Garowe - Nolosha Cabdi nuur Faandhe | Baxsadkii 1978 | Qaybtii 2-aad |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024

Комментарии • 32

  • @abdilleahmed-sn8ei
    @abdilleahmed-sn8ei 5 месяцев назад +2

    Hhhhhh nin kiristaaaan nooduceeeee hahahah ilyaaas noooduceeeeee waleeeee MG diintooda waaa waa sac like ilhaaan cumar

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Год назад +2

    SSDF waxee ahaayeen dad daciif ah laakiin Faan ee umadda ku wareeriyeen waana fulayaal

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 2 года назад

    Shaabuugaas waad istaahishay! Waadna heshay welina nolol xumo ayaa kaa muuqata!!

  • @abdilleahmed-sn8ei
    @abdilleahmed-sn8ei 5 месяцев назад

    Faandhoow meesha biyaha kuluul iyo qaboowga leh oo boqorka lahaa oo evergreen ah asagaa dhistay ooo wadani ah wadankaadiine waad burburisay maanta itoobiya ilaaagada waa evergreen ah

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 3 месяца назад

      hadi cadefad loo hadleen nenka domeyay dalkiisi waa nenka af gambe entoo sameeyay hdhona neman falkiisi oo kale sameeyay eyaga eyo dadkoodi xasooqy oo xetaa cirdigooda xalaashady nemankaana neman dalkoda wax badan tary wy ka booxeen lkn bartelmaameed la bartelmaamsanayo awo geed ka dhiidhiyay

  • @abdirazakwarsame8035
    @abdirazakwarsame8035 2 года назад

    Xafidulah mujaahid faandhe

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Год назад +2

    War qabiil
    Wad ma taree salaadda dukta

  • @xalanefarah5901
    @xalanefarah5901 2 года назад

    Wareeysiyada aadka ufiican ayuu kamid yahay oo kusaleeysan tariikhda saxda sideey wax udhaceen waana tariikhda wax laga baran karo

  • @hanadabdi6147
    @hanadabdi6147 Месяц назад

    Fanki mj

  • @ducaleeguree2424
    @ducaleeguree2424 5 месяцев назад

    Faandhow adeer Qarandumis ayaa ahaydeen,ummadda Somaliyedna waxaad u horseedeen dhibaatadan aan dhamaadka lahayn ee ilaa maanta haysata

  • @abdilleahmed-sn8ei
    @abdilleahmed-sn8ei 5 месяцев назад

    Fandhoow qabiil Maxaaa kahaysaaaa maaanta???

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 4 месяца назад

    This reminds me of the killer of Tubac Shakur going around singing how he had murdered Tubac. This hitman is explaining better what is wrong with Somalia. Best research materials here folks.
    Also i found two other channels called Xusuus Reeb and Goobjoog. The criminals who went to the air on these two channels are even singing better incriminating themselves confessing how and when they devoured Somalia

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 3 месяца назад

    Saraakiil badan oo dhulbahante ahaa baa ssdf ku jiray oo dawladii ka fakaday waxay dib uga soo noqdeen markii cabdiraxmaan caydiid uu dilay abdilaahi yusuf

  • @abdilleahmed-sn8ei
    @abdilleahmed-sn8ei 5 месяцев назад

    SNM ayaa mujaahidiin iyo aaabayaashii wax kuwaayeyeee majeerteen soodaftii ayey halgamaaa uyaqanaaan

  • @aloshanoor51
    @aloshanoor51 16 дней назад

    Soomaliya majeerten bey kadagi weyse..

  • @darwiish1096
    @darwiish1096 2 года назад +1

    Xasan furuurey oo labo jeedal la'liqsiiyey fanya hara haraka kkkkk adoomey baa ka adeegatay ragii guri ba'ay

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 2 года назад

      Adigu ku daaqadaha taagnaa miyaa AHEYD EE soo qabqabanayey MAJEERTENIA kacaan diid ah . ILMA adeeradaa bad bariis iyo qaad siisatay markaa hadleysaa DEE

  • @joker83764
    @joker83764 2 года назад +1

    Hada maad runta u sheered dadka in tihiin somali jabkeed dadkii horseday

  • @abdihakinismail7684
    @abdihakinismail7684 5 месяцев назад

    Ilyaas oo christian ah sidee idiinku duceeyey?

  • @akrammaanaf185
    @akrammaanaf185 Год назад

    Waaa dadkii dalka burburiyay oo itobiya soo hubersay baa noola hadlaayo 🤞😡😡😡

  • @joker83764
    @joker83764 2 года назад

    Maxaad hada haysaan oo faido ah markaad waxaa dhib ah somali u geeseen

    • @mohamedomar9004
      @mohamedomar9004 5 месяцев назад

      Gobnimo iyo dulkooda ka caraare mogadishu disayeen , manta libin iyo gobnimo ku nool yahay iyo dulkooda disteen dowlad puntland ka faaiideen

  • @ibrahimmohamed3073
    @ibrahimmohamed3073 2 года назад

    Kuwa burburka somaaliya ka dambeyey

  • @wadaniga
    @wadaniga 2 года назад

    Odagu ciddiya dhaadheeraa mawuusan tukan.

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 Год назад

    Waa hoog iyo ba'a iyo burburkiin.Soomaliweyn Daaqa geedka Abuurteen.. very bad history weeye.

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 2 года назад

    ssdf waligeedba tuulo ma qabsan.
    iska faan waligaba.

  • @fadumoAli-s4p
    @fadumoAli-s4p 4 месяца назад

    Qabiil ma ahayn ee fitna ayey ahayd ilaa hadana way socotaa. Soomaali cadaw gudaha ayaga isku ah. Aduunka cadaw ayuu ku yahay

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 2 года назад +1

    KACAANKII XAARAANTA AHAA DALKA IYO DADKA SOMALIYEED DHIBKA MAANTA HAYSTA DEE IKACAANKAA MEESHAA DHIGAY

    • @abdilleahmed-sn8ei
      @abdilleahmed-sn8ei 5 месяцев назад

      Sxb kacaanka wuxuuu ahaadaba wuutagayeee waxuu qabankaratne wuu qabtayee Maxaaa hada lahayaaa.bro no one is perfect.waad aragtaaa waxa soomaliya hada kasocdo,hadiii aad wax famayso