Aniga qisadayda halkay kabilaabatay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024

Комментарии • 1,2 тыс.

  • @Faraxzan1234
    @Faraxzan1234 Год назад +148

    Dhamaan hooyoyinka dhintay Alle SWT ha uxariisto inta noolna Allah SWT caafimaad iyo cimri dhereer ha ugu deeqo .❤

  • @UbaxMaxamed-h9b
    @UbaxMaxamed-h9b Год назад +7

    Wallo quruxey illahay hooyo iyo ayeeyo haw naxariisto adiga iyo walaalaha illahay haydin xifdiyo wallo❤

  • @dekaaadam6103
    @dekaaadam6103 Год назад +32

    Dhamaan ha unaxariisto inta waali geeriyootay aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @IsmacilCartan
    @IsmacilCartan Год назад +12

    Allahayow waalidiintaada iyo waalidiinteena iyo dhamaan muslimiinta uwada naxariiso Aamiin

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 Год назад +40

    Hooyo allaah u naxariisto walaasheen aan u duceyno waalidka

  • @ayancali2000
    @ayancali2000 Год назад +41

    Muuqaalkn wuxuu ahaa 15 daqiiqo wlhi 15kaas oo dhan wan ilmaynayey sabbtuna waa qisada xanuunka leh ee ku duugan nolosha Ubax Abdullahi ama dhaqan kaaba😢😢😢
    Wxn sidaadoo kle kusoo koray baadiye ilaa waqti 12 sano ah bnku soo qaaty noloshyda baadiye hada 10 sano bes bn magaalo joogaa illaa iminka waxan aad u jeclahy nolosha baadiyaha
    Wxn dareemayaa macaanka iyo farxada ay leedahy nolosha carruurnimada ee baadiyaha iyo sidaan kuula dareemayo mcnkeeda iyo farxadeeda❤😢
    Abyo ubax wanku baryaa marar badanna wan jeclaa inan kaa codsado arrintan oo ah
    Waxaan doonayaa inaan saaxiib kula noqdo iyo walaal aad is barataan inaad iisoo jawaabto ood iga aqbasho wan jeclahy wlhi waqti 2sano ah bnku aqaan ilaa intaas oo dhan inaan kula saaxiibo oo is barano bn jeclahy waayo dadka dhaqanka wanagsan leh baad thy dadka social media ku jira oo dhan bnkaa jeclahy 😢

    • @husseinahmed7407
      @husseinahmed7407 Год назад +2

      Commentigaaga aad bay u qiiro badhan tahay abayo. Nolosha miyiga wa mida ugu mcn addunka runti

    • @ayancali2000
      @ayancali2000 Год назад +2

      @@husseinahmed7407 abyo wxn soo maray nolosha miyiga ee aadka u Mcn hadana mrkii aad hooyo Mcn agteeda kusoo qaadato wax walboo qurxan weeye
      Qofkii waaya hooyona wlhi waa xanuun daran😥

    • @husseinahmed7407
      @husseinahmed7407 Год назад +3

      @@ayancali2000 Haaa wlhi Hooyo wa laf dabarka ilmaha,

    • @mohyedinfarahhosh2346
      @mohyedinfarahhosh2346 Год назад +1

      ​@@ayancali2000❤❤

  • @UbaxDheeman-pw3td
    @UbaxDheeman-pw3td Год назад +119

    Wlhi xanuun weeye hooyo la,aanta qof soo maray ayaa dareemi karo 😢anba saas ayaan ku soo koray hooyo la,aan iyi aabe la,aan walaalahay qaar baadiyo ayey daganyihiin qaarna magalada ayy ka shaqaystaa alx hada hooyo ayaan ahay 4caruur ah ayaan haystaa ilhy ha u naxariisto hooyoyinkeen😢🤲

    • @salma3ahmed890
      @salma3ahmed890 Год назад +1

      Aamiin yarabi

    • @AyanMuhumed-rl3gh
      @AyanMuhumed-rl3gh Год назад +4

      Amin wlo adina ale auladada Kama horaysiyo 😢

    • @munizaali248
      @munizaali248 Год назад

      Aamiin

    • @UbaxDheeman-pw3td
      @UbaxDheeman-pw3td Год назад +2

      ​@@AyanMuhumed-rl3gh aamin xappti anaa soo arkaye ilhow ayagana ha tusin hooyo la,aan

