War farxad leh ciidamada Cirka ee masar iyo somalia ayaa isku biiraya ............. somali cowboy

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 янв 2025

Комментарии • 62

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 2 дня назад +4

    Cowboy, waan kugu raacsanahay. Haddii Masar ay saldhig ciidan ka sameysato Soomaaliya, waxay meesha ka saari doontaa damaca Itoobiya. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @SadiqYare-l8f
    @SadiqYare-l8f 2 дня назад +4

    DALXUREEYE GUUUUL 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @Mohamed-n9s2j
      @Mohamed-n9s2j День назад

      Tuugo xoreey 😂😂😂😂😂kkkkkkk xasan dhiqo

  • @yusefahmed8903
    @yusefahmed8903 2 дня назад +3

    guul lnshallah 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙💙💙💙

  • @AliHassan-uv9uc
    @AliHassan-uv9uc 2 дня назад +2

    Asaxabeey dhuka somaliweeyn inteeda wadanidhaba...cidicadawkueh ayagana cadawgodan sodhaweysaneynaa tagereynaa okay guuul IYO gobanimo🇸🇴

  • @JawaherMohamed-l7k
    @JawaherMohamed-l7k 2 дня назад +4

    Walaahi wa runta walaal❤

  • @AishaAbdulkadir-uw7xk
    @AishaAbdulkadir-uw7xk 2 дня назад +1

    Wadañì dhaɓa

  • @KhadraAdan-x9b
    @KhadraAdan-x9b 2 дня назад +2

    I agree with you brother and I hope Somalia becomes again strongest country especially army’ and our government bays enough money because they deserve to get 1000 dollars each of them

  • @bileyaaqub3134
    @bileyaaqub3134 День назад

    Masha allah masha allah mashallah

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 дня назад +3

    Warunta walaal lkn dawlada somalia wa inay dhista cidan qaran oo xoog lee maxa didan 🇩🇯🇩🇯🇩🇯♥️❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯🎉🎉🎉🎉🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💫💫💫💫💯💯💯💯💯

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 День назад

    Maashaalaah dhalinyarada soomaaliyeed waa dadaaleen

  • @aminoosman496
    @aminoosman496 2 дня назад +1

    Asc walal guuleso Masha Allah tabarakalaah Allaha ku xafido inshallah

  • @abdikarimmohamud730
    @abdikarimmohamud730 2 дня назад +1

    Good boy

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 2 дня назад +1

    Sawkan xasan kolba dhinac ucararaya

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 2 дня назад +1

    .guuleyso.insha.allah

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 2 дня назад +3

    😂😂 QOFKII. MASAR CIIDAN KA CIRKA DIIDO. WA JAAJUUS ITOBIYA IYO KENYA. WA GUUL. GUUL. CADOWGA WA INUU JABA. DIYAARADA DAGAALKA XATA. HARGEYSO WA TAGAYAAN. CID LAGA BARYAAYO NA JIRO

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 2 дня назад +3

    😂😂😂 QOFKII. MASAR CIIDAN KA CIRKA DIIDO. WA JAAJUUS ITOBIYA IYO KENYA. WA GUUL. GUUL. CADOWGA WA INUU JABA. DIYAARADA DAGAALKA XATA. HARGEYSO WA TAGAYAAN. CID LAGA BARYAAYO NA JIRO.

  • @Sarta100
    @Sarta100 День назад +1

    Waxaa gaf ah in dalkaaga la qeybsado yaa la keenin jubooyinka iyo koonfur galbeed oo shabaab ku xoog badan yihiin waa doqonimo iyo dullimimo hadii taas laga ogolaado waa gef iyo bahdilaad see loogu ogolaan karaa veferson goirmey na wabsadeen xabashida iyo kiinya oo goosteen dalka kala bar waa in madar lageeyaa jubooyi ka koonfur galbeed xabashina loo sheega dalja waa soomaali iyo in calan iyo dowlad xukunto isagana baxaangovolada ay sharci darada ku qabsadeen oo ay leeyihiin amnigeena ka ilaslinaynaa oo anaga maxay naga soo dooneen dad ayaga is ilaalinaya amniga dalja waxaa masuul ka ah xooga dalja soomaaliya ee xabashi daljaan gumaysi ayay ku joogaan waa in laga saaraa oo ay tagaan xuduuda dhankoida haljaas ha ka ilaashadaan amnigooda maaha daljeena intay qabsadaan amnigaan ka ikaalineynaa waa burcad tuufa ah iyo gumaysi warkaas.

