Laba Dhakhtar oo diyaaradu la siimartaay Muqdisho waa tii lagu xidhaay Baasaboorka S/Land, Xafladii 18 May dhalinyaradii inta dhaawac loo gaaystaay ayaa la xidhaay.
Waxan ku ahaa tagere buuxa lkn waxan kaga niyad jabay bun buninta iyo sida aad u daba dhigato nimcaan waxa cad in ad si gaara u ilalisaba afkisa wana lagu wada jedaa sidaa iska badal harayna u soco wllo dad badan ayuu waraysta wiilkan mana soo qadatid mel walba uu ka hadlayo nimcaan wad daba tagan tahay Inta ila aragtay ismujiya
Masha Allah waxad tahay wiil aad u Caqli badan Meesha waa inaad tagto ma aha in lagaaga sheekeyo, waa inaad adigoo Niyad wanagsan meeshaad tagtaba ay fiicntahy inaad la tagto.
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته WAAN KU SALAAMEY MR CAWIL HAA REER BURCAAD THY SU,AAL AAN KU WEEYDIIYO MAXAA BURCO LOO YIRAAHDAA AMA LOOGU YEERAA MAGAALADII RAGGA ??? MIDA KALE MA CHANNEL KALAAD LEEDAHAY OO UU DAADIHIYO INAN KALE HAL ABUUR CAWIL BILE BAA KU QORAN INAN KALAA DAADIHIYA???
Waar wuxu waa samaroon oo cuqdad baa ku jirta waxa xasuustaa barigii muuse biixi uu laayay samaroonta ee uu qadha la dul cararay balo kula bidaar dheeraatay fanku waxa iska lahaa maxamed bk vs cabdi hani vs axmed biif muxuu kani qabanayaa markaa😅✌✌💯
Waaryaa cawil biloow ma hadaad noo amaantay xaasidka xaasidku dhalay ee aad wll ku sheegaysid tolow adiga ma ju jeceltahay markaad ku bariisaysaan cid aan qalbiga kaa jeclayn waa sidan oo kale nimcaana hanagu soo noqo dhe
@@kaltuunibraahim9781 Waa qaxbado uu ka dayi waayey cudur qabiil baa ku raagey nacalaa naxliga haya kaga yaale ilaa 90ka habar waliba bari buu na caayey beena ha ku hadaaqdo eiilkaas yar ee nimcaan ahi waaba dhal awliyo aan cay iyo ceebeys midna aqoon teeda kale dhulka sidey ugu dhasheen buu ugu dhashaye miyey ka xigaan cajuusaduhu uff.
ruclips.net/video/weewTY8UTwM/видео.html
Top one
rer Mogadishu 🇸🇴wa gob Wallahi. Sool iyo Sanaag aad ini jeceylnaha. gull Somalia 🇸🇴
Sixitaan Nimcaan july 2015 ayuu yimid Muqdisho ramadaan ayaa dabayaaqo ahaa kaligiis ayuu ahaa Ciid ayuu show ku qabtay muqdisho Hotel City plaza waxaa ku wehlinaayay fanaanadii hore ee Fartuun Cumar iyo Xidigaha Muqdisho oo ey ugu madax fiiqnaayeen Dayax Dalnuurshe, Siciid Taariikh iyo Keeyow showgaas wuxuu ahaa showgii ugu horeeyay uu fanaan ku qabto Muqdisho oo taageerayaal kumanaan ah ka soo qeybgaleen muddo sanado ah, Hargeysa ayuu ku laabtay lamana xirin markaas , kadib Nimcaan, Bakaal Cirro , Oday iyo Xamda queen ayaa Nairobi ubaxay oo show ku soo qabtay kadibne Muqdisho ayey soo mareen oo habeen ciiduladxa ah ayey show ku qabteen kadib ayey Hargeysa ku laabteen waana laxiray
Sidaas waaye kaliya waxaa fahmi karo taageerayaasha N>H iyo xidigihii geeska
Tanks walkey allah no siyado amniga mogdisho
Nimcaan hilac waa fanaanka 1 aajeclahay ❤❤😘😘
Thankyou manlaah
Ilaahay dambigiisa hadhaafo isaga iyo hoyadiiba qofka hal subeskareebka iisaara aamiin
Aamiin aamiin yarabi
MAXAAD IGU SAARIWAYDAY WLLO
Adiga goormee noo imanee Walaal Hal abuur 🥺🙏🙏
Horta muqdisho dadka laguma xidho way hargaysa logu xidhaa somalinimadu hasarayso From muqdisho 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴
Laba Dhakhtar oo diyaaradu la siimartaay Muqdisho waa tii lagu xidhaay Baasaboorka S/Land, Xafladii 18 May dhalinyaradii inta dhaawac loo gaaystaay ayaa la xidhaay.
