🌟🌟 🌟 🌟 🌟 Daaci Bilan❤ Allah kuxafido xikmad iyo Garasho Walalnimo Qaaliya ayaa hadashay ❤ I love you Daaci Bilan ❤ Baarakallahu Feeka walashay. Nin walba soomaaliyeed haw duceyo ayadoo kale dumarka kuma badna❤
Wlh gabadaas wa waxkaas ,Allah hakuxafitha, caqli ayas lehethahy, amaan ayas muthantahay, , the only lady from Somaliland that thinks beyond her nose ❤
Mnzhaa Allaah wlshay Allaah haku karaameeyo Marka laga tago faktanka waxaad ka hadashay xaqiiqooyin Allaah ha waafajiyo Dumarka dhamaantood Horena usoco Are you single 😂
Maamada way saxan tahay iskadaya😂 nin lacag leh ma kala jecli lkn nimanka ma shaqaystayashan ka soo horjeda ee hoyoyinka silcinaya hadu shaqaysanayo 5 dollarna ha Kene waa jano
Nebi Muuse Cs sow muu odhan *Allow waxaad isiisay Faqiir ayaan ka ahay*? Alle sow ma odhan * ayaa ayuha naaasu antum Foqoraa Ila Allah* Nin Qani ah macnaheedu maahan inuu deeqsi yahay, nin Faqiir ahna macnaheedu maahan in Alle wax u waayey!
هذه البنت طيبة للغاية .. الله يحفظها ويدوم عمرها بالعقيدة الصحيحة والعمل الصالح... مثل بلن نادرة في صفوف النساء.
Viva Daaci Bilan ❤👍✌️👍❤
❤😂🎉😢😮😅😊
🌟🌟 🌟 🌟 🌟 Daaci Bilan❤ Allah kuxafido xikmad iyo Garasho Walalnimo Qaaliya ayaa hadashay ❤ I love you Daaci Bilan ❤ Baarakallahu Feeka walashay. Nin walba soomaaliyeed haw duceyo ayadoo kale dumarka kuma badna❤
❤❤❤❤❤❤❤
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😮😮😮😮😮😮😅😅😅😅😅😊😊😊😊
@ShamsomaxamedShamsomaxam-hg9rn ❤️❤️❤️❤️❤️❤️love you sister ❤️
Mahadsanid sharaf iyo karaamo kunoolow, dumarka Somaaliyeed qurux iyo qiimo ayey leeyihiin. Ajaaniibta anigu waaban yasaa.❤🇸🇴💙
Bilan daaci aadbaan kuu salaamayaa qaali madaama aad soo dhawaysay dadka fiqiirinta maaanta lakabilaaba takeerahaka 1baad ayaan nahay maanta laka bilaaba
Waa Run Bilan Run bay sheegtay Qaninimadu waa Qalbiga ogaada waa Xadith Somali oo dhan Qani bay ahayd intaanay Qurbaha usoyaacin
Mashallah waar inantan sharafta badan halkay joogtaa walaal quruxeey allaha Ku barakeeyo waxad sheegaysaana waa run walaahi❤❤
Gabadha ha ila raadiyo
Please miss bilan
Maansha Alaah .
Woow hablihi la arki jiray qaali bilan maansha allah ❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah hor waxaan halkan ka salaamayaa Bilan Maxmed Axmed, bilaneey horta raga soomaalida waad bishay anaga kugu fikrad ayaan ahay anigoo gabar somali ah u jerdo ajanabi magursadeen waxan ku rajey nayaa mustaqbal wanagsan guuleeyso❤
Daaci billan ku nooloow baaraare aduunka iyo aariba
Illaaheey hakusiiyo waxaad jeceshay dhamaan
Inta aad joogto dunida iyo hadaad tagto aaqirba
Sharaftii iyo gobonimadii iyo dadnimadii. Oo soconeysa. Weeye. DAACI. BILAN
Masha Allah
Bilan walee waa bilan magaceeda weey ka run sheegtay qurux iyo khaayo joog dheer allha ku xafido
Mashalah aya gabadhan ku dayda gabdhawo
Masha Allah xafiduhu Allah
Daaci bilan ❤❤❤❤❤❤
Alle garaadka ha kuu barakeeyo bilan waa dumarka dhif iyo naadir ah ee cagliga fiican maasha allaah
Mashallah 👍 lkn dhinaca hormarka wadanka iyo maskaxda ha ku daraan horey usocda Allaha idin barakeeyee, wiilashena allaha daayee
ماشاءالله تبارك الله
Gabadhan muqaaladeeda noosoo badi Amiira
Fantastic Speech😂
Wlh gabadaas wa waxkaas ,Allah hakuxafitha, caqli ayas lehethahy, amaan ayas muthantahay, , the only lady from Somaliland that thinks beyond her nose ❤
Gabadhan waa wadad yaa lambarkeeda igu caawiyo 😍
ما شاءالله تبارك الله يبارك فيك ويعطيك فيك اختي الكريمة
Wow Marshall.allaah gabadhan reer hargeysa dhawr jeer Ayaan daawadey waa gabadh xikmad iyo sharaf badan oo hadal yaqaan ah really dhankasta. Runta kama leexato
Machallah Allah Ku sharfo
Gabadh fiican igadheh maa shaa alaah
M.a qali dumar❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashllah good.grl
Gabargob ah walle waatan Alle hanoodayo midka naga qaatane sida noga qaatay hanoo soociliyo janada Alle hanugu kulmiyo❤
Masha allaha wll wan rabaa gabdhaaa wllhi
Masha allah ❤ Rabi hakudaayo❤❤❤❤
Dad dhinac walba ka dhisan inaa noqoto waa muhim, himo sare inaa yeelato waa lagama maarmaan
Alla gob sanaa. Adoo kale Allaah hanoo badiyo.
