Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him
Waa Qiso in lagu cibro qaato mudan wlhi, Anigu Gabdhas walshay ah waxan Kula talin lahaa. inay rerkeda dhaqato. iskagane samirto. Nabsigi baa kaso baxay walshay, Wiilkas Ex kagana ah Ku dheh icafi wllo si Niyada ina ducee in rerkayga iwanag Sanado, inshallh nolol fican baad heli donta markaas hadu Alle Ku idmo🥰🙏🙏
Almxdulila jacylka dhapta ee aan soo marayy wan ku guulstay 3caruur ku dhalay jcylkeygi midhihisna wan hysta inta iyo ka padna wan rajenyya Alleh haydayo sowjkeyga qaliga ah
dabcan qisadan oo kle aniga ayey igu dhacday wax walbana alle ayaa qoray balse waxa ugu qaalisan aadamaha u jecelyhay waa faraxad hadii anad faraxan haysan waxaa kula talin lahaa in gabdhaas meesha ay ka aragto inay faraxad ka helayso ku noolato alle qalbiga ha ku qaboojiyo wax danbi ah maad galain calafkaa sidaas ah keep going sister
Wlhi anaa jacaylkaaso kale soo maray 😢 ano laba ciyaala haystana ma ilaawo 😢 oo magaca jacayl markaan xasuusto asagaa iguso dhaco 😢 hadase alxm reerbaan leeyahay xumana kuma qabo ninkayga lknii anaan u hayn jacaylkii aan shalay u hayey kaygii hore si walba hadaan sameeyo waan jeclaan la.ahay 😢
Gabadha walashay ah waxan kula talin laha shaqo raadso ilmahaga malinta ku filnaantid hadu ninkagu xaq soore noqon waayo ka tag ilmahagana korso nabsi danbana iska ilali teeda kale ilahay bari mar kasta inu kheyrka ku waafijiyo wiilkasna ilhay marwo qalbigisa qaboojisa alle ha siiyo
Asc wallo Ugu horeen salaatul istiqaara duko Muhiimada koowaad waa caruurtaada Marnaba haka fogaaan , ha qaadan go aan ilmahaaga kaa fogaynaayo Walaahi hoohooyo la aan waaa dhib marka dhib walba ugu dulqaado caruutaada dartood . Lkn ani ahaaan bahdilaad iyo kibir aad ayaan u necbahay Ugu danbayn Allah tala saaro kheerna ra jeee ( Wanaag aduun iyo mid aakhiro ayaan kuu ra jaynayaa )
Nabsi bil hajiro boqolse hajiro, isha baalkeed kadhow anigu wxn ku talin gabdhas iney reerkeda dhaqato naag laga tagay wax unbaa lagu arkay waxyabaha qaldan hasaxdo hadey rabto in loo soo go'o👍
Gabadhaas 1=qaladka ugu weyn wuxuu ahaa inay lacag iyo jacayl isu doorsatay lkn qofku waa inuu qaladkisa garto casharna kala soo baxo 2= in ay waxbarashadii ka hadhay taas oo keentay inay walegeed qof ku tiirsanaato Talo Manta isku day inaad waxbarashadii ku noqoto naftaada iyo ciyaalkaagana ka adkaatid taas waxay keenaysaaa inaad goaanada noloshaaada adigu qaadatid Ilaahay raga laba iyo afar ba waa u baneeyey lkn shared baa ku xidhan oo waa in ninku u cadaalad sameeyaaa Markaa hadii aad cadaalada heli weydo noloshaada oo dhan intaad murug ku noolaan lahayd dhibaato iyo dadaal ku bixi naftaaada ilaaahay talo saaro ducayso nolashadana farxad ku qaado Wabilahi tawfiiq
hdii aad doonysid in uu ku soo noqdoo adigu isku mashquul ayn ku odhan lah abaayo mrkad arko in aad ka mashquushay isag ayaa kugu soo noqon ee gurigaa dhaqo oo ka fikir ciyaalka mustaqbalkodaa mrka adigu isku mashquul iyo ciyaalkag 🥰🥰🥰🥰🥰insh allah nolol farxda leh ayn ku rajenyaa abaayo
Aduunka lajojo waligaa qof lacag tarteed ha oga tagan wax yaabaha kle waa cadi lkn lacagta waa lahelaa waa nah lawaa yaaa i believe waa aan laheli karin aduun waa farxad ilahayow malin qad malinaa hel lkn never even inadan isku helaan lacag io farxad marka nolashada waliga haku dooran lacag wayo ilahay risiqisa ayaa kabadan kan waxa heesta oo laga yaboo inaad heshan risiq inad maleysanen so nolasha hoos laga so bilawa ayaa ah mida aad ka u qurux badan hada imaan ledahay🙌🕊
Fikirkayga hadan ka hadlo mar hadii gabadhu xaaji bidaar wax farxad ah ayna ka helayn ha iskaga tagto waayo gabadhu alaab suuqa laga soo ibsaday maha waa qof bini adam ah oo nool marka hadii aY wax farxad ah kuhaysan uu wilkii horena diyaar uyahay wxan kula talin laha inay guursato wilkii horey ay usoo haasaawen Mida kale gabdhahan lacagta jecel wxan dhihi lahaa gabadhas tuusale ha idinku filnaato ,mar haduu ninku lacag leeyahay kafilo inuu 1 baad ka bodaysane uu 3 xaas idin ka daba keeno marka gabdhow intad dib U fikirtan bal arinkas ka fikira, lacag iyo jacayl meel kama wada helaysane dhinaca farxada iyo jacaylka ubata arsaaqda Allah subxanahu tacala ba ku qorey intaYnad ku dhicin godka iska taxadara Wabilallahi towfiiq intaas ayan fikirkayga kaga baxay
Warun rerkeda ha iskaga adgesato wayo waxa laga yaba inu kan hada gu qabo inuku ron yahay i kas gaka dar nado iska samir carurtada dartoda wax gasto ugu adkeso nin galeh ha ukenin carurtada wayo abahoda wax udhamo malahan abayo qeerku wugu daben dona ❤ insha Alh
Rag hadaa nahay waxba ma cafino beri marka ay qalad yar sameyso dhaawicii murugadii nabaradii oo idil baa soo damqaaya oo waxuu leeyahay "Shalayba qofbaa iga raacday adoo garoob ah ayaa ii soo laabatay maxaa kaa galay mesha ku maqanahy iyo naagtaa la hadlaba" marka reerkeeda hayska wadato ama xitaa hadii la furo ama furiin dalbato nin kale hayska raadsato.
