Khiyaanadii aduunka ugu foosha xumayd! Julius ceaser

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 176

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 года назад +53

    Wakhtigaaga qaaliga oo aad nasiisey Allah ka abaalmariyo ustaad qali inbadan👏

    • @malikcannon3928
      @malikcannon3928 3 года назад

      I guess Im randomly asking but does anyone know of a tool to get back into an Instagram account??
      I was stupid lost the login password. I would appreciate any help you can offer me!

  • @cadawjabiye7839
    @cadawjabiye7839 3 года назад +95

    Waaberi midea
    Ogansho
    Ogaal cusub
    Ogaal ka manta
    Sahanka xogaha
    im252
    intaa mid kamida hadii aad ku xidhan thy like👍bal dhac ku soo sii

    • @zubairomarisrael6284
      @zubairomarisrael6284 3 года назад +5

      Sahanka xogaha
      Tanaad
      Ogaalka dunida
      Dhiirigiliye
      Radio buuluxuubeey
      Xuseen kurdi
      Janaaladaan Rukumo ama subscribe dheh

    • @xuseenfadal
      @xuseenfadal 3 года назад +1

      Ogaansho iyo sahanka xogaha ku xidhanahay.

  • @dhambaalmedia1
    @dhambaalmedia1 3 года назад +14

    Wll abdirahman Omer insha'allah weynu guuleysan dhamaanteen ee nafta khayr u sheeg wallal. Cafimadka iyo cimrigaba ilahay ha kuu dheereye.

  • @mohamedabdullahi7183
    @mohamedabdullahi7183 3 года назад +13

    الله يعزك يا عبد الرحمن عمر

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 года назад +18

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @abdirahimahmethashi924
    @abdirahimahmethashi924 3 года назад +3

    Muqal aad u xiiso badan
    Thank you zhp qli

  • @sukiiahmed5079
    @sukiiahmed5079 3 года назад +12

    Waabiri media the best youtuber horey usoco wllky qli💪❤

    • @senoritahanaadi7464
      @senoritahanaadi7464 3 года назад

      Heeh Qftiyey chanelkan goorma kuso biirtty🤣

    • @sukiiahmed5079
      @sukiiahmed5079 3 года назад +1

      @@senoritahanaadi7464 hh mxaa dhow mar hore first view kmid ahyba🤣

  • @sadikdaher425
    @sadikdaher425 3 года назад +2

    I watched your all videos wlhi marmar ka qaar xitaa kuwii aan dawaday ayaan dib u dawadaa videos naga soo badi sxp illaahay khayr haku siiyee

  • @anwarprown7746
    @anwarprown7746 3 года назад +7

    Keep going sxb cimri dheer iyo caafimaad

  • @iprahimmohamed3433
    @iprahimmohamed3433 3 года назад +2

    Wad ku mahadsan thy si waqti ugu hurto raadin maclumad faaiido u ah zxptada kugu xidhan thanks and thanks

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 года назад +1

    Thank you Abdirahman Omar

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 года назад +1

    Thanks

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 года назад

    So much thanks WAABERI-MEDIA, film-mada laga sameeyey julias Cesar, ka ugu mudan ,iyo mowduucani waa isku mid waana film daawashadiisu ay xiiso leedahay.

  • @apdirizakadem5034
    @apdirizakadem5034 3 года назад +1

    Cabdiraxmaan cumar hore u soco sxb

  • @ahmedomar8109
    @ahmedomar8109 3 года назад +1

    Ustaad Allah ha ku barakeeyo

  • @raisosman6818
    @raisosman6818 3 года назад +1

    شكرا لك يا أخي كريم 👏🌸

  • @mohamedfaysal8117
    @mohamedfaysal8117 3 года назад +1

    mahadsanid wllo

  • @mahamedabdirahman2597
    @mahamedabdirahman2597 3 года назад +10

    Wish you best

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 2 года назад +1

    SHUKRAN WAABERI media, waxaan daawadey film Julius Caesar, oo sida mowduucu yahay u sameysan, waxaana xasuustaa codkarnimadisii iyo sida uu xiligiisii hore u nebcaa keligii-taliska iyo uu isubedeley markii dadbe,

