MAREEXAAN OO HUBKII UGU BADNAA QANIIMO U QABSADAY TIRADIISA IYO CIDA ISKA LAHAYD | SSCKH KALFADHIGII

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024

Комментарии • 104

  • @MadaniProduction734
    @MadaniProduction734  3 месяца назад +17

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo Booqatay #Liketa #Subscribe & #Share ka waa xagaaga❤️

    • @Sahra-qe8gb
      @Sahra-qe8gb 3 месяца назад

      ❤❤❤❤ I 🎉🎉🎉🎉🎉

    • @CaliNuur-pq2hp
      @CaliNuur-pq2hp 3 месяца назад

      Hubkahwaxlahahurur

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 3 месяца назад +1

      Alaahu akbar guul walaaladeen mareexaan guushiinu waa guusheena hubka iskagaceliya cadawga alshabaab iyo cidii edabdaro idinkasoodoonta laakiin idinku cidna hakuduulinaa

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 3 месяца назад

      Madaniyoow daaroodku haydku tashto xamar waxba inoomayaalan dawladna kamajirto xasan guur guurte qabiiladuu iskuhubaynaya

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 3 месяца назад

      Walaahay waan kufarxay mareexaan cadawbadan buuleeyahay alxamdulilaah hub heleen

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 3 месяца назад +9

    Besha Barakaysana EE mareexan Qaniimo lugeheda Ku socota Aya U tagtay guuuuuulaysta Mr ❤️💪💕

  • @xafunabdi4540
    @xafunabdi4540 3 месяца назад +4

    Respect MR Walhi been idin sheegi Maayo Nin Mareexaan yaaqan qoori Uma Qaato Ama Xaabad Kuma Riido Walhi Waa Xaaqiiq 🩸🩸🩸. My dhiig one love ❤️ from BS

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 месяца назад +14

    Goojacade2 kkkkkkkk Hambalyo walaalaheen mareexan Sade Daarood from GK❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 3 месяца назад +8

    MaashaAlaah Guuuuuuleysta Mareexaan viva Daarood viva cadawgiina Alaha jabiyo Aamiin

  • @AhmedGeele-bd8hx
    @AhmedGeele-bd8hx 3 месяца назад +8

    Well done mareexaan people cabudwaaq❤❤❤

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 3 месяца назад +6

    Reer CAABUDWAAQ af iyo adinba ha loogu hiiliyo waa inaga mudan yihiin ❤

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 месяца назад +9

    Masha allah geerida been Cabaas madani Geesi halgama ah Hambalyo Hambalyo walaalaheen Mareexan from GK❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Amina-o4y
    @Amina-o4y 3 месяца назад +7

    Mashii lugu tashanayay DAROOD illahay bajuga cabud waqaa guul iyo gubanimo

  • @MaxamedCabdiraxmaan-r3p
    @MaxamedCabdiraxmaan-r3p 3 месяца назад +5

    ❤❤❤❤❤❤❤ guul marexaan

  • @QaaliMacalin-s3s
    @QaaliMacalin-s3s 3 месяца назад +6

    Mansha allh allhu akbar❤❤❤❤🎉🎉❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 3 месяца назад +6

    Masha Allaah guul iyo gobanimo 💙💙💙💙👍

    • @ahmedjama6298
      @ahmedjama6298 3 месяца назад

      Mareexaan waligiis looma hiilin wa libaax darood oo ogu geesisan somaliya cidkasta ka adag yihiin kkkk wa libaaxii darood kkkkkkk xabadooda wa basbaas kkkkkkkk libaax sii jeedo kkkkkk

    • @mahamoudchoukri7134
      @mahamoudchoukri7134 3 месяца назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Umo580
    @Umo580 3 месяца назад +5

    SSC KHAATUMO GUUL IYO GOBANIMO 👍👍👍💪💪💪🫶🫶🫶

  • @SahraEge-i1e
    @SahraEge-i1e 3 месяца назад +9

    Dhulbahante iyo mareexaan shirqoolo badan loo maleegay laakiin illahay baa jecel oo guusha siiya

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 3 месяца назад

    Guuuuul guuuuuul SSSCCC khatomo GUUUUL insha guuleyasta aamiin aamiin yaa Rabbi 🤲 🤲 🤲 ♥️♥️♥️❤️❤️❤️❤️maansha Allhaa Agbar maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu

  • @SharifAdow
    @SharifAdow 3 месяца назад +4

    Thank u cabaas madani

  • @XamdiAxmedcabdi
    @XamdiAxmedcabdi 3 месяца назад +4

    SSC guul guul❤❤❤❤❤

  • @AhmedGeele-bd8hx
    @AhmedGeele-bd8hx 3 месяца назад +3

    HORTA DADKU HA OGAADAAN WAX FEDERALISM LA YIDHAAHDAA WAA BIYO SARE TEGEY WAA LA SUGAYAA, MAREEXAAN WAA KU TAAGEERSANAHY FICILKA AY SAMEEYEEN HADAANU NAHAY SSC KHAATUMO, VICTORY ✌ MAREEXAANGUUL CAABUDWAAQ ❤❤

