Yaa Ka Dambeeya Qaraxii Xeebta Liido ee Xalay Iyo Weerarkii Lagu Baaba'ay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 сен 2024
  • Yaa Ka Dambeeya Qaraxii Liido ee Xalay Iyo Weerarkii Lagu Baaba'ay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Комментарии • 69

  • @user-vr5uo7ku9o
    @user-vr5uo7ku9o Месяц назад +4

    Waan sixranahey aad Is quraan saaro dhamaanteen hg hurdada ka kaca waad sixirantahiineee hurdada ka kaca hg insha allah❤❤❤

  • @user-vr5uo7ku9o
    @user-vr5uo7ku9o Месяц назад +4

    Hawiye iney hg madaxweyne noqoto marabtiine insha allah anaga sanado badan madaxweyne ka noqon doono insha allah mar danbe darood iyo abgaal iyo xawadle murursade oo haeeye danbe soo djisimeeyno darood dabne soo dhisimeeyo anag hg ayaa isi soo dgiseyono waayo cadowgeena aad iyo aad ayuu u faro badan yahiin hurdada ka kac insha allah hg guul iyo gobanimo ayaan idiin rajeeynayaa huradad ka kachg❤❤❤❤❤❤

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be Месяц назад

      No no hg maba doonayaan madax sababto abgaal oo cawaanbaa daarood soo adeegsanayan meelwalbe nin abgaal baa lagu dhigaya .
      Abgaal Kursiga in lagusirsiro koley abgaal indho malahan dareen malahan daarood unbey u rara yihiin hg ficil ah bee qabaann sida daaroodka media ugiirso reerka markey dhibkujirab waa hiraab. Markey Nabad dareeman cadowge lasocdan waxayna dhahan harti abgaal😂😂😂 balse dhibato kujirab waa hiraab

  • @user-vr5uo7ku9o
    @user-vr5uo7ku9o Месяц назад +1

    Intii ku dhimtey allah u naxariisto ka gadaashoodan Alle nama fidneeyo dhamaanteen allahumaaa aamiin yaaa rabbi

  • @canabhassan2354
    @canabhassan2354 Месяц назад +1

    Inalilaahi wa Ina ileyhi rajucuun Allaaha unaxarista intikudhimatay janatul Fardowsa Aclaa Allaaha geeya Amiin yarabi 🤲🤲 intidhawacanta Allaaha ubogadhaya Amiin yarabi 🤲🤲🤲

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 Месяц назад

    Inalillahi wa in illahay rajacun Allah ha uu naxariisto inta ku dhiimatay inta dhawacana illahay ha Caafiiyo Aamiin 😭

  • @user-mn2nq6he1z
    @user-mn2nq6he1z Месяц назад +2

    Hawiye maanta hdal umbaah na

  • @HodanTahir-e6m
    @HodanTahir-e6m Месяц назад

    Qeyre iyo formajo illama xumeen as a team

  • @ruqiasalah5744
    @ruqiasalah5744 Месяц назад +1

    Xasan sheikh tallada halaga qaado , lacag gurbis ayuu ku jiraa, waa xoolo aad shaqo u dirstern

  • @Mahad-ho4bb
    @Mahad-ho4bb Месяц назад +1

    if Somalis are still like this, i swear Somalia future still far and dark😢😢

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be Месяц назад

      😂😂😂😂 Qiyamaha baa kudhacaya qabtigana qabiil baa ijs waaba 3 suaal ee malaaikta

  • @mariamosmanahmed-t8c
    @mariamosmanahmed-t8c Месяц назад

    Allaha una xariisto Jana fardoso Allaha ka warabiyo

  • @XashiihoosCabdi-dz5hg
    @XashiihoosCabdi-dz5hg Месяц назад +1

    Dooqon meel somali ku dhamaday ayuu leyahay toolkeyga ay ku badnaye midka wlhi waa dooqon

  • @Aniga-qn9iv
    @Aniga-qn9iv Месяц назад

    Ilaahay umadda ha i gargaaro

  • @user-vr5uo7ku9o
    @user-vr5uo7ku9o Месяц назад +1

    Inta ku dhawacatey allah cafiyo dhamaantood insha allah

  • @ARwa_Salih
    @ARwa_Salih Месяц назад

    Aloow ugaraar yaa Allaah Aloow unaxariiso ameeeeeeen 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 Месяц назад

