Maxaa ka jira warka Australia ee ah in ay dad badan qaadanayso

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024

Комментарии • 128

  • @shaaciyeoneshow
    @shaaciyeoneshow  Год назад +37

    Halkaan ka raadso shaqada Unskilled worker ama skilled worker ah
    Website ka Seek: www.seek.com.au/
    website ka Dowlada: www.workforceaustralia.gov.au/individuals/

    • @HaniHussenAli
      @HaniHussenAli Год назад +1

      Shaaciye wxn ku weydinaa ilaa inte la eg e igu qaadaneysa mida kle qofki la aqblo interview miyuu marayaa

    • @najmaabdullahi7672
      @najmaabdullahi7672 Год назад

      Ma ii ableenkartaa wall

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 Год назад

      Thanks sxb shaaciye😍🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐

    • @Khalit_Muuze12
      @Khalit_Muuze12 Год назад +1

      Shaaciye Waan ku salaamay uu iso baxay dv lottery waad ku mahdsantahay sidaad noo garab taagantahay Lkin Wxn ku waydiiyay shahaadada somaliland ee dugsiga sare darajada Wxy ukala baxda A b c d marka wxii D da ka hooseya dhacay marka anigu wxn haysata D ma saaman bay igu yeelanaysa plz Iso jawaab Thnkz

    • @ismooniz
      @ismooniz Год назад

      Asc ustaad shaaciye wxaan ubaahanahy meel aan kaala sooxariiro adoo mahadsan wll guulestaha dvlottery kuguulestey caawinaad ubaahnhy wll mahadsanid

  • @kurana289
    @kurana289 Год назад +5

    wadmahad san tahay kun jeer wll shaaciye one sida quruxda badan aad noogo soo gudbisay warbaxinada 😍❤👑🙏

  • @wehlieofficialqaboowe
    @wehlieofficialqaboowe Год назад +9

    Mahadsanid wll shaaciye

  • @nimcocabdicali4928
    @nimcocabdicali4928 Год назад +3

    Mhsnid wllo shaaciye alleh ha ku sharfo💯👍

  • @hanaawanaag2326
    @hanaawanaag2326 Год назад +5

    Aad baa u mahadsanthy wll sidaa iigu soo jawaabtay websote saxda ah nala wadaag ❤

  • @HassanDaahir1
    @HassanDaahir1 Год назад +1

    Mahadsanid wll shaaciye 👍

  • @HaniHussenAli
    @HaniHussenAli Год назад +2

    Mhdsanid walal shaaciye

  • @ladanecade8307
    @ladanecade8307 Год назад +1

    thanks bro

  • @mustafecabdi115
    @mustafecabdi115 Год назад

    Mahadsanid shaaciye wadnoga faaidaysaa aqoontada thanks

  • @kevinyaxya7846
    @kevinyaxya7846 Год назад +1

    Zxp shaaciye nagu caawi sida loo xareeyo

  • @saciidcabdullaahi8803
    @saciidcabdullaahi8803 Год назад +1

    Mahadsanid

  • @alimaxamedcabduqaadir2803
    @alimaxamedcabduqaadir2803 Год назад

    Shaaciyow majiraa qof kabaxay zafaarada ithopia qaab dvlottery ah jawaab wcn

  • @cabdiraxmaan1108
    @cabdiraxmaan1108 Год назад +1

    Nio shaaciyow waa ku salaamy teeda kle kasoo hdl adoo mhdsn eb3 sifiicn uga soo hdl

  • @khadracumar8976
    @khadracumar8976 Год назад +1

    Thanks my bro

  • @mohamoudsaedfaarah1843
    @mohamoudsaedfaarah1843 Год назад +1

    Shaaciye zxb ❤

  • @ahlamulraja8579
    @ahlamulraja8579 Год назад +1

    Shaaciye fadlan kasoo jawaab su' aalaha la xidhiidha DV lottery -ga
    Su'aal aan hore kusoo waydiiye weli waan kaa sugayaa..