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 3 месяца назад +3

    Leelkase lagu layn rabay puntiland ayaa lagu weerari lahaa Alaha jabiyo xasan dhiiqo iyo habardigir AAMIIN xarigeey xiraan ba Alaha fashilo Aamiin

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 месяца назад +5

    HUKAAN WAXAA LAGULA DAGAALAMI LAHAA DAAROOD. PUNTLAND BAA LOO ADEEG SANLAHAA. QOR QOR WARBA KA HAYN INTII HORE

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 месяца назад +5

    UBKAAS MAREEXAANOW YUU GACANTIINA KA BAXIN. IDINKA LARABEY IN LAYDIN KU DILO

  • @FartunK
    @FartunK 3 месяца назад

    ILAAH BAA MAHAD LEH XASAN SHIIKH HAWIYE BUU HUB U QEYBIYAY MARKASUU MACAWISLEY U BIXIYAY BEELAHA SADE ILAAH BEEY; GU MAHDINAYAAN QEYBTOODA ALLE SUBXANA WATACAALAA SIIYAY❤❤❤❤❤❤

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 3 месяца назад +2

    its not easy mareexaan qaniimaa ilahey irida ugu soo geliyey

  • @abdiisse4554
    @abdiisse4554 3 месяца назад

    Masha allah ♥️ garaad cabaas aad baa kuu salame garaad
    Ilahow adaa mahad leh anagoo qanimadii snm oo meel aan kala dhinaba wey saneen hadana tii cabudwaaq na ilahay noogu deeqe darodow aan ilahay umahad celino❤

  • @osmanfarah2939
    @osmanfarah2939 3 месяца назад +1

    Thank you brother.

  • @MohamudMuse-x4k
    @MohamudMuse-x4k 3 месяца назад +3

    الله اكبر

  • @wonderman8085
    @wonderman8085 3 месяца назад +1

    MashALLAH xaqii baa hiiliyey

  • @mr-kw6ry
    @mr-kw6ry 3 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉❤❤❤

  • @Raho339
    @Raho339 3 месяца назад +3

    Awoow Daarood Ismaaciil Jabati Ayaa Mareexaan Sade Uduceeyay Wuxuu Yidhi Markii Aad Isuyaabtaan Yaasiinka Cadowga Mareexaan Hajabo👎

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 месяца назад +2

    Allaha naga qabto tugada xasan gurgurte iyo Hamsa marxuum corruption government they wanted the tribe to be fight again 1991 lagu noqdo kuxafido Somaliya GUUL IYO Gobaniimo I support them they have to defend them home VIVA Mareexan Walal Darood keep going GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 walalo khaliin kaga xaqa ku sheeg keep going.

    • @abdihakimaliisse3607
      @abdihakimaliisse3607 3 месяца назад

      Iyaga isku dhax hardamaya aya maqlay dowladi. Waa ayan daro runti

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 3 месяца назад

    HAMBALYO WALAALADAYADA SOO JIREENKA AH EE MAREEXAAN FARXAD BAY NOO TAHAY IN AAD HUBKII HAWIYUHU IDIIN SOO IIBSADAY AAD QABSATEEN, GUUL From Awdal

  • @abdikaremmigane6806
    @abdikaremmigane6806 3 месяца назад +1

    sii guulayso geesi adun magac baa kaa hadha dowladena ssc khatuumo ilahaay haa ino sii dhiso

  • @umacabdirasakfarax-si5id
    @umacabdirasakfarax-si5id 3 месяца назад +2

    wuxu alle kula maago wa sidas hub jadid ah wax qarashna an kaga bixin waa alxmdulilh

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 месяца назад +2

    ❤❤❤❤❤❤curadka daarood waay qaniimaaysteen maansha allaah hadii shaadh daawladeed lagu weeraro daarood waa diyaar dhaqdhaqaaqana si dhowbaay ulasocdaan car yaa weerarikara curad keena car

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 3 месяца назад +1

    Marexaan cabsi cabsi❤❤❤❤

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 3 месяца назад +1

    Subxaanalaa
    Waxaa YAalagu xasuuqilahaa
    Waadulmigii lagu wadey
    SSCKH IYO MAREEXAANKA SIGOONIYAA LOO TAKOORAA
    WAANA 2REER EE UGU WADANISAN

  • @Salamin77
    @Salamin77 3 месяца назад +2

    Xamar waxaa ka taliya USC.

