UGAASO||GABADHII CABDI TAHLIIL LOO DILAY@BULSHADA CUSUB

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 55

  • @safiyosaafi1390
    @safiyosaafi1390 Год назад +17

    Maxaa loo qabtay markii uu xanuunsanaa maxaa hada laga rabaa xasuustiisa war Ka xishood marxuunka dhintay illahay ha u naxsriisto abdi tahaliil warsame iyo dhaman umada inta Naga dhimatay 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 Aamiin Aamiin yaa Allahu Aamiin

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 Год назад +2

      Views ayaa laga raadinayaa xataa maytidii

    • @halimoab1221
      @halimoab1221 Год назад

      Xishood bd iska leedhy mxa laga xishooda taarikh ba la baranaaya

    • @safiyosaafi1390
      @safiyosaafi1390 Год назад

      @@halimoab1221 NAFTAADA AYAA KAGA BAHAN IN TAXTIIQDEDA BARATID EE ISKA DAA MARXUUNKA ALLAHA U NAXRIISTE

    • @mohameddayib2894
      @mohameddayib2894 6 месяцев назад

      Waa beenale marxumka ayu been kashegayaa oo ila ehelul qabuurki ayu views karaadinayaa ilahay ha u naxariisto legend cabdi tahlil warsame

  • @muqtarcali16
    @muqtarcali16 21 час назад

    Anaa aqaano allaha u naxariisto gabdhaas allaha u naxariisto asigoo noolee dhimaty wixii cadeyn ahna qoyskeedaa wada aqaano oo gabdha qaraabaa eheen

  • @deeqoadan7439
    @deeqoadan7439 Год назад +5

    Gabadhu calmaday nasibley Ahaayd ❤ allaha unaristo Amiin Waar kakenen

  • @isabnassahmxmed994
    @isabnassahmxmed994 Год назад +5

    Ummad isku diin ah isku dhaqan ah ladhahaa isma geeyaan somaliya halaaga meeshaan ow ugu bilaabmay

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 Год назад +2

    Qisada heestan markii iigu dambeysey. Cabdi Tahliil Iyo Abwaan Xasan Jaceyl ayaa midba gaar u sheegtay in qisadu ku dhacday.

  • @XaliimoCabdi-m4n
    @XaliimoCabdi-m4n Год назад

    Beenale AN ALEKABAQENBADTAH MAXABENTA USHEGESA OMARXUUNKA BANUGAFAFINESA WAR ALE KACABSO ENODA MAGACA MAGACA BAYE EHELUNAR BATAH WANALAGURADIN WANUKUHELENA MARKSMAN BENTASHEGTA WADEDIDONTA WARKABENTAH JOOJI DULIYAHOW FAYUSKA KURADINAY BENTA WAXADSHEGTA WAWAXKAMJIRAN

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu Год назад +2

    Waa cuqubo iyo ayaan darro

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 Год назад

    ILDUUF BA SHAX KA DILO IRBADU GEEL LAGUMA QALO WALLE MURTI AYAA KA BUUXDA OGAAL BAA MARQATI FIICAN EEXANA WALAGA TAGA.CAJIIB ILAAH BAAN TALADA SARTAY AYUU KU GABA GABEEYEY WA MESHA UGU FIICAN QOF LOGA HARO 👏🏾

  • @siraadwarsame4935
    @siraadwarsame4935 Год назад

    SHEYDAANKU WUXUU KOR UQAADAA OO BUUNBUUNIYO SHARTA IYO XUMAANTA, ADIGUNA WADDADII AYAAD QAADDAY EE ALLAAH UNOQO OO WAX UMMADDA IYO ADIGABA FAA'IIDO U LEH KUBADDAL BARNAAMIJYADAADA.
    MAHADSANID

  • @abdisitarabdihamid7803
    @abdisitarabdihamid7803 Год назад +2

    Waad danbawdaye allaah danbi dhaaf weydiso

  • @maxamedabdullhi6525
    @maxamedabdullhi6525 Год назад +1

    Walaalo gaboye waad nagaa bad badisate magad maayan hadan cabdi tahliil waa fanaan xafadeeed waayo waxii ruwayado dalak soo maraay hal ruwayad uu ku jiraay ma ii sheegi karataa heesahisa waa suuq

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  Год назад +4

      Cabdi tahlil Heesihiisa waa hirgaleen,Riwaayad yeelkeedee

    • @katraabdi2047
      @katraabdi2047 Год назад

      Waad edeb daran thy oo waliba bilaa dhaqan baad thy ee meytida faraha ka qaad duli baad thye

  • @zu7729
    @zu7729 Год назад +3

    Marka mala dhihi karaa somalidu waa muslim %💯 madaama aayad quraanah inkireen 2 ilaahey isku baneeyay kala xaaraanti nimeeyen?

