Routine hawl maalmeedkayga baadiyaha

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024

Комментарии • 282

  • @s.j.3322
    @s.j.3322 Год назад +10

    Quran baro iyo culumu shareeca waa taladayda fadlan wakhtigaag diinta barashadeeda uga faa’idayso ukhtii.

  • @fmg63772
    @fmg63772 Год назад +2

    Dhaqan kaaba kujecliyaa nooloow waa hooyo somaliyeed aad baan oogu faraxsanahay in aan dawado muqaladada horay u soco gabar asturan oo edeb leh soowj khayr qaba allaah ha kusiiyo aamiin

  • @hasanbarre1058
    @hasanbarre1058 Год назад +5

    Masha-Allah. Aad baan uu suga muqalkaga. Allah xafido. 🇩🇯🇸🇴🇩🇯

  • @samirahassan2023
    @samirahassan2023 4 месяца назад +1

    Dhaqan kaaba xageed aadey Huuno waanu kuu xiisnay ma nabad qabtaa Adiga iyo ciyaalka ❤❤❤❤ soo hadal walaalo

  • @safiyaabdihussein2103
    @safiyaabdihussein2103 Год назад +2

    from baadiyo wa uxiiseye🇸🇴♥️ hada yurub 🇳🇱😢 Dhaqankabo wakusalamiy abyo qali😘

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Год назад +2

    Kaabay baadiyaha halkeed kajoogta yacni meeshaad ka joogto magaceyd ❤

  • @deeqxusen1524
    @deeqxusen1524 3 месяца назад

    Maansha Allah

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 Год назад +2

    Alxamdullilaah wallahi dhaqankaaba waxad haysaa hawl qaali ah ,inta dad wax aan qiima lahayn ku mashquuleen adigu shaqo aad u fii an oo faa'iido badan siinaysa dhallinyarada aan waxba ka aqoon dhaqankooda.

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 Год назад +1

    Mashal Allah

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 3 месяца назад

    well done madam

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 Год назад +1

    Maasha allaah rabi h idin xafido,
    Iska ilaaliya qaboojiyaha dab baa ka dhalkaree cawska jiingad ka xijiya.

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Год назад +2

    Muuqaal ka halmar ma bootin routine aduunka ujeclahay ee soobadi ❤😊

  • @farxaangaboose5670
    @farxaangaboose5670 Год назад +1

    Masha Allah walashay mar qura ima dhaafaan muuqaaladaadu

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 Год назад +1

    ❤✅⭐️

  • @warsamediiriye3743
    @warsamediiriye3743 Год назад

    '''Naagta kaliya ee waxaan ahay baadiya sida ay doonto u camiratay oo waxa ay doonto geysay''. Erayo ay ka muuqato qof dadnima leh, anigaba reer Dhuusammareen baan ahay laakiin doqon aan tagin baan ahay waanse imaan, dalkii oo dhan baan ka fogahay.

  • @hamiidaabdi4472
    @hamiidaabdi4472 Год назад

    Yes yes qisada gabadha nala wadaag dhaqan kaabyv

  • @kawsarmuhumud6
    @kawsarmuhumud6 Год назад +1

    Maashaa allah tabaaraka dhaqan kaabeey wax fiican baad samaynaysaa. Ana waxaan kugu kordhinayaa maadaama ood gaadhi haysato waxaad soo iibsataa miis iyo hal kursi ah sara googa ayaan Hawsha ku qabsankartaa

  • @Oumalkermohamed-xe8pd
    @Oumalkermohamed-xe8pd 3 месяца назад

    Sxb ku awayy incha allah Cafimad baan ku rasheynayaa

  • @barqabka_germney6701
    @barqabka_germney6701 Год назад

    Dhaqan kaaba walal Qali Tv baa Kamaqan Mansha allh Germany Ban kaso Salamaya.