    • @daarulkheeyr2798
      @daarulkheeyr2798 Год назад +4

      Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨

  • @M-family8
    @M-family8 Год назад +7

    Allaha unaxaristo hooyada iyo hooyadeey iyo dhamaan hooyoyinkeena dhamaan

  • @shukridakane554
    @shukridakane554 Год назад +28

    Wllhi waa iga ilmesise abayo hoyo MCN illahey haku Naxaristo abayo runti waxad eheden family qurux bdn lkn waqtiga ayaa isbadala 😢

  • @AbdirahmanAbdirizack-y2k
    @AbdirahmanAbdirizack-y2k Год назад +10

    Kusali rasulka salalahu caleyhi wasalam ❤

  • @maandeeqali9083
    @maandeeqali9083 Год назад +29

    Ilaahay hooyo iyo dhaman waalidiita muslinkaba haw naxariisto🤲🤲🤲🤲

  • @mohamedhussein68
    @mohamedhussein68 Год назад +19

    أللهم اغفر لها وارحمها وعافها واعف عنها وأكرم نزلها ووسع مدخلها واغسلها بالماء والثلج والبرد ونقها من الذنوب والخطايا كما ينقها الثوب الأبيض من الدنس

  • @zainabmohamed4922
    @zainabmohamed4922 Год назад +15

    Allah ha u naxariisto aabahay iyo dhamaan intii islaam ah ee geeriyoty wll wllhi si uun baan isu hayn la ahay😭😭😭😭😭😭

  • @abdiyare5098
    @abdiyare5098 Год назад +73

    اللهم ارحم امك رحمة واسعة واسكنها الفردوس الاعلى 😢 قولو ءامين

    • @Naisa641
      @Naisa641 Год назад +1

      Aamiin

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 Год назад

      Aamiin yaa rabi

    • @shukrixasan1388
      @shukrixasan1388 Год назад

      Dhis.walaal.guriga.hooyo.waqaf.ugadhig

    • @daarulkheeyr2798
      @daarulkheeyr2798 Год назад +1

      Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨✨

    • @umzakariya3553
      @umzakariya3553 Год назад

      آ مين يارب

  • @xamdamahdi814
    @xamdamahdi814 Год назад +34

    Alle haku dhowro ❤
    hooyana alle ha u naxariisto😢
    waa lagala horeeyaaye
    hno hormar wacan kuu rajaynayaa ❤ wllhi dar ilahay kuu jeclahay anigoona ku aqoon ❤
    Waxaad u kasbaday dad badan waaa dedaal iyo karti ❤ dhaqan kaaba ❤

    • @ilsanasde7918
      @ilsanasde7918 Год назад +2

      Xasuusta caruurnimada markaad la noshahay walidka siba hoyo macan amaa ha adgato amaa macanato mid la ilobi karo maha walhi
      Aniga marwalba waan xasuusta markaan yara walalahahy iyo walidkey siba hoyaday inkasto maanta waqtiku nakala keeyey

    • @sacdiyoali2665
      @sacdiyoali2665 Год назад

      Amin yarabi

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Год назад +3

    Ilmo ayaa indhahayga ka timid waa Sheeko xiise leh waa dhul qurux badan Illaahay Hooyo iyo Hooyooyinkii dhintay oo dhan Ha u naxariisto oo Somaali nabad Ha ka dhigo Aamiin Aamiin

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 Год назад +11

    Ubaxeey qalbiga allaah kuu qaboojiyo hooyo iyo ayeeyona jannatul firdaws ha idinku kulmiya aad baan u dareeyama xanaanka hooyo la waayey waalideentoon oo dha rabi ha u naxariisto,

  • @deeqahussein1261
    @deeqahussein1261 Год назад +2

    Alxamdu lillaah dheh adaba hoyada arkay, ani hoyaday anoow labasano jirah ayaa allahii laha iga qatay. Allaah ha u naxariisto hoyaday iyo hoyoyinka kalaba.

