Ciidanka NISA ayaa burburiyay Maxkamad beenaad ay Khawaarijta dadka ku baadi jireen.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 ноя 2024

Комментарии • 5

  • @CabdalaFarax-h1w
    @CabdalaFarax-h1w Месяц назад +1

    Walaal cumar maxamuud mahad alle waye magaca iska sax😂😂

  • @SomaliLand-p7t
    @SomaliLand-p7t Месяц назад

    Garabkiina allaha galo amiin inshaalaah kuwa umada dhibayna oo laynaya oo qarxinayana allaha jabiyo oo cidhibtooda allaha baabi iyo oo allaha madhiyo allaha isku isku diro dhexdooda oo gam allaha kasiiyo amiin yaarabi amiin inshaalaah umadana nabad waarta allaha siiyo amiin inshaalaah yaa casiis yaa kariim yaa allah ❤❤❤ from reer sheekh isxaaq

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 Месяц назад

    Kkk Daniga oo balcad u jira 4 Kilometer ayay daganyihiin, ee dadka beenta ka daaya

  • @Xaswawa-rz2et
    @Xaswawa-rz2et Месяц назад

    Sideey ku dhacday in agagaarka muqdhisho aay weli nimankaasi ku dhuumaleesytaan?
    Ciidanka waa in aay barnaamij toos ah lahaadaan oo nimankaas lagu cirib tiraayo laakin hadii un la weeraro markii meel lagu sheego waa dib u dhac

  • @ifrahali6478
    @ifrahali6478 Месяц назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Ruwaayad