DEG DEG:DAAWO FIRDHIYE OO HADA HUB CASRIYA GEEYAY|BEESHA GARXAJIS OO AMAR LAGUSIIYAY INAY KABAXAAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 ноя 2024

Комментарии • 64

  • @AbdiAhmed-el7kj
    @AbdiAhmed-el7kj 5 часов назад +2

    Hambalyo rer ssc waa gul iilah ayaa garbtagan

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 5 часов назад +1

    Maashaaallaah laa Quwwata illaa Billaah.

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 7 часов назад +3

    Guuuuuuuuuuuull SSC khatumo ❤👍💪💪💪

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 6 часов назад +1

    Guul IYO GOBANIMO DOWLADA KHAATUMO STATE 🇸🇴❤️

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 4 часа назад +1

    Xasan dhiiqo umada soomaaliyed dhibituu ku hayo illaahaya agatiisa haka siiyo yaa rabii🤲🤲🤲🤲🤲

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 7 часов назад +3

    WARYAA HUBKA LAMA SOO SAWIRO WAA SIT

    • @Man19699
      @Man19699 7 часов назад +1

      Ninkan shaqo kaleba ma qabto hhhh

    • @leylahasan8352
      @leylahasan8352 6 часов назад

      Waanuu garanayn wuxuu sheegayo iyo wuxuu qarinayo

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 4 часа назад

    Guul guul ciidamada SSC khaatumo xaqabaa ku dagaalameyesan guushana idinka iskalle ❤❤❤❤🏇🏿🏇🏿🏇🏿🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪

  • @ahmedhirsi281
    @ahmedhirsi281 6 часов назад +1

    Hasan dadkisa
    Markuu baxaba
    Wuu xanbaraa
    Dalkuu tagaba
    Wuu kureebaa
    Kaligii baa soo
    Noqda

  • @calixuseen4324
    @calixuseen4324 4 часа назад

    Asc illaahay xasan ummaďda si deg deg ah ha uga qabto aamiin

  • @bby6
    @bby6 5 часов назад

    Guul ssc khatumo state of Somalia inshallah

  • @safiaelmi2149
    @safiaelmi2149 Час назад

    Guul iyo gobanimo reer ssc khaatumo insha allah❤

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 7 часов назад +2

    Xassan munafaq WA tuug Bahan oo diciif ah WA qof aan dhergin manta qaxootigii ayuu Nafac Ka raadiyey Kan dalka Allah dhaafiyo😮😮😮

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 часа назад

    ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯 Allahay ha ku xafido Amiin🤲💯 5 Darood Viva Dhulbahante waa lamatabtan GUUL Cidanka Darawiish Harti SSC Khatumo Guul Iyo Gobanimo Insha Allah🤲 🙏👍🐎🦁🙏❤👍💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 6 часов назад

    Guuuuuuul Guuuuul Guuuuul Guuuuuul ssc ssc ssc ssc ssc ssc hanoladen❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Khalduna
    @Khalduna 7 часов назад +1

    مدفعية قواد الصاعق
    مدفعية يوم القيامة
    مدفعية نافخ
    Caadi maaha

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 3 часа назад

    Guul SSC ❤❤❤❤❤❤Qaxa Qax baa ka horeeet

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 6 часов назад

    Guuleysta SSC khaatumo

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 6 часов назад

    Mar hore in aan husbend bee eheed reerkaga masakiinta ah eee somaliland degan

  • @husseinosman1871
    @husseinosman1871 6 часов назад

    Ma illowi hassan in issaga la isla soo dhiibay. Waa isaga hogaamiyaha Al-shabaab. Cid rumaysanaysa ayaa iska yar.

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 5 часов назад

    XASAN DHIIQO ALLAAH KAMA SOO NABAD CELIYO TUUG DACIIF AH OO GAAJO IYO DIIFI HAYSO ALLAAH WEYNE KAMA SAAREE

  • @abdirahmanabdi7249
    @abdirahmanabdi7249 5 часов назад

    insha allah qorilugud oo ololaysa wan arki doontaa

  • @MuraayoCumar-gr7qd
    @MuraayoCumar-gr7qd 5 часов назад

    Ha is raacdo diidaye ha is raamsatee daa

  • @NawalaliAhmed
    @NawalaliAhmed 7 часов назад

    Raxadii cabdi madowbe firdhiye hurdada Disney xasan sh maxamuud mwnaha sxb ayaagaran

  • @amalcabdi9910
    @amalcabdi9910 5 часов назад

    WAAR XAYAWAANYAHOW INTAAD RAADINEYSID FIYUUS JOOJI FASHILKA HUBKA

  • @MahmoudAlin
    @MahmoudAlin 7 часов назад +2

    مدفعية هوزان 🎉

  • @AbdiNasir-n5h
    @AbdiNasir-n5h 4 минуты назад

    war waxani hub ma ehe benta iska da wa ki idinka laydin la dhacayay
    Bashir kisiye...

  • @xuseenfaarax1243
    @xuseenfaarax1243 7 часов назад

    Waataad kudhamaan doontaan insha a,llah dulmigiinii hore ayaanad kubi idoontaan

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 6 часов назад

    Waxaa khalad ah inaad sirta Dowlada media keento. Weriye Dalxa.
    Dhakhso uga saar sirta Dowlada meediyaha walaal 🙏.
    MAHADSANID

  • @ismailahmed001
    @ismailahmed001 5 часов назад

    Inaadher qadiyaadaada kuekoow ,PL ad nuguhoswadiid inagadaa

  • @mohamedsalaad3370
    @mohamedsalaad3370 5 часов назад

    War sirta ciimada yaafaafi kuyiri , anigu subscribkiina waankaala noqday . Waxaad lashaqaysaa Somaliland oo aad sirta ciidimada lasocodsiisaa .

