DIGNIIN QAMAR OO WEERARKII LAGU QAADEY KA JAWAABEY IYO FASHILKA LAAMAHA AMAAN KA OO 48 SAAC..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 янв 2025

Комментарии • 38

  • @nature1747
    @nature1747 16 дней назад +2

    Sheekada hore u dhacday 2018/2019kii Cali Zaki iyo wiilkii banks ahaa Waridaad Cali saki in la dilay bas uu sheegay. In Cali Saki ku horeeyey dilka wiilka kale magaciisa ma aqaan uu aarsanayey ma sheegin. Kabahayga/ ama lugtayda Shumi Cali Saki aa biloway.
    Waridaad dhex ma suubin.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 16 дней назад +6

    Qabyaalad xumooyin wali in cirro Madaxwayne yahay uma haystaan

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 16 дней назад +2

    Oday xildhibaan kusheega ahna waa in sharciga lamariyo waayo umada walaalaha ah ayuu isku dirayaa ciil iyo qolo nacayb baana kamuuqda😮😮

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 16 дней назад +1

    Sirkhaan kani shankoor oo hore ayaa ladilay cidna uumuu hanjabi jirin ee matol kiibuu uxiniinyo wayn yahay ?

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 16 дней назад

    Qamar mel walba wa lagu dila waligi cid umul hanjabin manta ka hor taqan dhibe cabtoy ah 🍻

  • @abdirashidkaruur5980
    @abdirashidkaruur5980 16 дней назад +2

    Kooxda fanaan qamar suugaani jidhdilay waa kuwii mooryanta ahaa ee kulmiye kushaysan jiray waa iskuwada reera meesha lagudhexdilay waa indhobirta ceebay kutay in dadka caanka ah lagu dhexdilo

    • @faryarmuusa9323
      @faryarmuusa9323 16 дней назад

      Saqranka qamaar suugani djibouti ayanu ku aragney dawaysta wilka issaqow o umada ad isku direysan jpojiya , qamar marku saqraamo caay badan iyo dagal ayu gaala , djibouti wanu ku xidhnay maarku saaxi noqdey wanu so sideyney marka wilku quran saar ayu u bahanyahay iin laga daaweeyo khamriga

    • @abdirashidkaruur5980
      @abdirashidkaruur5980 16 дней назад

      @faryarmuusa9323 kkkk sheeko waa bilaw kooxda mooryanta ah waa lagaranayaa ciday yihiin

  • @briize-sh3sf
    @briize-sh3sf 16 дней назад +2

    Nin uu yahay ayaa lo dilay lkn waa ducuf nimo ninkaliya 100 qof isugu taga qamar wa nin somali nimada jecel oo dabecad wanagsan wali xukunki hore ayaa yaala

    • @fatimahashim5596
      @fatimahashim5596 15 дней назад

      WAA SAKHRAAN HOOGEY OO MEELWALBA KUDHACA MARKAASUU YIDHI MUUSAA IDILEY WAA KAAHOOGEY NINKANI ISKUXAARAYA KENYA IYO DIRIDAWA IYO MUQDISHO MEELWALBA IL YAROO CAS OO SHUBMAYO AYUUNBAA LASOODAAYAA SIKHRAAN CABAAYE ANIGU NINKAN OOKALE WAXBAKAMAQORO

  • @wilsanyasserwilsan370
    @wilsanyasserwilsan370 16 дней назад

    Anikakum Jamaica ioa sakhra somalind

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 15 дней назад

    QAMARSUUGAANI WAA FARSHOOLE CABAAYE AH WAA SIKHRAAN ISKADHACDHACA MARKUU FARSHO CABO GURIGIISA KUHAYSTA

  • @farahroble9961
    @farahroble9961 16 дней назад

    Well said young man

  • @yaasircabdala8273
    @yaasircabdala8273 16 дней назад

    Aan gaarsiino 300k wuu uqalmaa walaahay

  • @CabdinajiibCabdilaahi-b5e
    @CabdinajiibCabdilaahi-b5e 16 дней назад

    Qadaadweyn ka ahow waaxaas anagey noo taaalaaayr

  • @mounahersi2254
    @mounahersi2254 16 дней назад

    Cawillo mar xorebaa qamar waa lagu dilay Hargeisa dhex dedaa
    Kaa daawoo RUclips ka Qamar oo oyaya oo Hargeisa lagu garaac caa😂😂😂
    So
    Please don't say that this the 1st time for Qamar😂😂😂 he is used with it

  • @amuunmohamehirzi3866
    @amuunmohamehirzi3866 16 дней назад

    😢

  • @Yasmin-u2h
    @Yasmin-u2h 16 дней назад

    Waa xaal abuur waar dadka ka fadhiista

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 16 дней назад

    Ma jirto qawaanin lagu kala.dalkeenaa

  • @AsmaAlicigal
    @AsmaAlicigal 16 дней назад

    War waalaiska celinyaa aabhood iyo shirdoonkaleexsanba kuyaal war idinkoo ciidegale aha sideebaa hargaysa laidiinku dilaa war meeday raganimadiinii garxajisow aabihiin wase isua celiya futoawal shayma awal wax dhintay baad tihiin ee iska celiya reer abaariso

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 16 дней назад

    Doqon suugaani yaw adaa is eryanaya ee isdaa😂

  • @amiiraabdilaahi8589
    @amiiraabdilaahi8589 16 дней назад

    Waarya qabyalada jooji meelhii kale lagu dilayeyba kamaynu hadlayne Nairobi Djibti muqdisho qabilada inu isku diru raabaye dhuso sudani

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow 16 дней назад

    Isaga maxaa ka qaldan oo merl walba logu dilaa

  • @hibojama5798
    @hibojama5798 16 дней назад

    Meelihii hore lagu dili jiray maxaad uga hadli waayday

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 16 дней назад

    War Nin kani markuu baashalo ayuu xananaaqaa

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 16 дней назад

    Waar qofkan qamar suugani isaga wax ka si yihiin

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 16 дней назад +1

    Gaarxajis waakan caacaligisu qaamar dooqon waati klunka jeer laagu tuumay inta somaliyi deegete maa maanta u haadalisan qaamariiga isk daa kuu dheehe

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 14 дней назад

      Dhadiga Isaaq laa gubaa yuhuud

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 16 дней назад

    Waxa ui Qamar uu la bxay buu Qabaa

  • @CabdisamedCumar
    @CabdisamedCumar 16 дней назад

    Horta kan yaadala😂

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 16 дней назад

    Beenaale Allah ummada kaa qabay