Kheir aduun iyo mid aakhiroba alle haku siiyo ustaad Hamse runtii inaka oo aad u kala fog ayn wax badan ka faaiday wax badana aad iga toosisay Ilaahay kheir haku siiyo wlal inshallah once upon a time i will do reward
SALAAM ALAYKUMA MASHA ALLAHA WAXAAN KU WAYDIIYAY MY DEAR TEACHER COURSES KAAD DHIGTAAN MAXAA KA MIDA OFFICE MANAGEMENT GA MIYAAD ONLINE KU DHIGTAAN 🎉🎉🎉
Hadafyada nolosha 2024
1:Diintaada
2:caafimaadka
3: dhaqaalahaga
4 aqoontaada
5:bulsha
Ok
Waa talo fiican alle ha ku xiftiyo sheikh xamse xabiib xuseen
M.a Sh illahi Hakuxifde Kenya. Nuuimad
Ustaad waan udarsanay casharadaadii taxanaha ahaa weliba qaybtii dhaqaalaha ka hadlaysay baan aad uga faaiday oo aan rabay inaad wax badan nooga sii iftiimiso weliba qofka raba inuu ganacsi bilaabo
Jazakallaahu qayr shayqanaaa
الله يبارك فيك يا شيخنا الفاضل ❤❤❤
Shukrn sheekh xamse xabiib
Kheir aduun iyo mid aakhiroba alle haku siiyo ustaad Hamse runtii inaka oo aad u kala fog ayn wax badan ka faaiday wax badana aad iga toosisay Ilaahay kheir haku siiyo wlal inshallah once upon a time i will do reward
Jazak allahu khayr macalin ❤
Jazakalkah 🎉
حفظك الله ورعاك يا شيخ
Masha Allah sh xamse jazaka llaah wll
SHUKRAN 🙏👏
Jasakallah ustaad kelmadaha carabiga English ama somalina nagula wadaga carabiga iskuma ficnin
Shukraan jazakallahu khyr ustaad alle hanagu anfaco hano fududeeyo
Mahadsanid ustad
Maasha allaah mahadsndi ustaad allaah haku barakeyo wa amawduuc qiimo leh
SALAAM ALAYKUMA MASHA ALLAHA WAXAAN KU WAYDIIYAY MY DEAR TEACHER COURSES KAAD DHIGTAAN MAXAA KA MIDA OFFICE MANAGEMENT GA MIYAAD ONLINE KU DHIGTAAN 🎉🎉🎉
manshaa allah mawduuc muhiim ah weeye sheekh xamse
Masha Allah jazakallah ustaad
Jazakalah ustaad ❤❤
Mahadsanid Ustaad Hamza.
Mahadsanid ustaad.
Jazaklh khyr
جزاكم الله خيرا
Alle haku barakeyo shekh
جزاك الله خيرا
Mahadsanid
M.a ustaad
M.a ustaad ilaahay habarakeeyo carabkaaga cududaada cilmigaaga aad baan ugu farxaa muuqaaga iyo inaan dhamaysto casharadaa sifiicab
masha Allah ustaad runti waxan kafa idnay waxbadan
mahadsanid ustad.waxaan maleynayaa qeybta hadafka dhow in aad ka booday muqaalka qeybta ah daafta dhow ee DIINTA IYO cAFIMAADKA
M.Allaah
ustat wamahadsantahay جزاك الله خير الجزاء waxanraba luqada carabiga inan sifican ubarto sanadkan maxad igu talilahed?
Mashalaah
M.a allahye haku barekeeyo ustaadi
Qaybta 2 soo ustaad
Kusoo dhawow kulmiye academy
Quran online iyo maadooyin
Part 2 aaway muqaalkan
❤
Ani hal wax baan ka fahmay 3 bilood wax uqoorshe
Part 2 meeee
Ustaad. Alle Haku xifdiyo waxaaad moodaa video gani inuu aniga igu socso
M a
جزاك الله خيرا وبارك فيك
Mahadsanid