15 SU’AALO - DAYAX DALNUURSHE IYO YAHYE HUNTER..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 янв 2025

Комментарии • 1,2 тыс.

  • @DayaxStudio2019
    @DayaxStudio2019 4 года назад +2262

    Waanku faraxsanhy inaan ku kulan-nay waqti wanaagsan oo dagana aan qaadanay isna wareysanay wllkey Qaali yahye!💜

    • @yahye_hunter
      @yahye_hunter  4 года назад +318

      Wad ku mahadsan tahay fanaane sida inooga aqbashay codsigeena allah ku sharfo 🙏

    • @djmoha6091
      @djmoha6091 4 года назад +13

      Dayah nin wanagsan somalay

    • @wnkujclhyasadhagio9539
      @wnkujclhyasadhagio9539 4 года назад +18

      Yaxye hunter nin alpi wngsn

    • @osmanapdikaar2921
      @osmanapdikaar2921 4 года назад +10

      Keep going al fanaane wan ku wadanaa

    • @xasancade8524
      @xasancade8524 4 года назад +5

      @@yahye_hunter s

  • @Faadildumdum9
    @Faadildumdum9 4 года назад +916

    dalka nuurkiisa waxbo lagama qabn karo

    • @mohaofficial3121
      @mohaofficial3121 4 года назад +2

      Waa sax saaxiib dumdum

    • @OkOk-gg8me
      @OkOk-gg8me 4 года назад +1

      ♥️♥️♥️♥️♥️

    • @OkOk-gg8me
      @OkOk-gg8me 4 года назад

      ☝️🤲🤲🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️

    • @ismahanitaibrahimmahamoud4525
      @ismahanitaibrahimmahamoud4525 4 года назад

      fadil wll wadnaga ragtay waxan sugayna muqal qurux badan insha allah

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад +1

      @@OkOk-gg8me Walaal subscribed ii saar, waxkasta waad ka helaysaa channelkan mahadsanid

  • @xamdiitohibraahim3205
    @xamdiitohibraahim3205 4 года назад +487

    DaYax Dalnuurzhe inta zugYzaY IzmuuJiYa ✋😂
    DaYaX libaax libaax dhalEy 🥰❤

    • @azmahonest6091
      @azmahonest6091 4 года назад +3

      Waa nakan🇸🇴🇸🇴🥰💋✌

    • @saynababdi9883
      @saynababdi9883 4 года назад +3

      Anigaa

    • @zidinoofficial5023
      @zidinoofficial5023 4 года назад +2

      Iner horta maa kucaqaana

    • @farhiafagadhe1273
      @farhiafagadhe1273 4 года назад

      Asc wll mcn comments waad arkeysaa lkn please ha dhaafin 2K inaan gaaraan rabaa igaarziiYa walaaliyaal ruclips.net/video/DAtdushERd0/видео.html😰😰😰

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 года назад

      @@azmahonest6091 Walal mcn aduunyada Cissi iyo Sharif ku nolow aqirana janada 🤲🤲🤲allah ha kugu casuumo janada 1k oo subiscribka igu cawi codsi qof walbo i sara ilah ha siiyo waxuu ku farxo ruclips.net/video/OFzM0tVi4XA/видео.html🙏🙏🙏🙏

  • @moha1.023
    @moha1.023 4 года назад +123

    inta ila aragtay dhoolacadaynta wll dayax dalnuurshe like pleese

  • @arizoonajr7625
    @arizoonajr7625 4 года назад +211

    Cawa shaqsiga somalia ugu sameyta bdan ken tahy dalka nuurkisa king of city ya igu racsan qof ugu mudna inu yahay o barnamijkan ka so muuqdo

  • @Ayub_252
    @Ayub_252 4 года назад +47

    Ado i arag ha i ceynin marku dhahy wlhi calosha i gudoonte dayax awal wan aflagaaden jiray lkn wlhi wa qof qalbi wngzan ahna qof samir badano afgaaban please wllkey dayax Rabi hagu xafido🤨