  • @khalidjibril8987
    @khalidjibril8987 Год назад

    thanks pro

  • @sheekhulkulimedia7308
    @sheekhulkulimedia7308 Год назад

    Asxaabta iso boqda

  • @anwarlion6756
    @anwarlion6756 Год назад +1

    Sxb shaciye Hal muqal ka so same sida loxareto plz wallo sidi hore o no fahnsi jirte no fahn si sxb codsi waye Hal muqal kasosame

  • @ABDULLAHIHIRSIABDUQADIR-bm8iu
    @ABDULLAHIHIRSIABDUQADIR-bm8iu Год назад +1

    Shaciye nin weyn waan kugu xiranhy

  • @libanabdukadirhassan9697
    @libanabdukadirhassan9697 Год назад

    Wn arkey bro thanks

  • @zayidcalijaamac8545
    @zayidcalijaamac8545 Год назад +1

    Wll shaaciye sida lobuxbuxinayo fiidyo kasosamee fadlan

  • @Mr.SouheboMar-rc9mq
    @Mr.SouheboMar-rc9mq Год назад +1

    Qaababka Canada loo aadi karo iyo sida ugu fudud videoga xiga kasoo sameey

  • @SakariyeFaysal-qc8gr
    @SakariyeFaysal-qc8gr 6 месяцев назад

    Wll shaciyow waxan rabaa lamparka

  • @mohamedabdurahman2392
    @mohamedabdurahman2392 Год назад +1

    Fadlan noo soo qor webseydyada

  • @QaysMovies
    @QaysMovies 7 месяцев назад

    walal wad mahadsantahay waxan jeclaan laha inad kaso hadasho qof yurub jooga oo truck-le ah sida uu ku iman karo amerika si sharci ah isagoon soo tahriiibin ama raba inuu shaqoka dalbado kana shaqeeyo amerika isago sharcigiisa yurubiyanka ah ku imanaya amerika mahadsanid walal

  • @cabdijo787
    @cabdijo787 Год назад

    Shaaciye wll macaan halkee lagaa helaa adigu xataa meel oo laga soo xiriiriyo noo sheeg mahadsanid

  • @oladkassimolad6280
    @oladkassimolad6280 Год назад +1

    Shaaciyow Australia waxad ka so hadasha meqa ugu qadanaysaa in ay soo jawaban interview ma le dahay shaqoyinka lacag ku dhoofi tan kane no soo fahfaaho bal mahadsanid

  • @dauudadancadawe4215
    @dauudadancadawe4215 Год назад +2

    Wall shaaciye warqadaha hadan helo sidee kuweydiya visa

  • @housseinabdirahman8743
    @housseinabdirahman8743 Год назад +1

    Waxaan rabay inaan ku weydiiyo su'aalaha bakhtiyaanasiibka ah ee dv, sababtoo ah si fiican uma qori karo luqadda Soomaaliga

  • @MahamedGeesqor
    @MahamedGeesqor 9 месяцев назад

    Tahriibka wadamada u Dhow malagu so gali karaaa

  • @fadxiahmedahmed770
    @fadxiahmedahmed770 Год назад

  • @Abdullaahibulshaawi
    @Abdullaahibulshaawi Год назад +1

    Sxb harqaanle iyo disaynar ahay sxb malaga yaaba inaan hilo visaha ustariliya

  • @libanabdukadirhassan9697
    @libanabdukadirhassan9697 Год назад

    Shaciye wn ku salamey bro awey linkiga

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 Год назад

    Thanks shaaciye waan sugayay muqalkan

  • @sharafabdihassan4643
    @sharafabdihassan4643 Год назад +8

    Shaaciye xataa suuliyaasha ayaan dhaqaynaaya Africa Naga dhaaf😂

  • @aziimofficial7108
    @aziimofficial7108 Год назад +1

    Shaaciye ka dawlada iyo ka company ma wadaa xareysan karaaa

  • @ahmedhadiabdikarimahmed7536
    @ahmedhadiabdikarimahmed7536 Год назад

    Mr shaaciye xage laga ogaan kara in shaqada lo oglyhy dadka gudaha iyo dadka banaanka

  • @daawade2386
    @daawade2386 Год назад +1

    5 group keen warkiisa ayaan rabnaa

  • @deeqoyar5124
    @deeqoyar5124 Год назад

    Walaal warqad isodhacday shaqada beeraha xareeste waxe kakobantahay part 4 and part 5 kasoohadal

