Asc Reer falastiin waa dad😂aad u caqli badan oo aad u sabar badan oo aad u adkaysi badan Trump waxa uu rabay inuu shacabka iyo muqaawanada isku diro waase lagu fahmay wuxu rabay inay ku kacaan waxayse u sheegen inay sugaayen sheekada noocas ah Eerana waxba lagama qaadayo insha😂allah
Ilaahow madaxwaynaha maraykanka musibo wayn kuurid dag dag ah jaab tuuraam ilaahayba kuqaban jaab kuuridi insha alaaah
❤🎉ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee caalmka ❤😂🎉😢😊😅😮😢❤❤❤
Aboda ale ayAzhaqnaysa emazhakhaynayzotamtizo
Welcome
Asc 🎉🎉🎉❤❤❤
Taladoda waa meeshas tii illahna waan meesheda markey bomka ku dabulayenba oo sas logalayey san ayey damac sanayen wale idiinma meel marto XM waxa ka go’an ✌️✌️
Asc
Reer falastiin waa dad😂aad u caqli badan oo aad u sabar badan oo aad u adkaysi badan
Trump waxa uu rabay inuu shacabka iyo muqaawanada isku diro waase lagu fahmay wuxu rabay inay ku kacaan waxayse u sheegen inay sugaayen sheekada noocas ah
Eerana waxba lagama qaadayo insha😂allah
Masar waxbay ka oqtahay arin taram
Asc cabdirasaaq iyo Mohamed habeen wanaagsan
Mukararo dhulka falastin yuhuda haysata tankale qaza wacadeyay sidukarabo danta galbedna malawaydiiyay sidukarabo?
Higleer jidkiisii meeshow maray trup Wax layiraad
Allha kaqabo Trump dhulka allha lajaro oo masiibo deg deg ah allha lakulmiyo yaarbi
Maxaytahay rajada iyo mustaqbalka fiican usiinayo haduba dhulkodi iyagu aylahayen xog ugararayo oqoxoti kadhigayo maqoxotiba rajofiicana????
Waxaa ku xiga urdun masar siirya lubnaan iyo ciraaq waan arki doonaa hada halaysigu tago inta aan midmid loocunin
Waxaa loo baa bi,yey Qaza in marmarsiinyo raqiisa loola yimaada Falastiin Sidey tolow rabaan iney u barakiciyaan laba milyan oo dada
Israel dhul malahan nacalad haku dhado
Palestine dhul kuuda
Xaaramigii burburiyay iya lajooga kani dhiladuu dhashaay ee isga mu xidhoo uu yidhado maxad uu bururiisay Qaza
Afkooda uraaya hanaga leexiyaano adinkaa burburiyey yaakuu dirsaday disideeda beenta naga daa yahuuda meelgeey hadaad runsheegee
Warbaahinta somalida hadaa tihiin dowlad ayaad u aqoonsantiin miyaa gumaystaha amaba yuhuuda way aad israel ugu haysaan aqoon la.aan saxaafadeed miyay idinka tahay mise waa aqoonsantiin?
Page kan Ninkan Hurda yaa ka reeba