WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | DAGAALKA XAMAS - ISRAEL WAR

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 сен 2024

Комментарии • 45

  • @kaafixaji
    @kaafixaji 3 месяца назад +10

    ASC
    CABDIXAFIID Waqti aay indhaheeyga isa sii galaayeen. Yacni Hurdo Ayaa Soo Gashay,
    SIKASTABA WAA SUGEEYNAy IDAACADA B_S_T_V IYO TEAM_KA WAXAAN IDIN LEEYAHAY HORAY USOCDO, WAA NOO BARI, INSHA ALLAH
    IYO BARNAMISHKA SUBAX WANAAGSAN.
    HABEEN WANAAGSAN

  • @BarwaqoXasan-er4ip
    @BarwaqoXasan-er4ip 3 месяца назад +1

    Somalia needs basically common clan reconcilation, equal Economic resource to make good power sharing.

  • @bashiirmuxumed9073
    @bashiirmuxumed9073 3 месяца назад +1

    Waana kuu salaamay CABDI XAFID IYO INJINERKA ALLAHA INI XAFIDO mujaahidiinta dhamaan wakhtigan aan joogno FALSTIN WAA mUJAAHIDIN ALLANA LaJIRA CIDKALANA UMABAAHNA

  • @sahrafahiye7315
    @sahrafahiye7315 3 месяца назад +2

    SCW.waa.idin.salaamay.wariye.iyo.dumaashigay.axmed..war.fiicanaad.soo.daysaan

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 3 месяца назад

    Fagaaks halahooovjoyo maxaabbiista halasoodsayo saad usafiivs intoi uusan fagaalkusiibabalaara eaayo haliswry.yaa.kaspospvotaeaana.mafax adrygs israL mabada wax kafiican maleh.dhibaatFa xasuuqa barakinncnta danbuyayada dagaalka oozagjiriint yaanan raali kanoqon hshfhdjfj😊

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 3 месяца назад

    Itoobiya dhulka soomaalida meyey usoo diyaargarawday ma oromaa rabta iney. Soomaali dhul kaqaado CcAJIIB

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 3 месяца назад

    Itoobiya. Bad way lahad. Badeedii. Mengistu haile mariam baa lahaa mise. Gaalo. Iyo muslim baa loo kala bixi doonaa. Sharciga. La ilaalinwaayo. Ogoow. Dagaal. Culus bay rabaqn. Itoobiya. Dhaqan israa iil bay soowadqa miya. Somalia 🇸🇴 bayrataa. Sharcidaro. Lasoodidoontaa.

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 3 месяца назад

    Hadaan eego sngoo csbdirasaaq shiraa israaiil cagaha fhulka kumaheyso waxaa islaaka iyo xamaas iyo xisbukaa ufiicacan dagsaku siizpco taa ookeeneysa iney cagaha dhulkanlloodhigo eaajBey waxiikudhinta mujaahiidiita allaha unaxariisto 🎉🎉

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 3 месяца назад

    ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar yaa RAHMAAN.

  • @abdosalim6636
    @abdosalim6636 3 месяца назад

    Asc mAshaa alaah injiyeere waan ku xiisnay Adiga waxaad noo tahay Aabaha bahda TV ga Nuur caleek
    Ilaah ha idin xafido inshaa alaah Dacwatakum walalaheyna Falastiin guul

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 3 месяца назад

    Jadiusan aqligushaqey qasaaradu waa kabadaneysaa dhibaatada ugueeyn waxey kudhacaysaa shacabks

  • @DaadirBoss-r4v
    @DaadirBoss-r4v 3 месяца назад

    Asc Mr xafiid wariye sare sln kadib sxb adigoo mahad san Eng. Abti Doon ma iiweydiinkartaa calanka ka dadaaleeyo oo miiska usaaran cida iska leh waayo mafahmin calankaas mahad sanid.

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 3 месяца назад +1

    Injiyeer axmad gurey Iyo cxafid waad salaman tihiin❤🎉

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 3 месяца назад

    Soo dhawoow EGN xog la helay ayaa shegay in xassan Sheikh uu doonayo in uu xil u magacabo dadka caanka ka ah baraha bulshada ,sida abdulhafiid,nadara iyo rag kale oo sameen leh

  • @AbukarMuriidi
    @AbukarMuriidi 3 месяца назад

    Engineer waan ku taageeraa laakiin taasi waxa ka danbaysay Arsenal oo beddelay qaabkii u dagaalamayeen oo qaraxyada joojisay oo xukunka in la wareegaan raba

