Somaliyeey ilahay ka baqa waxa beenta aad fafinesaan iska daaya dr isim anaa ka mid ah dadka ku xeran wax badan ka faiday groupka kana ka tirsan wax lacag ahna leegama qaado groupka kana isim ma furin oo waqtigaas mawa haayo walalo somaliyed oo umada u dadaleso ayaa dar Allah u furtay Allaha niiga cafiyo intaas ayaa idin lee yahay
((( WAR XUSEN ALLAAH BAA U DIRAY UMADA MASHA ALLAAH GUUL IYO GOBANIMO (( XUSEN ALLAHA KU XIFDIYO DAALIMIINTA KASHIF HUNGURIGA UU DULEEYAY WAA TUUG BEENAALE AH AAN DR AHAY YAAHUU ((( XUSENOW ALLAHA KU XIFDIYO AMIIN YRYA ❤❤❤❤❤❤
Ninkan waxa uu yiri waxaan ahay dr cilmi nafsi ah hadana barto daweeynta caruurta walaal waxaad noo shegaysaan in ay hooyoyin ku caafimadeeyn daawoyinka balse dhaqtarkedii uu aligned kala hadlin in laqaato vitamin ama minerals lacagta aad shegeysan in uuqaato ma uusan oran lahey ha isoo dirina gift hadaad iiso dirtan waan idin sadaqeynayaa iska daaya xaasid nimada ku mashquula kuwa dadka sunta siinaya
Adigu ma takhtar baad tahay sidee vitamin jirka wax u yeelaa wixii aan jirku u baahneyn beerkaa kaydiya .over eating ka aad kadlayso waa waxay ma pain killers baad ku qaldeysaa.
Dhaqaatiirta soomaalida aad iyo aad ayey u qalad badan yahiin xitaa kuwa ajinabiga ah waa isku mid sababta dhaqtar shaqdiisa yaqaana ayaa qartarka kale wacx ka sheegi karo burburka soomaalida ku dhacay ayey ka mid tahay
War ninkan aniga dhir uu iisheegay oo cabay waan kucaafimaday
Haa wan xan ahay dadka u daweyeyi ii daya illaahay ba iso
Dirayye khayr illhy ha siyo
Somaliyeey ilahay ka baqa waxa beenta aad fafinesaan iska daaya dr isim anaa ka mid ah dadka ku xeran wax badan ka faiday groupka kana ka tirsan wax lacag ahna leegama qaado groupka kana isim ma furin oo waqtigaas mawa haayo walalo somaliyed oo umada u dadaleso ayaa dar Allah u furtay Allaha niiga cafiyo intaas ayaa idin lee yahay
((( ASSGII BAA ISKASHIFAY ILEEN DAALIM BEENLOW CAQLI HUNGURI AAN AHAYN MA LEH YAAHUU❤❤❤❤❤
لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين
أللهم موفقنا ما تحب وترضى
War Ha shaqaystee daaya ninka.
Somali oo dhan ayaa wada dhakhtar ah.
Talada uu siinayo dhib maleh.
Vitamins dhib makeenaan waa caadi qofka wuu iska iibsan karaa isagoon tagin dhakhtar
Waa xaasidnimo somaliyeeed
((( WAR XUSEN ALLAAH BAA U DIRAY UMADA MASHA ALLAAH GUUL IYO GOBANIMO (( XUSEN ALLAHA KU XIFDIYO DAALIMIINTA KASHIF HUNGURIGA UU DULEEYAY WAA TUUG BEENAALE AH AAN DR AHAY YAAHUU ((( XUSENOW ALLAHA KU XIFDIYO AMIIN YRYA ❤❤❤❤❤❤
hawenku weska nugulyihin masakiin wehe waxan leyahay dumarow yan leynin dhicin wayo waxad garaneysaa dhaqadir aad ufarabada oon kuna qiyamen kuwaa iska ada inti kuwo xarfaana qarash garen leheden❤❤❤
Haduu Vitamin Kali ka ganacsada Waa Alhamdullilah
Somalia kuwa dawa expire ah dadka siiya aya jira la ii sheegay Allahu aclam
ASC ,war ninkani isagaba xanusanaya bal muqiisa eeg isaga isbitaal udira
Haa invadan ayaamiho waan layaabi jiray lakiin markaan arkay dad badan oo uu cawiyay waan iska aminay in uu dr yahay lakiin waxariif self study sameeyay 🤣
أللهم أعنا على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك
Maser is not easy, dadka oo cawiye tirada kaa badan, wax barta oo sharaf yeesha.
