Cuntadaada waxa aan siiyay 12/10 | Dayax Dalnuurshe | Kaalay oo Kari

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 мар 2024
  • Dayax Dalnuurshe
    Xalqada 10aad ee Barnaamijka Kaalay oo kari
    #bilemedia #Biletv
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 144

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 3 месяца назад +104

    quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢
    ❤❤❤😢❤

  • @user-fg7hd5zq2c
    @user-fg7hd5zq2c 3 месяца назад +38

    Walahi dadka muqaalka wakhti iyo dhipta inta laa ag uu marayaa in ay love tu ❤️ kiyarato uma qalmaa Walahi ❤

    • @ubahabdisaid2222
      @ubahabdisaid2222 3 месяца назад

      War yanyada intan la jarjarin baa oa dhaqa

  • @HappyBambooForest-iu9kp
    @HappyBambooForest-iu9kp 3 месяца назад +17

    Dayaxayfa allah haku dhawro wll we love u from hargaysa ❤😮🎉

  • @deqawarsame-nd9yd
    @deqawarsame-nd9yd 3 месяца назад +15

    Dayax dalnurshe muqdisho o keliya fanan uma aha wa brilliant shoper as a comonicaly ml❤

  • @Amiiraquruxy
    @Amiiraquruxy 3 месяца назад +12

    Kole ani qudaarta waxan dhaqaa anigoon wali jarin yaa ila mida😮😊

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 3 месяца назад +7

    Masha allah dayax dalnuurshe alle haku daayo dhal culumo cimri dheer iyo caafimaad ayaa kuu rajenaya ❤

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 3 месяца назад +6

    Dayax waa wiil sharaf iyo dad nimo leh alllaha fanka kahanuusho

  • @najmociise5887
    @najmociise5887 3 месяца назад +2

    Bashasha & yaanyada inta adan jar jarin so nadifso sidas ayaa fican

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 3 месяца назад +9

    Basasha diirka maraad ka qaada la maydha tamandhadana intan la jar jarin weliba waxan jeclahay waraawda gacmaha lagu qalajiyo ama tuwal haka ag dhawaado shay kasta markad jarjarto mindida biya raci ❤

  • @user-fp6zl5ni3p
    @user-fp6zl5ni3p 3 месяца назад +2

    Waaw bile tv
    Dayax vivo

  • @user-px9gw1ku4t
    @user-px9gw1ku4t 3 месяца назад

    Bile TV , waa dhalinyaro dadaal badan, guuleysta.

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 месяца назад +2

    Dayax fanaan kaliya maaha ee xataa waa chief ❤🥬🥗

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 месяца назад

    S.SARE 👋🐎👑🦁DAYAX DAL NUUSHE FROM WESTERN OF COPENHAGEN 🇩🇰🇪🇺🐯🇲🇵🐯

  • @ahmedzaki11hassan68
    @ahmedzaki11hassan68 3 месяца назад +11

    Waa ii kow basal la dhaqayo 2nd yaanyada before inaad dhaqdo ay aheyd dayaxoow waa I cebaysay

    • @uivuv
      @uivuv 3 месяца назад +2

      Wah basal aan ladhaqin see loo cunaa wa inaa markii lafiiqo ladhaqs

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 3 месяца назад +2

    Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar from Yurub ilaahow nabad waarta nasii xamar aamiin

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 3 месяца назад

    Maasha Allaah in la dhaqo qudaar kasta oo istticmaaleysid waa muhiim

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 3 месяца назад +1

    Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ❤❤❤

  • @faisosaciidseedhe9479
    @faisosaciidseedhe9479 3 месяца назад

    Masha Allah illahey Haku xafido aamiin yaarabi 🤲 ❤❤

  • @Maxamedabdirixman-1234
    @Maxamedabdirixman-1234 3 месяца назад +1

    Masha allah dayax❤

  • @mahadodjama-ss3oz
    @mahadodjama-ss3oz 3 месяца назад

    Alaa wilkas isku miid nahay runti famillyga iyo qarabadayda iyo asxaptayda . markaste wan fiirin jiiray qof wale oo aqoon uu le yahy gacantisa sii aan uu helo qof ila imida aniga wan ka wayay ciid ila midan wlhi mucjiso ii garaa ayan umalynayay lakin wa qof kii igu hore aan ka maqlo hadal kaas aniga sido kale 4 ligne ayan ku leyahy farahayga, hal ligne aya extra ii ah , hooyo aya markay ii wacayso igu dhahda mucjiso ayad thy alxmudilah weyi hadan hely qof adun ka igula nolo oo leeh Macha allh wan ku Salam wll mcn from Djibouti 🖐🇩🇯🇸🇴