  • @AbukarMuriidi
    @AbukarMuriidi 3 месяца назад

    Madaxweyne ma ahan kaasi wllhi hogaamiye kooxeedyadii aya naga roonaa

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 3 месяца назад

    Cabdi xafiid adiga iyo eng abtidoon aad baan idiin slmy khayr Ayaan idiin rajaynayaa

  • @XassanMaxamedxasan-e4s
    @XassanMaxamedxasan-e4s 3 месяца назад

    Ujedadu yuhudu waa xisbulaah hanala dhexediyo Iran iyo maraykan ka heshiyaan markas ay ku baxan sas

  • @hajigabow9456
    @hajigabow9456 3 месяца назад

    Injinerka hadi u meel adaya wa inu shega o dhaha mudo intas la eg ayan idinka maqnana si aan ugi xisaabtano

  • @HassanWarsame-si6cz
    @HassanWarsame-si6cz 3 месяца назад

    MARKA SOOMAALIYA AAD KA HADLAYSAAN WAXAAD TIHIIN KUWA LIITA OO DHAN KA RARAN.

  • @especialeyes3404
    @especialeyes3404 3 месяца назад

    MaashAllah Allah ha inoogu wado nabada lkn hala is dhiiri galaoyo

  • @hajigabow9456
    @hajigabow9456 3 месяца назад

    Asc injinerka mudo 3 sano ayan ku xiran nahay

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 3 месяца назад

    😂😂😂😂 caaadi ayuu uxaafadaysanyahay indhabeel ayuu wadaaa waligaaba indhaha iskatir xaqiiqaa kuhortaaala

    • @daryeelmedia9143
      @daryeelmedia9143 3 месяца назад

      Daaroood cuqdad hawiye baa ku dhacday 😂

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 3 месяца назад

    Ninkan indho beel la.aanbuu kahadlayaaa

  • @hajigabow9456
    @hajigabow9456 3 месяца назад

    Injinerka mar walbo wa weyna intow aada

  • @aminbarud6306
    @aminbarud6306 3 месяца назад

    Calaacal buu Latinos qosol munaafaq

  • @SafiyohuseenHuseen-oh9sq
    @SafiyohuseenHuseen-oh9sq 3 месяца назад

    Guul inshaAllah☝💚💪❤💪💪💪🙏🙏🙏🙏✌✌✌✌

  • @abdullahisharif5153
    @abdullahisharif5153 3 месяца назад

    Syl iyo kuwa kalo badan miyad ilowday en

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 3 месяца назад

    Waan idin salaamaya wariye Abdihafid iyo Engineer Abtidoon iyo bahda BRTSOMALITV.

  • @aminbarud6306
    @aminbarud6306 3 месяца назад

    Waad qarisaa dadka aragtidooda

  • @abdimali5445
    @abdimali5445 3 месяца назад

    Abni kuye odagan maha nin wax og war alshabab ayago dhan waxay joogan xamar tad ledahay wa abni

    • @daryeelmedia9143
      @daryeelmedia9143 3 месяца назад

      Doqon iska hadlaya baa tahay aamus amniga muqdisho ragii lahaa baa soo ciliyay ayagaana xakumo

  • @abdopharmacieabrora9833
    @abdopharmacieabrora9833 3 месяца назад

    Guulesta
    Xamas iyyo wixi raacsan allahayow lajjir yarabbi ya raxmaan
    Mahad santihin abdi xafid
    Iyyo ingénieur ow

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 3 месяца назад

    Beeneey waaa run

  • @hajigabow9456
    @hajigabow9456 3 месяца назад

    Cabdi xaafid waan ku salamay fartiintayda gaarsi injinerka

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 3 месяца назад

    Ilaahay haw sahlo somali&Carab labadaba khatar ayaa soo foodsaartay

  • @XaliimoCaddullaahi-wr5np
    @XaliimoCaddullaahi-wr5np 3 месяца назад

    Mahadasani

  • @abdimali5445
    @abdimali5445 3 месяца назад

    Odagii qabyalada wa nin neceb daaroodka

    • @daryeelmedia9143
      @daryeelmedia9143 3 месяца назад

      Daarood maxuu yahay haduu nacebyahay maxaa ka badali kartaa

    • @awad559
      @awad559 3 месяца назад

      Eng ku cid ma nebca waana aqoon yahay arima caalamka falan qeeya markaa ka xishooda eng ka iuo qofkiina qiimaha lehna ixtiraama fekerka waad ku kala duwanaan kartaan

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 месяца назад

    Welkom 🤗 Abdi haafid!!!