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 Год назад +26

    Dhaqankaaba inbadan waad naga farxisay lkn kiliibkan waad naga oohisay ilaahay hawnaxariisto hooyo iyo ayeeyo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @sumayoahmed7675
      @sumayoahmed7675 Год назад +2

      😢😢haa wlhi ani xitaa

    • @nimomuhumed9917
      @nimomuhumed9917 Год назад +3

      Haa xataa waan ooyaay manta dhaan waan uu duucaynayaa dhaqan kaab hooyadeed ilhay Jannada Ku tuuso waxan ka baaqday baa inuu dhiiguu iguu kaaro

    • @caasha93
      @caasha93 Год назад +2

      Wlhi kula mid illahow unaxariso hoyo iyo dhamaan intii dhimatay 😢

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 Год назад

      @@sumayoahmed7675 🥰🥰😇

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 Год назад

      @@nimomuhumed9917 🥰😇😇

  • @fadumaahmed1264
    @fadumaahmed1264 Год назад +7

    Walaal sharafey hooyo iyo ayeeyo Macan iyo dhamaan hooyoyinken inta dhimatey allaha U naxariisto waan dareemi Kara xanuunka hooyo la'aanta😢 adigana qalbiga allaha ku qabojoyo

  • @ekraanofficial
    @ekraanofficial Год назад +11

    Runtii nolol qurux badn beey ahayd lakin wuxu waa aduunyoo ninba waayo soojoog allah ha unaxariisto hoyadaa iyo ayeeydaba abayo wllahaana ogoow xaladooda abayo

  • @aadanmuuse4938
    @aadanmuuse4938 Год назад +3

    illhy wax ka khayr badan oo kawanaagsan hakuugu dabalo wllshy
    illhyna janatul firdawsil Acla ha inku kulmiyo dhamaanteeba🤲🤲

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw Год назад +3

    Abaayo hooyo macaan alaha u naxariisto qalbigana alaha kuu qaboojiyo adinkana alaha adin xafido . Ala waa meel aad u Qurux badan mashaalaah ❤

  • @Siilaanyo2011
    @Siilaanyo2011 Год назад +2

    Masha Allah, kaga mahadcelinayaa muqalka dareenka iyo xasuustale nala wadaagtay, nolol qurux badan ayad soo martay, walalo degaanku waa xagee ku yaalaa,

  • @abdiyussuf1144
    @abdiyussuf1144 Год назад +6

    Illin ayaa iguso istaagtay wlhi waa qiso murugo iyo xasuus cambaarsan!😢😢 Ilahay hooyo ha u naxariisto huno macan aadbad u mahad santahay waanku kujecelahay 🌷.

  • @nimcoahmedmohamed9511
    @nimcoahmedmohamed9511 Год назад +7

    Walaahi qalbigaa ixanuunay aamiin illaahoow hooyooyinka dhintay unaxariiso hooyooyinka noolna cimri dheer oo caafimaadle sii allaahuma aamiin yaa allaah 🤲🤲🤲

  • @hawohussein2919
    @hawohussein2919 Год назад +14

    oh, don’t worry waa aduunyo waan dareemaya Hooyo macan hooyaday waay dhimatay waan ku dareemaya. meel baa ilaahada imaqan 😢😢😢😢😢😢ilahay ha unaxareex hooyooyin oodhan .waxan xasuustac 2018 inuu iigu dhamad madoow

  • @wacyigalintaBulshada
    @wacyigalintaBulshada Год назад +33

    لقد شعرت حزناً بعد مشاهدت هذا الفيديوا
    اللهم احفظ أمي ورحم كل من ماتت أمه

  • @husseinduale50
    @husseinduale50 Год назад +3

    Aah walaalo hooyo iyoba Allaha u naxariisto Soomaalina Allaha ka saaro xaalada ay ku jirto!

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 Год назад +1

    Hooyo iyeeye illhy ha naxaristo . Waaridkeen oo dhan illhow u naxaristo qabrigana u nuuri naxaritii janadii fardawsa aclaaa Illhow ku irasaaq

  • @maryamahmed3136
    @maryamahmed3136 Год назад +5

    I am so sorry habibti May Allah grant our mothers the highest levesl of Jannatul Fordowsa Ameen. I lost my mom few years ago it's not easy SubhanaAllah

  • @mynameisdhaqaneahmedxagar8374
    @mynameisdhaqaneahmedxagar8374 Год назад +3

    Hooyada waamida aruur teeyda isku haaysa
    hadeey dunida ka takto weey kala tagaan
    Allow hooyooyinka janatil firdoowsa geey 💕💕💓💓💓

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Год назад +17

    Sorry Huuno Allah ha unaxariisto hooyo😢idinkana is xiriiriya oo Hooyo Sadaqo u bixiya inshaa Allah..