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 3 месяца назад

    Mashaa alllah 👏👏👏❤

  • @DucysanDuraan-nw6xm
    @DucysanDuraan-nw6xm 3 месяца назад

    Manshaallah❤❤❤

  • @user-gx4np4vr2g
    @user-gx4np4vr2g 3 месяца назад +1

    Baasto macaan❤

  • @nanogzan
    @nanogzan 3 месяца назад +1

    ♥️♥️♥️👍👍 dayax 🎉🎉

  • @machoclachocla4298
    @machoclachocla4298 3 месяца назад +1

    10 outof 10 deh dayax..10+10 xawaay

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS 3 месяца назад +7

    Golden voice❤😊

  • @iion6660
    @iion6660 3 месяца назад +1

    Very good food

  • @SowdoShariif
    @SowdoShariif 3 месяца назад

    Fanan +chef❤

  • @user-yi7mw1ry2q
    @user-yi7mw1ry2q 3 месяца назад +12

    anigu ma jecli pastada sugada leh waxan jeclahey bastada hilibka shiidan leh pasto saldaato

  • @farhiyohussein7338
    @farhiyohussein7338 3 месяца назад

    Manshallaha 👍👍👍👍👍

  • @user-iq9ul5px2x
    @user-iq9ul5px2x 3 месяца назад

    Waa yaabe macid waxkarisaa laga waayay muqdisho

  • @najmociise5887
    @najmociise5887 3 месяца назад +1

    Masha Allah aniga hadan kariyo cunto waxan ka baqaa in lee dhaho shaqo ku siina kalay maqayadeyda ka shaqey mana jecli in an wax kariyo 😂😂😂

  • @maryanabshir2270
    @maryanabshir2270 3 месяца назад +8

    dayax waa ruunti in la dhaqo qudarta lkiin intaan la jar jariin ayaa la dhaqaa

  • @foosnuur6891
    @foosnuur6891 3 месяца назад +4

    Masha Allah waad diyarsantahay

  • @Abokor564Abokormoh-rm1tp
    @Abokor564Abokormoh-rm1tp 3 месяца назад

    Dayax dalnuurshe wan kusalaamay walaal qaran

  • @amarnaxmed1850
    @amarnaxmed1850 3 месяца назад

    Mᴀsʜ ᴀʟʟᴀʜ ❤

  • @hanigaabo8543
    @hanigaabo8543 3 месяца назад

    Calamada gacanta ee afarta ah anigaba wan leyahay dad badan ban ka baaray wana ka waaye isku mid ban ka nahay ❤😮

  • @shukrishacni3568
    @shukrishacni3568 3 месяца назад

    Mansha allah illahey gacantisa ha ubarakeyo lkn waxa cajiib aheyd inuu asago dhadhamin diyaariyey

  • @ikraancabdullahi9674
    @ikraancabdullahi9674 3 месяца назад +2

    Dokhayga waye baasto iyo kaluun

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 3 месяца назад

    Jareer fan iyo suugan kulaha waar digir samee

  • @amaalabdullahi2155
    @amaalabdullahi2155 3 месяца назад

    Dayax 🙏✅

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 3 месяца назад

    Aniga reera bariis ayaan ahay

  • @NafisaGoed
    @NafisaGoed 2 месяца назад

    Qodrada waxa laa maydha intaan laa jarjariine

  • @farxanliban2
    @farxanliban2 3 месяца назад +2

    Bille media nidamkina wali ma dhamaystirna aaway gloveska gacamaha couse cuno aala karinoya waana laduubaya bulsho badan ayaanna dawaneyso qabiyada dhamaystira si aad wax qurxoon u soo saartan wax hadad sameynesid sida ugu quruxda badan in aad u sameysid ayaa fiican waa iga talo hormar wacan

    • @alimohamud1451
      @alimohamud1451 3 месяца назад +1

      Qasab ma ahan aduunka cunta kariyaadha ugu wanaagsan gacmaha wey dhaqdaan glovs na maqaataan

