Noloshii Qaxa Qoyska Prof Maxamed Xasan Aw-cismaan.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 24

  • @abdullahiobeyd662
    @abdullahiobeyd662 Месяц назад +2

    Maashaa Allaah uncle Nooloow ❤

  • @manaalabdi5345
    @manaalabdi5345 Год назад +2

    M.a adeero qof muxsin qaalis ah iiman leh allaha xafido adun io aakhiro 🤲📿

  • @abdullahiali778
    @abdullahiali778 2 года назад +1

    Adeerky prof maxamed xasan aw osman... Adeer allaha ku xifdiyo aduun iyo aakhiraba 🤲

  • @fartuunisse1045
    @fartuunisse1045 2 года назад +4

    Safarka aad kismaayo lashka ka raacday baan kamidahaa oo adigu bililiqadii baad kabadbaaday ee naga waanalabililiqaystay oo xataa caruuta dacaskii cagahooday kalabaxee kudhaa maalinkii aanjoognay ee xeebta laynatuumiyay ,alxadulilah taasna waa ka noolnahay.

  • @dhool9781
    @dhool9781 2 года назад +2

    Ceejijow masha allah

  • @maxamedcabdo3565
    @maxamedcabdo3565 2 года назад

    maansha alaah waxa helay wlaal wanaagsan

  • @hayiryare8136
    @hayiryare8136 2 года назад

    M. a alle ha barakeeeyo pr waaayo iiimanka ka buxa aaan la yaabay iyo sida uu ale u majdinayo qofki u soo xasustaba ugu ducaynayo

  • @deeqiinhassan7672
    @deeqiinhassan7672 3 года назад +1

    Waaw

  • @adanibrahim8330
    @adanibrahim8330 Год назад +1

    inta an juxa dhagesanye odaygaan cid kama sheeko xumeeyn 😊

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 Год назад

      Adanibrahm
      Maxaad ku Qoonsatay oo dhibsatay

  • @dhool9781
    @dhool9781 2 года назад +1

    Aax xanuun badanaa

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 2 года назад

    Qaran Jabey ayaa inagu dhacay.
    Allow dib noo kab

  • @abdirashiidmohamed5730
    @abdirashiidmohamed5730 2 года назад

    Waa tariikh murugo badan sidoo kale ku cibro qaadasho mudan iyo in aad ad adeeg muujisaa xiliga adag, ninka ragaa waa kii reerkiisa si'uun u furdaamiyaa.

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 2 года назад +1

    SAAXIIBKEY XAGEE KU DAMBEEYAY MA GAROWE. MISE MEEL KALE NOOLOOW. .....

  • @TheIdamaale
    @TheIdamaale Год назад +1

    Prof Taariikh adag ayuu soo Maray Ceejiye halala raadsho….

  • @deeqiinhassan7672
    @deeqiinhassan7672 3 года назад +1

    Aaaa

  • @jama187
    @jama187 Год назад +1

    Ceejoyow mala waayay cid taqaana ? Waxaa ka marag ahay in uu nin rag ah ahaa marka ls eego xaaladii la taagnaa