  • @youtubeonly3199
    @youtubeonly3199 Год назад +2

    Wasaas ok

  • @sabirinahmed8782
    @sabirinahmed8782 Год назад +1

    Lacagta vizaha iyo tickets ka ayaga ma iga bixinayan mise ana leyga raba inan iska bixiyo intas igaga jwaba bal

  • @meymuunmahadali4107
    @meymuunmahadali4107 Год назад

    aad baad u mhadsn tahy mclin

  • @eng.husniomer3080
    @eng.husniomer3080 Год назад +1

    Visa has marka hesho tickets 🎟 yaga miyaa ka bixin doona

  • @YahyeCali-wb2fm
    @YahyeCali-wb2fm Год назад

    Shaaciye waa codsi waxa meesha lagu qoraayo fahmi la ahy plz adoo xareesanaayo ookale noosoosamey plz isla manta😢😢

  • @Siyaad66Siyaad66
    @Siyaad66Siyaad66 Год назад

    Sida ugufican lososamee ok

  • @riinaalove105
    @riinaalove105 Год назад

    waxaa tahay qofka kaliya An hadalkisa kulalsonahy wllky xogta dhabtaa adaan kasugena Nogusodhaqso wan kubaryeynaye

  • @CxakiinAdoonkiialle
    @CxakiinAdoonkiialle 3 месяца назад

    Shaaciye show saxib Australia express waa immigration consultant markaa sazib waxay igu idhaahdeen visa assessment aya ku samaynayanaa marka lacag 400 dollar ayay iga qadadeed website kaasi ma tuugaa saxib crikey ii fiiriyeen

  • @adensaid4745
    @adensaid4745 Год назад

    As sxb shaciye aad baad u mahad santahay. Fadlan kasoo hadal siday u xaraysan Karaan dadka qaxotiyada ah oo an passport ka haysanin.
    MAHADSANID.

  • @Siyaad66Siyaad66
    @Siyaad66Siyaad66 Год назад

    Dadka istureliya joogo aalo ugolyahay bis dadka banaka jogo lomo ugola jawab hada iheysid waaishegikartaa adinkane ha kuwarerina

  • @KeydKEYDSANE
    @KeydKEYDSANE Год назад +1

    shaciye zxb xgee marayaa barnaamijkii PSG ee marekanka

  • @dahirhayaan1138
    @dahirhayaan1138 Год назад

    Asc walal waxaan ka kooban ay sadex qof oo da.doodu kala tagay 10,7,anaa uga waynu waxan ahay 21years marka walal hooyada canada 🇨🇦 joogta dacwada ma igu dari kartaa miserable waan dhaafay da.doodu 🎉🎉🎉 iso jawaab walalkay 😮😮🎉😮

  • @sakariyekubo5139
    @sakariyekubo5139 Год назад +4

    Wll sidee visa dowlada ugu dalbanaa isheeg kasoo qaad warqada ogalaanshaha waan hestaa lkn visa yaa ka qadanaa

    • @filsanfani8658
      @filsanfani8658 Год назад

      Wll sidaad u xarysatya ma ila wadaagi karta adoo raaliya

    • @sakariyekubo5139
      @sakariyekubo5139 Год назад

      @@filsanfani8658 mya wll maxareysan lkn visaha dawlada sida lagu helaayo ku wareeray

    • @apdijabarcsiis9745
      @apdijabarcsiis9745 Год назад

      @@sakariyekubo5139 zxb sida loo xaraynayo mataqaan kan dadka ayuu dhagaysanayaa uma jawaabayo

    • @rahmahassankhy
      @rahmahassankhy Год назад

      miyad taaqana sida loo xareyo

  • @nimoabdi8126
    @nimoabdi8126 Год назад +1

    Shaci dad masinayan mise wa sida canada

  • @cabdirisaaqaxmed7439
    @cabdirisaaqaxmed7439 Год назад

    Aad ban ku salamy shaciye.
    Su aal ? Wallal ma waxa lo ogol yahay waddamo gar ah mise qof kasa waa u tagi kara mahadsanid

