Arooska Hassan Soya iyo Umu Ahzab waa Goorma? Su,aalo la sugayay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 43

  • @MuunaIbraahim-d7l
    @MuunaIbraahim-d7l 20 дней назад

    Maash aalh gabdh iyo wiil wanaagsn ayaad tihiine ale ha idin xiftiyo ❤

  • @anisMohammed-c9f
    @anisMohammed-c9f 2 месяца назад +2

    Masha allh xaamda waa gaabar qurux badan . ❤❤❤ we love you.

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 2 месяца назад +7

    Xamdi naag qurux badan style leh ninkii helaaa naag buu helay waleee

  • @zamzammuuse1894
    @zamzammuuse1894 21 день назад

    Maasha allaah

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 2 месяца назад +7

    Mashallah xamdi gabadh soomaaliyeed runta ayey u sheegtay talan way siisay waa ku farax sanahay xasan soya inuu ku noolado kismayo oo aan ugu tagno gurigiis maada aan kismayo rabo inaan ku noolado mashallah

  • @FarxiyoSaciid-b3b
    @FarxiyoSaciid-b3b 2 месяца назад +1

    Mashallah abaayo taladaada waa mid mudan in laqaato allah ku xifdiyo

  • @safiyosayd7958
    @safiyosayd7958 2 месяца назад +7

    Mashallah beautiful couples but try to be humble when talking about education

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 Месяц назад

    maansha allah gabadh iyo wiil wanaagsan ayaad tihiine allaha idin xafido walal

  • @Happy-bs7pr
    @Happy-bs7pr Месяц назад

    Masha allaah🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Hakimmagid-k8p
    @Hakimmagid-k8p 2 месяца назад +5

    Hhhh bro hassanow waxa laa fudud inad tirahdo wa gabdhe marka wa jecladay oo naftayda ayey asibtay kolay wa gabadhe nin uun bay uu jogta marka shaca kaa qad haa so war waregin bro hassanow hamda abdirahman anigu mar hore aya ku bartay baraha bulshada wa gabadhe qalbi safiya hoyona waytahay oo wa aragnay siday ilmahega sii day uu karsoto ee ayna baraha bulshada sooo dhigin ad ban uu jeclahay hamda walashay ifka wax xumeya maa tuso hassanow ad haa meraysane inanta boski abdifatah uu buxi incha allah bro

  • @hanammohamed2775
    @hanammohamed2775 2 месяца назад +2

    Wlhiii wan inigu faraxsanahay allaha iskukiin barakeeyo

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 2 месяца назад +3

    Hodan. Galkacayi webi malaha ee ogoow❤❤❤❤❤❤

  • @axmedshakir-u7r
    @axmedshakir-u7r Месяц назад +1

    Mashallh mashallh❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @HalimaabdullahiShuriye-d1q
    @HalimaabdullahiShuriye-d1q 11 дней назад

    Good

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 2 месяца назад

    Mashallah tabaarakalaah ❤

  • @nuurcali2407
    @nuurcali2407 2 месяца назад

    Masha alah uma ahsab wan ku jeclahay abay kuma Amano lkin wan iska ka jecelhay xasano adna sido kale lkin xasan hama serin non ma ihi Nagar ahay telkaga argtoda ka dhibanayo wa telka nin keyga uma asab hoyoyo da yar Karting leh msha alah

  • @HabibaAbdullahi-l1q
    @HabibaAbdullahi-l1q 2 месяца назад +1

    Masha alaah

  • @RahmoRahmonur
    @RahmoRahmonur 22 дня назад

    🎉

  • @JamiilaAadan-y2f
    @JamiilaAadan-y2f 2 месяца назад

    Ma sh allh. ❤

  • @NasraArai-gp8nc
    @NasraArai-gp8nc 2 месяца назад

    MashAallah

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 2 месяца назад +2

    Goobweyn ❤

  • @SaciidoDuraan
    @SaciidoDuraan 2 месяца назад +1

    Xaramka meel aan kunolada u jecalahy❤

  • @BushraMintaan
    @BushraMintaan 2 месяца назад

    Mashaa allah H/h family

  • @xabiiboibrahim151
    @xabiiboibrahim151 2 месяца назад

    Masha allah ❤❤

  • @Hakimmagid-k8p
    @Hakimmagid-k8p 2 месяца назад +2

    @hodmanshow kolay hadan waxan rabo inan ku waydiyo an ku waydiyo wad arkaysa lkn wad dhafaysa huno lkn se waxan jeclanlaha inad iso jawabto

  • @AsmaaAsli-j1x
    @AsmaaAsli-j1x 2 месяца назад

    Masham alllah

  • @fardawsasaid1843
    @fardawsasaid1843 2 месяца назад

    Mshha alaah horey usoco❤

  • @xamdiaxad5801
    @xamdiaxad5801 2 месяца назад

    from xasan sooya adn xamdi❤❤

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 2 месяца назад

    Mshlhah

  • @leyloomar2577
    @leyloomar2577 2 месяца назад

    Xasan and xamdi ❤

  • @Muunadaahir-zt5ch
    @Muunadaahir-zt5ch 2 месяца назад +1

    Maasha alha wlaashi

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 2 месяца назад

    is not easy❤❤❤

  • @user-pt7ul3sz8k
    @user-pt7ul3sz8k 2 месяца назад

    Is not easy😮

  • @SacdiyoOfficial
    @SacdiyoOfficial 2 месяца назад

    M.A iso boqo xbbti YouTubkeyg 😭😭😭😭

  • @imranadan-e2q
    @imranadan-e2q 2 месяца назад

    M.a❤❤

  • @NashaadHassan
    @NashaadHassan 2 месяца назад +5

    kuwaan boring waaye 😄mana is guursadaan mowduuc xiiso lehna kama hadlaan yee i wareerin

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Месяц назад

    Hada ma is qabatan wallo yaal

  • @KHATRAAHMED-o7f
    @KHATRAAHMED-o7f 2 месяца назад

    Jareer soomaali gabadha wey sixraayaan mshaasna waa jareer miiran

  • @kartibadan33
    @kartibadan33 2 месяца назад

    Alla hodman baa galkacyi wabi baa mara bad baa marta maaa tiri 😂

  • @SamsamSheikhahmed-mt6px
    @SamsamSheikhahmed-mt6px 2 месяца назад

    Wwww

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Месяц назад

    Waryaa isku wara wallo yaal

  • @Abokaramin
    @Abokaramin 2 месяца назад

    Markeey dhasho weye