    • @degelkhayr
      @degelkhayr 3 месяца назад

      Gloves waaa sun

    • @naagnool4127
      @naagnool4127 3 месяца назад

      Aduunka waaba ka mabnuuc qofku inow gloves gashado

  • @user-wp6yf6bs8d
    @user-wp6yf6bs8d 3 месяца назад

    Waxan wax jiro mahan qof in wax loshego maba larabo kaliya alabta usoo qaqabo wax kale haku caawin

  • @user-mr7qe5gl2u
    @user-mr7qe5gl2u 3 месяца назад +1

    Basasha marka ladhilo kadib iya ladhaqa

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 3 месяца назад

    Walaalayaal cuntada iska dhaqa marka ugu horeeyso aad guriga keentaan wax walbo eey tahayba kadib jar jara DIGNIIN ha jarjari cunto adigoon dhaqin marka hore sababtoo eh waxaa kuu dhax galaayo jeermiska dul saaran oo dhan okay inshaa Allaah… kala leediya qudaarta iyo hilibka chicken 🍗 malaayga

  • @user-ui7kr9bz5b
    @user-ui7kr9bz5b 3 месяца назад +1

    Ano wax karinayo in lila gacmeyo adunka ugu necbahy

  • @hassanahmedhussein3856
    @hassanahmedhussein3856 3 месяца назад

    Dayaxaw sxb muuqeedan uga jedaa inay macantay

  • @faadumocabdi-qh2jk
    @faadumocabdi-qh2jk 3 месяца назад

    Walhi wiilkn yar wuu karamaysan yahay waxaan umalaynayaa waa baari hooyadii uducaysay

  • @queenquruxwanag1241
    @queenquruxwanag1241 3 месяца назад

    Dhadhan kaa moji lakin quruxda waa mansha allah sido kale waxa yara khalad ah basasha intaan la jar jarin baa la dhaqa iyo xabuubta

  • @xaliimosacda3259
    @xaliimosacda3259 3 месяца назад

    Ala wll xubanaha faraha 4ah wiilkasan
    Isku mid nahay Ana xubnahaygu wa 4

  • @baxsanqaali4616
    @baxsanqaali4616 2 месяца назад

    Fudeedka bdn iyo hdl ka bdn ma fcna Wlh

  • @tazniimhupii8266
    @tazniimhupii8266 3 месяца назад +6

    Farhiya cunta fcn kubartay

  • @ashahenna9390
    @ashahenna9390 3 месяца назад +6

    yaanyo marki la jar jaro la dhaqaayo 2024 miyaa lasoo saaray😂😂

  • @maxamedsomali2539
    @maxamedsomali2539 3 месяца назад

    Bariis jclhy

  • @IsmahaanAfrax
    @IsmahaanAfrax 3 месяца назад

    War aniga isoo qabta aan idiin karshee😮😮

  • @user-mr7qe5gl2u
    @user-mr7qe5gl2u 3 месяца назад

    Pasta sauce kan Ragu baad udhadhan macan anigu markaan duqada baastada waxaan ku la kariya sausages Ragu kuu dayax dalnuurshe isticmaalay aad buu macaaneeya

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 3 месяца назад

    free dhagahadal ddkii hore ah

  • @user-mr7qe5gl2u
    @user-mr7qe5gl2u 3 месяца назад +2

    😂xawaash muu marin malayga 😂

  • @user-vn4xy7ze3j
    @user-vn4xy7ze3j 3 месяца назад

    Marka hore iska dhaq xabuubta

  • @aminaaleel
    @aminaaleel 3 месяца назад

    Waligey waa ii kow xabuuub marka la jarjaray la maydhayo😂😂😂😂 war xabuubta marka hore ayaa la maydhaa

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 месяца назад

    Yarkan before iyo after-kiisa markaan arkuun baan yaabaa

  • @Shorts-style77
    @Shorts-style77 3 месяца назад +1

    Marka la dhahayo dumarka hawlo badan qaban karan wa san,dayax waka dhan kuma socdo dhariga ila ogow leyhay😂

  • @moapdikarem144
    @moapdikarem144 3 месяца назад +2

    Sababta uu qof walba oo bulshada magac ku dhax leh uu u isticmaalo erayo english ah yacnii malaga fanaya luuqadeena wxa wax lo gudbinaya ma ahan ajaanib !!!!