  • @faraxyaasiin968
    @faraxyaasiin968 Год назад

    Wllo shaciye noo soo geli sida loo buxinayo plz

  • @qarashofficial6915
    @qarashofficial6915 Год назад

    Maxaa noogu soo sheegi waysay marka shaciyoow

  • @aminshabac3865
    @aminshabac3865 Год назад

    5 group america ka soo wrn wllo

  • @nihaal2527
    @nihaal2527 Год назад +1

    Asc asxaabta lottrey groob nosameya an ku wada hadalno inta ladoortay

  • @Sardarnej
    @Sardarnej Год назад

    Pourquoi tu parle pas de l'immigration de canada ? Il y a un programme de pilote, de nouveau brunswick

  • @ahmedbarrey834
    @ahmedbarrey834 Год назад

    G5 America wax news ah

  • @IbraahimCusmaan-wb9xi
    @IbraahimCusmaan-wb9xi Год назад

    Zxb waxan maxa kajira

  • @ZahraZahra-eb4rq
    @ZahraZahra-eb4rq Год назад

    Ana rawaa wall soo geeli sida loxaresto😢

  • @muhiyadinahmed896
    @muhiyadinahmed896 Год назад +1

    nio tii horaba not has been selected
    tana not have been chosen 😅 weye

  • @abukarsamichannel4079
    @abukarsamichannel4079 Год назад

    Side la iskaga diwan galiya Gmail ka wuu iga diidaya sxb sare shaciye😢

  • @fatimamohamud8211
    @fatimamohamud8211 Год назад

    ka so hadal 5groupka america wll

  • @suldaanka598
    @suldaanka598 Год назад

    Shaaciye pro waxad igaga so jwbta ani waxa la igu aqbalay primary school only aa la igu aqbalay marka ayada manku xaraysta ama shahado dugsi sare ala iga rabana pleas iso jwb mhd snd

  • @AbdinuurxasanMaxamed-gx6ti
    @AbdinuurxasanMaxamed-gx6ti Год назад

    Sxb shahaado la.aaan ayaa ahy

  • @Kaderrmatte
    @Kaderrmatte Год назад

    Please Mid Ka MiDa SiDa Loo Xarayzto Ka Zoo HaDal Wll 🙏🙏🙏🙏

  • @abdiqaniomar985
    @abdiqaniomar985 Год назад +2

    Canada 🇨🇦 ka waran warkeeda wll

    • @abdiqaniomar985
      @abdiqaniomar985 Год назад +1

      Canada 🇨🇦 maxaa kasoo cusboonaaday ?
      Wll Canada 🇨🇦 sida loo tagi karo ka wrn warkeeda?

  • @musbahabdillahi3922
    @musbahabdillahi3922 Год назад

    Saxiib mad no fahfahisid macnahaa sidaa loo buxbuxsanayo

  • @farahabdijama-i2m
    @farahabdijama-i2m Год назад

    saxib waxa aan arkay dad tiktok ku jiro been shegayo

  • @kaderyare442
    @kaderyare442 Год назад

    Welcome corps war Naga sii

  • @taqwamedia1369
    @taqwamedia1369 Год назад

    Shaaciye Canada kasoo hadal

  • @Siyaad66Siyaad66
    @Siyaad66Siyaad66 Год назад

    Shaqadan cv kasohadal

  • @apdijabarcsiis9745
    @apdijabarcsiis9745 Год назад

    Sida loo buuxinayo video kaso.samee

  • @ahmedvideoesyasiin1016
    @ahmedvideoesyasiin1016 Год назад

    Wl waxaan ku waydiiyey waxa jira qoys reer jigjiga ah oo haayada IOM u qaadi rabto canada qaxooti ahaan ayaa waxa dhacday in loo balamiyo caafimaadka inay maraan markaa balan ayaa loo qabtay kadibna balantii ayey ka habsaameen markaa intee ayey qaadanaysaa balanta dambe ee caafimaadka..iigaao jawaab wl hadii ad garanayso

    • @rihaanamohamet7370
      @rihaanamohamet7370 Год назад

      Apoowe hay,adaas ineey iiwado Canada rabaa intee leyskaga diwaangiliyaa 🥺

  • @mk6098
    @mk6098 Год назад

    wll sideen u dalban karaa visa ha markan xaresto

  • @fahmoonisharafchanel8072
    @fahmoonisharafchanel8072 Год назад

    shaaciyow adi ii xarey noh ani waku noogee

  • @adamyare7153
    @adamyare7153 Год назад

    Asc macalin shaciye wanku salamay marka hore marka xigta niyahow anig wllkay aya Australia company kuleh sidu igu cawin kara mel an wax kabilawno ayan garan lanahay answer me please