  • @farxiyomuuse7827
    @farxiyomuuse7827 4 года назад +211

    Qof uu ilahay wanaag iyo respect iskugu daray alfanaan Dayax dalnuurshe ❤

    • @لاالهالااللهمحمدرسولاللهص.ع.وس
      @لاالهالااللهمحمدرسولاللهص.ع.وس 4 года назад +1

      ::السلام عليكم
      Dadkeyga Somaliyed naxarista badana Dhib Ba Iheysta Walahi Bilahi Been Igama Aha
      Allah swt darti 🥺 $30 Ya igu cawi

    • @luuldiriye210
      @luuldiriye210 4 года назад +1

      Masha alah aadbaan uga helaa

    • @farhiafagadhe1273
      @farhiafagadhe1273 4 года назад

      Asc wll mcn comments waad arkeysaa lkn please ha dhaafin 2K inaan gaaraan rabaa igaarziiYa walaaliyaal ruclips.net/video/DAtdushERd0/видео.html😰😰😰😰

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 года назад +1

      @@لاالهالااللهمحمدرسولاللهص.ع.وس Walal mcn aduunyada Cissi iyo Sharif ku nolow aqirana janada 🤲🤲🤲allah ha kugu casuumo janada 1k oo subiscribka igu cawi codsi qof walbo i sara ilah ha siiyo waxuu ku farxo ruclips.net/video/OFzM0tVi4XA/видео.html🙏🙏🙏🙏

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 года назад

      @@luuldiriye210 Walal mcn aduunyada Cissi iyo Sharif ku nolow aqirana janada 🤲🤲🤲allah ha kugu casuumo janada 1k oo subiscribka igu cawi codsi qof walbo i sara ilah ha siiyo waxuu ku farxo ruclips.net/video/OFzM0tVi4XA/видео.html🙏🙏🙏🙏

  • @namkinghoussein9631
    @namkinghoussein9631 4 года назад +158

    Lii caato soo qaboo plz inta uga racsaan like ii sara plz ❤👑👑👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @GaNeY.
      @GaNeY. 3 года назад

      Isagu badanaa lab soo qabaye😄😁

  • @fouziaali3993
    @fouziaali3993 4 года назад +47

    Dayxa waa wilka kaliye Ee Aqligsa ku socoda oo reerkiisa jacele isago wile yare oo dantiisa yaqana Dayaxa family♥️💪🙏🔥Guriginu guri khyr qaba adi iyo farxiya boos🥀😘

  • @maxamedmuqtaar943
    @maxamedmuqtaar943 4 года назад +109

    Nin ween aya lakene cawada ana filaneynin

  • @amirasami4406
    @amirasami4406 4 года назад +35

    Bini adam haduu poqor yahay waa dayax dalnuurshe nolow guulayso abowe🖤🙏

  • @amiinahisse1910
    @amiinahisse1910 4 года назад +79

    One second xitaa kuma caajisin vidogaan dayax intaan arkaayey noole ka qalbi wanaagsan ma arkin always happy pro😍❤

  • @hibocabdullaahiofficial8935
    @hibocabdullaahiofficial8935 4 года назад +97

    Yeèeees inta qof e laso warestay qofka ka tagera dayax dalnuurshe dayax family l love you

  • @ifiyahadiintaofficial7686
    @ifiyahadiintaofficial7686 4 года назад +182

    Ku sali xabiibkeena Mohamed scw 16k wax yar ayaa iiga dhiman sxpyaal

  • @zhafie6752
    @zhafie6752 4 года назад +29

    Waawareey nin weyn ayaa caawa nookeentay mahadsanid Hunter ❤🙏

  • @samiiraducaysan3782
    @samiiraducaysan3782 4 года назад +32

    Waxa doo qonimo ah inad nacdo qof markaad aragto qofkale OO xuman ka shegaya
    Waa ku wataa dayax dalnurshe♥️💋♥️💋♥️💋♥️💋♥️💋

  • @diisharshow1558
    @diisharshow1558 4 года назад +105

    Halxaaslee aan isku mid kanahay wllhi😂

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkan

  • @maryammathow5529
    @maryammathow5529 4 года назад +12

    Fav dayax fanankaan waxan kujecladhay xalkaa xass u qadariyo ya rabii cafimad iyo ciwathaa suban iskusii familkaan I love you my favorite family farxiya nd dayah nolal qurux badan i.a thanks respect for women thanks dayax for that our legend