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Год назад +1

    Maasha allaha

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 Год назад

    Allaha kabixiyo dhibatada inta kujirta caruur badan ayaa dhibato kujiro habo caruurta walalahaa ah Allaha xafido habo meel maad kuwada nolaatan oo aad isgarab qabatan habo meel kuwada noolada habo qofka iiman leh oo Alle kabaqayo masameyneyso sidaas lkn waa kuwa Alle kabaqeyn aniga waxaan arkey

  • @AbdalaMohamedAbdikarim-zs8fc
    @AbdalaMohamedAbdikarim-zs8fc Год назад

    Masha Allah

  • @shukriabshir4445
    @shukriabshir4445 Год назад +1

    Masha alah tabarakalah

  • @ibtisanqueen3852
    @ibtisanqueen3852 Год назад +1

    Mashaallh sister keep going

  • @NasteexoNuur-b8h
    @NasteexoNuur-b8h Год назад

    Saiir

  • @blackpink2487
    @blackpink2487 Год назад

    SCE.WAAN KUSALAM WLIDADEN ILAHAY HAA UNAXSRIYSTO AANIGA HOOYADEY BAA DHIIMATEY ILAHAY HAA U NAXARIYSTO HOOYOYINKENO DHAAN ILAHAYOW UNAXARIYSO NOO WADA NAXARIYSTO DHAAMANTENO DHAAN ADUNYADA DHALADHALKEDA ILAHAYOW YEY NAHODIIN INSHA ALLAA KHAYR

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 Год назад +2

    Waxy dontaba gaysay dheh geeday wa khalad😂😂😂😂

  • @innocentgirl9984
    @innocentgirl9984 Год назад

    Good night good job

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Год назад

    Anagaa reer galgaduud kula ah inkastoo aanan. Ku soo korin lkn dadkaygaa dhagan waxkasta looga dhaqmo waan kaa aaminayaa quruxey hormar wacan waan rajaynaa inaan imaado

  • @queenrahma6373
    @queenrahma6373 Год назад +2

    Naag nool baad tahay. Waa dhiiri galintii oo qof ah. Hore usoco abaayo wa raxma oo Uk 🇬🇧 kaso salamaysa

  • @hajirowroro
    @hajirowroro Год назад +1

    Manshallah ❤

  • @rahmaahmed7427
    @rahmaahmed7427 Год назад

    Mansha Allah qali

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 Год назад

    Masha alaah caadi maahan waa meel kafiican magaalaa kasta illaahay masaska iyo bahalada kuli inta wax dhiba illaahay haidin kaqabto anaga dhan sidoo kale

  • @rodaahmed21
    @rodaahmed21 Год назад +1

    Masha allah waan dhaqaankeeni soomaaliyed

  • @maryanhassan8795
    @maryanhassan8795 Год назад +1

    Maashaa Allaah Tabaarakallaah!!! Allaha kubarakeeyo

  • @Amayaa_7
    @Amayaa_7 Год назад +3

    Haa Ubaxey nogaso shekee Qisada❤❤❤

    • @dhaqankaaba7350
      @dhaqankaaba7350  Год назад +6

      Haye xbbti waliba jiliin ahaan ayaan idinkugusooduubayaa insha allaah

  • @caaqilyare6416
    @caaqilyare6416 Год назад

    War hadaa halgeed nosoduubto waxaa nagu balana inaan 10 mar qofkiba kudawano waayo muqalada youtubka ankadawado wlh kuwadan ujeclahy waayo dhaqanka & aragtida badiyahaaba indhaheyga kuraxerstan guuleyso walaashey

  • @sahrohaashimaxamed9881
    @sahrohaashimaxamed9881 Год назад

    Maashaallaah abaayo halyeey ad ayaad tahay adiga tanbaadiye iyo tanmagaalo cidi kaama badiso

  • @abdiazizmohamud-wv5xh
    @abdiazizmohamud-wv5xh Год назад

    Waano dheer oo cilmiyeysan aan meeshaan kuugu soo diray mana arko, malaha qofku neceb baa tirtirey, nasiibkaa dhaqankaabay.

  • @NimoMohamud-ct1jb
    @NimoMohamud-ct1jb Год назад

    Mansha allah tabaraka allah illahay ha kuu barakeeyo insha allah ❤❤❤

  • @ibrahimlol7617
    @ibrahimlol7617 Год назад

    Masha Allah ❤ 💯 🎉

  • @ahmedali-ij7xd
    @ahmedali-ij7xd Год назад

    Masha,alaah

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 Год назад

    Masha Allah 👍❤️❤️❤️💕

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 Год назад

    Mashaa Allah gawar nool Allow ku saqir Insha Allah

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 Год назад

    MashaAllaah Allaha kuu barakeyo noloshada oo dhan guur wanagsan mid aad isfahantan oo Diin iyo aqlaaq leh Allaha kusahlo
    Alle hakuugu arsaqo ubad bari ah
    Intaas ayaa kamaqan Allaha kusiiyo habo waan kujecelnahay sida wanaaga ee Alle raliga kayahay ee aad wax noogu soo gudbisid Allaha ku xafido

