SIDEED DAYNTA LA ISAGA BIXIYAA ? | Dabinka Daynta | U.Hamse Haiib

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2022
  • Bushaaro Kale Dufcaddii Sadexaad
    👇👇👇👇👇👇
    wa.me/message/2JG4QJHIX327H1

Комментарии • 87

  • @user-co2zu3rz8g
    @user-co2zu3rz8g 5 месяцев назад +5

    ما شاء الله جزاك الله خيرا وبارك الله فيك

  • @uztaadshariif
    @uztaadshariif Год назад +7

    Jazaka Allahu khayral Jaza Sheekhanaa💯

  • @abshirmaxamed5030
    @abshirmaxamed5030 Год назад +3

    Masha allah aad baan uga faa'iideystay sheekh qeyr rabbi haku siiyo.

  • @user-ff8dk1cl9j
    @user-ff8dk1cl9j 10 месяцев назад +2

    Baaraka laahu fiik

  • @mukhtaaryuusuf8304
    @mukhtaaryuusuf8304 Год назад +3

    Jazakalaah ustaad book gaa halkeen ka helayaa
    Mahadsanid

  • @mustafepako5405
    @mustafepako5405 5 месяцев назад +2

    Alleh ha ku sharvo ustaad

  • @ibrahimelmi21
    @ibrahimelmi21 Год назад +2

    My name is Ibrahim Mohamed Elmi
    Aniga wan walwalsana sanada farabadan waxan
    Lakin hada wan oo gadey in saxanaxi thanks sehqa
    Hamigehyda adbo oo sarehya Allhamdulil 👌 thanks

  • @user-ip2qe9cg4e
    @user-ip2qe9cg4e 11 месяцев назад +1

    Aniga dayn badan baa laygu leeyahay isoo duceeya walaal in ilaahay iga dhameeyo ilaahay khayr haku siiyo wllo

  • @abdourahmanhoussein-nu5ft
    @abdourahmanhoussein-nu5ft 4 дня назад

    Masha Allah

  • @umu_abdirahman
    @umu_abdirahman 9 месяцев назад +1

    ماشاء الله موضوع مهم جدا

  • @AbdiFyr
    @AbdiFyr 6 дней назад

    jazaaka allah khayr sheekh allah ha kaa abaalmariyo

  • @wadnahatv6356
    @wadnahatv6356 Год назад +2

    Thanks ustaad noo soo badi casharada
    Jasaaukumulaah khayr

  • @ilkayare
    @ilkayare Год назад +4

    Yaarab iga Saar murugta daynta wlhi xanuun badan ayay igu haysaa ee asxbay isoo duceyeya inuu ilaahay iga baxsho

    • @abdirahmanbaqdadi2675
      @abdirahmanbaqdadi2675 Год назад

      Ramadaan fadligeeda alle hakaaga saaro culays kasta oo kaahaysta walll

    • @BUUJE10
      @BUUJE10 10 месяцев назад

      Alaahay hakaa saaro wll

  • @ibraahimdhuxul5030
    @ibraahimdhuxul5030 Год назад +1

    Alle ha kaa abaal mariyo sheekhannaa.

  • @cabdullaahiaxmadcawke4177
    @cabdullaahiaxmadcawke4177 Год назад +1

    جزاك الله خيرا أستاذي

  • @abdirisaqabdullahi6123
    @abdirisaqabdullahi6123 Год назад +2

    Masha allaah jazakallaahu khairan shiekh waxbadan ban ka faaiday shukran

  • @abdirahmanjama5308
    @abdirahmanjama5308 Год назад +4

    جزاك الله خير الجزاء شيخنا.

  • @ahmeddirey2484
    @ahmeddirey2484 Год назад +5

    Waa cashir qiimo badan Allah khier siiyo wll hamza habiib subscribe aan ku dhiiri galino

  • @canab8981
    @canab8981 Год назад +2

    Masha allha

  • @AWAABS
    @AWAABS Год назад +3

    Anigoo aan cidina durayn. Muuqu waa Soomaali Afkana waa Afsoomaali balse dhigaalku waa afaf qalaad. Maxaade keenay in Afkeeni wax lagu soo gudbin waayo ama lagu dhigi waayo?