  • @YuusufShuaib77
    @YuusufShuaib77 3 года назад +3

    Great vedio bro❤

  • @saalimcumar122
    @saalimcumar122 3 года назад +1

    Waberi media bisha soo socota 150k i.a ❤

  • @ukhtulmasaakiin8608
    @ukhtulmasaakiin8608 3 года назад

    Maasha allaah hampaliyo wll allaha Ku sharfo wadna Ku mahadsanthy sida qiimaha badan eed muuqalkan quruxda waqtiga noogu so galisay

  • @إبراهيمتجي
    @إبراهيمتجي 3 года назад +2

    Nio taariikhda islaamku lahaayeen noosoo gudbi iyo tariikhdii andulus mahadsanid🌹❤

    • @nasromohamed4374
      @nasromohamed4374 3 года назад

      Mxa naga galay carabta xukunkoodii

    • @إبراهيمتجي
      @إبراهيمتجي 3 года назад

      @@nasromohamed4374 waxaan ku dhaaran inaadn ahaayn qof muslima hadaad tahayna aad danbi ku dhacday

    • @إبراهيمتجي
      @إبراهيمتجي 3 года назад

      @@nasromohamed4374 waxaan ku fanayaa khilaafadi, umawiyiintii,cabasiyiintii,cusmaniyadii dhamaan tood waayo waa dhamaan tood waa muslimiin
      Sidee u fakaraysaa
      Mise cunsuri nimadaa kaa fara badatay

  • @laasmedia1
    @laasmedia1 3 года назад +2

    runtii waxaad u qalan taa bilad sharaf pro keep move

  • @adanmhmou9451
    @adanmhmou9451 3 года назад +1

    Mnsha Allah
    Alle ha ku sharafo wll abdiraxman

  • @muhudabdu3657
    @muhudabdu3657 3 года назад +2

    Keep going

  • @mahmoudcapass1343
    @mahmoudcapass1343 3 года назад +1

    Haa zxp eljabo muqal inooga soo diyaari insh Allah

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 3 года назад +4

    GOOD M.A
    WAA ARIN MUHIIM AH.
    IN LAGA HADLO TAARIIKHDA
    FADLAN IGU SOO BIIR.
    #OGAALSAREMEDIA

  • @sagalafgoye1668
    @sagalafgoye1668 3 года назад +1

    Masha allah
    Allaha ku xafido wll

  • @xamseidiris9375
    @xamseidiris9375 3 года назад +7

    Hana ilaawin inaaad kisalido xabiiibkeena scw🙏🙏

  • @yt6605
    @yt6605 3 года назад +1

    Kep going

    • @yt6605
      @yt6605 3 года назад

      Mzlh

  • @guletmoh8034
    @guletmoh8034 3 года назад +1

    Mahadsanid adna wlll♥️♥️

  • @SirTa-NolosHa.
    @SirTa-NolosHa. 3 года назад

    Khabiir leh hibo cod oo halaasi ah brother cabdiraxmaan horay usoco thanks brother

  • @shamsudiinhaajiabshir9191
    @shamsudiinhaajiabshir9191 2 года назад

    Wcs mid lmd ah ustaad

  • @apdirahiim5642
    @apdirahiim5642 3 года назад +2

    Wamaxay midowgii sufiyeed A.wabariyow hal video oo sifaahfaahsana sogali

  • @abdirizak1956
    @abdirizak1956 3 года назад +1

    Guuul cabdiraxman omer ❣

  • @nafisashikhcumar6415
    @nafisashikhcumar6415 Год назад

    Mahasnida adna wallo ❤❤👍🙏

  • @abdirizakmohamed8346
    @abdirizakmohamed8346 3 года назад +1

    Wa alleykum salam

  • @faarahrobleadan9934
    @faarahrobleadan9934 3 года назад +1

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 года назад +5

    *julius caesar* Waxaan daawaday filamo badan iyo documentary laga Sameeyay
    *pall of an empire*

