Ninkeeda aya xabad ku dhuftay maseer dartiis maxkamada dahir calasow

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 ноя 2024

Комментарии • 16

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi Месяц назад

    Kkk sheekoy ku nacay wa midgan

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 Месяц назад +1

    Hablaha ha naga guursanina hadaad dilaysaan 😢 mooryaantan Subxanallah

    • @KuromiStarz-kx8rz
      @KuromiStarz-kx8rz Месяц назад

      Belo ree xaaji salaymaan dumarka ma ixtiraamaan.

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 Месяц назад

      Bisinka nin hawiya oo naag uu qabay oo uur leh beerka ka tumay iyan so xasuustay iyado uur leh sidu uu dilay wan yara sas iyan ka qaaday walahi ila hada wan so xasuusta cidina kama qaban afka iyaay dhiig ka keentay xiya qofka dumarki inay hawiye ahayd iyan filaya ma ogi inay nooshay😢😢

    • @aminahajir2789
      @aminahajir2789 Месяц назад

      P​@@KuromiStarz-kx8rz

  • @Osob_5
    @Osob_5 Месяц назад

    Oo Calool xumo weynaa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 Месяц назад

    Dhalin yarada intey is guursan
    Maxkamada waain ay ka soo qaatan shahadada guurka iyo
    Xaquuqda qofba qofka kale ku
    Leeyahay iyo xaquuqda ilmaha ay leeyihiin

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 Месяц назад

    Gabadhan waagii ay Xamar ka ooyaysay ee dhaawaca ahayd waxaan ka daawaday RUclips 😢😢😢

  • @Daqare666
    @Daqare666 Месяц назад

    Nin kastoo Habargidir ah sidii Gaaladii marka dambi lagu soo cadeeyo waxay ku soo gabogaboowdaa
    Wuu Cabsanaa
    Wuu Maseersanaa
    Waa la Sixrey
    Iyo in qiil loo raadiyaa
    Umadda kale Tiirkaan cadalad u ah

  • @Osob_5
    @Osob_5 Месяц назад +1

    Asc Aad iyo Aad ayaan uga xumahay Allaa Naxdin badanaaa

  • @Ifraax-h5l
    @Ifraax-h5l Месяц назад

    WALAAL. DHIBTA. KUGU. DHACDAY. WAAN. KA. XUMAHAY. LAAKIIN. NAFTIINA. .EELUDAYA. INTAAD. MOORYAAN. GUURSATAAN. AYAAD. HADANA. POYAYSAAN. MOOR. YAAN. MAXAAD. KASUGI. OON. DIL. AHAYN. WALIBA. WAAD. FIICANTAHAY. HADAAD. NOOSHAHAY. HABLOOW. ISKA. ILAALIYA. GUURKA. QOF. AAN. IDIN. QIIMAYNAYN

  • @Benseryam
    @Benseryam Месяц назад

    Hablaja ha naga guursanina hadaad sidaan yeelaysan ya jaale hawiye mooryaan waxu dhaqan cumaa .

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n Месяц назад

    Dhigu waxaba lamaha ee allaa ku bad baadayay ee how noqon mar danbe

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n Месяц назад

    Sorry

  • @nadirahmed8634
    @nadirahmed8634 Месяц назад

    Daahiroow reerkiinu waa mooryaan dadka cina😂😂

    • @UbahMohamed-xs5mp
      @UbahMohamed-xs5mp Месяц назад

      Isla yaab qof xumi cidna maha qabiil kastana dad wangsn iyo dad xunba wy leyihin