Dadkani waa shaqala dawladaad xidigaha gaasku haday dionayan inay mashay rabaan tagaan aniguba xamar inbadan waan tagay cidina ima xidhatao labo isku hali mayaaan mushahar dawladaad iyo xamar midooro
@@slandprince7210 taasii beenbey noqooteey we IDIINKAddaadka xiiro oo waakiibana cooqdaad qaabo
@@dhago1117 wasiirada ayaa taago oo iska qariiyo shacaabka
@@zamzam5255 been maaha waa run barana Af-Soomaaliga sida loo qoro walaal.
Nimcan hilac runtii ayuu shegey wlhi wa fanan gob ah fanan qaran wlhi waxa uu yiri fananindii leela xirey iney askar qorden asiga uu diidey oo yhy fanan somaliweyn inuu u hesaa oo hargesa lee u hesenin wlhi waresigas qof walba oo qalbiga leh wax badan ayuu ka dareme wlhi nimcaan hilaac waa fanan qaran waana Gob ah weyna ka muqadaa inuu fanan qaran yhy
Wan tageeraa nimcaan hilaac fanan somaliyeed war somaliyey is jeclaada please cidi iskuma keen dhaanto
Nimcaan waa wiil fican mash allah mana ahan in waxuu ku hadlaba in la daba galo
Masha allaaah nimcaan waa fanan aantageero ❤️❤️❤️
Asc aboowe aamiin aamiin aamiin wasax wax udhaxey. Farqa lakin. Anig waligay kam cabasanin
Masha Allah
Maash Allah HILAAC iyo Caawil wn ni waata😍
Cawil onthe beat waan share gareyay
Waxan ku ahaa tagere buuxa lkn waxan kaga niyad jabay bun buninta iyo sida aad u daba dhigato nimcaan waxa cad in ad si gaara u ilalisaba afkisa wana lagu wada jedaa sidaa iska badal harayna u soco wllo dad badan ayuu waraysta wiilkan mana soo qadatid mel walba uu ka hadlayo nimcaan wad daba tagan tahay
Inta ila aragtay ismujiya
Masha Allah waxad tahay wiil aad u Caqli badan
Meesha waa inaad tagto ma aha in lagaaga sheekeyo, waa inaad adigoo Niyad wanagsan meeshaad tagtaba ay fiicntahy inaad la tagto.
Legend nimacaan
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
WAAN KU SALAAMEY MR CAWIL HAA REER BURCAAD THY SU,AAL AAN KU WEEYDIIYO MAXAA BURCO LOO YIRAAHDAA AMA LOOGU YEERAA MAGAALADII RAGGA ???
MIDA KALE MA CHANNEL KALAAD LEEDAHAY OO UU DAADIHIYO INAN KALE HAL ABUUR CAWIL BILE BAA KU QORAN INAN KALAA DAADIHIYA???
SALUMCALKUM huuno muxuu ufa lagaday. Somalia land 🇰🇼 haduu Joogi jiray 🦜🦜🦜
Legend weyan wlahi nimcaan hilaac
Samaron guul
Waa ilhmhdisaa kaligga watqdnkrtaa heeso wadaniya
Aamin aamin
masha allaha aamiin aamiin warunta waa nabata hadetara
Mombasa ma joogin markii xidigaha laga saaray Djabuuti buu joogay 😂
Waxan ahay 27 jir ku noolayad boorama imkan qurba jooga waliygay man arkin hargaysa inshal marbaa soo arki doonay
aryaa Bambaasa magaalo dhahaa ma jirto ee waxaa jirta magaala Mombasa la yiraahdo
ANIGAA UGU SOO HOREEYAY WAX COMMUNITY KA BIXIYA LEKTA IYO SUBESKAREEBKA HAYLA DHAAFINA ALE NIMCADA IDINBA DHAFIYE
Long time cawil
Keep goin br
Nimcaan waa Somali run ah oo Soomaalinimada ku ween tahay
Nimcaan waa nin dalmer ah oo rabo inuu meelkasto uu rabo tago,
nimcaan jabuuti bu jogi jiray
Wanggn jeclhy qof wangsanne wathy
Kan la yidhaahdo cabdixaafid waa cadowga
Somaliland sababtana garan maayo wooyo
Waa nin baantuu ah
Runti wuu qalbi wanagsan yaahay
Asc😍❤💯💯👍👍👍👍
Waxba laguuma shegayo muqdisho waanabad wayna ahaan doontaa waryAa😳
Ok team 1
Sxbow nimcan muqdishu marki hore asaga iyo fartuun cumar aya show ku qabsaday kadib wuxu kulabtay hargaysa waxay kasi aaden nairobi isaga iyo qaar katirsan xidigaha geska kadib muqdisho ayey imaden oo show ay kuqabsaden markas kadib marki aay hargaysa kulabteen aya laxiray sxb
❤❤❤❤❤
Nimcaan hilaac war reer somalilaan gobal weyi
Hargaysa waxba dhaleecayn ha u raadinina waa magaalo nabad iyo amni badan alle uugu deeqay ee u haneeya
Amanta ad amanaysid suxufiga nimcan hilac wuxu ka hadlay jamacada qomaludka Abarso wad la colowden
Muqdisho waa magalo somaliyeed oo Qabiil anan dagenen majiro somali ku aftirsado xita isaaq wuu daganahay wax kasta dhibato ahna umada dagan ayey laqebsanyen
Adi xataa waa naaxdee cawilkayga kkkk
Bis waxldudyaa heesa ngha io nimnka
anigu waa nacay hargaysa waayo fanaaninta somaliyeed markasta saas ayey ulogooyan uf anagu hadaano nahay reer khatumo marabno khabiilka isaaq reer baadiye dadka haday siyaad iguhayaan
Isaaq inima rabo reer fadlan kushubo lacag😂 hargeisana iyada fanaaniintu u bahanyihin ee hargeisa fanaan umabahna
war naga aamus uf
ha ka dhex kaluumaysan hargeisa iyo muqdisho waa laba casimadood oo isgarab yaal mid walba sideeda u qadari
Issaq waxabo mafahmaan. Horta Siyad Barre wa la sarey sababta Mogadishu wili lo necebyaha wa maxeey???🤔hargeisa biis aa necebka ka jiirta.
