Ma oga miyaa in Qudus tahay meeshii nabiga laga dhelmiyay Scw iyo masjidka 3aad iyo qibladiu hore maka kahor ni kaan sida qaldan loo doortay asoo dambiila ah oo lagu helay 34 dambi maxkamadna ku socotay cidii doortay miyaa waalan mise assg ninkaan doollarka caabuda ee saraynta cadaanka madax martay waa in adduunka iska qabtaa waalida doqonimada ah ee uu la yimid 2,000 ,0000,000 qaxinaa dhulkoodana yuudaa dejinaa yaa ka yeelaya waa dagasl aan dhamaad laheyn iyo masiibo la eedo waxa uu ka shaqeynayo ni kaaan xooga is biday ma ogo miyaa in dhulja alle leeyahay falstiina dejiyay marka mala awasl iyo ciyaar syuu ku jiraa kii hore ka xun.
WAA GAZA DARIIQ AYEY ISKA MARISAY ISRAIL IYO MAREIKAAN.DADKU HADAY FAHMEYN LAKIIN OGOW IN KOLBA TALADA KA SOO BAXAYSEY ISRAIL U MAREIKAAN KA DANBEYEEN MAANTASEY AY SOO SHACBAXDAY.DADKA AQLIGA QABAASAY AY GARANAYEYEEN.WALEY MAREIKAAN IYO ISRAIL WAY ISLA DUUMEEN.

Hor fadhiyoow adigu waxad ku fcn thy wararka dibadda Somalia lkn gudaha Qabyaaladiste ayaad ku tahay kuma fcnid ee iska daa inaad ka hadasho