    • @rihaanamohamet7370
      @rihaanamohamet7370 Год назад

      Apoowe ana waan rabaa inaa Australia kashaqeeysto maad icaawin wllkaa maigala hadleeysaa haii xareeyee company ga shaqadiisa

  • @MaynuushOsman-yz7pr
    @MaynuushOsman-yz7pr Год назад

    Shaaciyow maxay iila tahy inaad wax kasta sii adieyneyso hadda maxaad soo gudbisey bal dib u raac macaa se laga faaidey fiidiyowgaan dadka ama aniga baahida dhabta u qaba shaqooyinka lasheegey waxa aan rabno ma ahan dulmarid ee warka runta ah ayaan u baahan nahy you disapointed us actually 🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐

  • @AshrafXaaji-s5z
    @AshrafXaaji-s5z Год назад

    𝐇𝐞𝐥𝐨𝐨

  • @MaynuushOsman-yz7pr
    @MaynuushOsman-yz7pr Год назад

    War engilishka waan aqaanaa lakin waan ku wareerey waan xareystey indeed ayaan ka xareystey wax aan ka fahmeyna malahan confuse aan ku noqdey somalidiina youtuberska ah na ma aaqaano waxaad xasdeysaan waxaa noo cadeeya bisinka

  • @kaderyare442
    @kaderyare442 Год назад +1

    5grop meracan kaso waran

  • @HusseinSergito-qu8ic
    @HusseinSergito-qu8ic Год назад

    DS_260 gormaa la buxiyaa

  • @asli218
    @asli218 Год назад

    Shaaciye sharci malagu siinaa midkle miso sano ayaad shaqeyneysaa fasax maad ka qaadan kartaaa shaqadaa ycni xur maad thy

  • @farhiyonoor1548
    @farhiyonoor1548 Год назад

    Gurob 5 gorma ayu furmaya

  • @cabdulaahicopy1944
    @cabdulaahicopy1944 Год назад

    War nio hada 5 group kamid noqoto lacalla dadka adwadeeso igudar sxp dacadii meelwax kuma ogi😂

  • @theeagle3515
    @theeagle3515 Год назад

    In ay ku aqbaleen sidee ku ogaanesa

  • @NajmaMuxumed-z1j
    @NajmaMuxumed-z1j Год назад

    Hadii lay aqbalo seeen ku ogaaanaaa

  • @jamacibrahim122
    @jamacibrahim122 Год назад

    Mahad saniid

  • @abdikadirweli9521
    @abdikadirweli9521 Год назад

    War adigaa waxaada waa un subscribe iyo share you dnt volunteers for your somali pple😅

  • @jibrilali2917
    @jibrilali2917 Год назад +1

    Why’re you giving those poor people their hopes up? You’re giving wrong information man? Allah gacabso

    • @geedjaceyl1
      @geedjaceyl1 Год назад

      Are you sure this information is fake

    • @maandeeqali1716
      @maandeeqali1716 Год назад +1

      Poor people maa nalagu tilmaamay hadal kaan dhiira galin ka qada ilma adeerayaaloow wadankiina ka shaqeysta

    • @saxardiid3794
      @saxardiid3794 Год назад

      @@maandeeqali1716 not enough poor people even we are foolish people

  • @AshrafXaaji-s5z
    @AshrafXaaji-s5z Год назад

    𝐖𝐥𝐥.𝐢𝐥𝐬𝐨𝐨𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢

  • @SakariyeFaysal-qc8gr
    @SakariyeFaysal-qc8gr 6 месяцев назад

    Wll shaciyow waxan rabaa lamparka

  • @SakariyeFaysal-qc8gr
    @SakariyeFaysal-qc8gr 6 месяцев назад

    Wll shaciyow waxan rabaa lamparka

  • @SakariyeFaysal-qc8gr
    @SakariyeFaysal-qc8gr 6 месяцев назад

    Wll shaciyow waxan rabaa lamparka