Alleh ayaa og meesha ay farxadi talo lkn hno iskasabir alleh waa kii hore u yidhi sabirinta sabirka ayaa ugu khayr badan marka iska sabir oo caruurtada iska korso iyaga ayaa ku anficiye i.a😔♥️
Anigu gabdhana tala man siyen wilkana talo ma siinayo lkn waxan talo siinaya dhalinyarta naftada markad wax tarto iyo walidka unba gabar iyo musuliyad qadi karta inta ka horeysa jacayl iyo dumarba ka fogow siad bari nolo fcn ugu nolato ☝☝☝☝only advice
asc wllo my name is sharmake abdirizak Gabadhaas waxan siwalaltinimo ugu dalinlaha inay reer keeda iska dhaqato ilaahayna ninkeeda usoo jeediyo waa qiso xanun badan hadii uu dulminayo ninka qaba gabadhan dad ayay ladhalatay waana laga qabanaya lkn haw samirto reer keeda insha allah ilaahay iguma keeno sheegadan oo kale
@@craxmaandaakir1785 jacaylku nin iyo naag kama dhaxayn kro okaliya amba waalidkaa iyo wllhaa, lkn qof ku dar alle ayuu ku jeclaan kara mana aha dambi jacaylku❤️
Wllhi waa sheeko xanuun badan ani wx dhihi laha reerkaga uu samir oo ciyalkga korso 😇🥺wx wlba aduunka way ka dhacab waa macquul in uu ku so dabco ninkagu😐keep going
Waxan kula talin lahaaa anuu gabadhaas inay wiilkii hore ulaabato cafis na waydiisato 🥺madamuu wali jecelyhy ileen qof ku jecel baa farxd ku siin kara💯
@@Noura-cy8ns nin caruurtiisa iyo gabadhiisi hore nin kale ku biilinaya waligay ma arag haday Taasi jirtana isma lihi gabadhu ninkan ay hadda la joogto Ayay lasii joogaysa because of waxay ogaan lahayd in ninkeedan hadda caruurta biilin doono Farxada ayayna raaci lahayd 😳 anyway dadku way Kala fikir duwanan karaan taladaadu Alle mid wacan Haka dhigo
Kabdhaas reerkeeda ha iska dhaqato koleey khiyaanadi ay ku sameesay wiilki hore aya oadygeedi ku sameeyay😪 Lkn hadi at argta ninkan adan la nolan karin nolashaada ha ciqaabin
Wale dumarow walee ninkan la dardarmaysan ninkad la dadalaysan ninkaas runta daba wadaan ninkaad caqli daba sidaan dawada Guushu helaa Nolosha qurux badan aad ninkaas Dr Ka heshay iyo mustqbalka ubadkaaga aad Ka fikiraysay jacaylkaagaba wad Ka Heli lahayd hadii aad dhiirigalin siin lahayd oo hore usoco dhihi lahayd lkn lacag ayaad Ka raacday qalbigana wad Ka Jabise💔 Reerkaaga dhaqo siseyy ubadkaaga Korso ninkaas ilahay qalbigiisa ha uqaboojiyO mustaqbal wngsan ilahay ha siiyo🥺
Haiska dayso lahadalka wilkas Hana ku dadasho sojidashada ninkaga adigo sidadi hore isu qurxinayo ad na ugu dhawanayo illahay rerkaga haxafido amiiin ya Allah
Horta wll aduunka wax waligood waraya ma jiraan lakin murugta , walbaharka iyo farxad la'aantu manta ku haysaa laga yaaba iney isu badesho farxad iyo Ray rayn Markaa wll gurigaaga iska dhaqo. waxaanan kuu rajaynayaa nolol tan manta ka jaceyl iyo farxad badan inzha allh
Nin wakii jab soo mara kana gudba nin rageed noloshu ciishay mar uunbuu guul gaadha lacagna waxba ma sheegto lkn jacaylku waa farxada nolosha ee aan dhamaadka lahayn waliga qofkad jeceshahay kunajecel usamir ogsoonowna wax la ana laguma waaro hantina laguma waro..😔
Anigu talo ahaan wxn odhanaya madaama ay awlaad haysato reerkeda yanay ka tagin o farxadeydu haka horayso tan caruurta yaryar aabahood yaysan ka qaadin 😢😢
Horta Runtii Gabadhas wiilka si Nin Raga Loo Galo uma anay Gelin Oo xuman iyo dhawac tii ugu xumayd ayey ku samaysay Hase yeshe ani hadii aan fikirkayga ka dhiibto Aniga oo anan hadalkayga cidna ku dhawacayn Qofna anan ku xumaynayn aniga inanta wllshen ah waxan Kula talin laha "wll Hadii aad ninkaga is fahmi wayden Oo anad farxad ku haysan Jacyl ku haysan Waxan ku odhan laha iskaga tag Hore lo yidhi waan Bahanahy bakhti Looma Cune irsaqadana Alle ayaa haya wixi Alle ku qorayna ma wayeysid adiga Iyo Ilmahaga Waxan Ku odhan laha wiilka jacylka ku qava ee ku leh diyaar ayaan ku ahay Adiga iyo carurtada wll wuu ku raba ee wuxu diidan yahay in uu danbi galo Reerna uu burburiyo Lkn waxan ku odhan Laha Qofka aad farxada agtiisa ka helaysid u tag Dhawacii iyo dhibtii hore aad ugu geysatayna isku day in aad ka dhaydid Carurtadana marna ha ka tegin Madama hada uu shaqeeyo Wiilka ku jecla uu noloshadana damanad qaadi karo Horta lacag waxba ma tarto lkn muhiimadu waa farxada hada wadiga guri qurux badan ayaad ku jirta Wax kasta waad haysata Lkn Hadana ma faraxsanid Lacagtiina farxad kuma anay samayn inta aad murugo iyo ciil ku dhamaysan Lahyd Noloshada waxan ku dhihi laha Noloshu waa malmo koobane Oo aduunkan Lagu waari Maaye Ku faraxsanow inta kaga dhiman Nolosha" FG: Hadii aad u aragtay qoralkayga Ama uu xooga ku xanuujiyey waan ka raaligelinaya Cafisna waan ku waydisanaya Ogowna hadii ninka aad caruurta u Haysid Anad wax dhiba ku qabin ha ka tegin carurtana abahood ha ka dherayn Lkn Hadii anad waxba ku Haysan iskaga tag"Intii aad sanado Badan Cidhiidh iyo mugdi ku jiri lahyd Waxa kaga fican kaga qurux badan Ado hal malin sida boqorada u Nolada" Nasiib wcn ayaan ku rajaynaya nolol qurux badan wll❤😢
Gabadhas wxn dhihi laha noloshada si wado oo iska samir lkn Ex rali gare wixi dhacy ina ka xuntahyna u sheeg koley Nafsi ba halka ku dhigee rerkga heso wllshey wa aduun🥺✌
Aboyo Hadi imaqaleso waxa ku hesto waa cuqubada willki Ada niyada kajibisay 😢 wan ku baray willki cafis weydiso wyao waa qof ku jecl 😢 kuma ilowi karo waligis wyo waa bini adan 😢
Gabadhaas reerkeeda ha iska haysato , 😥😥Kolba Qalbiga wiilkii hore ku ilawi maayee . Ilaahow taassookale hanagu kallifin .