  • @mohanuur2054
    @mohanuur2054 6 месяцев назад +1

    Allaha ku xifdiyo

  • @abdinsirmohammedomar1945
    @abdinsirmohammedomar1945 7 месяцев назад +1

    Mahadsanid wllo

  • @zakariyakhalif1628
    @zakariyakhalif1628 Год назад +1

    Thanks brother sh hamza

  • @mohamedbashirabdikadir8201
    @mohamedbashirabdikadir8201 Год назад +1

    Jazaakallaah ustaad

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 Год назад

    شكرا لك جزاك الله خير الجزاء

  • @abdirahmanbaqdadi2675
    @abdirahmanbaqdadi2675 Год назад

    Masha allllah waxweyn baan ka faaidey runtii,weli maan galin wax dayn ah alxamdulilllah ilaahay se igu ma sababo waxaase kujira casharo waaweyn oo nololeed iyo sidii aad iskaga ilaalin lahayd dabinka daynta.

  • @saeedofficial
    @saeedofficial Год назад +1

    Jazakalaaaaah

  • @user-bl8qr4fn1m
    @user-bl8qr4fn1m 2 месяца назад

    Alle haku xafitiyo aduun iyo akhiroba. Sheekh ❤Ameen ya allah

  • @al-nuracademy9414
    @al-nuracademy9414 8 месяцев назад +1

    Shugran masha allah

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 Год назад +1

    Mnshlh ustaad fullintaa ugu muhiimsan

  • @getto10
    @getto10 Год назад +1

    Jazaaka allah kheyr ustaad

  • @caliyacali2032
    @caliyacali2032 Год назад +1

    Jasaakalaah khyra jasaa

  • @abdinasirisgow1465
    @abdinasirisgow1465 Год назад +1

    Wcs ustaad jazaaka laah kheyr

  • @faaychannel4468
    @faaychannel4468 Год назад +1

    Manshallah wle no so badiya barnamij yadan oo kle 😊

  • @badalcusman8720
    @badalcusman8720 Год назад +1

    Thanks jasakalahu kheer wadnofaideysaye .alahaku faideyo

  • @mahdiomar8551
    @mahdiomar8551 Год назад +1

    Mansha allah

  • @XaamuudCumar
    @XaamuudCumar 3 месяца назад

    Maansha allaah

  • @MiddelUmmah
    @MiddelUmmah Год назад +2

    Subscribe aan baryo aheyn waan bixi yay hada ila joogta-na maalinkaa shaaha waan shubi lahaaa. Hadal kaaga micno weyn buu lahaa guuleyso walaal

  • @abdikanimohamoud6598
    @abdikanimohamoud6598 Год назад +1

    Baraka laahu sheikh

  • @mohamedyussuf8449
    @mohamedyussuf8449 Год назад +2

    Asc ww USTAAD XAMZA ALLAH KU XIFDIYO. USTAAD WAXAAN RABAA IN AAD IIGA JAWAABTO MA HELI KARAAA APP AAN QARASHKA INCONE AND EXPENSES MAALIN LAHA AH KUQORAN KARO BISHANA IIKA JARI KA

  • @mohamoudN
    @mohamoudN Год назад +1

    Masha allah shugran

  • @maxamed.dayib1
    @maxamed.dayib1 Год назад +1

    Allh halaa abaaliyo ustaadi

  • @saleebaansiciid7803
    @saleebaansiciid7803 Год назад +1

    Maashalaah

  • @macalinxasan6447
    @macalinxasan6447 Год назад +1

    Ustaadkyga aan jeclhy noso badi cashrdn cml isbuuc kast one vedoa jazaklah

  • @mohamedimanmohamed9402
    @mohamedimanmohamed9402 Год назад +1

    masha alah cashar aad u qiima badan

  • @abdirizakhassan1073
    @abdirizakhassan1073 Год назад +1

    Asc.
    Salan sarre sh xamse xabii

  • @mohamedsaidmohamud2230
    @mohamedsaidmohamud2230 Год назад +1

    جزاك الله خير الجزاء

  • @abdihakimyusuf2285
    @abdihakimyusuf2285 Год назад +1

    Ustaad shaqda iuo wixii la xiriira kaso hadal shukran ustaad

  • @AhmedHersi-jh8gx
    @AhmedHersi-jh8gx 3 месяца назад

    Macalin casharadadah hadan harmar dhagesto ma iloobo waxan rabah in an ku soobiiro korasyada ad bixiso xagan kalasoo xiiriirah

