Mashruuci ugu waynaa ee aan samayno! Waaberi Academy - Koorso cusub

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2024

Комментарии • 133

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  Год назад +51

    Koorsadda Siraha muqaal samaynta qiimaheedu waa $9 oo kaliya.
    Linkiga websiteka 👉👉 waaberiacademy.com
    Ka daawo halkan sida aad isaga diiwaan galin kartid 👉👉 ruclips.net/video/4_MLHiUM9YI/видео.html
    Faah-faahin dheeraad ah nagala soo xiriir whtsapp No: Wa.me/905059092303
    Janalka whtsapp ee Mareegteena 👉👉 whatsapp.com/channel/0029Va5iqZe6BIEgSu9fe90w
    Waaberi Academy.
    Baro maanta, ku shaqyso barri..

    • @koshinabdilahi314
      @koshinabdilahi314 Год назад

      Ustaad aad ayaad Umahad san tahay Runtii waxaaad inaga fujisay waan u baahnaa thnks ustaad kun iyo kow jeer waan iska diwaan galiyaay

    • @MohamedOsman-dt6lj
      @MohamedOsman-dt6lj Год назад

      Do have mpesa

    • @KhaalidMaxamed-f6k
      @KhaalidMaxamed-f6k Год назад

      wan jeclhy inaan barto blze ma awodo lacagtas adka uyar wlhi😢

    • @maxamedmaxamuud2631
      @maxamedmaxamuud2631 Год назад

      War sxp waxaa noo bilowda computer basic adooo mahadsan hadaa awoodo

    • @nourdinho8064
      @nourdinho8064 Год назад

      Lipx caawinaad kaaga baahanahy😢🙏🏻😇

  • @CabdisalnCanbe12
    @CabdisalnCanbe12 Год назад +8

    Alle Wayne SWT xadhigiisa aynu ilaalino si uu inoogu naxariisto raxmadiisana inoo siiyo
    Inshallaah❤️
    Xabiibkeeni maxamed SCW ahaana
    Aynu ku wada salino SCW ❤️
    Ustaad cabdirahmaan cumar alle haku sharfo ustaad guulayso labada daaroodba idamka alle inshallaah😊❤️

  • @shandileboyoffcial6931
    @shandileboyoffcial6931 Год назад +10

    Waabari media qofkii ugu horeeyey oo aan ku xeranahey waa adiga iyo ogaasho 2019 ayan bilaawey in aan kula socdo🥰guuleyso sxp

  • @UpdiHakiiMOmaR-e1j
    @UpdiHakiiMOmaR-e1j Год назад +7

    Zxp apdirahmaan Cumar intaaba waan ku daawanayey ❤🎉

  • @koshinabdilahi314
    @koshinabdilahi314 Год назад +4

    Ustaad aad ayaad Umahad san tahay Runtii waxaaad inaga fujisay waan u baahnaa thnks ustaad kun iyo kow jeer waan iska diwaan galiyaay

  • @abdirahmanilyas
    @abdirahmanilyas Год назад +1

    جزاك الله خيرا استاذ عبدالرحمن عمر

  • @abdiaziizali7564
    @abdiaziizali7564 Год назад +3

    Ustaad aad baad u mahdsantahy sida aad noga dadaleyso guuleyso lbx 🙏🙏🙏

  • @ExLeaderEnzo
    @ExLeaderEnzo Год назад +4

    My teacher My goat A.rahman keep going ❤😊

  • @FADSO
    @FADSO Год назад

    Waan qaadanaa. Dhibic yarba haka faaidee.✍️

  • @xandaluabdirashidjr6019
    @xandaluabdirashidjr6019 Год назад +3

    M.a sxb waa uqalanta intaa iyo inkabadan

  • @abdirahmaanshire1356
    @abdirahmaanshire1356 Год назад

    MxaD waLaL frEe Uga dHigi wayDayy iLaaH ajar iyOo Khayr hkaH ziiyEe ❤

  • @ZerKhalid
    @ZerKhalid 8 месяцев назад

    Wll Cabdiraxmaan cumar Ismaaciil nabadgelyo iyo naxariista eebbe weyne kor kaaga ha ahaato.
    Barta ama dagaalkan waxan ku soo gudbiya waxyaabihii ugu danbeeyay ee ka dhacay caalamka iyo Tariikhaha ba,
    waxan huba inaanad ku khasaari doonin La joogayaga.