  • @IbrahimAfrican
    @IbrahimAfrican 2 дня назад +1

    Masarna naftirkeed wax dan uguma jirto iney bada cas iney timado

  • @MahdiQaran-x3t
    @MahdiQaran-x3t 2 дня назад +1

    Guul hor usuco libax🎉

  • @Cabdimxmed-mi7cz
    @Cabdimxmed-mi7cz День назад

    Allaahu akbar

  • @LeylaAli-t9j
    @LeylaAli-t9j День назад

    Masar guulweye

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q День назад

    Mashaalahwalahi xasan sh caadi mahan hadiixata adisababa odhanbuluglaga dhifaywa diday inuu bad bixiyo

  • @IbrahimAfrican
    @IbrahimAfrican 2 дня назад +1

    Itobiyanka

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 2 дня назад +1

    Guul weeyn weye

  • @CabdiNaasir-v1e
    @CabdiNaasir-v1e 2 дня назад +1

    Saxiiiìx

  • @IsmailhaniyaHalane
    @IsmailhaniyaHalane 2 дня назад +1

    Guul iyo gobonimo

  • @LeylaAli-t9j
    @LeylaAli-t9j День назад

    Dal xoreeye guul

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q День назад

    WRya ben ha kashegin wadaxweyne xasan bafarsonuma ogola abiye

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q День назад

    Masha alah runtada waye cow boy

  • @HassanKhaliifAdan
    @HassanKhaliifAdan 52 минуты назад

    Yaad waxkadhadhicin adigoo
    Diintadi. Saxan bariis ah ogabaxay😢😢😢😢

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 День назад +1

    Ethiopia waa cadowkeena ayaa
    Wadaa !! Can you show us proof!!?
    Xasan shiikh raaskambooni ciidankuu ku xasuuqayey ma
    Xoogga dalkaa !!?.

  • @LeylaAli-t9j
    @LeylaAli-t9j День назад

    Asc

  • @qureeshoxaaji4315
    @qureeshoxaaji4315 День назад

    somaliya masar iyo itobiyay u dhaxaysaa

  • @mohamedmohamud5118
    @mohamedmohamud5118 День назад

    Dalxoreeye guulguul

  • @safiyowarsame50
    @safiyowarsame50 18 часов назад

    ❤❤❤❤❤❤🦋🦋🦋🦋🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🏕🏕🏕🦋🦋🇫🇲👚✅️✅️✅️🇸🇴🇸🇴

  • @osmanhussein2220
    @osmanhussein2220 День назад

    Masar haddaanad aqoo sow taariikhda ma akhrin., inta aan taariikhda ka bartay masar 3 jeer iyo ka badan ayey Somalia badbaadisey oo Ilaaheey Sabab uga dhigay, xitaa xilliga Cusmaaniyiinta, turki inta ma imaan, Africa waxaa wakiil ka ahaa Amiirkii Masar

  • @Saido-j4o
    @Saido-j4o 18 часов назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @JoonWehelye
    @JoonWehelye День назад

    Intaan ku dhageeysanaayay markaan Mar aad ka fiicantahay ma arag masar la,aanteed soomaaliya waa la qabsan lahaay akiid

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew День назад

    Masar waa shaqaale is.raa iil iyo mareeykan turkiga ineey dabada farta ka geliso ayeeyna rabtaa

  • @FutoXar
    @FutoXar День назад

    Southerners needs to see the four fingers point to themselves stop blaming everyone else but yourself speak truth to yourself and to other we are not stupid

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q День назад

    Runta kahadal xasan sh maku guleystey diyadaha u carayoyo cadi mahan

  • @aboubaker-y1g
    @aboubaker-y1g День назад

    Adu xadaad is difaaci waydid cid ku difaaci karta ma jirto,Somali ayada ayaa is difaaci jortay waligeed wayna is fifaaci kartaa xaday midoodo oo qabyaalada iska dhaafto .Somali uma baahno cid kale in ay difaacdo

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j День назад

    Away cidanki turkiga ee bada bay ilalalinayaan😂😂😂kkkkkkk 😊😮?