    • @yusufsalat1636
      @yusufsalat1636 3 года назад

      Filimka asoo somalia miyaa

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 года назад

      @@yusufsalat1636 maya walal anu English ayan ku dawaday lkn filiman badan aya laga sameeyay hdaad badho laga yaba inad isago turjuman hesho

    • @abwaanmurtishiiladan5439
      @abwaanmurtishiiladan5439 3 года назад

      @@dailyxiin filmka laga sameeyay magaciisa isoo baas wllo

  • @caanigadhig
    @caanigadhig 3 года назад +1

    Hor mar wacan Sxb

  • @al-firdowssomalimedia624
    @al-firdowssomalimedia624 3 года назад +7

    Walalahayga aadka u qiimaha badan ku xidhan Waaberi media please 🙏 subscribe ii saara mahadsanidiiin 🙏👍

    • @izraahappy8796
      @izraahappy8796 2 года назад +2

      Abyo 2022 ayaan kuu saary Saturday, April 16 iisoo ducee imtixaan baa galayaa marka ramadanka laga baxo plz

  • @mohamudabdi5509
    @mohamudabdi5509 3 года назад +1

    Saaxiibka beenta ah wakaas bur-buriyay awood boqortooyo magac iyo horumar...... la saaxiib qof qofkaasna waa qofka marka aad muraayada hor istaagto kusoo hor istaaga.. aamin naftaada haa saxiib lagama maarmayo lakiin awoodaada iyo haybada aad leedahay cid ha u sheegin... Asc allaha ku xifdiyo.

  • @nazrazead
    @nazrazead 3 года назад +1

    Keep going wllloh Allah Keep you mcnto

  • @Cilmidoonxaaji
    @Cilmidoonxaaji 3 года назад +1

    يوليوس قيصر

  • @nololqurxan6663
    @nololqurxan6663 3 года назад

    Waabari media chanal faido badan aan kahelno horay usoco..

  • @lunibark9978
    @lunibark9978 3 года назад +1

    ugu joreeya

  • @QueEN-nq9os
    @QueEN-nq9os 3 года назад +2

    M.a❤

  • @amiinshukri6616
    @amiinshukri6616 3 года назад +2

    M.a 💯🖐

  • @dunidamedia3275
    @dunidamedia3275 3 года назад +3

    C.raxmaan

  • @Narkoedits
    @Narkoedits 3 года назад

    Keep going wll

  • @hasanvicyare8419
    @hasanvicyare8419 3 года назад +21

    1 sano iyo bar ku taageraYaa PIN goormee isaare😪😪

    • @cabaasmadxay8029
      @cabaasmadxay8029 3 года назад

      Ma lacag baad ka helin😂faaido maleh

    • @hasanvicyare8419
      @hasanvicyare8419 3 года назад

      @@cabaasmadxay8029 Dhaadhanka tahy wasee Xaa kaa quseeyo Waxaa ka helaaYo😉

    • @rabsholeoffcial7329
      @rabsholeoffcial7329 2 года назад

      @husen sxb maxadadka u aflagadeynee

  • @dajiyedalmar9553
    @dajiyedalmar9553 3 года назад

    Mansh allah wlle

  • @maanmaxamud3326
    @maanmaxamud3326 3 года назад

    Waaberi media horay u soco So badi muqaalada ?

  • @abuuyaasir5778
    @abuuyaasir5778 3 года назад

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @khadaraidid2870
    @khadaraidid2870 3 года назад +3

    Wax la,aamino ma,ah sxp walhi
    Wey igu dhacday arin uu saiibkay dil iigu maleegay waliba gabadh aanu is jecleyn daradeed Alxm dhawac aan si fudud uga soo kabatay ayuu Alle iiga dhigay Alcm markaa iska hubiya halkaa sxpka

