Wareysi Murugo Badan:Muxumed anni oo dhawaan ka soo baxay Jeel Ogaadeen Wariye coldoon live

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 июл 2018
  • ★ ★Channel-ka Qaanso roobad★ ★ ★
    💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕

Комментарии • 29

  • @AliHassan-yo8eq
    @AliHassan-yo8eq 16 дней назад

    Walaahi ninkaan codkiisa waan dhagaystay bbcda si geesinimo leh ayuu uhadlay

  • @fartunmohamud5583
    @fartunmohamud5583 6 лет назад +2

    Soomaaliya ayagaa lasu adeegsadey oo la isku dhameeyey ee Allahayow aqli u yeelo aamiin Allah ha naga qabto kuwa dulaaliinta ah ee cadowga u shaqeeya aamiin dhul barwaaqo ayaa Allah ku beeray kumana shugriyaan ee Allahayow fahansiiyo nimcada ay heystaan Allah dhaxdooda maslaxo ha dhaxdhigo aamiin

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 4 года назад +1

    Soomalida iyaga is dulmiyeey subxanallah

  • @amirahaji7165
    @amirahaji7165 6 лет назад +2

    Alxamdu lillaah ilaahay baa mahadle hadii aad ka soo baxday

  • @shukrihasan5765
    @shukrihasan5765 6 лет назад +1

    Alxamdulilaah hadii aad kano shahay waxaso dhibato ah Ilaahey haku buugo dhayo adiga iyo intii kaso baxday inta ku jirtane Allaah kasoo badbadiyo Allaahuma Aamiin

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 4 месяца назад

    Goob jooge ban
    Iyo makhraati ban ka ahaa qiyaame baa ka socdeey dulmi way dhaftay

  • @hiboabdirizak9271
    @hiboabdirizak9271 6 лет назад +1

    Alxamdulilah✊🏽✊🏽✊🏽

  • @marwo2756
    @marwo2756 6 лет назад

    Inaa ilaahi wa inaa illahi raajucuun walaahi waa caluul xumo

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 6 лет назад

    waa Asxaabhl ukhuduud subxaanalaah

  • @abdimohammed3394
    @abdimohammed3394 6 лет назад +1

    jeel ogaaden ka daaye ee daha jeel shayaadiin.

  • @barlinosmaan4020
    @barlinosmaan4020 6 лет назад

    Subxaanallah waabaa yaahuud daadkas.haakaxabiyo cuqubo waataas.cabdullahi itoopiya maxoow kafaaiday inoow xabsiga laydinkukeeny aqiritaan.

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 6 лет назад +2

    Waa asxaabul ukhuduud subxaanalaah

  • @qumansabban7117
    @qumansabban7117 6 лет назад +1

    Alla oo dadkaasi Muslim baan nahay uun bay odhanayaan subxaan alxmdulilaah hadaad dhibkaas ka nooshahay lkn iyaga ciqaab baa sugaysa

  • @ahmednurgacal8776
    @ahmednurgacal8776 6 лет назад +2

    Bbc wexey dheheen waxaan wareysannay nin jeelka lagasoo daayay.waxaana wareysiga laga dhex maqlaayay sidaas iyo sidaas dheh in lugu lahaa ninkaan markii la wareysanayey

  • @halimo.a.mmohamed7785
    @halimo.a.mmohamed7785 6 лет назад +1

    Alle calool xumo badanaa

  • @wiilkashantasoomali9762
    @wiilkashantasoomali9762 6 лет назад +2

    ducadi islamka ayaa laguaqbalay
    alx
    cadowga umada somaliyeedna ilahay hanagaqabto

  • @abdullahiabdiali4720
    @abdullahiabdiali4720 6 лет назад +2

    Subxalah

  • @sumayaducale453
    @sumayaducale453 6 лет назад

    Masha allaah

  • @EAsportsGamer25
    @EAsportsGamer25 6 лет назад +2

    Ilahay jano ha idinku abaal mariyo
    Ax ax ax
    😵😵😵😵😵😵😵😵😵😵😵😵😵

  • @gmfamily9173
    @gmfamily9173 6 лет назад +2

    Hadaba INA ileey Mala Oran Karaa Waa Muslim?

  • @hiboabdirizak9271
    @hiboabdirizak9271 6 лет назад

    💖💖💖💖👌🏼

  • @inamohamed2491
    @inamohamed2491 6 лет назад +1

    All xamdulilaah hadad sobaxday

  • @barlinosmaan4020
    @barlinosmaan4020 6 лет назад

    Kuwaas waa inlalayaa waa shit. Waakuwa duuli.warheedhe kuwaas waakumeysiigii South Africa.waallahi kuwaa waxakawanagsan xaataa gafuurduubta xamar kadagalanta ayaakafican. Mamulka ogaadeeniyaa waa in maxkamada aduunka lageeyo.no facafis subxaanallah ma somalia baa somalia saa ugaa ka.

    • @barlinosmaan4020
      @barlinosmaan4020 6 лет назад

      Waa iga sual ogaadeenku mahaan somalia miyaa
      Ma Magaca uyaalba wallahi waa cajiib.

  • @mohameddeque2776
    @mohameddeque2776 6 лет назад

    tolla'ay oo tolla'ay ilaahow somali uhiili ilaahow cadowga ina ilay ee yuhuudka ah ee nunaafaqa ah iyo munaafiqiintiisa alloow dadka ka qabo ilaahow adaa qabankaree degdeg uqabo isaga iyo eyda uu ku adeegtaba

  • @EAsportsGamer25
    @EAsportsGamer25 6 лет назад +3

    Wallahi waa tii 88 somaliland kasocotay
    Faqash really is not somali people
    Wallahi waa yahuud afsomaliga baratay

  • @EAsportsGamer25
    @EAsportsGamer25 6 лет назад

    Faqash ilahay cadaabta idinku gur
    Maxay dad cadaabeen
    😠😠😠😠😠😠😠😠😠