ilaahay gabarkhayr qabta hasiiyo wiilkaas maskiinkaa😭
Haaaaa waxaaaan leeyahay reerkaaga dhaqo sheydaana yuusan ka awood badin midna xasuusnow muhiimadu waaaa In u kafaaalo qaadi karaaaa noloshiina farxadana adaaaa sameyn kareeee isku day inaad sameysod
@@kaahiyechannel5320
😢😢😔😔😞😭😭
Horta wax walba waay qoran yihiin lkn markasta xusuus now inaad qof dhan farxadiisa bur burisay 😭
Hadaad u jeedo magaca nabigeena muhamed 💖صل الله على وسلم 💖
Like saara
صلي الله عليه وسلم 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
salalahu calayHi wasalaM ❤😊
Ka soo hadal mr beast arin tiisa❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊
Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤
saligaha nabigaha ha badiso
hadey comments aqrineyso
per day 500 and above aqri isbadal qeerqabo insha allaha
talo fcn m.a
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa Qiso in lagu cibro qaato mudan wlhi, Anigu Gabdhas walshay ah waxan Kula talin lahaa. inay rerkeda dhaqato. iskagane samirto. Nabsigi baa kaso baxay walshay, Wiilkas Ex kagana ah Ku dheh icafi wllo si Niyada ina ducee in rerkayga iwanag Sanado, inshallh nolol fican baad heli donta markaas hadu Alle Ku idmo🥰🙏🙏
Anh sida kugu racay Pro xalkale majiro anka ka ahen lkn wilka Ex kga ah cafis waydiso kuna sabir uun 💯
Legendary Moo faami talo waxaan u hayaa qof walba 15 ilaa 25 aad inta ka horaysa inuusan xidhiidh waxa la dhoho bilaabin dhibaatada wiilka qabsatay waa midda aan sheegayo oo isaga oo ku jira waxbarasho ayuu wadaa jacayl khalad weeye ee naftaada markaad dhisto cid walba ayaa ku danayn doonta 💕
walal qisadan oo kale ihaysata inaad ila taliso rabaa ee xagee kaala soo xidhiidhaa
Wlhi wiilkaas wuxuu ahaa legend asgoon awoodin ayuu hdana ku dalaali jiray sidii uu ugu keeni lahaa wxy ka codsatay wlhi wiil asgoon awood u lahyn wxaan waydiisto hdana ii keenaayo cidlo ugaman tageen😰 wlhi waa ilhy magciisee ninka aduunka ugu maalka bdan hdii uu iiyimaado inaan UGA tageen xitaa ma barbar dhigeen🥺 hdana alx wiil Isla soconaa wliba waan kala fognahay suu ii jeclyahayna umalyn maayo inaan ablkiisa murug ugu badalaayo❤️
Almxdulila jacylka dhapta ee aan soo marayy wan ku guulstay 3caruur ku dhalay jcylkeygi midhihisna wan hysta inta iyo ka padna wan rajenyya Alleh haydayo sowjkeyga qaliga ah
Masha alh Isla nolada wligina ❤❤
@@amirah7099 ameen shukran wllo
MashaAllah Alle ha isku kiin barakeeyo ana Mid daacad ah Alle hana siiyo
Mashallah tabarakallh wada nolaado nabad ku waara anagana mid daacada rabbi ha nasiiyo💜💯
@@Noura-cy8ns ameen wllo shukran
dabcan qisadan oo kle aniga ayey igu dhacday wax walbana alle ayaa qoray balse waxa ugu qaalisan aadamaha u jecelyhay waa faraxad hadii anad faraxan haysan waxaa kula talin lahaa in gabdhaas meesha ay ka aragto inay faraxad ka helayso ku noolato alle qalbiga ha ku qaboojiyo wax danbi ah maad galain calafkaa sidaas ah keep going sister
Walahi adbauguxomahaay wayoo
Jaceyl waxanun iyadaa intas oosano
dawaca raresay hadana katagteg 😔
Nabsi gisahayo lacag iyo jaceyl wax
Lugumaba daashto hadiiad heaatit
Qofkujecel onaa kufahmayo 💔
Washayga kaliya ugufican walahi
Hadaa waxaa dhihlaha halahadasho
Waxeena kudhahda aboowe Aniga
Qalaada kagaley wayoo adigo ijecel
Aa katagey Wana kashalena yaa ee
Icaafi wall wayoo nabsigaga ihayo
Adigana nolal fiicana kurajena ee
Cafimasamax 😭😭 hakudhahdo
Waxana Laga Yaba inuucafi yo asaga 😑 eeaniga fikirkaas aaqawa
Wana kaxumahay waxaa kudhacay
Gaa waa dhas 😭😭💔💔
Sideedaba lacagtu awood gaara ayay leedahay, War de ragaw idinkoon dhanka lacagta ka qaangaadhin jacayl afaarihiisa ha gelinina💔🤣🤣👌
🤣🤣🤣🤣
runta waaye zxp wlhi