Xabadani waa diyaar, xitaa haddi lagu labeeyo waa ogol
Daaci Bilan waa inagee wata😂
Walaal jacel channel ❤❤❤
. Daaci bilan Wan kuwadanaa❤❤❤
Aamiira gapadhaan mudaan day dayi jiree telkeda ii soo xariiq marka hore waydii ayada ma siin karraa ku dheh dan jwb kaa sugaa
Maamada ka xishood hooyadaa camal waaye. Adigoo nin beri ka soo oynaya yaa lagu arkin!
ar gabdhaha tanookale hadee garaad lahaalahaayen ithobiya iyo kuwakale waanukabadnaanlehen
Ilaahey nin wanaagsan oo qiima oo waxaad jeceshay ku dhammaystira ha ku siiyo
yes wad mahadsantay waan kuwataa
Waar fariidan halayla gaadho ❤
Gabadhan Allah inoo daayo
Aad iyo aad. Waa dumarkii 100 ka geela ah laga bixin jiray.
Wlh wa inan masha Allah Allah ha kudayo wanu inan xikmad badan fifa Ayan kuleyahay
Mashallah wlhi inantani waa dahab. Xagen ka heli kara tlow
Mashaalah ❤❤❤❤ gaabadasas siidey nooamaantey😂😂
Inantaan waxaan taageeray markii muuse biixi cabdi markii fariinta ay u diraysay
Daaci bilan waa masha allah xagee kala xirira
😂😂😂😂😂😂
War gabadha ii daaa
War Amira Shire haloo kaco oo youtube-keeda haloo kala kiciyo Soomaaliyeey fadlan
❤❤😊😊❤❤❤❤😊😊
Mahadsanid
Amiira Daaci bilan waa taageer sanahay u sheeg waxaadna ku dhahdaa QUEEEN OF SOMALIA 🇸🇴 ayaad tahay
"Daaci Bilan waa wadannaa"
Daaci Bilan wankuwata wlhi
Gobsanaa hablahayagu (soomaaliyeed)
Daci Daaci bilan xagee joogtaaa
Inder noolow isalaantanna ha maqlinaaa
Ma reer Burcaa geesiyadani
Daaaaci muna hala dhaaafo fikradada khdl wee sharfanthy daaci muno dambe kaqaadaysaan
Gabadh wanaaagzan ❤
Daaci Bilan.
Dowlad baad tahay doorkii noloshay
Gaalada ayaa faqiir ah
Daaci bilan wan kuwadanaa
Daaci bilan thanks baayo
DAACI BILAN ❤
Daaci bilan
Iimaanka alle ha kuu siyaadiyo
Amiiraay Daaci bilan ma single baa ha la ila raadiyo please
Geenyadaan doortaay.
Gibilkeeda markaan arko.
Oo gacanteeda qabsado.
Galgaceylka aan dareemayo.
Gees-walba dunida.
Iney gilgishaan waxyar.
Ayaa ka-dhiman.
Galgaceylka ma-gaboobo.
Ma-gambado guntiga hoose.
Ayuu gabaad ka-dhigtaa wadnaha.
Gacalisooy gormaad Go'osheyda soo galeysaa.
Mnzhaa Allaah wlshay
Allaah haku karaameeyo
Marka laga tago faktanka waxaad ka hadashay xaqiiqooyin
Allaah ha waafajiyo Dumarka dhamaantood
Horena usoco
Are you single 😂
Daaciyad billan kuwataa
Tan halay raadsho somaliyeey
Dhilo xaarmajo ushaqee liilnta $5
Xikmad diyoo socota
Gabadha gob waye
labadaanii muuse ayaaa somaliland ka soo eryaay......waaa al shabaaaab
Maamada way saxan tahay iskadaya😂 nin lacag leh ma kala jecli lkn nimanka ma shaqaystayashan ka soo horjeda ee hoyoyinka silcinaya hadu shaqaysanayo 5 dollarna ha Kene waa jano
Walee inantaasi way igu banaantahay ..
Tolow miyaa la qabaa
Inanta bilan hablahii la yiqiin 100 geela laga baxsho weye
Nebi Muuse Cs sow muu odhan *Allow waxaad isiisay Faqiir ayaan ka ahay*? Alle sow ma odhan * ayaa ayuha naaasu antum Foqoraa Ila Allah*
Nin Qani ah macnaheedu maahan inuu deeqsi yahay, nin Faqiir ahna macnaheedu maahan in Alle wax u waayey!
ar gabdhaha tanookale hadee garaad lahaalahaayen ithobiya iyo kuwakale waanukabadnaanlehen