  • @AsmaNuur-jz2me
    @AsmaNuur-jz2me Час назад

    Waa mortier 80

  • @abdifatahientertainmentn9982
    @abdifatahientertainmentn9982 5 часов назад

    Hoobiye baad wax weyn ka dhigaysaa

  • @SubeyrMahomud
    @SubeyrMahomud 7 часов назад

    Waa hoobiye meel uu ka soo dhacayo lama garto

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 3 часа назад

    Inna adeer Lacag ayuu kaga Qaatay 💰💰💰 Jarmalka 😡😡😡 Hassan Dhiiqo 🫏🫏🫏🫏 Dad badan oo SOMALIYA oo Waashay Waa la Arkin 😡

  • @farahaadan5187
    @farahaadan5187 5 часов назад

    Ninyahow hubka io gaadiidka dagaalka lama so bandhigo wa sir ciidan

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 6 часов назад

    Xitaa shirka dealal buu u saxeexayaa ajanabiga lacagna waa qaadanayaa maaha dadka keliya ayuu soo celinayaa haddii la dhaho qashin baa lagu soo daadinayaa wuu yeel ayaa khayr ma qabo

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 7 часов назад

    Jarmani isaaq ayaa kasooo caytana waa kasoo celin

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 6 часов назад

    Wax lagu faano nooma sheegaysid dagaalka iidoorka iyo dhulbahantaha ma jeclin manna doonaynao hana tusina ee dagaalka joojiya joojiya joojiya casrgiinba dhac war joojiya dagaalka hana kufaanina waxaad aragtaan waa sheekhii abaskuul 😊😊😊😊😊😊😊

  • @MohamudMuse-x4k
    @MohamudMuse-x4k 7 часов назад

    Gantaalaha ridada dheer

  • @bby6
    @bby6 5 часов назад

    Isaq harti unbay coopiyeynayan gar ahan dhulbahante bay iska doon donayan fikir cusub ma laha

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 4 часа назад

    Ilaahow masaakiintaa uu ka daba tegey waxa uu ka helo oo wad uga dhig.
    Illahow uummmadda dhaafi.

  • @asiyamaxamad6891
    @asiyamaxamad6891 7 часов назад

    Hadii nimankaa loo caraabinwaayo labida gaatama walee hubkaeenu waa bilaash

  • @zamzamali4347
    @zamzamali4347 7 часов назад

    Guba qorilugud iyo oogba

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 7 часов назад +1

    Odayaasha dadka masaakiinta ah isku dirayoow dhiigooda Kala badbaadsha

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 6 часов назад

    Dalka nin leh baa dhista dawarsi Dal laguma dhiso

  • @MaryamMaxamud-bv4rt
    @MaryamMaxamud-bv4rt 7 часов назад +1

    War huba lageeyay muye nabad in lageeyo malawaye alow nabad aloow nabad hooyo gablamaya danu kuma jirto xasana aleh hanagaqabto shartiisa iyo sharoodhan xasan qabuurihii muqdusho markay deeqiwaday ma.anagu noosodhigtay rabiyo nagaqabo yaarabi kas wax madeeqan

  • @CalJaamacdaclood
    @CalJaamacdaclood 7 часов назад

    ASC, Waar Dalxoow Nimznka Cadawga ah, miyaad bajinaysaa mise waadhab. ? Kkkkkkk

  • @AyaanAbdi-de9gw
    @AyaanAbdi-de9gw Час назад

    War laan baa ku haysa

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 6 часов назад

    Malaga yaab in Dib dhulmahante laguu qabsado waxaad ogaata awal dawlad baa kul dagaalameysay dagaaljan hada.in diyaar loo yahay waxa ay somaliland haaysto ma taqaanid afar hooye ayaad soo bandhigaysa is hubso

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 7 часов назад

    Waxani waa hoobiye

  • @abdihajiahmed5500
    @abdihajiahmed5500 7 часов назад

    Qorigan 120MM

  • @halimoabdirahman
    @halimoabdirahman 2 часа назад

    U ssc stop the crying like female fear from sl

  • @abdirashidguled6697
    @abdirashidguled6697 6 часов назад

    War ninkani waa basaas

  • @aminamohamed8227
    @aminamohamed8227 7 часов назад

    Asc ma waxaad dadka war uga dhigaysaa inaad sirta fidiso

  • @mussemohamedhassan516
    @mussemohamedhassan516 7 часов назад

    Maxaad uqarineysaa xamar aalagakenay

  • @Ahmed-hg8gq
    @Ahmed-hg8gq 7 часов назад

    Oo hubka qaradaha guba kkkkkkk

  • @NasirOsman-y9e
    @NasirOsman-y9e 46 минут назад

    sxb 3 qof oo Kulmiye soo diray weeye sawta gabadhu xidhan calaamadii Kulmiye kkkkk afka HJ waxa ku hadli kara Salaadiinta Beesha HJ . please stop Disgusting clips and FALSE news. sawdiga ninka wayn ah waxaad sheegayso wax run ah ha noqdaan si laguu dhegeysto. Reliable news.

  • @CismanMaxamud-t8b
    @CismanMaxamud-t8b 7 часов назад

    Jaante

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 6 часов назад

    😂😂😂😂😂😂 garxajes 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wobaey bga