  • @CabdulaahiYare-w1r
    @CabdulaahiYare-w1r 3 месяца назад +1

    ❤💪

  • @farhiyahassan3648
    @farhiyahassan3648 3 месяца назад +1

    ⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️

  • @SahraQalinle-j3w
    @SahraQalinle-j3w 3 месяца назад

    Illaahay ayaad qaniimada siiyeymareexaan xaq ayaad u leedihiin intii dhimatay allaah ha u naxariiso. Aammiin

  • @KhadraSharif-iw1hv
    @KhadraSharif-iw1hv 3 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @FarhanAhmed-hj7pu
    @FarhanAhmed-hj7pu 3 месяца назад

    MR ITS NO EASY

  • @alijama6723
    @alijama6723 3 месяца назад

    ALLAAHU AKBAR DULMIGII SODONKA SANO KU SOCDEY MAREEXAAN ALLAAH BAA U HIILIYEY WAXA UU XAN DHIIQO LA MAAGANAA INUU BAABI IYO WUXUU OG YAHAY REERKA KELIYEE DAAROOD BAAWARKA KOONFUR LAF INAANU KA LEQAYN LAAKIIN MAANTUU SII GO AY

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 месяца назад

    mareexaan wuu guuleystay ilaahayba ugar gargaarey

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 месяца назад +1

    ilahay bah kah shifay hogamiyahah Argagixisadah xasan moryan iyo villa family waxaan u shegayah marexan inay isku difacan hubkah xasan moryan iyo liban shuluq ilahay bah kashifay moryantah u shaqeyah Argagixisadah

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 месяца назад +2

    HUBKAAN IN DAAROOD LUGU DILO BUU XASAN DHIIQO U SOO DHIIBAY

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk 3 месяца назад +1

    Sheeko Ethiophia ma Sniper ayaa Soomaali ku iibinaysa haddii hetaa qoriga iibsadaan.

  • @FarhanAhmed-hj7pu
    @FarhanAhmed-hj7pu 3 месяца назад

    MR❤

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 месяца назад +1

    WAR GAGARTII LOO MALEEGAYEY DAAROOD, BAA ILAAHAY GACANTEENA SOO GESHEY😂. SUBXAAN ALAAH

  • @LAANDHEERE360
    @LAANDHEERE360 3 месяца назад

    M.a wer maxamed sbiib kasoo hadal

  • @bby6
    @bby6 3 месяца назад +1

    Sade darood duco aabahood bay wataan waxba lagama qaadi karo brother

  • @hirsifow2183
    @hirsifow2183 3 месяца назад +1

    Roobkii guga Goojacade 2.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 месяца назад +2

    ssc khaatumo haguuleysato

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 3 месяца назад

    WALLAAH MID CEEBTII ADUUBKA HADAY DHACAYSAA TAN SHANTA GEES AYAA DHEX FADHIDA

  • @SaidBirre
    @SaidBirre 3 месяца назад +2

    Dhulbahante baa u hayna hadii muuse juudan so baxo isku dayo dagal scc afka hore baa keneynaa sidaas ola soco

  • @kenediddirie8406
    @kenediddirie8406 3 месяца назад +1

    Goojacaade 2😂 ad iyo ad

  • @BashkaLibaax
    @BashkaLibaax 3 месяца назад +1

    Marexan.walidkod.aya.uduceyey.marka..xalku.kuxumado.wada.ilahay.ufura.masha.ala.waxasa.qanima.

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 3 месяца назад +2

    D5 baa loo watey sir ma qabe alaah u sahana aloow cadowgina jabi war tashada oo dowlad D5 dhista dowlad soomaaliyeed ma jirtee iyada dadka qoryo isugu dhibtaye ha dhaco gurguurte iyo tugadiisu

  • @Amina-o4y
    @Amina-o4y 3 месяца назад +1

    Kkkkkk cabaas madani halaga iibiyo intisii

  • @abyanfaraxamaxamed7900
    @abyanfaraxamaxamed7900 3 месяца назад +1

    Xaqii Ayaa Oofaha Ka Dilaacay

  • @aminaawil784
    @aminaawil784 3 месяца назад +1

    Mr xaqii hubkii darood u dawlada kulahaa buu helay hawiye hubkiisi horay bay dawladu u sisay cid hadal ka kentayna majirin ee hawiye nagaamus ada maxa qaylada keenay

  • @Sahra-qe8gb
    @Sahra-qe8gb 3 месяца назад +1

    Gülü. İyi gobanimo

  • @AishaAli-ck3zc
    @AishaAli-ck3zc 3 месяца назад +2

    😂😂😂😂😂😂😂SIRMAQABE SAAB BAA BIYO UCESHA HORAA
    LOOYIDHI CABAASAW FARXAD WEEYE IN CAABUDWAAQ HESHO HUBKII LAGU LAYN RABEY, MADAAS RABBI BAA LEH.