Rmdanta alle cafimad hanugu gaarsiya Amiin 💓
Amiin🤲🤲
Guuuulayso ustaad akhiro iyo aduunba insha alllh👌✅
Azc taliyow shekaadad wa dhagestay kow waxan rabaa ina fikir keega dhiipto ❤️ 1: Horta naag hadey nin Ku raacfo lacag wey ineey oglaata xaas labaad Io mid sedaxaad 2: naag hadey nin Ku raacdo jeceyl way inee ogaata inee tahay boqorada gurigas ♥️ ani fikir keega waxaa waaye wll ❤️ way inee qaadataa nolasha hada ay Ku jirto oo ah in uu qabo nin keeda naag kleh ❤️ wiilka jecel looga baxay neh 🤔 waxa dhihi lahaa waley waxaa tahay wiil raged ❤️
That's right ✅
kugu racy✅
Sax maaha
That is truth
@@na_bi777 ❤️
Wlhi anaa jacaylkaaso kale soo maray 😢 ano laba ciyaala haystana ma ilaawo 😢 oo magaca jacayl markaan xasuusto asagaa iguso dhaco 😢 hadase alxm reerbaan leeyahay xumana kuma qabo ninkayga lknii anaan u hayn jacaylkii aan shalay u hayey kaygii hore si walba hadaan sameeyo waan jeclaan la.ahay 😢
Dh¡|aa taHay dee___
@@khaalidshiine1200 ma ada dhilo kadhigy wecelyhw qofka wx wa jcln kraa jcel guurka kahor wa cadi kan danbe ado lgu qawa dran
Abyo ani wligy wxn jcla qofkan jclhy xita mar alaha kdhige inan midwno alx wna kugulesty rera ahy lkn nlosha waiska imtxn wxn kurjena frxd
love is only one time in life time ❤
Anigaba sdkle guur la igu qasbay wilkan jeclana wa la idhaafiyy💔😌
Masha Allah.. Mukhtar Fami is so talented.. "Anigu Waxaan Odhan Lahaa Intaa Uu Mo Fami Yidhi" ALLE Caqliga Ha U Daayee.. AMAANA ALLAH 🖐
Aniga waxaan ku dhahaayaa marmaba abaayo farxadaada ha u burin nolol aan is badal laheen haduusan ninkaa kuula dhaqmeen sida ay naftaadu ku faraxsan tahay adna xagiisu ku dareemeeso caburnaan fadalan ka soo fogoow ilmahaagana adiga ayaa dhalay waxna kama halaabaayo waayoo hooyadood ayaa gacanta ku heesato dhaxda u xero ilmahaaga korso noloshaadana horay usii wado illaaheeyna bari in uu kaa cafiyo dambigii iyo qiyaanadii aad ku sameeday maskiinkaa yari wll lacag waxba mahan wax walba waxaa ka ween jeceelka iyo farxada lacagtu farxad makeento marnabana qof bani aadam ah duruufta haku nicin wiilkaa yarina illaaheey waxaan uga barye in uu helo farxad waarta helana gabar u qalanta qalbigiisa quruxda badan oo daacadnimadu ku ween tahay adna abaayo illaaheey dhibka hakaa kala fudeeydiyo illaaheeyna niyada hakuu qaboojiyo salaada aad u badi adkaartana badso si uu illaaheey faraj qeer qaba kuugu furo wax walbana ka fiiri dhanka wanaaga qisadaadu waa murugo wlhi😔😭
Ma akhriyine nuxurka iiso sheega😂
@@updikhalaqhiz251 adigu magabadhii baatahay maxaa kaa galay nuxurkaa iyo waxaa war danahaaga orodoo qabso caacda nagala tagee😏😏
Waa sidaas
@@updikhalaqhiz251 😂😂😂
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Qisadii xanunkiyo igu reebyay urugada
Qalbigayga kama bixin
Rabi waxaan baryaya nabsi inuu kadhowraa oy nabad kuwaarta
Gabadha walashay ah waxan kula talin laha shaqo raadso ilmahaga malinta ku filnaantid hadu ninkagu xaq soore noqon waayo ka tag ilmahagana korso nabsi danbana iska ilali teeda kale ilahay bari mar kasta inu kheyrka ku waafijiyo wiilkasna ilhay marwo qalbigisa qaboojisa alle ha siiyo
Gabadhii ugu horeysay ee nin faqiir Jeclaato waxey aheyd gabadhii ku jirtay filimka titanic lkn beentey sheegtay aawgeed markabkii dhan ayaba gadoomay😂😭💔
🤣🤣xasuus 🤣😎👊
🤣🤣🤣🤣🤣funny aa thy wllhi
Funny 😭😂
Funny xppty ayAa tahey😂😂😂
Faqiirku muxu jaceyl hayaa😢❤
Moqtaar qisoyinka oo cabsida leh kaasugona kuwasa uxiiso qabanaaye🤭😂
Asc wallo
Ugu horeen salaatul istiqaara duko
Muhiimada koowaad waa caruurtaada
Marnaba haka fogaaan , ha qaadan go aan ilmahaaga kaa fogaynaayo Walaahi hoohooyo la aan waaa dhib marka dhib walba ugu dulqaado caruutaada dartood .