    Wan runta 👍👍

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 Месяц назад +1

    😭😭😭😭😭

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Месяц назад

    Cabdulaahi hadalkiisa waa sax hawiyoow caqligiina kor uqaada

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be Месяц назад

      Hawiye ha waa abgaal aan caqliga laheen hawiye meeshuu ka dhutunaya waa abgaal tiro iyo tayoxumo

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 Месяц назад

    Hasan sheekh guuleyso weliga

  • @user-mn2nq6he1z
    @user-mn2nq6he1z Месяц назад +1

    Inaalilaahi walna illeehi eajuucn😅😅😅

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 Месяц назад

    ❤❤❤

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Месяц назад +1

    Guriceel waa sax hadalkiisa rajaaal

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 Месяц назад

    Aniga Ogaden ah no Farmaajo no sanbalooshe 😢

  • @user-mn2nq6he1z
    @user-mn2nq6he1z Месяц назад +2

    Hawe darood dmbe ha dooranina

  • @maslaxmaslax7178
    @maslaxmaslax7178 Месяц назад

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @AbdiazizMohamedarone
    @AbdiazizMohamedarone Месяц назад

    Guriceel waa nin wax garta hawiyow hadaadan midoobina waa xaqiiqo in laydin gumaadidoono

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Месяц назад +1

    Sanbalooshe waa xaaaasad naga badala

  • @masertoy2328
    @masertoy2328 Месяц назад +1

    Wilka marexan aya mesha kudubiyey

  • @fifitheexplorer4074
    @fifitheexplorer4074 Месяц назад +2

    Somalia kalay hawiyo iyo darood bes ma ku nool? Oo somalida kale xuquuq malahan miya?

  • @sser4622
    @sser4622 Месяц назад

    Mantah tan taal ka hadal

  • @hah7064
    @hah7064 Месяц назад +1

    Daarood munaafaqiin waxay taageero ku raadsanayaan dhiiga dhalinta Liido lagu qalqalay ayay taageero ku raadsanayaan.

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be Месяц назад

      Daarood unbaa ba Qarafan dhigo hadii farmajo joogo ama xasan madax

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Месяц назад

    Xaarmaaje waa waraabe dal naceeb baakujiro

  • @farhmahamuud8005
    @farhmahamuud8005 Месяц назад +1

    Hayeey isku dirka hawiye

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be Месяц назад

      😂😂😂😂

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be Месяц назад

      😂😂😂😂daarood waa farxadoodi jabka hawiye waxa wax qarxinaya waa darood hawiye inuu islaaynaye bee kadhigayaan

  • @user-ct1du7ey1o
    @user-ct1du7ey1o Месяц назад

    Aniga hawiye ma ihi daaroodna ma ahi lkn farmaajo ayan rabaa 😢😢

  • @user-zp5gw2yw8y
    @user-zp5gw2yw8y Месяц назад

    Manta farmajo nolo amana yahuu

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 Месяц назад +1

    Nabada hala suga ee hawiye seda isku dhaamey waa ceyb

  • @taherjamac228
    @taherjamac228 Месяц назад

    Day waa mid xasan mucaarid ku ah, mid sanbaloosha ku mucaarid ah,iyo mid dhul ka hadlaya, maxay is dhaamaan iyaga iyo kuwa qaraxa soo geliyey,

  • @farhmahamuud8005
    @farhmahamuud8005 Месяц назад

    Hawiyow tashada ama daarood ku wareejiya ha idin taliye

  • @user-qk7yj5zm2e
    @user-qk7yj5zm2e Месяц назад

    Ma gaartiin farmajo

  • @dhuubo.....
    @dhuubo..... Месяц назад

    Darood maahan argaxiso lamahayo qof hogaamiye ah oo daarood oo ah argagixiso
    Waxaa wata argagixisada hawiye & isaaq .digil & mirifle

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 Месяц назад

    Mahad Salaad si sharaf leh ayuu u qabtay shaqadiisa oo Muqdisho qarax ka dhoowray oo la mahdiyay ninkii Sanbalooshe oo horay u fashilmay buu noo keenay