  • @Baayal
    @Baayal Год назад +3

    Waan u baahanahay bro

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 Год назад +2

    Waan jeclahay inaa barto Lkn ma awodoo lacagtaas sbbto ah wxn ahy dhaliinyaro maana awodoo garabkaga Allah gaalo shb I.a inaa soo duuce inaa hantiheelo 🥺

    • @Muuqalbile13
      @Muuqalbile13 8 месяцев назад

      Pro hadaad jeceshahay channelkena booqo saad editing ka wax ugufaa,ido

  • @Hasla.wabi.tore.0
    @Hasla.wabi.tore.0 Год назад +3

    Libax jir o joog waliga ✊️

  • @boqortooyo8379
    @boqortooyo8379 Год назад +3

    Sxb lacagta wey badan tahay raqiis ka dhig fadlan 5cml😊

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 Год назад +1

    K
    Shukran sxb hore u soco kana soo hadal maanta guusha ka dhacday walaaleheen falastiin? Taageeri kuu ahay anigoo u kala gudbay saddex wadan oo kala jaad ah !!!!

  • @safaassoweh6066
    @safaassoweh6066 5 месяцев назад

    ماشاءالله عليك يا أخي ❤❤

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Год назад +1

    Maashaa Allaah, waa adeeg wngsan Mhdsanid

  • @Chadmali
    @Chadmali Год назад

    Mahadsanid ustaad waan ka soo wardooni doonaa haduu ilaahay yiraahddo

  • @safaassoweh6066
    @safaassoweh6066 5 месяцев назад

    You have a talent ❤

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Год назад

    Ustaad hormar wacan

  • @Girls-if2ye
    @Girls-if2ye Год назад

    Inbadanban rasdinayey koorsaad af soomali ku baxa hadad nosamesay wa alxm wan ku so dhaweynaynaa wlo ❤

  • @cabdishakuurcabdiraxmaan9478
    @cabdishakuurcabdiraxmaan9478 Год назад +2

    Maasha alaah wll horay usoco

  • @Faarax1234
    @Faarax1234 Год назад

    Mahadsanid sxb

  • @WahibDeck
    @WahibDeck Год назад +2

    Asc sxb wabari

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 Год назад

    M.a Nin culus wll gushada runtii wan kufaraxsanahay I.A waxan noqon donaa ardeydaada 👏👏👏🤝

  • @amiinismail-m6x
    @amiinismail-m6x Год назад +1

    masha allh

  • @HAATIM3
    @HAATIM3 Год назад +2

    Hprey usoco zxp❤

  • @khadarboqor3363
    @khadarboqor3363 Год назад

    Maansha Allah macalinkeyga ABdirahman Waberi waxaad tahey mid aan kaga dayan doono mustaqballkeyga saxafinimo waxaanad ii ahaan doontaa Role model

  • @caliqurux2021
    @caliqurux2021 Год назад +2

    Waan jecelhy in aan kusoobiiro lkn waxaa iga hortaagan caqabado badan saaxib

  • @abudhayib___6915
    @abudhayib___6915 Год назад +2

    Wa Arin Muhiim ❤🙌😍

  • @Ziizo1
    @Ziizo1 9 месяцев назад

    Mahad sanid zxp ,
    Waa xirfad aan jecela hay _ maanta laga bilaabo waxan kuso biiraya inta aqoon ta uleh xirfada 1/9/ 2024

  • @caaishadaahir4505
    @caaishadaahir4505 Год назад

    Mahadsanid cabdiraxmaan

  • @KhaalidMuxumed-cg5qu
    @KhaalidMuxumed-cg5qu Год назад

    Cabdiraxmaan m.a wll hore usoco

  • @maanyare1377
    @maanyare1377 Год назад

    Aad ba umahadsnthy pro sida u cawineysid dhalinyarada keep going ❤

  • @khadarahmet4861
    @khadarahmet4861 Год назад

    Mansha alah hore isoco wll

  • @MohamedAbdullahi-kt6be
    @MohamedAbdullahi-kt6be Год назад +1

    Allaha kubarakeeyo

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 Год назад +1

    Maashalaah

  • @abdirashidabdullahimukhtar7887
    @abdirashidabdullahimukhtar7887 Год назад +1

