Coffee Maleeyahay Faa'idooyin Caafimaad? | Dr Mustaf Muxyadiin Macalin | Muqadisho Coffee Festival

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2022
  • Bunka ama Caffeeyga waa ah mid ah Cabitaanada loogu isticmaalka badanyahan Dunida ahna mid ka mid sharaabyada la isku qilaafsanyahay waxtarkiisa Caafimaad iyo Midiisa Caafimaad Daro
    Daraasado badan ayaa iftiimiyay in uu sababo dhibatooyin Caafimaad oo u badan dhinaca wadnaha Halka daraasado kale ay Mujinayaan in Dadka caba bunka ama Coffeeyga ay yartahay halista ah in ay ku dhacaan cudurada beerka iyo qaar ka mid ah nuucyada kansarka....
    #coffee #health #youtuber
    Markasta iyo Meelkasta
    / maalinmedia
    Wixii Talo iyo Toosin ah
    WhatsApp wa.me/+252682208784
    MAHADSANIDIIN
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 20

  • @drbashirabdullahi6876
    @drbashirabdullahi6876 Год назад +2

    Haaaaa
    Wax dhib ah kuma arkin
    Aan aheen In lagu catoobo Hadii aad ku Darto Biyo kulul Iyo liin subax kastaana cabto waana fiicanyahay
    Mahadsanid ❤

  • @Mahath-c9
    @Mahath-c9 Месяц назад +2

    Iaho waa ii joovto oo waan cabay aad iyo aad ayaan faa'ido uga dheefay oo isbadal dhanka warwarla'aanta iyo firfirciinida ayaan gaadhay
    Coffee❤😂🎉

  • @Maryanahmed-wn6ry
    @Maryanahmed-wn6ry 16 дней назад

    Mahadsanid wllo ❤

  • @historyproduction4960
    @historyproduction4960 8 месяцев назад +2

    Wadna garaac saa id ah ayuu leeyahay halayska dhaafo ani ahaan wadno garaac saa id ah ayaan ku arkay

  • @ifraaxchannel351
    @ifraaxchannel351 Год назад

    Masha allah wllkey allah noka dhowro hoer usoco Inta caba iska yar aniye shukrn sida noguso gudbisay

  • @fadumoaxmed3963
    @fadumoaxmed3963 Месяц назад

    Iska dhaf coffee hadii aad awoodan waliba dadka bagteryad qabo

  • @yacqubmuse7729
    @yacqubmuse7729 4 месяца назад +1

    Qof xloosha bakteeriya uga jirto ma cabi kara mise wii ku kicin plz iso jawaab Dr

    • @MaalinMedia
      @MaalinMedia  4 месяца назад +1

      @drmustafmuxudin9387
      Welcome Dr'e With the Answer

  • @anwartorress9912
    @anwartorress9912 6 месяцев назад +1

    Fir fircooni iyo hurdo la aan baan ku qabaa

  • @munohasan4470
    @munohasan4470 Год назад

    coffeega calosha ma jarah ama misanka bdn wll

    • @MaalinMedia
      @MaalinMedia  Год назад +1

      Dabcan Maya inta aan Researchkiisa waday kuma Arag meel ay ku xusantahay in uu Misaanka limo "Dhaqtarna Maahi ee isku day in aad la xiriirto dhaqtar si kuuku xaqiijiyo" Mahadasanid

  • @aadanabdulaahi7111
    @aadanabdulaahi7111 Год назад +1

    Cofeyga waxan ku arkay wadno garaac

    • @MaalinMedia
      @MaalinMedia  Год назад +1

      Marki la iska badiyo wuu kenaa balse dhaqtar la xiriir sxip

  • @DafedowShop
    @DafedowShop Год назад

    Sessijne😢😢😢

  • @Ahaan07518
    @Ahaan07518 11 месяцев назад

    Subixi 7am Aya cabaa hal cop hbnkina ma hurdi kari labo saac is kadgadina dhibkas igu haya mana daynkaro