  • @najaxaskar2030
    @najaxaskar2030 4 года назад +10

    Dayaxu ma damo cirkana kama dago♥️
    Waxan raba inn qoral ama fariin u hadyadeyo Gabdhaha somalida meel walpa ay dunida ka joga "Waxan ogadey in Darajada ninka raga ee ku qaba xaskisana aad thy aad dhankisa ka jogtid aysan aheyn wax gift ah oo uu isagu kuu hadyadeyy ee ay Tahey Kasbasho aad adigu ka kasbatey ♥️Ninka raga adiga aya ka dhigi kara inuu ku aqonsado inad tahey Boqorada dunida oo aysan jirin cid kulmida xita aysan ku noleyn dunidan hdane isla adiga aya ka dhigi kara ninka raga inu kuu aqonsado inadan wax darajo ah laheyn sbbto sowjkaga hdi aad naxaris jaceyl io Dabacad wangsan kula dhaqanto waa hubal inad thy ama u nqnyso Boqorada dunida Blse hdii aad murjiso daryeel nxris io wakhti bdn adan siin waxd la mid thy geed aan laheyn wax miro ah io hartoona Hadaba Wlsheyda qaliga ahey udoor dareenka ah sowjakaga inu kuu aqonsado boqorada dunida" Dayax mrwalpa oo aan dawado vedio ama qoral uu leyhy waxa uu shega badana in waxwalpa uu manta wax ku yhy mrka Alle qoralkisa laga yimado ay ka danbeyso xaskisa Farxiyo hdiba aythy dayax ifinaya noloshisa maxa isaga udiidey inu dhaho Waa boqorada dunida🌍♥️Wana sbbta uu mrwalpa ugu mhdceliyo Maha wx uu uhdyadeyy sbbto ah hdi drenkas uu nqn laha wax aad hadyadeyn krto dadko dhami noloshda isku darajo ayey kuu jogi lahayeeen 💯⏰ Weli ma noqon haweenay la qabo ama xaasa blse waxan rajeynayaa inn sowjkeyga ka dhigi dono ama uu igu faani dono sida Dayax farxiyo ugu faaano🥺💔🙏From puntland Welipa amni badantii garawe🇸🇱🌍

    • @princessajmalmohamed9711
      @princessajmalmohamed9711 3 года назад

      Gbdheeeniyy insha allaah rbi riyadaada hku rumeeyo ducaan kgu darynaa xbbt insha allaah xqiiqdana k hdashey from puntland🇸🇱💋❤ bosso- deeqa❤👍

    • @fardosoqasim5554
      @fardosoqasim5554 3 года назад

      M. A

  • @dhemaanqueen5792
    @dhemaanqueen5792 4 года назад +28

    Keep going my bro yahye hunter from djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 dayax waa qof qalbi wangsan runti wow masha allha 🥰🥰🥰

  • @252callmezalaz4
    @252callmezalaz4 4 года назад +42

    Dayax fanan ku dayasho mudan waye becouze wa nin aad udulqaad badan marka fanaane horey usoco🥰

  • @rajaachannel4245
    @rajaachannel4245 4 года назад +79

    Nabi muxamed S.C.w wuxuu dhahay"Ilaahay addoonkiisa wuxuu caawiya marku adoonku caawiyo walalkiis"
    Fadlan wll Subcribe ii saaar ilhy hakaa caawiyo umuurtaade..mhdanid🙏

  • @fatxicadey6366
    @fatxicadey6366 4 года назад +16

    Alla Dayax wngsnaa Fan Baan ku Bartay Balse Qof qalbi Nadiifa leh Naxariis Aaad u Balaaaran Ka Muuqato Dulqaad Badan Allaha Ku Sharfo Fankana Allaha Kaa Madoobeeyoh Family gaagana Nolosha Allaha idin Qurxiyo Owlaad Baariya Allaha Idin Siiyo
    Qof kula Mida Barnaamijkan Laguma Soo Cazuumin walee💋💋🥰🥰🥰❤🖐✅