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Год назад +1

    Abaayo qisada gabdha noo soo sheeg
    Dhaqan kaaba runtii waxaatahy qof waxbadan laga faaiido

  • @ahmeyhaji8084
    @ahmeyhaji8084 Год назад

    Masha Allah keep going sister

  • @xamdixiis8509
    @xamdixiis8509 Год назад

    Mansha allah keep going

  • @sayinabjamacYartaReersool
    @sayinabjamacYartaReersool Год назад +1

    Baadiye lama qabsan Karo lkn waa jclhy waa jawi macaan

  • @RahulKohli202
    @RahulKohli202 3 месяца назад

    Masha allaah ❤❤

  • @feynusdakane9080
    @feynusdakane9080 Год назад

    Damir dudayi

  • @deqomohammed194
    @deqomohammed194 Год назад

    asc
    maashaa allaah
    allaha kubarakeeyo xogaga iyo cafimadkaga
    farxadana allaha kusiyadiyo

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 7 месяцев назад +1

    Qisada aaway noo soo dhig maxaase ku dhacay janalka ama aqalkaan malaga guuray ani mudo markaa moogaado aa halmar daba uwada qaba jiraye xataa waxaa umaleyhaa in muuqaalo kamaqan yihiin oo laga tiray masaxaa tolow

  • @shacniahmet6854
    @shacniahmet6854 Год назад

    Masha alh tabarakallah ❤

  • @sadiiqcaydruz7874
    @sadiiqcaydruz7874 Год назад

    Nolosho saa ka dhigato😂 iyo sidi ilahay ku siiyo😂❤Alx Masha Allah

  • @haawoabuukar1640
    @haawoabuukar1640 Год назад

    Maashaa allaah abaayo batariga cimrigiisa hakuu dheeraadee wax dulsaar alwaax ama shey balaastiig ah ciida uma roona

  • @MaryamaRuun-d7i
    @MaryamaRuun-d7i Год назад

    Maashaa allaah abyo waad dadaashay nolosha Allha kuu qurxiyo

  • @Missgalmudug121
    @Missgalmudug121 Год назад

    Maasha Allaha ❤❤❤

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 3 месяца назад +1

    gabadhaan xagy aadey

  • @ahmedabdi-nf4wd
    @ahmedabdi-nf4wd Год назад

    Masha Allah 🥰🥰🥰

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 3 месяца назад

    waan yaabay baadiy talaagad taalo wow

  • @ifraaxcllaahi3086
    @ifraaxcllaahi3086 4 месяца назад

    Mashah aalah
    😂❤❤😢😂

  • @cabdilaahicabdi3268
    @cabdilaahicabdi3268 Год назад +2

    War ubaxeey barqo seexashadu ceey ayey ku ahaan jirtey hablehee ma waxbaa laga baddaley
    Shaahana waagii aan oga ceeeb aan ceebi ka dambayn ayay ahayd gabadha cabtaaa😂😂😂
    Lkn aduun dabadii iyo nin nooloow maxaa aragtibkuu laabab
    Guuleyso wll

  • @osmansalat3614
    @osmansalat3614 Год назад

    Walahi walashey Masha Allah Aya tahay Runtii gabadhi an radinayay Aya tahay lambarkada iso dir Abayo

  • @ABDHIREyare143
    @ABDHIREyare143 Год назад

    Mnsha Allah hormar wacan my sister❤

  • @zapariinaliisha
    @zapariinaliisha Год назад +2

    Asc abaayo waan kujeclahay waana kutaakeraa m.a inaan kuraaca ikahaysa wallahi allaha kuxafido

  • @nafisaahmed8560
    @nafisaahmed8560 Год назад

    Maashaa allaah baarikullaah abaayo waan jeclahay magaalada baadiyaha xiiso ayaan u qabaa waan ramayana inaan mar uun aan soo aado insha allaah bi idmilaahi kariim adigane waankusalaay