  • @Mahdi-hc3ud
    @Mahdi-hc3ud 3 месяца назад

    Berigii isuqu sameesteen maamulka Malin walba ways feeri jireen

  • @Abdi-hx7zq
    @Abdi-hx7zq 3 месяца назад

    Mareexaanoow walaalayaa 10 shanshuutar keliya nasiiya snm iskaga celineee😂😂😂😂

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 месяца назад

    WAR HUBKA INTAA LE EG XUKUUMADU MABA HAYSATO. MANA AHA HUB QABIIL QURA LASIIN KARO.

  • @NuuxAhmed-ih8fz
    @NuuxAhmed-ih8fz 3 месяца назад

    Hawiyow hadi la si dayn wayo hubkana hantida mareexan ama darood qanimysta qaniyo qaniya ka goysa

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 3 месяца назад

    Adiga khatumo so adige laha somali Ban nahay somali ayad ukala helineysa dhulbahante isaq waxba m dhamo

  • @ibadofarax1682
    @ibadofarax1682 3 месяца назад

    Kkkkkkk ❤

  • @salebanawil9993
    @salebanawil9993 3 месяца назад

    generalka waa kula daawaney maxa kale hh

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 3 месяца назад

    😂😂 mr iyaga isku lenaya whyo siloo rido mayqanan medkina gurta

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 3 месяца назад +1

      kkkkkkkk yaaku yidhi waxa mareexasn waa dad waligood daawlad ahaa adeer 40sano ayeey daawlad ahaayeen aqoonbaadan ulahaayn malaa mareexaan

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 3 месяца назад

      Yaaba umadda Somaliyed Barey Sida Loodagaalamo Mareexan Aqoon Maskiinad baa Tahay Soobaro Dowladii kacaanka

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe 3 месяца назад

    Hasan munaafaq iyo sanbuluushe nacalaa aabahood ku yaal guul mareexaan insha'alah...

  • @AichaMoussaMohamed
    @AichaMoussaMohamed 3 месяца назад

    Haaa warkaas saa iimara

  • @daus4315
    @daus4315 3 месяца назад

    Clip aad so dhigto oo aanad Somaliland iyo Isaaq kuso darsan hadalkaaga kuuma noqoto? ma naagtoodii baad tahay markaa?

  • @malakaaay
    @malakaaay 3 месяца назад

    maxaa wax dheeraad ah uga dhigeysaan hubkaas?? galcad iyo masaga waa wixii hawiye kula wareegey ma wax ka badan baa dhacay????⚠️😡😡 faaan faan iyo xayeesiis wax ba tarimeysee reer caabud waaq duulaan baa lagusoo yehee halaga war hayo.

  • @am.b5688
    @am.b5688 3 месяца назад

    Amaanta Dhulbahantuhu iska siiyaan dadka kale ayaan ka yaabaa! Bal nin media ku jira oo Mareexaan ah oo saa u buunbuuniyay Goojacade hubkii aan ku qabsanay, bal noo keen! Cabaas ma waxaad la sintay qoryo la kala qabsaday jabkii kaga dhacay Somaliland Laascaanood!

  • @SuhaybSaajid-b4f
    @SuhaybSaajid-b4f 3 месяца назад

    Waryaa cabaasow waxa la dhahay jiidali waa laydinka qaadaye mxaa dhacay Tolow laandhere

  • @aesse7702
    @aesse7702 3 месяца назад

    Waxaa jirta arrin u baahan in la kalacaddeeyo. Waxaa la sheegay in hubkaas soo maray tuulo la yiraahdo 'Laaso Caano'. Haddaba, dad badan baa u fahmay inay tahay Laascaanood (SSC) laakiin sidaas ma aha. Laaso Caano waa tuulo ku taal DDS (Itoobiya) oo Caabudwaaq kaga beegan galbeed.

  • @Sahra-qe8gb
    @Sahra-qe8gb 3 месяца назад

    Madarx. Hoglig. Madax. Shack. Dhac

  • @aliomar-cj4ev
    @aliomar-cj4ev 3 месяца назад

    Ma shacabka is ku Direysa

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 3 месяца назад

    HAYAAY HAYAAY HABARTII CAGDHEER SOO FURTAY YAA SOO XADAY WAARYA CESHA HADDII KALE KASTUUMO AYAAN SOO FASAXAYAA

  • @aliomar-cj4ev
    @aliomar-cj4ev 3 месяца назад

    Cabaas Madani walaal ilbaxnimadaada ma sidaasa Gulmudug ha laisku dilo miyaa

  • @SuhaybSaajid-b4f
    @SuhaybSaajid-b4f 3 месяца назад

    Waryaa cabaasow waxa la dhahay jiidali waa laydinka qaadaye mxaa dhacay