  • @cabdikanixaamudabokor827
    @cabdikanixaamudabokor827 Год назад +1

    Hore u sido ustaad

  • @sultanmostafa5483
    @sultanmostafa5483 Год назад +6

    السلام عليكم أستاذ حمزة حياك الله.
    أود أن أسئلكم عن الدورة التي يقدمها الدكتور عمار عمر، هل تعرف عنها شيئا و هل هي فعلاً دورة ممتازة تنفع صاحبها؟
    عبدالرحيم (يريد أن بلتحق بالدورة) أرجو الإجابة سلمكم الله.

  • @FaadumaAbdi-zh9sn
    @FaadumaAbdi-zh9sn Год назад

    Jasakalaahu qeyran. Ustaaad

  • @cabdikanixaamudabokor827
    @cabdikanixaamudabokor827 Год назад

    Love

  • @kaltunali1693
    @kaltunali1693 4 месяца назад

  • @amaalxabiib4962
    @amaalxabiib4962 11 месяцев назад +1

    Ilahow iikaa xiifdi wllo ilahow ku barakee wllkey jasakala kheer ❤️❤️❤️❤️🤲🤲🤲

  • @xasancabdullexuurshe4079
    @xasancabdullexuurshe4079 13 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ic6oc2hy8f
    @user-ic6oc2hy8f Год назад +2

    Aad ayaan kuu sugayay macalin
    Xalqadana waxaad moo daa inaad aniga iisoo diyaarisay
    Jazaakalaahu khayr

  • @user-gr7rn3pk1s
    @user-gr7rn3pk1s 3 месяца назад

    Shiiqow wlhi 100dolr oodeyna leygu leyahy 😢😢ilahey moye cidkle ooiskuhaleynaa malaha 😢😢😢

    • @hodhare961
      @hodhare961 18 дней назад

      Illaahay hakaa bixiyo aamiin xagee joogtaa? Hargeisa ayaan joogaa.

  • @salebanabdilahi1185
    @salebanabdilahi1185 Год назад

    Shiekh Alle Ha ku barakeeyee lambarkaaga ma heli karaa

  • @user-tw5ej5cj3e
    @user-tw5ej5cj3e Год назад

    Asc ustaad aadbaan kuu salaamay waxaan hayaa 1 suaal
    Bangiyadeenu waxay bixiyaan muraabaxo taas oo lagu dulsaarayo %17. Ee malaga faaiidaysan karaa?

  • @khadariidaan4537
    @khadariidaan4537 Год назад

    Barnamijku waa fiicanyahy lkn qaylo kulul ayaa kudhexjirta waanan kasii baxaye by

  • @dhiiragaliyo7561
    @dhiiragaliyo7561 Год назад +1

    m.a

    • @mohamedaamiin1617
      @mohamedaamiin1617 Год назад

      Asc ustaad cashiradaada aad ayaan ugu faaiday illaahay ha ku barakeyee balse wali waxaan keeni la ahay habkii aan maalgalin ugu sameylahaay lacagta aan aruursaday iyo waxa aan maalgashan lahaay

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 Год назад +2

    Muuqaalada dhaqaalaha aad usoo badi waqtiga video gana soo koob , insha allah.