    Keep going dear bro 👌💯

  • @AbdullahiMarketer3110
    @AbdullahiMarketer3110 Год назад +3

    Waad mahadsan tahay ustaad
    Waan is diiwaan gali yay ee lacagta account premier bank maku bixi karaa

  • @yuusufibraahim8498
    @yuusufibraahim8498 Год назад

    10/10/2023 saacaduh 10:10subxnimo wxn rajayNaYaH sanad kadib inan Sifiicn u aqaano inshallah guuL ayan rajayNaYaH waanan soo boqonayah commentgah inshallah

  • @Mahadcilmi-d6m
    @Mahadcilmi-d6m 3 месяца назад

    Thanks

  • @SamiaSaan-nf1rm
    @SamiaSaan-nf1rm 8 месяцев назад

    Just codka wax lo dhiga jirin😢❤

  • @deeqshaqale7571
    @deeqshaqale7571 Год назад

    Keep going our brother
    Waxaan ku abaal gudno maaran karno

  • @ayaanleibro
    @ayaanleibro Год назад +1

    Course ugu horeya maad free ka dhigtid si anu u iibsanao kuwa kale

  • @SiciidLoobogay
    @SiciidLoobogay Год назад +1

    Waad wanagsantahy wadna mahad santahy ustaad lkn Qayb free ah raaciya website ka waxa jira dad badan oo walaleheen ah wax na hysan ustad tnx 👋

  • @mr.aosman3054
    @mr.aosman3054 Год назад +1

    Waa arin wanagsan

  • @Rakab123
    @Rakab123 Год назад

    Thanks zxp

  • @wulaman
    @wulaman Год назад

    Ustaad aad baad um ahadsantahay balse qiimaha cor sidan ma awoodi karo

  • @AbdillaahiHasenmohamed
    @AbdillaahiHasenmohamed Год назад

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته maxaa kuu diiday wll

  • @sadamdhiiga7451
    @sadamdhiiga7451 Год назад

    Keep going brother.

  • @AbshirAbdisaid
    @AbshirAbdisaid Год назад

    Aniga kenya ayaan jooga wll sideen lacagataa u bixiin karaaa waxaan suga jaeabatadaa wll

  • @nasirfarhan5896
    @nasirfarhan5896 Год назад +2

    the legend

  • @tahirbulale2819
    @tahirbulale2819 Год назад

    Ascww
    Wll cabdiraxman cumar aad ayad u mahadsanthy

  • @cabdiaxmed5711
    @cabdiaxmed5711 Год назад

    Mnsha allha wll respect 🙏 👏 full

  • @maxamedkoosaar644
    @maxamedkoosaar644 Год назад +1

    Keep going pro

  • @Amir_Aweys_Nuur
    @Amir_Aweys_Nuur Год назад +1

    Kwrn hadan awood ulehen qimahas 💔😭

  • @IbrahimAf-Yare
    @IbrahimAf-Yare Год назад

    Masha Allah🎉

  • @Funyshort_1
    @Funyshort_1 Год назад +1

    Ok m.a

  • @anazwarsame
    @anazwarsame Год назад +1

    falastiin kasoo hadal wlaal

  • @VlogVideo8
    @VlogVideo8 Год назад

    ka wrn hadii aan lacagta zaadka ku diro ka dibna aan waayo cid ila soo xidhiidhay mudo 24 saac

  • @zakicade2288
    @zakicade2288 Год назад +1

    Keep going ❤

  • @AxmedXasan-y1z
    @AxmedXasan-y1z Год назад +1

    Asc maxaa kuu diidday wlll

  • @nimcodahirducale8040
    @nimcodahirducale8040 Год назад +1

    Keep going 👸

  • @farduusjaamac9510
    @farduusjaamac9510 Год назад

    War wll kasoo hadl palasteen io dagaalka u dhexeya Israel

  • @fihiimamukhtaar9681
    @fihiimamukhtaar9681 Год назад

    Qofka aan wadanka joogin sidee buu lacagta uso diri karaa wllo

  • @CabdiWali-ut7gt
    @CabdiWali-ut7gt Год назад

    Guul

  • @Captain.Yaaska
    @Captain.Yaaska Год назад

    Mahadsanid sxb alla maxaan jeclahy inaan muuqaal sameeyey noqdo lkn wax badan oo caqabado ayaa iidiida inaan kusoo biiro 😢😢

