AL xamdulilaah waxaan helay wax aad iyo aad ii anfacaayo Waxaan ku rafaadsanaa mudo dhan 1 sano iyo bilooyin Waaku mahdsanthy wlaal Xalkaan waam I d aan ku xalin doono xisaabaadkeega شكرا
Ustaad waan isticmala waxana iku qasbay inaa ogaado waxa iso galo iyo qaabke igaga baxeen.waxaan ka faiday inaa lacag ku bixin maala yacni hadaa aqrisay qoraalkan waxan ka codsanaya inaa ka hadasho mooduuc dhan oo ku sabsan sidii wax loo xafidan laha ama dhigaal loo samesan laha mushkilda dhalinyarada heesato waa wax keedin la aan mahad sanid macalin
Ani waxaan sameeyaa miisaniyad bile ah oo qeeb walbo qarash an uga talagaa wixi dheeri ah waxaan u sameeyay miisaniyad gooni emergancy fund wax ka badan inta ii qoran waan iska ilaaliyaa waxaa kaloo sameeyay miisaniyad maalin ah ama isbuucle ah lacagtas isku xadidaa si an u fakanin
Ustaad thanks waxaan Rijaynayaa in anfidoon awal waxaan isticmaali jiray bernaamij kale in sh hada kan ayaa uguuraa waana useful Applications Mahadsanid
Ustaad thanks, waa mowduuc aad iyo aad loogu baahanyahy, moo soo badi mowduucyadaan oo kale🔥
AL xamdulilaah waxaan helay wax aad iyo aad ii anfacaayo
Waxaan ku rafaadsanaa mudo dhan 1 sano iyo bilooyin
Waaku mahdsanthy wlaal Xalkaan waam I d aan ku xalin doono xisaabaadkeega شكرا
Salman madow mahadsanid ustaad
Waan ka faaiidey
Iyo wax lamid ah barnamijkii Mohammad abuu zeyd ee alkawaadiir
Jazakalah wllky wllhi waa wax aan waligey raadinayay
Thanks alot ustad wlhi waa xal wey ayaa u arkaaa aniga ahaanteyda jazaakaallah
ustad thanks waa mowduuc aad u muhiim ah wax badan ka badali doono qorsha inta badan an la ogeyn meeshuu ku baxo
Mahadsanid ustaad aadbuu ii anfacay runtii
Maasha allah alle haku xafido waa mahadsantahay xal ayaan u helay maareenta lacagta 3da video wax badan ayaa kafahmi Mahadsanid ustaad
Masha allah ❤ shukran wll qali
Aad bey ii caawinee mahadsanid ustaad waxaad ku soo dartaa maareenta waqtiga 🎉
Mahadsanid ustad madow
Aniga ahaan aad ayuu ii anfacay🙏😍 shukran
شكرا ع المجهود الله يحفظك يا غالي
Mahadsanid Ustaad 👍
Thanks ustaad haa
Masha allah ustaad aad ayaa u mahadsantahay
Maashaa allaah ustaad waa kii xalka ii ahaay runti waa kaaga mahad cilinaa, jazaaka laahu kheer
Ramadan mubarak ustad JazakaAllah khyr
maansha allaah tabaarakalaah jasaakalaah khayr waa barnaamij aan inbadan la,aa jasaakalaah
Mclin muqaal kasoo samee computerada ugu fcn ee qiimahoda u dhaxeeya $300 - $500.
MAHADSANID MACALIN..
Ustaad waa raadinaayay kanoo kale mahadsanid
Ustaad mhdsanid
Masha allah ustaad keep going mahdsnid 💚 💯 🙏
Wax badan ayaan kaaa faaiiday walalo ilhy cafimaadka hakuu siyaadiyo walalo
Wll salman maadama macalim bara jamacadeed aadtahay wax an jecelanlahay inaad muqaladeen kusodarto dhiiri galin wax lagufaidayoo bcz waxad tahay waya arag plz keep going
Maansha allaah jasaakallaah khayr waan soo sajistay cash fallow
Illh hakaa abaal mariyo, mahadsanid ustd waxaan kaa rajeynaa Apps badan inaa noo soo gudbin doonto sida kuwii ka horeeyey insha allh👍👍👍👍💯💯💯💯💯
Jazaakalaah muuqaalada noosoo badi macalin
Masha Allah jazaa kalllaah dabcan waa waa wax lagu faaidayo ee shukran shukran isla waqti xaadirkaan ayaan lasoo dagay appkan
Wad mhadsanthy ustadi
Ustaad waan isticmala waxana iku qasbay inaa ogaado waxa iso galo iyo qaabke igaga baxeen.waxaan ka faiday inaa lacag ku bixin maala yacni hadaa aqrisay qoraalkan waxan ka codsanaya inaa ka hadasho mooduuc dhan oo ku sabsan sidii wax loo xafidan laha ama dhigaal loo samesan laha mushkilda dhalinyarada heesato waa wax keedin la aan mahad sanid macalin
Masha Allah aad baan uladhacay xaqiiqatan mararbadan baa applications kala nooc ah intan sodegsaday si aan daqligeyga ugu xisaabiyo baan iska tiray oo waan kaheliwayay balse midkan cashbook aad baan ugahelay waana sodegsaday Masha Allah allaha kaa abaalmariyo walaalkeyga aad baan u jeclahay chennalkaaga Allaha kubarakeeyo
Tanks ustaad
Thanks
Ramadan kariim
Masha Alaah Ustaad waa dersi muhiim ah Mahadsanid.