Lkn ani ahaaan bahdilaad iyo kibir aad ayaan u necbahay
Ugu danbayn Allah tala saaro kheerna ra jeee ( Wanaag aduun iyo mid aakhiro ayaan kuu ra jaynayaa )
Silac ku nool sodon gursata dhaanta wllo nolal bila farxad ah wakhtiga hayskaga lumin😢
Hhhhhh
Muhiimadu nin maaha ee wa farxad
😂😂😂😂😂😂
Waa runtaa waa kugu raacsaney rayigaas ninku waa inuu kuhecel yahay
@@nasriinjaamac2041 😂😂😂😂😂😂
Talo looma baahne
Reerkaaga hayso ku dheh naagta
Doqon walba inty wiil miskiina
Ku daadiso ayay calaacal noola soo fariisan shit😢😢
😂😂😂
Asc wll ku saliya nabigeena muxamad
This so emotional 😢 😭 😪
Gabado jacaali Adrian
❤
@@samiiralaki5828 🥰🥰
😢
Nabsi bil hajiro boqolse hajiro, isha baalkeed kadhow anigu wxn ku talin gabdhas iney reerkeda dhaqato naag laga tagay wax unbaa lagu arkay waxyabaha qaldan hasaxdo hadey rabto in loo soo go'o👍
Taladayda 3qodob ayaan ku soo koobay
1: noqo qof alle ku xidhan oo barya
2: noqo ruux adag oo aan jileec muujin
3: xaajigana marwalba u muuji farxad iyo kalsooni iyo daryeelid
Walaal wakhtigaagii waad cuntee inanka yar amaan sii mid yaroo lamida allah isagana hasiiyo reer kaaga dhaqo carurutaada abo la aan ha dhigin
hhhhhhhhhhh
Gabadhaas 1=qaladka ugu weyn wuxuu ahaa inay lacag iyo jacayl isu doorsatay lkn qofku waa inuu qaladkisa garto casharna kala soo baxo
2= in ay waxbarashadii ka hadhay taas oo keentay inay walegeed qof ku tiirsanaato
Talo
Manta isku day inaad waxbarashadii ku noqoto naftaada iyo ciyaalkaagana ka adkaatid taas waxay keenaysaaa inaad goaanada noloshaaada adigu qaadatid
Ilaahay raga laba iyo afar ba waa u baneeyey lkn shared baa ku xidhan oo waa in ninku u cadaalad sameeyaaa
Markaa hadii aad cadaalada heli weydo noloshaada oo dhan intaad murug ku noolaan lahayd dhibaato iyo dadaal ku bixi naftaaada ilaaahay talo saaro ducayso nolashadana farxad ku qaado
Wabilahi tawfiiq
hdii aad doonysid in uu ku soo noqdoo adigu isku mashquul ayn ku odhan lah abaayo mrkad arko in aad ka mashquushay isag ayaa kugu soo noqon ee gurigaa dhaqo oo ka fikir ciyaalka mustaqbalkodaa mrka adigu isku mashquul iyo ciyaalkag 🥰🥰🥰🥰🥰insh allah nolol farxda leh ayn ku rajenyaa abaayo
Aduunka lajojo waligaa qof lacag tarteed ha oga tagan wax yaabaha kle waa cadi lkn lacagta waa lahelaa waa nah lawaa yaaa i believe waa aan laheli karin aduun waa farxad ilahayow malin qad malinaa hel lkn never even inadan isku helaan lacag io farxad marka nolashada waliga haku dooran lacag wayo ilahay risiqisa ayaa kabadan kan waxa heesta oo laga yaboo inaad heshan risiq inad maleysanen so nolasha hoos laga so bilawa ayaa ah mida aad ka u qurux badan hada imaan ledahay🙌🕊
Fikirkayga hadan ka hadlo mar hadii gabadhu xaaji bidaar wax farxad ah ayna ka helayn ha iskaga tagto waayo gabadhu alaab suuqa laga soo ibsaday maha waa qof bini adam ah oo nool marka hadii aY wax farxad ah kuhaysan uu wilkii horena diyaar uyahay wxan kula talin laha inay guursato wilkii horey ay usoo haasaawen
Mida kale gabdhahan lacagta jecel wxan dhihi lahaa gabadhas tuusale ha idinku filnaato ,mar haduu ninku lacag leeyahay kafilo inuu 1 baad ka bodaysane uu 3 xaas idin ka daba keeno marka gabdhow intad dib U fikirtan bal arinkas ka fikira, lacag iyo jacayl meel kama wada helaysane dhinaca farxada iyo jacaylka ubata arsaaqda Allah subxanahu tacala ba ku qorey intaYnad ku dhicin godka iska taxadara
Wabilallahi towfiiq intaas ayan fikirkayga kaga baxay
Dharigii labada dhinac ka gubtay waaba noqote dunidan adigo farxad arki kara murug ha ugu tagin ee reer reer madhaamo adkeysi io samir lahow payo 😩🥺
Tagera ku ahy Powe 😊❤hore u soco
Wixii ku farxd galiya same lacg farxd ma dhaliso qasri weyn Waxa dhama buush yar oo aad kufarxsntihiin marna isla qadan marna isla cuntan ee abayo. Wilka kujecel aad o waliba xaladkata kugu jecel wiil somliyeed boqolkiiba hal ba kujira ee kasna adaa nasiib uhely ee janniskan markle hayska lumin 😢❤
Saxwaaye
Runtii aniga zhp mo faami fikir ahaan waa kula qabaa fikirkaaga aad baana ugu mahdsan thy dhcdada aad noosoo gudbisay si aaan ugu cibro qaadano 👍👍🇸🇱😀
Hadaan lataliyo ama fikir kadhiibto
1 horta reerkaga dhaqo
2waxbarashadii dib ugu laabo
3exkaagii cafis waydiiso waayo qalbiga qofku ciyaar magalo waliba adaa jcylka ku beeray ee isgu kuulama imaan
4hadii ay kuula muuqato inaanu ninkaagu rajo wanaagsan lahayn ka tasho waliba intaa qof ku jecel jaysato
5lkn marwalba isku day inaad noloshaada dhisato waxbarashadaadiina aad dib ugu laabato hana is oran masamaynkartid wax walba waa isku day
Ee hays dhiibin wax dameeya Alla oge
Guul baan kuu rajayn
Damacu marbuu hog kaa tuuraa
Walee gabadha Nabsi baa helay. Lacagta waxa ka muhiimsan jacaylka 😭😭🥺
Asc mo faami brother xaqiiqdii jaceylka dhabta ahi waa sidaas qofka jaceylka waalida ah kuu qaba waa midka danihiisa maslaxadiisa farxadiisa midaada u bur buriya Guuleyso wllkyga ✊️
ani wxa dhihi iney aado meesha ay farxada ku heleyso inkasto sixun ay u gashay nabsi giisa ba ka soo baxay wx walbo waa qadar rabi🥺🥰
Warun rerkeda ha iskaga adgesato wayo waxa laga yaba inu kan hada gu qabo inuku ron yahay i kas gaka dar nado iska samir carurtada dartoda wax gasto ugu adkeso nin galeh ha ukenin carurtada wayo abahoda wax udhamo malahan abayo qeerku wugu daben dona ❤ insha Alh
Rag hadaa nahay waxba ma cafino beri marka ay qalad yar sameyso dhaawicii murugadii nabaradii oo idil baa soo damqaaya oo waxuu leeyahay "Shalayba qofbaa iga raacday adoo garoob ah ayaa ii soo laabatay maxaa kaa galay mesha ku maqanahy iyo naagtaa la hadlaba" marka reerkeeda hayska wadato ama xitaa hadii la furo ama furiin dalbato nin kale hayska raadsato.