  • @munishmunishaa3098
    @munishmunishaa3098 4 года назад +36

    10:37 Dalka Nuurkisa Samidey farxiyo is my Fvrt Couple💏🥰🥰 illhey Wil sida Dayax U Qalbi ficn haisiyo Noloshu waa lbo is fahnty🥰🥰🥰

  • @xasankaafi3782
    @xasankaafi3782 4 года назад +22

    Raaliya nin helaa raganimo.ku faana keep going my brother dayax waan kuwataaa nin rageed

  • @Qaaliquman666
    @Qaaliquman666 4 года назад +12

    Dayax waa boqor wlhi viva shiqaal reer aabahey daacad nimo u daa
    reerkiisa Allah u barakeyo m.a😊🥰🥰😍

  • @shaymamohamuud3552
    @shaymamohamuud3552 4 года назад +74

    ramadaan waxa ka hartay 8 weeks hadii aad ku faraxday #Subscribe iisaar Mhdsanid🌺♥️

  • @fardowsaabdi6372
    @fardowsaabdi6372 4 года назад +52

    Dayaxdalnuurshe fanan qaran xqiiqdii inankan jiniyaheyga aapo iska necbaay lkn mrkii aan arky inow yhy nin xaqdhowra xaskiisa iyo dumarka somaliyed wanpo ilowy neceybkn uhayey midkle oo dayaxdalnurshe aan ku amaanyo wxaa waayo asi iyo marwdiisa wxy ahaayen lamanihii ugu horeeyey ee baraha bulshada isticmallo hdne noloshoda pravit uthy oo aan hdne qoskiisa viws kuraadsanin m.a❤beutifull family alle haidiin amansdo aduun iyo aaqro♥️🤲❤

    • @luckyaxmed467
      @luckyaxmed467 4 года назад +1

      Aamiin yaa rabii🤲🤲🤲

    • @najaaxsouleimanaaden795
      @najaaxsouleimanaaden795 4 года назад

      Aaameen aniga 2017kii igu danbeysay tageranimo AAN tagero wllhi.lkn ilahayy ha isku barakeeyo♥️🖐️🔥💋lk marka fanka lagasoo tago dayax ahaan iyo famliy ahaan ayaan utagera

  • @princessfisuu8200
    @princessfisuu8200 4 года назад +13

    Wiilka kaliya nin Somali ah laga qadan kro dayax dalnuurshe diamond 😍😛❤💯

  • @abdikariinahmed5302
    @abdikariinahmed5302 4 года назад +37

    Dayax dalnuurshe Al fanan jeclahay nolo prada❤🙏
    Haddad ila jece shahay like isar

  • @mustafroyal9918
    @mustafroyal9918 4 года назад +16

    Barnamijkan weli ma daawan cwa kahor sababta na waa dalka nurkisa love u pro

  • @user-br6ol3qu4s
    @user-br6ol3qu4s 4 года назад +19

    Dayax dalnuurshe funny waaye kulahaa yahye hunter gaabidada qurux allaha kugu daro waa qoslay dacadii kkkk keep going

  • @nimcohonesty4817
    @nimcohonesty4817 4 года назад +7

    Dayax waa wiil qalbi fcn walahi wan iska jecelahaye dadka dhan waa u siman yahiin 🥰

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter  4 года назад +416

    La soco muqalkii ugu dambeeye ruclips.net/video/paO3E8MENB8/видео.html

    • @nadiirbakaal2109
      @nadiirbakaal2109 4 года назад +3

      Team yahye hunter subscirebe

    • @azmahonest6091
      @azmahonest6091 4 года назад +2

      M.a wll yahye taageero kuu ahy ilaahy amarkiis
      DAYAX DALNUURSHE FANAAN AAN JECLAHY NOLOW ABID💋🥰🇸🇴🇸🇴✌

    • @safakayse6774
      @safakayse6774 4 года назад +3

      Suhayb saanjo soo qapo ama cali oromo

    • @safakayse6774
      @safakayse6774 4 года назад +2

      Plz wll yaxye hunter soo qapo cali oromo wlhi oromo caadiya ku hadlayaa lkn maxaad usoo qapan wayday magiciisu waa suhayb saanjo lkn ali oromo ayuu ku caan yahay

