Asc 👍 islaamka calaamka ku nool gaalo ma burburiin kaaran xog iyo xeelad mid ay ahaataba in laga masafuriyo reer Palestine ma dhicii doonto mana dhacayso waayo All Aqsa waxay hogaminaysa siyasada bariga dhexe gabadh yuhuudiyad ah ayaa mal galisay malmihii uu trump ololaha dorashada ay siisey 140 million oo dollar ka mareykanka in u ka masafuriyo reer Palestine ariinka bal ila fiiri hadi ay run noqoon weydo
Kibirkii mareykan ma saasuu udanbeysay Caqli xumadiisi-- in la boobo dhulkii reer falastiin--- Trump wa Halka ugu danbeyna mareykan wa halkuu ku jabi danbeyna doono kibirkaasi jab iyo halaag Allaha ku Rido-- si deg deg ah.?? Qaanuun Caalamiyeh xagge ka jiraan dunidi odhan? Wa mooryan boob iyo bililiqo Doon ah Aduunko dhan boob iyo bililiqo Doon ah. L/ kiiinse wa meeshi ku burburi lahaa mareykan Haduusan ka harin reer falastiiiiiin
Guul guul soomaaliida geska Afrika
GUUULGUUUL.MUSLIMINta❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Guul muslimiinta
Hadalka aqalka cad ee Maraykanka mar ayuu macno lahaanjiray hada matag ayuu lamid yahay.
Bal dulmigaas fiiri Allaha iskujabsho gaalada Islam kana Allaha mideeyo Insha Allah
Asc wll cabdoow hubkii maraykanka iyo markaafihi aykufaanaysay yahuudu waxaykeeniwaayen taraam makeenaya horta lkn maraykanka iyo yahuudaba gadoonbuugalinayaa dhulkana reerfalastiinbaa iskaleh xataa talaavib insha.alaah
Tramp wuu ceboobay hado qiil uga baxo radinayaa
Falistine aduunku ma dan kama leh waa afka baafkiisa lkn allah ayey leeyihin waana halgamayaan carabta 70 jaznis heysteen oo hadii caawinayaan, hadda aduunka saahujniyada ee trump uhu horeeyo warkoodo waa cadyahay. Hadaad diidaan carabeey waaba idin qabsaneyna greater israail dhisayna weeye waa crusaders. Falistjne waa rag rabi leh.
Lamaaaqbaalaayo.madaxwaynaha.walan.3dagalkiisadaxad.mankakuhaya
Tramp wa digteytar lamida hidler yahudana wuku dabadhumanaya ee yahud jaceyl maha Adunkana wu qasaya hadan laga qaban
Xalku waa lada dawladood oo lodhiso
Caaraabtu.haatashadan.walotashade.iinkuna.maqufaadag.qaata
Asc..abdicaziiz.barroow..waar.waa.kheeyr..traamp.iyo.gaalaadaa.weexeey..kuu.ciiyaaraayaan..daab..iyo.dhuuxooloo.noolnool..oo..hadaa.ayuu...jiihaadkaa... biilaaw..yahaay..ayagaanaa.muusliintaa..kuu.diirqiinayan..jiihaadkaa..weey.naagaa.baad.baadiiyeen..meelkastoo..weey.naagaa.juuqeeyeen..baal..aan.aaraagnoo..weexeey..kaa.dheefaan..
Trump haduu dhul rabo mu xasan shikh kaqaato,xasan baa siinlahaa dhuliyobad bilaash ah
Asc 👍 islaamka calaamka ku nool gaalo ma burburiin kaaran xog iyo xeelad mid ay ahaataba in laga masafuriyo reer Palestine ma dhicii doonto mana dhacayso waayo All Aqsa waxay hogaminaysa siyasada bariga dhexe gabadh yuhuudiyad ah ayaa mal galisay malmihii uu trump ololaha dorashada ay siisey 140 million oo dollar ka mareykanka in u ka masafuriyo reer Palestine ariinka bal ila fiiri hadi ay run noqoon weydo
asc.baro.guushu.waa.muslimiinta.aqalka.cad.ayaa.laga.qixi.doona.insha.alle