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q День назад

    Cow boyberyahanrunta wad ka baqda wan ognahay dowladan hadad tagertidwey isugu ka tagayan cbb tasa ad kacabsata warilahaytalada saro e runta kahadal

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 День назад

    Masar maxaa looga farxayaa masar ayaga ayaaba tuugo iyo mooryaan iyo tuugo nimo dhameeyee somali iqarso ayeey noqon hadaad ogtihiin madaxweyenaha masar siisiina waaba kii ugu xumaay oo soo mara waa nin xun marka ilaahey ayaanu qabnaa mafahanteen inta ey itoobiyaanka ey kaa waabiyaan adiga ayey kaa gooynaayaan saas ayey wax walba u xaabsanaayaan qutaarta malaayga wixii nacfi leh oo dhan ceelad hadey ku waadan waayaan xoog ayey ku qaadin ogow taas wax deeqana malahan waa calool waaweyn hihiin😂 inta fiican ee reer masar kuma jirto ogaada shiiq iyo shaab fiican intaba wey leeyihiin sida anaga oo kale iyo aduunka muslimka ah ey u leeyihiin

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 День назад

    Ha la geeyo dolow .luuq.buulo xaawo.yeed.waajid.xudur.xuduudda dheer een la leenahay ethiopia waa in la geeyaa ciidanka masar. Xasan dhiiqo ma abyi aya kuu yeerinayo halka la geenayo masar.?

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 День назад

    Somaiyaa ma ciidan cir baay leedahey Masar imansha somali waa dagal ay ku daglamn ethopia iyo masr dhulka somali waa caqli xumo in ciindanaka masar yimdo dhulk somali lakiin hadii ethopia soo weerari lahed kollakaa waa loo yeedh kari lahaa

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q День назад

    Madar ayadakajecel xududa lageyo

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q День назад

    Ninki dhof ku yimideygeri du dhibeysa

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 2 дня назад +1

    Beenlow bahane futada hawiya dhexada ka sheekasa beenlow bahane duur joogo side xayaawan am xoolaha hawiya bada Somalia cabasi daratada ay uu bixiya hawiya

    • @SadiqYare-l8f
      @SadiqYare-l8f 2 дня назад

      Waa xanuunsan tahay .qabiilki ayaa ku waalatay.Subhanallah.🤮🤮🤮🤮🤮

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j День назад

    Kkkkkkk xasan waa riwaade loo jilayo somali Kkkkkkk 😂. Pakistan, khatar, Égypte iyo maraykan baa nodhisayaa cidanka cirkaa😂😂😂😂kkkkkkk waa 10 sano baa benta naloshegayay ee wax kalee nooke. Shalay xasan dhiiqo baade noo faninaysay kk maantanaa beentii damujadiid baa noo wadaa .😂😂😂

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 2 дня назад +3

    😂😂 QOFKII. MASAR CIIDAN KA CIRKA DIIDO. WA JAAJUUS ITOBIYA IYO KENYA. WA GUUL. GUUL. CADOWGA WA INUU JABA. DIYAARADA DAGAALKA XATA. HARGEYSO WA TAGAYAAN. CID LAGA BARYAAYO NA JIRO

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 2 дня назад +3

    😂😂 QOFKII. MASAR CIIDAN KA CIRKA DIIDO. WA JAAJUUS ITOBIYA IYO KENYA. WA GUUL. GUUL. CADOWGA WA INUU JABA. DIYAARADA DAGAALKA XATA. HARGEYSO WA TAGAYAAN. CID LAGA BARYAAYO NA JIRO

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 2 дня назад +3

    😂😂 QOFKII. MASAR CIIDAN KA CIRKA DIIDO. WA JAAJUUS ITOBIYA IYO KENYA. WA GUUL. GUUL. CADOWGA WA INUU JABA. DIYAARADA DAGAALKA XATA. HARGEYSO WA TAGAYAAN. CID LAGA BARYAAYO NA JIRO