    • @hamdicawil7919
      @hamdicawil7919 4 года назад +1

      Yahye hunter kutgera

  • @fihimaissa7932
    @fihimaissa7932 3 года назад +3

    Dayax waa will fican oo geesiya wuxu rabana lagabanin ManshaAllah keep going brother wiilasha somaliyeed inaad roll model u noqotan rajaynayna ❤️

  • @noramose1751
    @noramose1751 4 года назад +8

    Dadka qalpiga wangzan ayuu ku jiraa dayax dalnuirzhe allah haku barkeyo wll🥰

  • @amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566
    @amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566 4 года назад +5

    Alla dayaxow wiilka kaliya an jecelahay oo qiimaha dumarka yaqanaa sbbto nin xaaskisa qiimeeyey dumaroo dhan qiimeeyey madaxa noo saaaraantahay dayaxow ilahay dayaxo kale isahal dayaxow wan kusalamaya hbo frome garowe🇸🇱

  • @aishaibrahimmuuse8284
    @aishaibrahimmuuse8284 4 года назад +26

    Omg legend & legend ayaa soqatay we love dalka nuurkiise ❤️❤️ 👋

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 4 года назад +29

    Xidiga Xamar #Dayaxdalnuurshe Ninka ugu Ixtiraam iyo Akhlaq wanagsan Fananiinta uguna Dulqaad Badan❤️❤️🐐💯🦁

  • @queenoftheyear2477
    @queenoftheyear2477 4 года назад +11

    Dagax dalnuurshe waa wiil dagan hadal yaqaan ah big respect my bro dayax🙏🙏

  • @aishasharmaake3550
    @aishasharmaake3550 4 года назад +71

    Sax halka xaas waan kuugu tageersanahay dayax noloow 🥰🥰🥰

    • @malyuunmohamed1779
      @malyuunmohamed1779 4 года назад +2

      halka xaas waan kuugu tageersanahay dayax noloow 🤙🌹🌹🤲

    • @abdikadirducaale7779
      @abdikadirducaale7779 4 года назад +1

      Caruurtada walaalo haloo sameeyo walaalku waa garab

  • @sumoyoabdihakiin4865
    @sumoyoabdihakiin4865 4 года назад +11

    First one from puntland pwe keep going
    Dayax io farhiyna isku duqoopa I.a ♥️
    Iskuwaara🇸🇴♥️

  • @adnaasad7427
    @adnaasad7427 4 года назад +10

    Yess Yaaa Ku Faraxsan ino Yahye Dayax Soo qabto Fanaan Aan dar alle ujecelhay 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰✌🇸🇴🙏

  • @wadanisomaliyed3267
    @wadanisomaliyed3267 4 года назад +52

    Maalinta la qaawan yahay ee la kala cararayo Qiyaamaha Allaha ka dhigo kuwa carshiga Alle harsado wll Subscribe ii saar.

  • @allinvines2508
    @allinvines2508 4 года назад +6

    Dayax nice nice pro yahaye hanter intro kan waa another level always use this keep going coming soon 200k 👏👏👏

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 года назад +10

    DAYAX TAGEERAAN U AHAY SABATUNA WAA NIN XASKIISA XUSHMEEYA ILAHAY HAYSU BARAKEEYEE INSHALLAH ❤️🤴👸

  • @nadiya078
    @nadiya078 4 года назад +8

    Dayax ❤️🌹fananka kaliya tageero dulqadka iyo farxad ku tageera allah dhowro asiga & familkisa

  • @ruweidamohmud4353
    @ruweidamohmud4353 4 года назад +56

    Wale waxadan filanyn markad aragto cadanka wxe dhihi jiren surprise 😂

    • @samiyaahmed2846
      @samiyaahmed2846 4 года назад

      😂😂😂🥰

    • @hamzaabdiazez3070
      @hamzaabdiazez3070 4 года назад

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣 micnaha lama filaaan 🙈🙉🙊😂

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад +2

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkan.