  • @princexilkas1826
    @princexilkas1826 Год назад +2

    Allah unaxariisto hooyoda iyo ayeyo aamiin inta ay unoshahay on aniga kamid alah no daayo aamiin

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 Год назад +3

    Ubaxeey Walaal waa video dareen gaar ah leh ilaahay hooyo iyo ayeeyo ha u naxariisto nolol qurux badan baad haysateen beer, guri, xoolo iyo ceel Masha allaah

  • @ayanisse8457
    @ayanisse8457 Год назад +2

    Walaal hooyo Ilaahay ha unaxariisto
    Abaayo waxan kugula talinayas in aad alaabta hooyo meelku kaydsato si aysan u Bibi in Alaabta
    Waxaa ku soo kortay nolool tan ugu quruxdn ❤❤❤❤❤ aad ayaan kuujecelnahay walashay Keep going

  • @mohamedalibishar2326
    @mohamedalibishar2326 Год назад +9

    Ubax hooyoyinken alle ha u wada naxariisto hooyo qofkey ka maqantahaa dareemi karo wallhi wan qiirooday alle waxaan ka baryaa inuu u naxariisto dhamaan hooyoyinken inta dhimatay iyo inta nool. 😭😭😭😭😭

    • @munamohamedali7899
      @munamohamedali7899 Год назад

      Ilaah ha u naxariisto hooyo. Aniga anoo hooyo leh ayaa hadane nolosheeydo ku so koray hooyo laan iyo aabo laan oo walibo naxariis laan ah mar walibo waan ilimeyaa waxa walibo alx

    • @hana8824
      @hana8824 Год назад

      Amiin😢

  • @abdirisakmohamed2668
    @abdirisakmohamed2668 Год назад +2

    Allaha ha u naxaristo hooyo iyo ayeyo walalo samir insha allah

  • @luulaxmed6713
    @luulaxmed6713 Год назад +7

    😢😢Alle ha u naxariisto hooyooyinkeen oo dhan

  • @IbrahimHassan-zk1ey
    @IbrahimHassan-zk1ey Год назад +1

    Illahay SWT ha u Naxariisto hooyo Illaahay qabriga ha u waasiciyo janatul firdowsana illhay Daaqad ha uga furo beeraha Jannada Aamiin

  • @fatumaali1789
    @fatumaali1789 Год назад +2

    Allah xaunaxaristo hoyo, walal Allah hakuxifdiyo aad iyo aad baan emotional iyo oociin aan uu ocooyee xaasuusbaadaan baad iixasusiisey as well .

  • @xasanadan573
    @xasanadan573 Год назад +1

    Hooyada alaah janoyinkisa mida u fiican alaah ha geliyo,se waba ku jirta,markaad sidan u xasusatay,ducada umada ale jana lagu galaa,adigana adun iyo danbeba belo alaah ha ka hayo,Amiin

  • @istoqueenahmed3676
    @istoqueenahmed3676 Год назад +3

    😢😢Alle ha unaxariisto hooyadaa iyo hooyooyinka soomaaliyeed ee geeriyoodayba wllo🤲

  • @lababaar2022
    @lababaar2022 Год назад +4

    😭😭😭😭😭😭😭hoyo la aanta qofkasta ma daremi karo alla ha u naxaristo hoyoyinkeen😭😭😭

  • @siti2shekh602
    @siti2shekh602 Год назад +5

    Ilahey haunaharisto walidiinteena dhamaaan janatul ferdowsa allaha geeyo ameeeen 😭😭😭🤲🤲🤲

  • @faridfarid6561
    @faridfarid6561 Год назад +1

    Waa siddaas Adduunyo maalin nolol maalina geeri. Allaha unaxariisto aamiin

  • @sucadoahmed3387
    @sucadoahmed3387 Год назад +3

    Qalbiga alaha kuqabojiyo mcn to walahi hooyo laan wa xanuun qabrigeda ilaahay ha uwasiciyo😢🤲