    • @PSA4
      @PSA4 3 года назад +2

      ma gabar darteed kasi maran bu ahaa

    • @khadaraidid2870
      @khadaraidid2870 3 года назад

      @@PSA4
      Haa balse alxm

  • @dadaalkaaga_ha_saluugin
    @dadaalkaaga_ha_saluugin 3 года назад +1

    Xaax walaal waxa aan ka mid ahay macqiilka ku xiran waberi media .
    Waxaan codsanaa in codka loogada saaran cod kale lagu badalo maxaa yelay dhagaha ayuu dhib gaarsiin karaa waa sida dhawaaw radiations cml u dhawaawayo
    Mahadsanid

  • @jamaalyarre3236
    @jamaalyarre3236 3 года назад

    Hore usoco pro

  • @weproduction1804
    @weproduction1804 3 года назад +1

    Asc my waberi media

  • @shugriabdisalaad6430
    @shugriabdisalaad6430 3 года назад

    M.a keep going wllo lkn codsi plz kasoohadal taariikhda sadam xuseen plz hlyeygii umadii islamka eheed🥰🥰🥰🥰🥰🥰✌🥰❣👊

  • @tosanetosane5502
    @tosanetosane5502 3 года назад +1

    Wcs wll cabdiraxmaan waabari❤💯

  • @abdiaden6449
    @abdiaden6449 3 года назад +1

    ❤❤❤❤❤

  • @maryanmohamedmaryanmohamed9445
    @maryanmohamedmaryanmohamed9445 3 года назад +1

    🇸🇴asc mahad aan lasookoobikarin aayaankuu hayaa EEBE HA ku xafido waberi midhiya waxaan leeyahay hormuud iyo hogaamiye abidkaa ahoow zxp aqoonyahan calankaeena soomaliya muran ayaaka taagnaa mudadan barahabulshada maxaad ka haysaa taariikhdiisa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 bal taariikhda calankeena waxaad ka haysoo nalawadaag aqoonyahan aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay sida quruxda badan ee aad taariikhda iyo sooyaalka aduunka xogtiisa noosiinaysid

  • @camaarabokor7022
    @camaarabokor7022 3 года назад

    Keep goin

  • @munamukhtaar6284
    @munamukhtaar6284 3 года назад

    Jasiiiradda masaska ee mgalada Sao Paula xog inaga soo diyaari wll qali plz😕😊

  • @updiwelikhadar7389
    @updiwelikhadar7389 3 года назад +1

    Hore usoco sxp

  • @apdikarimqasim621
    @apdikarimqasim621 3 года назад

    Video nosoo badi

  • @mahamudabdilahi3511
    @mahamudabdilahi3511 3 года назад +2

    Cumaroow sheekada waanka helay laakiin taariikhda ninkani shaqaynaaya ama uudhashay noogu noqon sobobtoo ah dhalashadiisa adkusheegtay boqol sano kahor waxay kubeegan tahay (1900) xiligaana waxan taariikhda kuhaynaa inay dawlado lahaayeen dhulkan uu kadalamaayo dawladahaasoo lasheego (2050) sano kahor baarlamaan iyo raysal wasaare inay lahaayeene noogunoqo taariikhda