  • @mowlidwarka2949
    @mowlidwarka2949 10 месяцев назад

    Adeer waxa tahay nin sheegay fanka somaliyed siduu aha

  • @amayrafrika
    @amayrafrika Год назад

    Walaalo been baad sheegtee istaqfurullayso xasan jacyl ayaa heesta sameeyay asagayna tariikhdu kudhacday

  • @sahraadam5692
    @sahraadam5692 Год назад

    Wllow c.tahliil allaha u raxmado waxa maqaly inu ahaa nin H.G ah waliba ceyr ah sidee wax ujiraa w maxay faquuqa shegoysid yaab🤔

  • @MohammedKFarah
    @MohammedKFarah 4 месяца назад

    Qisada heestan laguna sameyay wu ku qaldamay xogogalna Maha Dib isugu noqo Ayan oran lahaa

  • @maslaxcabditahliil4726
    @maslaxcabditahliil4726 Год назад

    Sxbow been miyaa macag lagu radiya ama Nimanka sida nagaha uhadlo oo magac radiska ah miyaa ka midtahy ina xishooto qof dhintay haku qaraban ee kuwa nool magaca ka radi waxan ka sar meesha dhaqan xuma ku heso

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  Год назад

      Ninyahow Cabdi Tahliil waa Public figure marka Taariikh soo martay in laga hadlo ceeb maaha.lacagna iyo magac lagama raadiyo qof dhintay ka been sheegiisa ee adiga si aqlaaq leh fikir u dhiibo ama iska aamus.

  • @Ahmed-gw3fk
    @Ahmed-gw3fk Год назад +2

    Markeey oomane ku guushay,aroori shub baan lahaa,irmaankeeda godlaanee aagaamo culan lahaa yaa fasiri karo waa hadal maldahan

    • @Khaalid155
      @Khaalid155 Год назад

      1:Oomane =Haraadsan
      2:Guushay= socdashay
      3:Aroori =ceel gee ama balayga biyaha gee
      4:Shub =waa ushub micnaha biyo
      5:Irmaan =Irmaan waa neef dhalay oo caano leh
      6:Godlan = neefku ilaa uu godlado mooye caano naasihiisa Kuma soo dhacaan
      7:Aagaamo= waa shayga lagu liso geela
      8:Culo ama culay =waa geed qiiqleh oo Marka lagu Culo agaamaha caanuhu udgoon iyo dhadhan maacan uyeela
      Sxb waa sidaa hadaan wax khalday halayga saxo

  • @dahaboxaashi5614
    @dahaboxaashi5614 Год назад

    Beenta.iska.daa.qisada.waxay.ku.dhacday.abwaan.xasan.jaceyl.allaha.u.naxariisto

  • @deeqajama6313
    @deeqajama6313 4 месяца назад

    Cabdi tahliil waa mareexaan wuxuuna ahaa hawraarsame
    Amaan reer

  • @siraadwarsame4935
    @siraadwarsame4935 Год назад +1

    MIYAADAN QIYAAMAHA RUMEYSNEYN MAXAAD BEENTA UFAAFINEYSAA?

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  Год назад +1

      Cunsurinimada iyo naceybka xataa maxaa ku gaarsiiyay in dhibkii cabdi tahliil loo geystay qabiilka u yahay aadan rabin in laga sheekeeyo.

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Год назад +3

      @@bulshadacusub heesta nin ka erayadeeda sameeyay waa xasan jaceyl qisada heestana kumuu sheegin sida aad adigu u dhigtay, ee niyahoow sheeko baraleeyda iska daa fanka soomaaliyeed ha suurad xumeyne.