  • @sawdaamirofficial1884
    @sawdaamirofficial1884 Год назад +2

    Allah hooyo iyo dhaman inta muslim dhimatayba

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 Год назад +3

    رحم الله امي وامك وجميع موتى المسلمين
    Waad qiirootay tassna qof waalidkii dhintay wuu kula dareemayaa.
    فاصبر والصبر عقبه جميل

  • @nihaal1234
    @nihaal1234 Год назад +1

    Ilahayow unaxariisto hooyo kaste oo muslimad inten ay unooshaheyna cimrigooda noobarakee yaa RABI 🤲

  • @FADSO
    @FADSO Год назад +3

    Allah u naxriisto dhamaan waalidkeena oo dhan🤲

  • @MirreZiad-ks1ow
    @MirreZiad-ks1ow Год назад +1

    Masha Allah Wll Allah haku dhawro oo haku barakeeyo
    Aad bay iitaabatay Waayo waxaan wadaagnaa Taariikh Nololeed Aad isugu Dhaw!!!
    Oo isu saaweeya!!!
    Waxaan kaasoosalaamayaa Jigjiga

  • @mohamoudismail3369
    @mohamoudismail3369 Год назад +17

    ربنا يرحم الوالدة والجدة ويغفر لهما ويدخلها فسيح جناته
    ذكريات حلوة والله .
    Allah ha ku xifdiyo wllo waa Xasuuso Qurxoon Runtii

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 Год назад +2

    Allah ha u naxariisto hooyo mcnto
    😢😢😢
    Teeda kale meelaha hore oo qadiimiga ah markaa galeysid iska ilaali marka iyo bahlaha galo yay ku dhibaateyne😢

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 Год назад +11

    Meel aad u qurux badan Masha.Allaah

  • @kawsarapdi
    @kawsarapdi Год назад +2

    ilhy hawnaxriisto hooyan qofka soo maray baa daremikara anigoo kamaqan baa deremikara markaay hooyday oo iga foogbaan kamurogooda maqnateeda😢😢😢😢

  • @kadijomaallin2433
    @kadijomaallin2433 Год назад +3

    abaayo rabi ha u naxariisto hooyadaa iyo waalid keey iyo inti muslim ah oo dhan ma aanan arak hooyadeey e waxaan soo xasuustay aabeheey o aan dib debbe u arkeyn allow u naxariiso waaridkeen aamiin yaa allah 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @hello-wf1mx
    @hello-wf1mx Год назад +1

    waa sidaa aduunka qisadiisa waxwalbaa wey ka suulayaan dushiisa oo micno noo laha qofkastow waqtigaaga ka faa ideyso oo aakhiradaada u shaqeyso halkaa baa loo geedi yahe (abayo hooyada ilaahey ha u naxariisto)

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 Год назад +13

    Sorry darling child hood memory never fades

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd Год назад +1

    Ilaahey ha u naxariisto waridiinteen walahi Kal iyo laab baan u ooyay

  • @fujetravel5967
    @fujetravel5967 Год назад +5

    Allaha unaxariisto hooyo iyo intii waaridkeen iidhimatay inshallah 🙏🙏🙏

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 Год назад +1

    Allaha unaxriito hooyo iyo Ayeeyo dhamaan janadi Fardosa Allah geeyo mAsha Allah Allah AkBAr

  • @umucaashamaxamad9536
    @umucaashamaxamad9536 Год назад +10

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم ارحمها واغفر لها واسكنها فسيح جناتك اللهم امين
    ..

  • @HaldhaaChannel
    @HaldhaaChannel Год назад +1

    wallahi iomadaydu dhulkay u daadatay.
    Walaal Alle hooyo janada haku casuumo

  • @abdirizaqarare7822
    @abdirizaqarare7822 Год назад +8

    الأهم أغفر للمسلمين و المسلمات و المؤمنين و المؤمنات الاحياء منهم و الأموات برحمتك يا أرحم الراحمين

  • @khalifjama3925
    @khalifjama3925 Год назад +1

    Ilaahay hooyo ha unaxaristo Jano fardowso hageeyo amiin amiin amiin

  • @qadandhagjar4650
    @qadandhagjar4650 Год назад +5

    Walaalo waan kula dareemaya xanuunkA ilaahay haw naxariisto😢❤

  • @shaymacali7436
    @shaymacali7436 Год назад +1

    😥Wlhi wan kula qirodey wlshay qli ilhy samir io iman ha ka siyo rapi hooyò mcn rabi haw narxisto amin amin 🤲