أستغفر الله العظيم وأتوب إليه
Ninkaan waa nin sharf leh waxkasta uu shegayne waa Runtiis waan waa nin Calimah wabana ma shegaeyso Ragetaeshin gaalo yahuudaa Isqal
Amusku waa sharraf doqon yahay
Xuseen ku waa kee
KKK haye iwad sheekada ana an dhageeste 😮
Subuxaanlaah
Dr ismi waa mahdi umada somaliye
Ninkan waxa uu yiri waxaan ahay dr cilmi nafsi ah hadana barto daweeynta caruurta walaal waxaad noo shegaysaan in ay hooyoyin ku caafimadeeyn daawoyinka balse dhaqtarkedii uu aligned kala hadlin in laqaato vitamin ama minerals lacagta aad shegeysan in uuqaato ma uusan oran lahey ha isoo dirina gift hadaad iiso dirtan waan idin sadaqeynayaa iska daaya xaasid nimada ku mashquula kuwa dadka sunta siinaya
Waan arkay laakiin ilaahay amarkii
Waxaa uu sheegaayo ima gali si baan uga shakiyay ilaahay xaqa isaga og somaali ilaahay ha u hargaaro
Ninkaan waa lagu caafimaaday
Dawooyinka DM ka lagu gado weeye omg 😂😂😂😅
Xataa marka Qatar you don’t need a vitamin waayo waxaa lagayaabaa inaad samayso overeating ood iskabadiso wuxuu waxyeelo ugeysan kaa
Xubin fayoow sida kalyaha beerka iyo qaybo jirkaa waa inuuhubiyo qofku inuubaahan yahay vitamin marka hore mahadsanid walaal
Adigu ma takhtar baad tahay sidee vitamin jirka wax u yeelaa wixii aan jirku u baahneyn beerkaa kaydiya .over eating ka aad kadlayso waa waxay ma pain killers baad ku qaldeysaa.
Astaaq furulah towba iliyka faraha kaqaadaDR ISLAM aniga kucafimaday, kheebta qararka daaya😅
Dhaqaatiirta soomaalida aad iyo aad ayey u qalad badan yahiin xitaa kuwa ajinabiga ah waa isku mid sababta dhaqtar shaqdiisa yaqaana ayaa qartarka kale wacx ka sheegi karo burburka soomaalida ku dhacay ayey ka mid tahay
Ninkaan waan labo mise shades muuqaal uulee yahay ayaan fiirasaday marka waxaan urkay in uu yahay dhaqtamr macamal ah waakaa hada runtii soo baxday.
Ninkan waa beenaale waana supplements salesman oo iibiya kiiniinada dheeriga ah.
Markaa Iska jir
Waa xoogsade weyn .kkkkkkkk
Kahar dadka waxad qabato maa weyese ninkaan dadka buu wax taraye yahuuuda isqal
Hadii whole blood laga qaado qofka qaybta dareeraha ah waa plasma ee maaha serum taa been ayuu ka sheegay beena waanaga waaninayaa
Adigu waxad sheegeyso naftaada u kaydso . Isaga baa naloo qaateye xaasinimada iska daaya islaamaha lack of vitamin ka ah baa u baahane . Herbels na qof kastaa iibin karaa