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 Месяц назад

    Waa runtaa sanbaloolshe 😂

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Месяц назад +2

    Daarood soo mahaynin markii zoobe dhacay farmaajo ka sii liito hanagu sheegin

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be Месяц назад

      Daahir hadalkiis wuxuu kuyiri daarood naceeb buukuulaayey balse nin hawiye muxuu kuuleeyay oo kaqaldan?
      Suaasha meshataal qaraxyada dhaca darood baa sameeya waa ciyaardawrood

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be Месяц назад

      Daahir hadalkiis wuxuu kuyiri daarood naceeb buukuulaayey balse nin hawiye muxuu kuuleeyay oo kaqaldan?
      Suaasha meshataal qaraxyada dhaca darood baa sameeya waa ciyaardawrood

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Месяц назад

    Flxaarmaajo miyaa dad ah waa waraabe😂😂😂

  • @HodanTahir-e6m
    @HodanTahir-e6m Месяц назад

    War qabiilka formajo haddad nacbeen ama haddad nacebtihin, illahey aa jecel. Talk politica.

  • @Marwokabaali
    @Marwokabaali Месяц назад

    Subxaanala somaali qabyalad ayaa washay somaaliyey reer heel iska daya gacam halay is qabsado qabiilku waa lata carfu😢

  • @user-ct1du7ey1o
    @user-ct1du7ey1o Месяц назад

    😂😂😂

  • @safiaafrah6794
    @safiaafrah6794 Месяц назад

    😂

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Месяц назад +1

    Sanbalooshe fashil hala badalo, war buu ka adag yahay, Hassan shiikh wuu duqoobay hala badalo

  • @HodanTahir-e6m
    @HodanTahir-e6m Месяц назад

    Formajo waa ninka kaliya oo somali u banaan bacday.. deenta bangiga, canshurta cirka somaliyeed oo canshur la anta leyska mar mari jira, security, maxabisti. Cirka etiopia iyo somalia, baal ku dara

  • @sser4622
    @sser4622 Месяц назад

    Hawiyah waxaa ka dhiman inay samaali wax isku darsadeenayay moogyihiin adnah wax ismataraysid somalinah wax ma tariysid

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be Месяц назад

      Afsomali baro intaadan hawiye wax kasheegin afsomaligi hawiye kuhadal gumeesiga waadid

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 Месяц назад

    Waxa hayisita somaliya wa kuwaa nucasaa e ilahayii qabayalada ha iniga dheexe saro war ninikani ma wuxu la dodaayaa war hasan sheeke wa babiiyayii xamara

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 Месяц назад

    Xamar waxayi babadayii malinki u hasan sheeke so lamayii e ilahayii ha laga buqo o dadaka ha la gurumado

  • @bushraaliseid181
    @bushraaliseid181 Месяц назад

    Yaahuu war naga aamusa hawiye hawiye war qofka dadka badbaadinaya doorta cidkadtuu noqon karaa

  • @hah7064
    @hah7064 Месяц назад

    Hawiye maxaa ka khaldan. Waar Farmaajo ma dhakhtar baa idiin qoray ninkaas cadawga ah ee illaahay kaa furfuray ayaad maanta u barooranaysaan.

  • @HodanTahir-e6m
    @HodanTahir-e6m Месяц назад

    Fikradda aad nagu darsatay wada ku mahadsantahay laskin adigo raali oo hawiyo, qabolkale ma hal qabiil ma doprta dowladda mise umadda. Maxnimadda ma dhaxal baa waa adiga sadax hawiye soo tiriye oo 0. 5 neh maxaad ka dhihi leehed. Somali ha kala saari meesha waa talo keen ama talo rac.

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl Месяц назад

    Cabdulaahi yare rag rag dhalay waa runtaa farmaajo malintii u yimid baa qaniisiin noguhoresay waa nin kii qaniisiin eleteria kuso tababaray farmaajo 😡🤮😡🤮😡🖕🏽🖕🏽

  • @user-ct1du7ey1o
    @user-ct1du7ey1o Месяц назад

    😂😂😂