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 Год назад +5

    ماشاء الله تبارك الرحمن ❤ماشاء الله تبارك الرحمن اختي الغالية 🌹❣️💕

  • @NimoMohamud-ct1jb
    @NimoMohamud-ct1jb Год назад +1

    Mansha allah wllo dhaqan kabay waa xasuus hore illhay hooyo ha u naxariisto aamiiiin

  • @mohamedliban59
    @mohamedliban59 Год назад +3

    Walaashay wlh waan qiirooday wlh hooyo macaan alaha u naxarristo wlh aad baan u ooyay hooyo waa nuurkA nolosha ❤❤❤❤❤❤

  • @husseinduale50
    @husseinduale50 Год назад +2

    Aad iyo aad ayaan u ilmeeyay runtii noloshaydii yaraanta ayaan xasuustay iyo dad badan oo dhintay Aabo ayeeyo Adeerayaal Abtiyaal iyo dad aad u fara badan oo tagay!

  • @saamicade7382
    @saamicade7382 Год назад +5

    Hooyo Fiiri Waxbadan Baan Halkaas Ka fiirijirnay Hooyo Macaan 6:50 Damqasho😭😭😭
    Abti Hooyo Allaah ha Unaxariisto🤲

    • @UbaxMaxamed-h9b
      @UbaxMaxamed-h9b Год назад

      Ha walahi qalbiga i xanuunay illahay haw naxariisto
      Qurbaha aniga oo jooga ayaa aabahy oo aan aad u jecla dhintay isna aad i jecla curad u ahay hada afrika u socda lakiin farxad maba dareemayo waayo aabo ma joogo illahay haw naxariisto waalidka marka u ka hor dhinto wa xanuun saaiid ah

  • @bushramedia5029
    @bushramedia5029 Год назад +1

    muqalka ilama iga daadatay wlhy wll ubaxey alle ha unaxariisto hooyo inta hooyoyin noolna ilahw farxad iyo wanag ku noole intay noolyihin cid kasto wax dhashayna oo dhimatay allow unaxriiso ha cadaabin

  • @HassanAhmed-ty6xw
    @HassanAhmed-ty6xw Год назад +7

    Alle hooyo iyo dhamaamn waalidiinteenna dhimatay ha u naxariisto inta noolna ha inoo dhowro adduun iyo aakhiraba amiin

  • @HassanAfrah-wt7hj
    @HassanAfrah-wt7hj Год назад

    Hooyadaa allaha naxariisto
    Adigana allaha kuu naxariisto
    Umadda islaamkoodhana alle ha u naxariisto
    Aaaaamiiiiiiiiin

  • @sucaadmohamed6146
    @sucaadmohamed6146 Год назад +11

    اللهم اغفر لهما وارحمها واسكنهما فسيح جناتك 🤲

  • @salman_sergio
    @salman_sergio Год назад +2

    Ilaahay haw naxariisto hooyo iyo ayeeyo iyo intii islaam ah dhamaantood amiin yarabi

  • @malakinaboqor4143
    @malakinaboqor4143 Год назад +8

    Ubaxey ha inaga murugoon abaayo nolosha ayaaba sidaa iska ah qof walba wuu tagaya aduunkaan marti kunahay sabir abaayo allaha janada idinku kulmiyo anaga dhan waa tageeyna allaha naka yeelo kuwii sabre aaqiro u shaqeysta kuna kulma
    Aniga ramadaanta kii iiku murugta badna ayuu ahaa ayeeydey mcn ika dhimatay ilahey janada hageeyo dhaman inti muslim e dhimatay 😭🤲🏻

  • @wacaneeshcalaaeeshcalaa5248
    @wacaneeshcalaaeeshcalaa5248 Год назад +1

    Rabi ha uu naxriisto jantuul fardoos rabi ha geeyo hooyo

  • @najaxdaahir9428
    @najaxdaahir9428 Год назад +3

    Waaan dareemayaaa hooyo la.aanta iyo guri dumey siduu xaalku yahay rabow hooyo kuu naxariiso😢😢