    • @MiddelUmmah
      @MiddelUmmah Год назад +1

      Soo koob haleyne bax Tiktok iyo maala yacniga aad wax walba oo micno kuu leh waqti u hur wiilow

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 Год назад +2

    Sheekhoow muuqaaladu waa kuwo faa’ido leh , balse Waqtiga video ga soo gaabi ( short video) oo 10 minute soconaya ka dhig ama kasii kooban.✍️✍️✍️

  • @user-rh6yr8vz6v
    @user-rh6yr8vz6v 9 месяцев назад

    Mcalnnaw waa mahadsantahay ee qofkii mcln dugsi ah oo labo boqol dollar 💵 maxaw sameeyaa ileen maganacsan Karo waa lalayaabaa ee adi mahaysaa qorshe lacagta aan adi kugula kaydsanno ood noo hayso ama aan kukordhinno dhaqaalaheene

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 Год назад +1

    Hamse waa qosol dhaqamada an samayno si fiican buu u yaqaanaa typical Somali behaviour

  • @AbdirahmanIbrahim-jm3eo
    @AbdirahmanIbrahim-jm3eo Год назад

    Sideee laysakga ilaaliyo no sogaliyeee

  • @ahmedadani4077
    @ahmedadani4077 Год назад +1

    Mahad sanid

  • @yasinabdirahmanahmed3487
    @yasinabdirahmanahmed3487 Год назад +2

    Macalin waxaan is weydiiyaa casharadaada waa maxay sababta aad ugu diyaariso Carabi iyo English adigo Somali uso bandhigaya 😔 waa Su'al aniga iyo in badan oo kugu xiran ey is weydiiyaan.... Bal noso Jawaab

    • @razeentrainingcenter189
      @razeentrainingcenter189  Год назад +7

      sababtu waxa weeyi si ay dadku u qaataan ( erayada furayaasha ah ) oo ay usii korodhsadaan aqoonta
      waayo xogta afsoomaaliga ku qoran ee cilmiga ahi waa mid aad iyo aad u kooban _ intanna qaado wixii kakena sii raadi ayaa loo dan leeyahay

    • @yasinabdirahmanahmed3487
      @yasinabdirahmanahmed3487 Год назад

      @@razeentrainingcenter189 Koley Macalin aniga Fikirkeyga waxa ey ku qurxooneed afsomali oo Kaliya So dadku 100% Uga Faaideystaan just waa Fikirkeyga . Mahadsanid si kastey ahaataba Balse in Badan ka Fikir

    • @cabdiraxmanmaxamed3093
      @cabdiraxmanmaxamed3093 Год назад +1

      @@yasinabdirahmanahmed3487
      Faaiidada ma dareensid walal hadii aad si qoto dheer u eegtid waxa la ga faaidayo waxa ka mid ah in erayo cusub aad faaidayso oo carabi iyo english xaga luqada ayaa kaa dhismaya dhinac kale hadii aad is tidhaahdid mawduucan si baladhan usii raadi oo aanad garanayn kalmadaha la adeegsanayo kuuma suurta galayso markaa luqadaaada kor uqaad carabida iyo englishta mahdnsmid

    • @jinijini3375
      @jinijini3375 Год назад

      @@yasinabdirahmanahmed3487 kkkkkkkkkkkk waxaa la yaabanahy nin ka af somali u ordaayo ee hadalkiisu ku qasan yahay ero ingiriisi ah kkkk

    • @amiirsuldan
      @amiirsuldan 11 месяцев назад

      ​@@yasinabdirahmanahmed3487 adigu sxb hadalkaaga english ayaa ku jira just ma afsomalibaa hhhh

  • @mahadaadan3898
    @mahadaadan3898 4 месяца назад

    mahad sanid

  • @walalkaaceebtiisaastur
    @walalkaaceebtiisaastur Год назад

    Mahad sanid waa u bahnaa videogan Mahad sanid

  • @somalidocmantery9692
    @somalidocmantery9692 Год назад

    Wxayabahan la yaba ah mxu vedioga faidada leh u yaryahy hadu dono 1zac ba ha noqde jazakallah kahyr uztad hamze alle ha ku zharfo wx bdn ban kaa faiday wxn u fikira imka zida anay qayrkay u fikirin discount ka faido man modi jiren lkin hada wn xaqiiqzaday