  • @sammyuploding5981
    @sammyuploding5981 3 месяца назад +3

    Shaax ban toon ku daray malin dhawed garlic powder iyo ginger powder can kii ba isku eekaday 😂 dhako jabiyo ayu ahaa wa iga jiindhantey

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 месяца назад

      😅😅😅😅 qatar weeye, waad baran sidaa ku wad.

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 3 месяца назад

      😂😂😂😂

    • @hodansomaliahmed8661
      @hodansomaliahmed8661 3 месяца назад

      Dhibtaasay leesahy luuqada aadan udhalan

  • @QaaliOmar-uc8pu
    @QaaliOmar-uc8pu 3 месяца назад

    M,a nadafada awgeed like fananka

  • @hawoadenismael5123
    @hawoadenismael5123 3 месяца назад

    Basal ladhaqayo marag yaan yadana marka horaa ladhaqaa wasidee sidu

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 3 месяца назад

    Basal la jarjaray oo la dhaqaya. Yaanyo la jarjaray oo la dhaqaya . Kuwani way kufsadeen cuntokarinta.

  • @MohamedSaid-cn3ex
    @MohamedSaid-cn3ex 3 месяца назад

    Yaaanyada masii dhiqin

  • @CabdikariimCarab
    @CabdikariimCarab 3 месяца назад

    Nin hadal badan hadana foojigan

  • @fatomnoumanxx
    @fatomnoumanxx 3 месяца назад

    Let me marry this guy 😂

  • @BlueSky-ki6kt
    @BlueSky-ki6kt 3 месяца назад

    Yaanyada inta aadan jarjarin aa la dhaqaa

  • @user-mr7qe5gl2u
    @user-mr7qe5gl2u 3 месяца назад

    Malayga xawaaji muu Marin

  • @xafsocabdinuur9256
    @xafsocabdinuur9256 3 месяца назад

    Inaba caadi ma aha sida udiyarisan ka helay wwww

  • @nimaa8968
    @nimaa8968 3 месяца назад +2

    Tamato soosta wa inaad upside down u qabata matkaad (air) ka sariso hawada .lakin WA khalad dhalada inad kor u Hayso lol madaxeda hoos mari

    • @abdifatah7195
      @abdifatah7195 3 месяца назад

      @nimaa8968😂😂😂😂😂 usheeg

  • @somaliyahanoolaato2021
    @somaliyahanoolaato2021 3 месяца назад

    Saas aa uroon Ramadhaanja asagoo sooman oo Jahanam xirantahay hauskatago😢

  • @MohamedSaid-cn3ex
    @MohamedSaid-cn3ex 3 месяца назад

    Yaanyada nafaqadiiba wuu ka dhaqay Dayax

  • @naniii7566
    @naniii7566 3 месяца назад

    Khudradaa xiligaa la maydhaayo waa maxay😂

  • @boonoboono6301
    @boonoboono6301 3 месяца назад

    BASAL LAMA DHAQO IYO YAANYADANA INTAAN LA JARIN LA DHAQAA

  • @fatumahikma618
    @fatumahikma618 3 месяца назад +1

    War badana nafarkan bisinka qofka wax haka samesto

  • @khadrahassan669
    @khadrahassan669 3 месяца назад

    Dayaxaw maad maydhin qudrada

  • @user-wy3mi8ef1v
    @user-wy3mi8ef1v 3 месяца назад

    😂😂😂😂 luuqad baa la qasbayaa dad cuntada yaqanana waa la iska dhigaya

  • @ayanhassan7204
    @ayanhassan7204 3 месяца назад

    Hadal yar iyo howl badan ninku war badanaa

  • @sadiamohamed9669
    @sadiamohamed9669 3 месяца назад

    Yaayada musan dhaqqin

  • @xaawoabdisalah8910
    @xaawoabdisalah8910 3 месяца назад

    Inatuna jarjarin aye aheda ino dhaqo qudarta

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 3 месяца назад +14

    Omg I can’t believe how much is acting like say Wallahi Bisinka

    • @K-Qaali
      @K-Qaali 3 месяца назад +1

      How is he acting say walahi sis I don’t see it

    • @fadumohassan2425
      @fadumohassan2425 3 месяца назад

      @@K-Qaali qof somalia jooga muxuu English ugu hadlin oo waliba fanan Ah

    • @fadumohassan2425
      @fadumohassan2425 3 месяца назад

      @@suhurdiamond7319 girl I watch his TikTok lives

    • @aishaahmed4400
      @aishaahmed4400 3 месяца назад

      Waa dabeecadiisa huuno English anaga dhan ku hadalna waligeen Mogadishu kama bixin