  • @hilowsheikh9133
    @hilowsheikh9133 Год назад +2

    Mansha aalaah wankusalamay walal sabar in Sha aalah

  • @hodandiiriye-bk4cf
    @hodandiiriye-bk4cf Год назад +6

    Asalaamu Alaykuma Eid Mubarak Alle haw naxariisto Hooyo Allaahuma Aamiin waa qiso xanuun badan lakiin waad dadaashay 😪

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 Год назад +2

    Illaahay ha u naxariisto janadiisana ha ugu deeqo waalidiinteen oo dhan. Aamiin Aamiin yaa RABBI

  • @hoodocabdi9239
    @hoodocabdi9239 Год назад +6

    Allaah ha u naxariisto hooyo iyo dhamaan intii Muslime dhimatayba

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 3 месяца назад

    Masha Allah dhulka soomaliyeed ee aad ka uqurux badan inaad nalawadaagto waa Farxaya umada soomaliyeed lana tuso in umad aan ilaahey dhulsiiyey

  • @محسنمصطفى-غ9ع
    @محسنمصطفى-غ9ع Год назад +8

    الله يرحمه ويسكنه فسيح جناته ويلهم أهله الصبر

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 3 месяца назад

    Gidhees iyo gadonlabe cadaado iyo ceelbuur matabaan garoore iyo guriceeljano ❤ dhusamareeb xarardheere hobyo iyo gaalkacyo ragi dhulka xoreestey masha allah waa dhul barwaaqeysan ee baaxadweyn

  • @fatimasaeed694
    @fatimasaeed694 Год назад +3

    اللهم ارحمها واغفر لها واسكنها الفردوس الاعلى

  • @abdullahukhalif9801
    @abdullahukhalif9801 Год назад +1

    Home sweet Home dholkaga hoyo Mell udhiganta majito waalidenten oo dhana ALLAH haunaxaristee

  • @fartuuncabdi8758
    @fartuuncabdi8758 Год назад +3

    Ax ax abayo samir allaha haka siiyo hoyo mcn iyo ayeyo janada allaha kawrabsho dhamantot😢😢😢

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 Год назад

    Sheekadu an waan la ilmeeyay waayo anba Hooyo aan isdhihi jiray haday dhimato amay harataag igu dhacaa hadana way dhimatay waana kasamray illaahow kuli hooyooyinkeen iyo kuligeen noo naxariiso aamiin

  • @Gory-ali
    @Gory-ali Год назад +12

    اللهم ارحمها واغفر لها واجعل قبرها روضه من رياض الجنه ويرحمهم ووالدينا جميعا

  • @omarofficial24
    @omarofficial24 Год назад +1

    Dhaman hooyooyinka dhinty allha unaxariisto hooyo mcn anoo heysta ayan oyay nolosheyda yaranta intaan tago wan soo duuba lahaa lln karimo lagama ogala gobolkgeyga😭

  • @abdikadirshidow2756
    @abdikadirshidow2756 Год назад +4

    رب إغفر لنا ولوالدينا وأرحمهم كما ربونا صغارا

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h Год назад

    Nolol Wacan bay ahayd ....Biyo Jid iyo Guri, Xoolo waa inta ugu Muhiimsan .....Nolosha Somalida ......

  • @TechnologyAfSomali
    @TechnologyAfSomali Год назад +3

    Masha Allah, Galgaduud. Dhul iyo dad wanaagsan. Waalidiinta Allah ha u naxariisto, kuwa nool iyo kuwa dhintayba.

    • @omarabdi1042
      @omarabdi1042 Год назад

      Galgaduud waa ka dhankee walaal ma cadaadaa

  • @sacdiaabdirizak756
    @sacdiaabdirizak756 Год назад +2

    Hooyo alaha u naxariisto .... Walaahi waa kula ilmeynay walal ....😢😢😢😢😢

  • @soomaneidow8060
    @soomaneidow8060 Год назад +3

    اللهم اغفرلها وارحمها واسكنها فسيح الجنان أم أبح عبد الله

  • @IbrahimHassan-zk1ey
    @IbrahimHassan-zk1ey Год назад +1

    Oo Walalo Maxaa alaabta loo tuuray sida wadaanta digsiyada Iyo week kaas Badan ee guriga dhexyaala
    Runtii walaalo quluubtayda baad xusuusdheer oo hooyaday oo muddo aad u Badan mootan Ilahay ha u naxariistee baad i xusuusisay
    Illahay ha ku barakeeyo Hana ku Xifdiyo