    • @ruweidamohmud4353
      @ruweidamohmud4353 4 года назад

      @@hamzaabdiazez3070 saaswaa😂😂

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 года назад

      @@ruweidamohmud4353 Walal mcn aduunyada Cissi iyo Sharif ku nolow aqirana janada 🤲🤲🤲allah ha kugu casuumo janada 1k oo subiscribka igu cawi codsi qof walbo i sara ilah ha siiyo waxuu ku farxo ruclips.net/video/OFzM0tVi4XA/видео.html🙏🙏🙏🙏

  • @sacdiyoshmuse4949
    @sacdiyoshmuse4949 4 года назад +6

    Mashaa allaah dayax fanaan faraxsan markasta inta igu raacsan like dhac kusiiya 😁😁😁😁

  • @fahiimarooble4390
    @fahiimarooble4390 4 года назад +6

    Yaxye iyo dayax dalnurshe waa ni salaamay🙋‍♀️🖐️ Fanageena reer muqdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴waxa leeyahay legend keep going 🔥

  • @guulwademediagroup5777
    @guulwademediagroup5777 4 года назад +5

    waaaw yahye manta waaxaad soo qabaty qof uqalma wareysiga vedio xiisa leh dayax fanaan da yar oo xikmad badan heesta ayaaba iga gadan xaqiiqdiii family wanaaksan guuleso ayaan leyhay

  • @Shaaficihassan1
    @Shaaficihassan1 4 года назад +34

    Barcelona xoog uu ku taageeray hantar baalayo waAye

  • @hamdicawil7919
    @hamdicawil7919 4 года назад +14

    Yahye hunter 1m uqalnta wayo rux qalbi wangsn thy yahye hunter 😥 nolw 😍 abid

  • @daadiramiin1678
    @daadiramiin1678 3 года назад +6

    Fanaan Farxad Uma Taalo Murugo Aduun Iyo aakhiriba💯ALLaH Hano soo HanuuniYo Dhalin Yaradena

  • @safiashukrisafia5749
    @safiashukrisafia5749 4 года назад +4

    Wan kulan dayax waa qof xishod badan oo qalabi wngsan masha Allah🥰🥰🥰

  • @xafsashirdoon7380
    @xafsashirdoon7380 4 года назад +1

    Masha allh dayax waa qof aan shaqsiyadisa jeclahay aadna udagan waxaba iga bdn marka uu leayhy
    Umalynmaayo Inan waqti RUclips uhelayno wayo mashqulkayagaaba kabadan👏

  • @N_F_MUZIC_OFFICIAL
    @N_F_MUZIC_OFFICIAL 4 года назад +23

    Keep going Dayax

  • @nimcocabdidaahir8884
    @nimcocabdidaahir8884 4 года назад +1

    Masha allaah aad ayaan ugu farxay markaan arkay yahaye hunter channelkiisa in uu ka soo muuqdo fanaankeena aan aadka utaageero Dalka nuurkiisa jir oo joog inta kuneceb inta ku jacelaala ka badan dayaxow
    (Dayaxu ma damo xirkane kama dago)

  • @qunyarsocod6737
    @qunyarsocod6737 4 года назад +28

    Dayaxeen wanku wadanaa wlhi san kuu sugayney waa daalnay from lascanod🌹

  • @nahamsi5049
    @nahamsi5049 4 года назад +59

    I’m second Hunter🥀🐅

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkan.

  • @kiijio7927
    @kiijio7927 4 года назад +6

    Wlhi dayax waa qof qalbi wanagsan maha dadka say umaleyaan❤️unolow cadwogaga bro, 💯❤️

  • @saynabyousuf1651
    @saynabyousuf1651 4 года назад +1

    barnamijka intaa dawanayey waa mlinkaay ugu shidney dayax shaqsi qalbi wangsan big respect

  • @deeqomohamed5836
    @deeqomohamed5836 4 года назад +11

    Dayax waxan isku mid ka nhy shiqalnimo ❤❤❤❤

  • @muunanouhjama8032
    @muunanouhjama8032 4 года назад +1

    Hadal dhaxal gala adoon i arag ha inicin dayax dal nuurshe waan ku tageera fanan qaliya romtic ah nolow adiyo reerkba alle ha idin barkeeyo yaxye hanter wll qalbi wanagsan