Haaa Nimcaan hilaac xubi
Hargeysa wali umadda aya lagu xira isbadal. Kama dhicin
Ismaacil danan
Mar 2 aad ayay yimaden isaga xamda Queen ciro iyo oday wa marka xariga
Xidigah geeska maha
ee waa xidigah hargeysa
Adiguna watmwelinoysaa
❤❤🤲🤲👍😍
Maya marki hore keligis aya yimid
Kaligii ayaa marki hora tagay fartuun omar Ayoo u soo kala kiciyay
Nimcaan hilaaca boqortoyo
Kama aay biixiin er waa laga saray marka sas u sheeg
Waxan ahay hooyo soomaaliyeed isoo booqda waa iga codsi
Haliso boqdo ale darti
💐💐💐♥️♥️♥️♥️💚🤍❤❤🌷🌷🌷🌷
Nimcaan caaac
Hargeisa uma baahne ha uguuro meeshu rabo.
aduu cawilow faqash oo dhanbaad aminsantahay ee ma daba dhilif baad ahay
Dbcn walsfreysaa ado qabin
Cawlil reer Burco miyaa tahay?
Xita hdrbin adigu aygkurbn
Waxihore wablsomody
Hal abuur waad naaxaday
Hhhhhhh
Xabsi kunaaxay
Beenta jooji sheekadu sidaamuu dhigin waraysagiisa qalad hu fasirin
Dee adu aamu warbadanidaa ninka noodaaa
Adba nacas bad tahaye xamar aad.
Waar wuxu waa samaroon oo cuqdad baa ku jirta waxa xasuustaa barigii muuse biixi uu laayay samaroonta ee uu qadha la dul cararay balo kula bidaar dheeraatay fanku waxa iska lahaa maxamed bk vs cabdi hani vs axmed biif
muxuu kani qabanayaa markaa😅✌✌💯
Cusure bada tahay wryaa fikirkaagu waa qaladanyahay
@@basraahmed8720 naa naga tag bahal yey bahalah ka hadhay bahaca oslamahaad sidataa ee meelahaas ku dhimo aniga sheeko daacuun hanoola imanine
Isaaq lafe Gurte miya dad uqđad ku shega kkkk wa aakhir samaan
@@nasiibabdi4579 sawnagii kaa adkaaney ee wasnay siyaad bari iyo wixii daarood ahba xasuuso ururkii dhaqdhaqaaqa wadaniga soomAliyeed ee snm
Alx waa nbd xamar
Been badab ninkan nimcoon reer harsgso ayu dhecebyahy
Waaryaa cawil biloow ma hadaad noo amaantay xaasidka xaasidku dhalay ee aad wll ku sheegaysid tolow adiga ma ju jeceltahay markaad ku bariisaysaan cid aan qalbiga kaa jeclayn waa sidan oo kale nimcaana hanagu soo noqo dhe
Cawil wa bila damiir waba iska qoslaaya viewska udaran nin dawlada iyo dadki sosaray allah kaso cayaya fbka buu xayeysinaya 1🐷🐷🤣
Ninka ma naagu iniga kufsady nimcanta aad guraysan masayr baa ini dilay
@@kaltuunibraahim9781 Waa qaxbado uu ka dayi waayey cudur qabiil baa ku raagey nacalaa naxliga haya kaga yaale ilaa 90ka habar waliba bari buu na caayey beena ha ku hadaaqdo eiilkaas yar ee nimcaan ahi waaba dhal awliyo aan cay iyo ceebeys midna aqoon teeda kale dhulka sidey ugu dhasheen buu ugu dhashaye miyey ka xigaan cajuusaduhu uff.
❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