Waan umalaynayaa inay shaqaynayso bal waan tijaabin insha allah
haa waa xal ayuu noo yahay, mahadsanid wll
Ani waxaan sameeyaa miisaniyad bile ah oo qeeb walbo qarash an uga talagaa wixi dheeri ah waxaan u sameeyay miisaniyad gooni emergancy fund wax ka badan inta ii qoran waan iska ilaaliyaa waxaa kaloo sameeyay miisaniyad maalin ah ama isbuucle ah lacagtas isku xadidaa si an u fakanin
Mansha allah iam so excited wel come back ustaad salmaan maadow
Ustaad thanks wan ka faiday ano ku warersan pilka pisha💯
Wlhi dhibkaas anigow iheestaa lacagteyda ciyow iga godaa
Haa aad ayay ii anfacaysaa shukran
Ustad salmaam maadow mahadsanid
Tnxz bro
maasha allah
Waxan Aad Ula Dhibanaa Maaraynta Qarashka Balse Alxmd Imika.
Mahadsanid Walal Salman Madow Alle Haku Maamuso.
HaaH lph thanks
Masha Allah ustaad ilaahay ha kubarkeeyo
Masha Allah waa mawduuc xasaasi ah ,
M.a thanks
Wow u really awesome May God bless you
Mahadsanid ustaad
Mashallah ustaad
Macalin keep
Masha allaah waad mahadsantahay ustaad sida aad noogu faaidaysay
ustaad awal excel iyo waxaan isticmaali jiray inaan daabaco transectinkayga. laakiin tan waxay ii noqon xal aad ufudu. mahadsanid in badan ustaad
Mahadsanid
Keep going pro
Mahadsanid Salmaan.
Aaadbad uhormarisay dhanka video samaynta sxb videogan iyo kaagii udanbeeye dhawaan duubtay aad bay ukala fogyiin dhanka hadalka hore usoco sxb
M.a tkhz ustad
Thanks ustad
Haa xal fcn waaye mhdsnid
Yes wll😋
M.a ustaad
Ustaad xoogaa codkaada waxaad moodaa inuu fasiix aheen
m.a aad owen moalimo wa xalka mesha uga fiican ee lo mareyo lacagta
THANKS SALMAN MADOW 🥰😚😂
Ustaad thanks waxaan Rijaynayaa in anfidoon awal waxaan isticmaali jiray bernaamij kale in sh hada kan ayaa uguuraa waana useful Applications Mahadsanid
Wllylo yaa iguracsan
USTAAAD WCM JAZAKALLAH WLLO
Aboow guul iyo gobanimo sxb 😍 qaali
Majiraa app aan lacag sida mpesa aanu u gashankaro
ustaad qaabka aad applicatinka iskaga diwaangelin kartid noo sheeg
Ustad premier pro cashiro inoo bulaw adigoo mahadsan
Waa diyaar halkaani ka dhigo
afoogy.com/courses/adobe-premiere-pro-cc/
Mahad
Ustaad qiimo badan
iPhone waa ka wayeey macalin
Ustaad kasoo hadal sida PayPal somaliya loogu samaysan karo
Haa
Ustaad marka koowaad waa mahadsantahy marka xigto waxan jeclaan lahaa video editing filmora9 lagu magacaabo inaad mar kasoo hadasho waqti hada uheli kartid qaabka watermark looga qaado Mahadsanid
Jazaakalaah
Mahadsaniid mclin
Saakaa u dambaysay oon kafikiraayay mishaarkaygii meesha uuku baxay
Wll horta garankan madaw ma jeceshahay
QOF KASTA OO WAXUU SOO GUDBINAYAA WAX-TAR LEEYIHIIN.
DADKA IYO BULSHADANA U FAA.IIDAYNAAYA.
WAXUU MUDAN YAHAY INAYNU DHIIRIGALINO
Wcs Ustaadi Waxaa ku wey diiyay Online ki aad bilaabi rabtay ma bilaawday
M.a
Ustaad hadaan kuu baahanahay halkee kaala soo xuriirnaa waxaan filayaaa in aan jwb ama meel aan kaala soo xiriiro hello jazakallah
Ustaad Salman App-kani Ma adigaa diyaarshe , Haddaa Adiga Diyaarise waleysku Haleyn karaa
m.a
Wsc sxb 😍 noloow
TAASI WLHI ANIGAY QAYRKAY IGA REEBTEY ANA ZAADKAN SOO SARA 😁
Ok zxb ma ku guuleystay in aad mareyso
Wlhy aniga sidaan ahye
Lacag aan keedsado maba heesto bishii dhan $4 ayaa isoo gasho
Zaa I'd ayaan kuu tageraa adiga io cumar inshaar lpx
Wanfahmay sxb
Hhhhhhh wlh waa runtaaa