Golden voice 💨
My wlo wax lacuno waa lahelaa waana lawaya Ee farxadu waa shay muhiim ah ani ahaan farxada dooro ayn ku odhanlaha 😢😊
Alleh ayaa og meesha ay farxadi talo lkn hno iskasabir alleh waa kii hore u yidhi sabirinta sabirka ayaa ugu khayr badan marka iska sabir oo caruurtada iska korso iyaga ayaa ku anficiye i.a😔♥️
soomaali.guul.guul 😎😎🇸🇴🤗😍💯
War waxan meesha ka qaad wax bilaa sharaf ah ayuu noqday sidaad meelkasta u dhigayseen 🇸🇴🇸🇴🤮🤮🤮
Iso duceeya qofka jeclahay inaa nolosha allah nagu mideeyo
Anigu gabdhana tala man siyen wilkana talo ma siinayo lkn waxan talo siinaya dhalinyarta naftada markad wax tarto iyo walidka unba gabar iyo musuliyad qadi karta inta ka horeysa jacayl iyo dumarba ka fogow siad bari nolo fcn ugu nolato ☝☝☝☝only advice
Best 👍 advice intaan akhrinayay comments ga thanks sxp
Hdda wax barashadeeda dib haka bilaawdo usheeg Insha'ALLAH Nin ha isku haleynin
Hhh noloshu nin kama maaranto 😅
@@abdifataxali429 ILAAHAY iyo Nabigiisaba ma dhihinee yaa dhahay
@@abdifataxali429 NaVtada QoV LagUma XiDHe iskaba Wax Loo Qabzada QuruxOw 😅🤍
Haa niin wax leyko haleyo mahaan wlhiii
asc wllo my name is sharmake abdirizak
Gabadhaas waxan siwalaltinimo ugu dalinlaha inay reer keeda iska dhaqato ilaahayna ninkeeda usoo jeediyo waa qiso xanun badan hadii uu dulminayo ninka qaba gabadhan dad ayay ladhalatay waana laga qabanaya lkn haw samirto reer keeda insha allah ilaahay iguma keeno sheegadan oo kale
Nabsigu sidiisaba ma hadho lkn waxaan kula talin lahaa iyada inlayn waa qof wax barataye ay nafteeda iyo horumarkeeda xoogq ha saarto........fakir walba oo qaldan wado xun kugu ridaaa😔
The lesson in here is make money💰 then love ❤️
anikowxnsmilahwaxknpon lahkhore❤
That's true pro👍🏽
Nolosha qoyska wxa ugu muhimsan Waa farxada mar hadii anay farxad ka helin iskaga tag abu bidarka. Oo bani aadamku uu qaldamaaaye rali galin bixi Oo ku laabo wiilka ku jecel🥺
I love this guy
Walasha kudarso😂
Love ha odhan nio ee i support dheh
@@craxmaandaakir1785 wu jeclan kraa
@@craxmaandaakir1785 jacaylku nin iyo naag kama dhaxayn kro okaliya amba waalidkaa iyo wllhaa, lkn qof ku dar alle ayuu ku jeclaan kara mana aha dambi jacaylku❤️
@@Noura-cy8ns astaqfurulah🤨💀😂😂
Wllhi waa sheeko xanuun badan ani wx dhihi laha reerkaga uu samir oo ciyalkga korso 😇🥺wx wlba aduunka way ka dhacab waa macquul in uu ku so dabco ninkagu😐keep going
Naa nagatag Ms gumaysiga ayd la rabta
wllhi wey qiyantay blse nabsi soma dahe woso dahira walashey nabsi bakaso bexe cafis weydiso rerkagana iska dhaqo🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Emotional 🥲 damage Wxn ku odhan lahaaa markii hore inaad ka fiirsato horaa loo idhi intaad falin ka fiirso 😢
Waxan kula talin lahaaa anuu gabadhaas inay wiilkii hore ulaabato cafis na waydiisato 🥺madamuu wali jecelyhy ileen qof ku jecel baa farxd ku siin kara💯
Wali gabadha ayuun baad ka fikiraysa iyo farxadeeda wiilka horta eeg reer baa sugaya oo danyar ah hadii uu gabadha ku laabto 2 caruur ah Ayay sidataa yaa biilin kara isna hadda ayuu shaqo bilaabay sidee ayuu ku biilin karaa caruurta yar yar 🤗 wlley xaalada marka hore u fiirso kadib advise fiican sii
@@talasameabdihasan4343 taas miyaa dhib leh caruurta ninkii dhalay baa biilanaya ninka dhalay sowma noola waligeed baa lakala tagi jiray uu ninku caruurtisa biilan jiray takle wllo wiilka haday dhib ku thy, muxu u leeyhy wali sidi baan ku raba ku jclhy ileen wuu ku ogyhy inay ciyaal leedahee , is malihi advice kaygu wuu khaldanyhy💯
