxuu Tari

    • @MR.X1Y3
      @MR.X1Y3 5 месяцев назад

      @@danraacmedia7123 war lph comment iga hore uu qarsoomaya halkan igaka hadal

  • @IsraSiciid-ku7qg
    @IsraSiciid-ku7qg 5 месяцев назад

    Ilahay haka abal mariyo

  • @Dalsanmedia2024
    @Dalsanmedia2024 5 месяцев назад

    Ugaas number inoo soo dir

  • @user-jn2le8lq4n
    @user-jn2le8lq4n 5 месяцев назад

    M,a

  • @salahnur6517
    @salahnur6517 5 месяцев назад

    Shaydaankii aduunyada uun dadka ugu yeedhayay baaa nahay

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 5 месяцев назад

    Bal inta africa joogta xal uso radiya

  • @fatoumamaal5424
    @fatoumamaal5424 5 месяцев назад

    Huno je besoin de ton aide comme vous joindre je ne vois pas le numéro de whatsapp merci

  • @user-kt2bx8li8h
    @user-kt2bx8li8h 5 месяцев назад

    Thanks

  • @SakariyeHage1
    @SakariyeHage1 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