  • @kashmiirofficiall9197
    @kashmiirofficiall9197 4 года назад +11

    Keep going pro qof nagu weyn ayaad soo qabatay

  • @salaxsineey4570
    @salaxsineey4570 4 года назад +8

    Keep going my pro yaxye Hanter hor markaada waa hormarkeyna 🙏🙏

  • @maidaqeyre1715
    @maidaqeyre1715 4 года назад +12

    first ahy 🥰keep going hunter

  • @istarcawad2132
    @istarcawad2132 4 года назад +2

    Masha allah waa fanaan aad utegero dayax madamo cirkane kama dago hurumar wacan huuno nolow fanankena yaxye hanter aad umahadsan tahay madama nookentay alfanaan dayax dalnuurshe ❤️🙏🏼❤️🙏🏼❤️🙏🏼❤️

  • @sucaadoabdiaziiz7428
    @sucaadoabdiaziiz7428 4 года назад +5

    Khadar keyow keen inta igu racsan farta taga plz✅

  • @sahramacalin4222
    @sahramacalin4222 4 года назад

    Masha alaa wllkey yaxye hantar waaku salaamay salaam bacdi inbadan ayaa sugaayay wllkey dayax dalnuurshe in aad wareysi layeelatid waana runtiisa waxa uukudhashay jiiro cisileey kuna barbaaray kuna qur aan bartay jiiro cisileey waxaana qur aan baray aabaheyga macaan ilaahey cimri dheer hasiiyo aamiin aamiin❤❤❤❤👊👊

  • @caskaaxmad2065
    @caskaaxmad2065 4 года назад +7

    Hunter hore usoco pro 😘❤
    First comment✍

  • @aminouk3581
    @aminouk3581 4 года назад +1

    Dalka nuurkiisa geesi geesi dhalay waa nin marka posative ah masha allah cidna fikirkiisa kuwanaajiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cabdixakiinfaarax6717
    @cabdixakiinfaarax6717 4 года назад +3

    Haddii ad jeceshahy nabigii like isaar

  • @hanirapper6147
    @hanirapper6147 4 года назад +2

    Dalka nurkisa igada ciyarta English al abadir igu dishay 😂😍😍😍

  • @naciimocali7826
    @naciimocali7826 4 года назад +3

    Alla maxaan sugay dayax boqorka jaceylka masha allah alle ha xifdiyo asiga iyo dhaman famligiisa

  • @fadomomahamed7556
    @fadomomahamed7556 4 года назад +1

    Bababababa wlh lama filaan ayaa keentay maanta shaqsi qaali ah ayaadna noosoo qabatay mahadsanid waxaan iskaaga mid nahay af gaabnida ixtiraamka iyo dulqaadka

  • @cadaanigamer8899
    @cadaanigamer8899 4 года назад +30

    Nabi muhamed scw wuxuu yiri ilaahay adoonkiisu wuxuu caawiyaa markuu adoonka😭 caawiyo wll ifkaa lagu yahay wll subscribe iisaar

  • @fartunhenna3572
    @fartunhenna3572 4 года назад +2

    Dayax fananka kaliyaa aaan aaadka utagero abtii keep going ❤❤❤

  • @sundusnuuni4290
    @sundusnuuni4290 4 года назад +6

    1 qof aad is jaceshihiin iney noloshaada kaafin karto kuuguna filan tahay my brothers wada nolaada dhamaan team yahye hunter and dayax dalnuurshe waan idin salaame

  • @xaredoomar9877
    @xaredoomar9877 4 года назад +2

    Thank you yaxye hantar fanaan Qaran dayax dalnuurse illaahey haku xifdiyo ❤️❤️❤️

  • @BidhaanFx
    @BidhaanFx 4 года назад +58

    MAJACESHAHAY NABIGA SCW SUBSCRIBE IISAAR😭😭🙏🙏

  • @fowsiyahaji2443
    @fowsiyahaji2443 4 года назад +4

    Dayax dalnuurshe 🥰halka fanaan aan aadka utageero❤️

  • @abdallaatoosh3024
    @abdallaatoosh3024 4 года назад +3

    Isla markiiba Barcelona maa iska dhiibtay Legend Legend Dalka Nuurkiiza waa ku wataa Noloow Wll