  • @Hargeisavillagevlogs
    @Hargeisavillagevlogs Год назад

    Wll Baca haas haku daadin baadiyaa kaliya gub markaad ka dhamaysataan

  • @sahrohaashimaxamed9881
    @sahrohaashimaxamed9881 Год назад

    Aniga ahaan dhaqankii hore ayaa fiican

  • @YoonisMaxamed-ud3rc
    @YoonisMaxamed-ud3rc 3 месяца назад

    Masha allaah abaayo

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 Год назад

    Masha Allah baarakallah walaashay dhaqankaaba

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 месяца назад +1

    Horta Walasheena Xagey Aadey wan wan waaye lkn markan Guriga jogo magacaga ila jogo waxan isticmala saliida Timaha soo celisa ee dhaqan kaaba

  • @najmamanshaallahabdirahman8768

    Waad mahadsanthy wllshy aad baan kuu taageeraa❤❤

  • @hamdanoor3535
    @hamdanoor3535 Год назад

    Maasha allaah illahay ha ku barakeeyo walal macaan adduun iyo akhiraba

  • @farahosman2381
    @farahosman2381 Год назад

    masha allah

  • @cabdicasiiscabduqaadir3239
    @cabdicasiiscabduqaadir3239 Год назад +1

    Waxan uxiisay geedaha baahiyaha sida geedka dhisaq iyo hohob jeerinka

  • @shaaficiosmaan4716
    @shaaficiosmaan4716 Год назад

    War Aqal Soomaali Firinjiyeer Yaalo waa Another Leval 😂😂😂😂

  • @dahaboahmed1440
    @dahaboahmed1440 Год назад

    Mashallah ❤❤❤❤❤❤

  • @Qaasimshow
    @Qaasimshow Год назад

    Hore u soco wall

  • @ahmedomar9771
    @ahmedomar9771 Год назад

    Exactly sister

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 Год назад +1

    laqndheere banaan dagay waa adi😂😂😂😂

  • @farhioibrahim6577
    @farhioibrahim6577 Год назад

    Walalo wax fiican ayad so jeedinesaa
    Balse hadalka aya ku badan wixi muhim ah ka hadal wixi kale iska daa plz

  • @caashaahmed514
    @caashaahmed514 Год назад

    mansha Allah ❤

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 Год назад

    Kjhhhhhh siduu baadiyaha iiku kalagacsanyhy kulahaa caadi matihid. Walle horey usoco madax sare

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 Год назад

    Baadiyaha aa meel ammaan ah. Waa meel waasac ah waxad ka helaysaa wax badan oo bilaash ah sida Caanaha, Hilibka ,Biyaha dhuxusha intaba waa bilaash.

  • @juweriamohamed1161
    @juweriamohamed1161 Год назад

    Mashllah❤

  • @FadumoAbdalle-x1p
    @FadumoAbdalle-x1p Год назад

    Masha Allaah

  • @BaahuteCawad-zn3jj
    @BaahuteCawad-zn3jj Год назад

    Asc wlle lambarkaaga bean ubaahanay wll mahelikaraa

  • @Fahmoxussen
    @Fahmoxussen Год назад

    M.a alh aby mcnto guleyso ❤

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Год назад

    maasha alaah oo adhigiina meeeee miyiga waxaa jooga ari?

  • @warsan123
    @warsan123 Год назад

    Mansha allah hbo waan kugu imaan meeshaas insha allah

  • @khadijajamac33
    @khadijajamac33 Год назад

    Mashalha

  • @aynanshefarah971
    @aynanshefarah971 Год назад

    Wll alle hku barakeeyo

  • @muna607
    @muna607 Год назад +2

    Maasha Allah tabaarakallah❤❤❤❤

  • @sagalmaxamuudcali4332
    @sagalmaxamuudcali4332 Год назад

    doorshaan looga yaqaan gobalkeyna abaayo

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 месяца назад

    Dhaqan kaaba halkeed ka baxday .waxaan kuu rajeynaynaa inaad nabad qabtida

  • @NasteexoNuur-b8h
    @NasteexoNuur-b8h Год назад

    Sariir

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 Год назад

    Mashallaah 💕 tabarakallaah waa wacyigalin iyo waayo tusid muhiima wll juko jiingadah samayso ❤

  • @halimosalad6076
    @halimosalad6076 Год назад

    Wallhi waa runta abaayo nolol qurux badan ayad kasamasaty mashalah

  • @fatumaomar6877
    @fatumaomar6877 Год назад +1

    maxaa diidaya habaryar inaad sariir geedaa sameysantaan iyo geedo miis ookale ah sida koofurta oo kale