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 года назад

      July 13th 100 BC as a wakhtigas aya la sheega inu dhashay

    • @FactCuriousYT
      @FactCuriousYT 3 года назад

      100 sano Ka Hor Milaadiga waaye

  • @hawoabdi8778
    @hawoabdi8778 3 года назад +1

    The baddest decieve😟

  • @shakoofficial2054
    @shakoofficial2054 3 года назад

    Alle haynaga dhigo kuwii janada ku kulma dhamaanteen

  • @ishkeyishkey3526
    @ishkeyishkey3526 3 года назад +1

    wax ka fiican ma weesay

  • @dirsheyare8769
    @dirsheyare8769 3 года назад

    M.a

  • @asadcabdi7138
    @asadcabdi7138 Год назад

    Ya u shahashey

  • @karbashboy6461
    @karbashboy6461 3 года назад

    Aha

  • @yusufxasan6847
    @yusufxasan6847 3 года назад

    Wa iska sheo qayali ah waye

  • @maxamedcalibulaybulay8292
    @maxamedcalibulaybulay8292 3 года назад

    Thaariikh cajiib

  • @mohameddiidavlog4570
    @mohameddiidavlog4570 3 года назад +1

    Wll please bookga grimoire noo yara fahfahi

  • @mohaheello2092
    @mohaheello2092 3 года назад

    Kal iyo laab wlky Abdirahman

  • @ibrahimfure7090
    @ibrahimfure7090 3 года назад

    Waaberi media

  • @daauud77
    @daauud77 3 года назад

    Cabdiraxmaan waabari mahsanid sxp
    Waxaan kaa codsanayaa inaad ka soo hadashi heerka tayada waxbarashada school da reer gableedka iyo iyo wadamada horumay sida Malaysia jaban china iyo waxa uu qaban karo qofka dhameeya dugsi sare

  • @artee5198
    @artee5198 3 года назад +3

    KUSOODAWAATHA DAAWATHAYAAL, MUUQALKEENA MANTAA

  • @HamseAbdi-bc8id
    @HamseAbdi-bc8id 7 месяцев назад +1

    Nin waxbartay

  • @hassanmohamedhassan9117
    @hassanmohamedhassan9117 3 года назад

    Malmahan wadanka anjoogo ayaa lagaxeray qadka wankuxiisay wll

  • @abdisalamhassanahmed2023
    @abdisalamhassanahmed2023 3 года назад

    Sheekada julius caesar iyo antigone oo Roma iyo Athens ka kala dhaceen semester dhan ayan cashar ahaan u qaatay "classical literature ".
    What an interesting .

    • @farhansh.bashir476
      @farhansh.bashir476 Год назад

      Antigone ayaan aad u jeclaysta Max'ed Nor Siyaad ayaa noo dhigay anago fresh ah

  • @gorgorgaming4749
    @gorgorgaming4749 3 года назад

    julius ceaser halka oraah uu can ku ahaa history ku qoran waa { divide and rule } waxaa qorshaha manta wadama gaalada isticmaalan

  • @xamseidiris9375
    @xamseidiris9375 3 года назад

    🙌

  • @cabaasmadxay8029
    @cabaasmadxay8029 3 года назад

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @mohammedyussuf3947
    @mohammedyussuf3947 3 года назад +1

    Hallow wuuw

  • @wadanisomaliyed3267
    @wadanisomaliyed3267 3 года назад +1

    Fadlan subscribe ii saar.

  • @faaraxladane946
    @faaraxladane946 3 года назад

    waa ninka loogu magac daray bisha
    ( july) ee tobaad

  • @qadan3376
    @qadan3376 Год назад

    Wayahe sidee ayaa loogu darey magaca July bilaheena

  • @cabdi_gaxarbe
    @cabdi_gaxarbe 3 года назад +3

    Qiso saamayn leh "ma xitaa adiga barotos" ?!.

  • @aduunkaiyociyaaraha2461
    @aduunkaiyociyaaraha2461 3 года назад

    Kala socda wararka ciyaaraha
    Channelkayga

  • @siciidfaaraxbaradho7542
    @siciidfaaraxbaradho7542 3 года назад

    Diyaar

  • @c.m.a.1937
    @c.m.a.1937 3 года назад

    Juuliyoos qeeysar

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 3 года назад +4

    inta iga dambaysa fadlan like isaara

  • @clrisaaqbashiir8899
    @clrisaaqbashiir8899 3 года назад

    Asc wll numbarkii wats up ka aadtiri nagalasoo xidhiidha waad ogathy shirkada wats up waxy tiri ee meel kale noosheeg aan kaalasooxidhiidhno wll sida telegram AMA bip

  • @hamza_sancho
    @hamza_sancho 3 года назад

    Film laga sameeyey nooso turjum wlal

  • @khalidsefudiin5757
    @khalidsefudiin5757 3 года назад +5

    Waar suufyaan kasoo hadal zhp waxa laga sheegayo

    • @khaalid1
      @khaalid1 3 года назад

      Zhp ka hadal

  • @hodanibraahiim3962
    @hodanibraahiim3962 3 года назад

    Wll isagana vidio nooga samee