@@Noura-cy8ns nin caruurtiisa iyo gabadhiisi hore nin kale ku biilinaya waligay ma arag haday Taasi jirtana isma lihi gabadhu ninkan ay hadda la joogto Ayay lasii joogaysa because of waxay ogaan lahayd in ninkeedan hadda caruurta biilin doono Farxada ayayna raaci lahayd 😳 anyway dadku way Kala fikir duwanan karaan taladaadu Alle mid wacan Haka dhigo
@@talasameabdihasan4343 walaal qisadan mid kadaran ayaa hadda i haysata talo ayaanu baahanahy please meel aan kaala soo xidhiidho iireeb walal
😓 aduun iyo nin waa la hela lkin farxad lama helo inaney 😘 🤍♥️ inan Kana waxn leyay waxd illahy way disata sidii khayr leh 🥰
Ilmaha Aabahood haka fogayn adaa kii jeclaa iska fogeyee...❤️🙏
Wax walbo Qadr raabi aye kudacan it’s not our choice ❤
Kabdhaas reerkeeda ha iska dhaqato koleey khiyaanadi ay ku sameesay wiilki hore aya oadygeedi ku sameeyay😪
Lkn hadi at argta ninkan adan la nolan karin nolashaada ha ciqaabin
Wale dumarow walee ninkan la dardarmaysan ninkad la dadalaysan ninkaas runta daba wadaan ninkaad caqli daba sidaan dawada Guushu helaa
Nolosha qurux badan aad ninkaas Dr Ka heshay iyo mustqbalka ubadkaaga aad Ka fikiraysay jacaylkaagaba wad Ka Heli lahayd hadii aad dhiirigalin siin lahayd oo hore usoco dhihi lahayd lkn lacag ayaad Ka raacday qalbigana wad Ka Jabise💔
Reerkaaga dhaqo siseyy ubadkaaga Korso ninkaas ilahay qalbigiisa ha uqaboojiyO mustaqbal wngsan ilahay ha siiyo🥺
Wow horay usoco wall inshallah mardhow 700k 🥰🥰🥰🥰
Reerkeeda ha iska joogto Ilaahay baa badee
Labadoodaba kasootag 😁
waxaan dhihi lahaa alle hakuu gargaaro🥺🥺
Haiska dayso lahadalka wilkas Hana ku dadasho sojidashada ninkaga adigo sidadi hore isu qurxinayo ad na ugu dhawanayo illahay rerkaga haxafido amiiin ya Allah
Qiyaano aar gudashadeda macan badan 😅😅 agah
Xaliye wuxu sheegaye wuu muqata
Wajigaga gorma natusee🥺❤
Waa qiso xanuun Badan Wiilkasna Nabsi bay ka gashay khaladka kale ay gashayna wuxu yahay inay waxbarashadedii iskaga hadho si kastaba ha ahaate Waxan kula talinayaa Wixii aan anigu samayn lahaa Hadii aan boska Gabadha ku jiri lahaa Abyo Hooya Tahay caruurtada u tanaasul dartooda u samir reerkaga dhaqo Markale fudayd yuu ku qaadin Waxa laga yaaba ninka hada ku qaba inuuba kuuso debco Hadii Ex kaaga aadidna waxa dhici karta sidaa shalay uga Tagtay inuu isna Kaaga Tago Waxan kaloo kugula Talinayaa Wax barashadaadii inaad ku laabatid Keliga ma Tihid Maanta Masuuliyada caruurtadana Adigay ku saarantahay sidaad shalay naftaada Qof ugu halaysay mustaqbalka caruurtadana cid hawgu halaynin waxbarashada waxay kaa saacidaysa labadaba hadii ay kaa Tagan inaad hoyo adag oo isku filan Noqotid illahyna isku xir waxba kaa xumaan mayan i.a♥️
Wiilkaasna Aad baan uga xumahay waxa ku dhacay i.a waxan u rajaynayaa nolol qurux badan iyo Nabsi Bax💔🥺
waxaan oran lahaa wiilka lahadal lkn ha,ulaawan kudheh aduulkaan aan joogno waxaa jiro qaanuunka mawaaraanka wax kasto sideeda ma,aaheeyso waan ku qayaamay sax lkn walal iga raali noqo runtiina manoqon qof wanaagsan ee iga raali noqo mid baari alle hakuu sahlo noloshaadana yey istaagin walaakey markaas kadib asiga iska daa facebook gaas iska badal hadaan u gudbo sikasto gabar u jeclahay hadii la,iga guursan lahaa 2 ragco dukan lahaa allena ayaa iska baryi lahaa laga yabee hadaad ninkaaga kasoo tagtid in aadan kana isku waarin adigana jahwareer gashid marka taladeeda wakaa walaashey teeda kale fadlan hadii aad waxgarad tahay marna fariintiisa haka jabaabin waayo jabaab yar ayaa wax kasta badali kara. lkn kan kuqaba haduu xeyraan yahay yuusan ciyaal kale kaa dhalin ee katasho 2 daas lee hakuugu ekaato.