  • @kinghakimi1087
    @kinghakimi1087 4 года назад +7

    This guy is always smile 😊🖐😊Keep going dayax dalnuurshe 🖐❤

  • @mumtazmuhumedahmedtazy4552
    @mumtazmuhumedahmedtazy4552 4 года назад +4

    Mashaallah ,Dayax Dalnurshe,Keep going adhi iyo Yahya Hunter

  • @Wacan_aziiiz99
    @Wacan_aziiiz99 4 года назад +1

    25haduuu Jiro daahir. Qamar suuganina inTU Jira tLw😂🤍
    Si wcn buu walhi u jawabaY dayax dlnUrshe
    Wali maan cayin alx🥺♥️

  • @MrBottlerz
    @MrBottlerz 3 года назад +4

    Anigu ma ihi fanaan iyo heesaa kaliya waxaan faafiyaa Qur'aanka laakiin ma heli karo cid i taageerta. Ma jiraa qof qur'aanka taageera? Ilaahay khayr ha kaa abaalmariyo

  • @sadiadini3079
    @sadiadini3079 4 года назад +5

    Dalka nuurkiisa wa legend horay usoco bro

  • @zuuzuuofficial1035
    @zuuzuuofficial1035 4 года назад +7

    dayax wiil Qalbi wanagsan subscribed iisaara asxaabeey ♥️👌

  • @monam7931
    @monam7931 4 года назад +1

    Dayax xidigta jcylka fmli qurux badan aan jeclahay allow isku daa xasidkana ka qabo somli maryoleey baa la daba dhigee Pic salaan from burco dayax farxiya🌹🌹😘😘💕🎁🎀🌺

  • @essateddyofficialmusic
    @essateddyofficialmusic 4 года назад +5

    Saxitaan maahmahda
    Adoon i arag haynicin ❎❌🚫
    Barasho horteed haynicin ✅✅✅

  • @naciimajokar8676
    @naciimajokar8676 4 года назад

    Hesihisa hestan ugu jclhy waye wlhi apwe dayax io dumshi shrf boss lady farxiyo qurx nolashina farxd kudamesta❤️nacapku darbiyadha hajiro inti idhin necep ayagey utala inta idhin jcl kabdhn💯wllkyga yahye hunter wnkusalame😍

  • @kiinkefgaraad7249
    @kiinkefgaraad7249 4 года назад +5

    Dayax marka arkey waba so ordey poqorka jecelka😍😍😍🥰🥰❤❤❤👍🏼👍🏼✌✌✌

  • @rahmiitabintuapdih8483
    @rahmiitabintuapdih8483 4 года назад +2

    Kan xiga khadarkeyow kadhig inta igu raacsan liketa

  • @raxmaruuxi8661
    @raxmaruuxi8661 4 года назад +5

    Waxaan ahay qufkii uguhoreye like 😍😘😙

  • @farhiyokeyre1297
    @farhiyokeyre1297 4 года назад

    Masha alah the best fanan ilahay haku dhowro dayah waa nin aad u xushmeya xaaskisa tusuna dareenkisa kuna cabira wax kasta masha alah rageena waa ey qarsadan ama wey ka xishodan iney wanag xasas koda tusan

  • @abdimalik2934
    @abdimalik2934 4 года назад +5

    Dayax waan sugaayay My Fav fanaan😍😍😍

  • @fahimacisman4716
    @fahimacisman4716 4 года назад +9

    Wlhi wn sugayay dayax dalnuurshe inta ila midka igu cawiya

  • @wnkujclhyasadhagio9539
    @wnkujclhyasadhagio9539 4 года назад +16

    Yaxye hunter bro qlia keep going♥️

  • @luckyaxmed467
    @luckyaxmed467 4 года назад +2

    Wlhi yaxye hantar iyo dayax dalnueshe waa labo wiiloo faniya masha allh allh idin desto👍🥰