    • @profinneupane6883
      @profinneupane6883 3 месяца назад

      @@aishaahmed4400dee reer muqdishoo dhan baa malaha ciyaal say wlhi iska dhiga

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 3 месяца назад

    Malayga markaa taabaneysid golofsayada wey fiicantahay in la isticmaalo.

  • @barniaadan8824
    @barniaadan8824 3 месяца назад

    Dayax gacmihisa mx wye 😂

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 3 месяца назад +1

    Weligey baquli baasto kuma cunin.😮

  • @abdalleibrahim
    @abdalleibrahim 3 месяца назад +1

    Ciyaalka camerda line ka u soo galay ee wadaninimida ku ooynaa dayaxa ka danbeeyo ma kan baa balaayo aa ka talisay ciyaal in ay qaranimo ku faanan jecel aad wado u furtay muhiimadooda ma ahan dayax caaye waa wadaninimida ku faan bal adigu wax day meel walbo cunug baastar aa iga soo horbaxay ee caag qas qas iyo somaliland ku hadaaqaayo wdf

  • @user-mr7qe5gl2u
    @user-mr7qe5gl2u 3 месяца назад

    Olives oil buu macaan yahay baastada marka sauce ka loo karinaayo subagu bariisky ku macaanyahay waligay ma arag subag lagudarayo baasta sauce 😂😂😂

  • @sunari8818
    @sunari8818 3 месяца назад

    Waxaad khaladay moska oo aad dul saartay bastada

  • @abdifataahomar7665
    @abdifataahomar7665 3 месяца назад

    Kaluunka wa dedejisay biseel maaha

  • @hindadeeq5610
    @hindadeeq5610 3 месяца назад

    Waxiiba sawkan abshir sheegay😂😂😂

  • @user-iq9ul5px2x
    @user-iq9ul5px2x 3 месяца назад

    Ma kiloo baasto ahbaad kaariyoonka ama chario ga ukaxaysatay mida kale muqdisho 90%waxaa laga adeegtaa sariibada maxaa waaye supermarket aad kiloo baasto ah karinteeda aad u aadeen noloshadhabta ee ayumadu kujirto 90% maad xataa kusoomatashaan

  • @loneboy3904
    @loneboy3904 3 месяца назад +1

    Dayax madhaxoow siyaadada kadaa waxan tamaandho iyo mmbasal uu jarjaray ayuu ku leeyahay aaan dhaqo😂
    Inta uu ninku dhahay nidaam baad leedahaydaasa wax waashay😂

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 3 месяца назад

    waxan ka yabay adeeg ad uyar isago sita waxano baca xalkay ku socota..hadhawna deganka lagu si dayn dona war somalay mad bacahan ad iska dhaftan xoolaha iyo degankaba dhibay ku tahay waxanay kulka ku jiri karta bacahas malayacniga lo so galinayo wadanka 450 sano ama ka badanan..daganka ku xisabta waxkastod samaynaysan

  • @hafsamahmoud5912
    @hafsamahmoud5912 3 месяца назад

    Ninkan (urre) urre ku haya ma (alright) bu ka wada😂 waxan isleyhy muxu Ninka u caynaya

    • @zelma_ahmet
      @zelma_ahmet 3 месяца назад

      Sida saxda ah ee logu dhawaqo weye qlli, weliga adoo isleh very native badku tahay English ka makula hdlay mid Nigerian ama American ah oo ma fahmi weyday, hada waad garanaysa lkn sikale buu ugu dhawaqy 😂

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 3 месяца назад

    Waxaan la yaabey reer Somalia in English lugu hadlo wax fiican bay moodaan nin dhan oo fanan soomaaliyeed ah baa English ku dhex Darin luuqadiisa waliba asaga oo aan waligiis qurbo tagin sidee bay luuqadeeni ku sii jir kartaa marka