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  Год назад +1

      @@sayidka6911 Xasan Jaceyl isaga heesta sameeyay lkn qisadeyda been buu ka sheegay,,isaga cabdi tahliil baa isku qabsaday marka jooji cunsurinimada iyo naceybka

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  Год назад +1

      @@sayidka6911 Jooji Cunsurinimada iyo Naceybka Abdi Tahliil Warsame AHN.

  • @AhmedHassan-yu2oy
    @AhmedHassan-yu2oy Год назад +2

    Ka waran hadii ibitaal lagu geeyo adoo dhiig u baahan isku jinsina aad noqotaan qof gabooyaa uuna kuugu deeqo dhiigiisa si aad u noolaato,
    Madiidi laheyd?
    Hadaba dhiigga ugu badan ee nafta dadka lagu badbaadiyo annagoo gabooye ah ayaa shubna ee iskasoo sooca,
    Hahahaha
    Haaaha
    Haahaaaaha
    Baniaadamku waa isku wada mid,

  • @user-xp4uw7cc3c
    @user-xp4uw7cc3c 2 месяца назад

    Ha ku been abuuran marxuumkan aun qisadan waxee ku dhecday abwaanka sameeyay xasan jaceyl

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 Год назад

    Gabar jidja mareesay oo ku dhacay lee iska dheh nooh waa dheereesay..hhhhhhhhh

  • @YuusufCabdilaahi-vh4cg
    @YuusufCabdilaahi-vh4cg 4 месяца назад +1

    Sorry

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Год назад

    Lama dilin cabdi tahlil mudo sarir sarna xanun saday iminka dhow dhintay nagta wa lo xumeyay qiso xanun badan jacelka lagu sameyay hadane last time carur u dhashay isaga gursaday abgal wa dhaqan gabar abgal nin qabil kena rali ka aheyn ma gursan karno dagal labo qabil dhacayo geda qorow gal gala gabar abgal gursaday Hal malin sedex boqol qof iskol leysku kenla dilay

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  Год назад

      Farhia Geedow qorow nin Mudulood hiraab uu ahaa intaysal Gaalgalo majeerteen Gelin..ha la,soo celiyo Gaalgalo waa dad Mudulood ahee Geedi xeer iyo dhulkoodana dib ugu celiya. ...soo dhawow

  • @xooshmuxudiin8490
    @xooshmuxudiin8490 Год назад

    Beentii waaye ninkaan waxow aqrinaayo gabadhaas waa guursaday dhalinta ubaxa degmada shibis ayay ka mid ahayd waana ka dhimatay isaga ayaana ka dambeeyay waa jiraaa xoogaaa faqooq ah lkn in la dilay ayaaa been ah

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 Год назад

    Astaqfurulaah war ka joog hees samada lagama maqlee shimbiraha ma dhageystaan hees wa dambi afka sida loogu hadlo baro

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  Год назад

      Caaliya Af Soomalifa soo baro Ereyada Maldahan iyo kuwa Humaaga la yiraahdo ma kala taqaanaa,,Af Soomaali dib u baro sxbeey

    • @caaliyahasan1608
      @caaliyahasan1608 Год назад

      @@bulshadacusub insha alah walal wa so baranayaa

    • @caaliyahasan1608
      @caaliyahasan1608 Год назад

      @@bulshadacusub hadii hees samada laga dhageysto wa arin aan hore u maqal aayad ama xadiis sheegaya iisoo sheeg walaal

  • @alijama103
    @alijama103 Год назад

    Beenaale heestan waxa lahaa Xasan Jacayl Aun. Sheekadu Xasan ayey ku saabsanayd oo gabadha jeclaa. Jooji beenta

    • @muqtarcali16
      @muqtarcali16 21 час назад

      Qisada wiilkaan sheegay waxa been ka ah in loo dilay oo gabdha anaa qaraabo eheen hadana wili qoyskeeda aqaan in loo diiday bilawgiina waa run kadibna loo guuriayay allaha u naxariisto labadooda hdda ma noola oo wee dhinteen

  • @safiaarab4356
    @safiaarab4356 Год назад +1

    ,safiyas1riya