  • @inacaliofficial
    @inacaliofficial Год назад +1

    Wllhi wakutagera sxb🫡🫡 keep going 💪 👏 👍

  • @mowaddahmoh3636
    @mowaddahmoh3636 Год назад

    ابو بكر السامرائي wlo qisadiisa soo dhig

  • @updiraxmansiciid6058
    @updiraxmansiciid6058 Год назад

    Keep going ustaad

  • @CusmanMaxamud-sv4cm
    @CusmanMaxamud-sv4cm 7 месяцев назад

    Ok

  • @CabdinaasirShariif-gi1mf
    @CabdinaasirShariif-gi1mf Год назад

    Wll dadka Ethiopia joogta see ayay u iibsankaran

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 Год назад +1

    Dadaalaa Wuu gaaraa

  • @yassinsaleban3702
    @yassinsaleban3702 Год назад

    Go forward brother

  • @AbshirAbdisaid
    @AbshirAbdisaid Год назад

    Wll aniga kenayaa ayaaan joogaa sidee ayaan lacagata u diraa

  • @samo____side9401
    @samo____side9401 Год назад

    Mhdsnd Ustad ❤❤❤

  • @MaxamedaweyscabdulahiMax-bp5re
    @MaxamedaweyscabdulahiMax-bp5re Год назад +2

    Alle ayaa mahadleh oo cafimad nasiyay

  • @yassinsaleban3702
    @yassinsaleban3702 Год назад

    Sxp waxad tahay saxafi dhamaystiran

  • @IssackAli-p7s
    @IssackAli-p7s 9 месяцев назад

    Zxp hagen kalasoxariira

  • @cilmi.side4632
    @cilmi.side4632 Год назад

    Wll aniga aada uraba lkn maanta ma haysto lacag aanku gato shaqana ma hayo ee ma icaawin kartaaa plc

  • @heysalcarab7484
    @heysalcarab7484 Год назад

    Video dagdag kaso sameey Palestin io Israel fadlan ustat

  • @caaishadaahir4505
    @caaishadaahir4505 Год назад

    Waxaan jeclaan lahaay inaa muuqaal kasoo sameeso sida websiteyada warbixinada loo ga raadsado iyo wevsiteyada ugu tayada fiican ee laga helo culuumta kala duwan

  • @AhmedAhared
    @AhmedAhared 10 месяцев назад

    Hadaan furtay RUclips faataxada iigu soo mara in israaqad wanagsan eebe ka keeno. shaqo 8-16 danbe waan isdayn doonaa. isoo raaca.

  • @Abu_saalim2002-t1f
    @Abu_saalim2002-t1f Год назад

    Ustd mahadsanid, midda kale casharada maka baran karaa mobile keyga Android ka ah.
    Plz iga soo jwb Ustd mahadsanid

  • @mohametmiito8690
    @mohametmiito8690 Год назад

    Cofka appke ku hagaajisaa #legend

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 Год назад

    Waa koorso lacaga

  • @ANIGAAKHRIS
    @ANIGAAKHRIS Год назад

    gold voice ❤🎉

  • @MaryamaAbdulahi-er5ug
    @MaryamaAbdulahi-er5ug 6 месяцев назад

    Mobel ayaa heesta idinka neh computer heysatin side ku fjme

  • @VlogVideo8
    @VlogVideo8 Год назад

    zxp website magacii aan soo booqdee😥😥

  • @AxmedXasan-y1z
    @AxmedXasan-y1z Год назад

    Asc maxaa kuu diidday

  • @Abdifatah5792
    @Abdifatah5792 Год назад

    Ethipia joogaa seen isku diwan galiyaa

  • @burhaanhashi353
    @burhaanhashi353 Год назад +1

    Hageed jogtaa

  • @CabdiMaxamed-yl4gl
    @CabdiMaxamed-yl4gl 7 месяцев назад

    😊

  • @iqrommohamed2739
    @iqrommohamed2739 Год назад

    M.a

  • @CabdiMaxamed-yl4gl
    @CabdiMaxamed-yl4gl 7 месяцев назад

    Aboowe computer ma iigadi kartaa

  • @warsameamarewacays
    @warsameamarewacays Год назад +1

    😮

  • @nadiircabdi8397
    @nadiircabdi8397 Год назад

    Ethiopia ka warn hadad jogto

  • @abdikaafimohamed-go7su
    @abdikaafimohamed-go7su 9 месяцев назад

    🙏🙏🙏