Asc walaalayaal. Waxan kula talin aniga meeshay farxad ka helayso inay aado🥰
Horta wll aduunka wax waligood waraya ma jiraan lakin murugta , walbaharka iyo farxad la'aantu manta ku haysaa laga yaaba iney isu badesho farxad iyo Ray rayn Markaa wll gurigaaga iska dhaqo. waxaanan kuu rajaynayaa nolol tan manta ka jaceyl iyo farxad badan inzha allh
One million coming soon dadweynaha activitie ahaw mlmhn pro aaadbn ujeclhy chenal kga
Sxb runtii aad ayaad ugu wacan tahay sheekeynta youtuber kaaga fiican maba arag weli 🙏🇸🇴📚📖👍
Male waxbaa mataro walhi baree Kamalne waxwuhalke karaa wllo male waxbaan hqemane wllo wegaa talo 👉❤️❤️
Ma isku yaacnaa dee😂😂
Nin wakii jab soo mara kana gudba nin rageed noloshu ciishay mar uunbuu guul gaadha lacagna waxba ma sheegto lkn jacaylku waa farxada nolosha ee aan dhamaadka lahayn waliga qofkad jeceshahay kunajecel usamir ogsoonowna wax la ana laguma waaro hantina laguma waro..😔
Wlhi ka tag baan ku odhan lahaa noloshu mar haday aanay farxad iyo jacayl ku dhisnayn nolol maaha
🥺😢
Wlhi waxan dhihila haa reerkagag dhaq qo wiikan reer qeer qaba allah ha ku siiyo wll🙏
Gurigaaga iska joog wll . Inanka klena xishood oo da gabadha laqabo oo gurso ruux kle
Walaa aniga waxay ila tahatsy ha fadhiisan ee waxbarashadii kunowo oowaxbaro aduna isku tasho oo waxqasao oowax meelayso si aad bari ugu baxsato kadib wixi kula fiicnada samee qayrbadan ku rajaynyas ❤
Anigu talo ahaan wxn odhanaya madaama ay awlaad haysato reerkeda yanay ka tagin o farxadeydu haka horayso tan caruurta yaryar aabahood yaysan ka qaadin 😢😢
Horta Runtii Gabadhas wiilka si Nin Raga Loo Galo uma anay Gelin Oo xuman iyo dhawac tii ugu xumayd ayey ku samaysay
Hase yeshe ani hadii aan fikirkayga ka dhiibto Aniga oo anan hadalkayga cidna ku dhawacayn Qofna anan ku xumaynayn
aniga inanta wllshen ah waxan Kula talin laha "wll Hadii aad ninkaga is fahmi wayden Oo anad farxad ku haysan Jacyl ku haysan Waxan ku odhan laha iskaga tag Hore lo yidhi waan Bahanahy bakhti Looma Cune irsaqadana Alle ayaa haya wixi Alle ku qorayna ma wayeysid adiga Iyo Ilmahaga Waxan Ku odhan laha wiilka jacylka ku qava ee ku leh diyaar ayaan ku ahay Adiga iyo carurtada wll wuu ku raba ee wuxu diidan yahay in uu danbi galo Reerna uu burburiyo Lkn waxan ku odhan Laha Qofka aad farxada agtiisa ka helaysid u tag Dhawacii iyo dhibtii hore aad ugu geysatayna isku day in aad ka dhaydid Carurtadana marna ha ka tegin Madama hada uu shaqeeyo Wiilka ku jecla uu noloshadana damanad qaadi karo Horta lacag waxba ma tarto lkn muhiimadu waa farxada hada wadiga guri qurux badan ayaad ku jirta Wax kasta waad haysata Lkn Hadana ma faraxsanid Lacagtiina farxad kuma anay samayn inta aad murugo iyo ciil ku dhamaysan Lahyd Noloshada waxan ku dhihi laha Noloshu waa malmo koobane Oo aduunkan Lagu waari Maaye Ku faraxsanow inta kaga dhiman Nolosha"
FG: Hadii aad u aragtay qoralkayga Ama uu xooga ku xanuujiyey waan ka raaligelinaya Cafisna waan ku waydisanaya Ogowna hadii ninka aad caruurta u Haysid Anad wax dhiba ku qabin ha ka tegin carurtana abahood ha ka dherayn Lkn Hadii anad waxba ku Haysan iskaga tag"Intii aad sanado Badan Cidhiidh iyo mugdi ku jiri lahyd Waxa kaga fican kaga qurux badan Ado hal malin sida boqorada u Nolada"
Nasiib wcn ayaan ku rajaynaya nolol qurux badan wll❤😢
Walashay adaa og wixii ku farxad galinaya
Realy💪👨👩👧👧
Waad waalantahay
Mya wll saas hadhihin aniga 7yrs ayan sugayaa will aan is jeclayn up to now musharixin lacag lehna dhag uma dhigin... waan ku jeclahay kiyow
Legend aan ku xiranahy waaku salaame
Gabadhas wxn dhihi laha noloshada si wado oo iska samir lkn Ex rali gare wixi dhacy ina ka xuntahyna u sheeg koley Nafsi ba halka ku dhigee rerkga heso wllshey wa aduun🥺✌
Nin kaaga iimaanso wiilkaa faraha
Kaqaad Allah mid khayer badan
Hasiiyo waa qof wacane
✅️😰🙏🏿
Dollerku waa balayo
Ninkii logu awood sheegto Aya Dareemi kara
I remember 2017
😢😢😢😢sorry
Jacelyku sidiisawa hanti ma aha Wu ku jecla adigana wad jeclet lkn qalbiga ayaad kadha bacdey faarax walashey mcn run ayu shegay faarax gurigatha ha iska duminin 😭😭😭❤️intad radineysey farxat luwahadha ayat ku donatay waxan Wa nabsia add gashay 😭😭😭😭
كما تدين تدان 😭💔 Jaamacadda mexee iskaga dhaaftay waayee taas ee Khalad ku sameyse ILAAHAY u carar Ninkaaga la joog iyo Ilmahaaga
Dadweenaha walahi funny baa tahay 🤣 daanyeer aan lasiideen karin
Mahadsanid lpx
Anuu waxn kula talin lahaa gabadh kale iska raadso iyadna reerkeda hayska haysato🤔
Had ba waaga joogad la tihiin walalo
Waji lacag ah bay dumar wacad kaba ku iibshaan ♥️
Aniga waxn kula talilahaa wlhi inee iska sabarto waayo waddo ay jeexatay ayada Aye mareesa marka haku sabarto
Wiilkas qadar aya ku dhacay waxa dhacy oo dhamina wah qadar Alle Xagiisa u badnow Azagana xalka waydiiso Alle sidii khyr roon hakaga dhige ❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢
Aboyo Hadi imaqaleso waxa ku hesto waa cuqubada willki Ada niyada kajibisay 😢 wan ku baray willki cafis weydiso wyao waa qof ku jecl 😢 kuma ilowi karo waligis wyo waa bini adan 😢
Allaahay wiilkaas marwo aan khayaamin ha siiyo amiin tuna wa dhankiina dhalinyarooy is muujiya
inta Commant ku dhiigle ah isoo raac🤩🤩🤩